Waraysi HAL-ADAYG: Maxamuud Xaashi Cabdi by Xasan Galaydh [ FULL ]

  Рет қаралды 155,613

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 664
@umokhalid8330
@umokhalid8330 4 жыл бұрын
Wariyaha aad baan ula dhacay khibradiisa wariyanimo iyo aqoontiisa saxaafadnimo .horay usoco.
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 4 жыл бұрын
Reer jamac waal
@umokhalid8330
@umokhalid8330 4 жыл бұрын
Thanks Horn cable
@Daytodaymatches
@Daytodaymatches 4 жыл бұрын
6عغغغغغقيق4ف5ض89اقيرﻻذله8هفصصف47فق
@sirdoon1
@sirdoon1 4 жыл бұрын
hawa ku maqan badd ayaa ku maqan biyo ayaa ku maqan dakad ayaa ku maqan garoon ayaa ku maqan xoolo abaareed ayaa ku maqan allow ninka halka lagu xisaabinyo hana istaajin aamin dhaha aamin
@husseinmataan911
@husseinmataan911 4 жыл бұрын
Xasan galaydh waa laandheere banaan degay Wariye warkiiizu cadyahay oo meel izka zoo zaarey runtii👍
@ahmeddiiriye7127
@ahmeddiiriye7127 4 жыл бұрын
Mida kale wuxuu hodan ku yahay af-ka Somaliga oo wuxuu ku hadlayaa Luqada faseex ah oo Soomaligu so fiican u fahmi karo. Congratulations mr Mohamud Hashi and go for it.
@abdiqanicaano7608
@abdiqanicaano7608 4 жыл бұрын
Ninku waa madaxweynaha 6aad ee somaaliland weligiinba ooya! Viva MHA
@cabdiraxmaandaahir3627
@cabdiraxmaandaahir3627 4 жыл бұрын
Intii mohamuud xaashi taagersan like saara
@mohamedkhader5365
@mohamedkhader5365 4 жыл бұрын
Cabqari siyaasi hogaamiye haldoor aragti dheer oo hadal iyo fikir toolmoon leh oo daacada♥️🌹 maxamuud xaashi♥️🌹 cabdi maxadweynaha somaliland noloshan ka saari lahaa waan aaminsanahay inuu hogaanka xiliguu u qabto waxyaabo badan isbadali doonaan dadku . Insha aallah guulbaan kuu rajaynayaa . Siyaasi hankiisa cidhiidhi galinkara kuma arko xisbiga lkn hayday is urursadaan waa dhici kartaa inay xanafsiyaasadeed halkaa ka yara dhalato . Horu soco hogaamiye aan taageero kuna kalsoonahay wlahy ♥️♥️♥️🌹
@mascudcqaadir4710
@mascudcqaadir4710 4 жыл бұрын
Mujaahid qaran maxamuud xaashi
@rashidmahmud8986
@rashidmahmud8986 4 жыл бұрын
ILaahay waxaan ka baryayaa in aanu talada noogu dhiibin siyaasigan iyo kuwa la midka ah. ILaahayow madaxwayne liita oo aan daacad ahayn muuse biixi noogu dambaysii
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 жыл бұрын
Rashid Mahmud labada adaan daacad ahayn labada adeer
@rashidmahmud8986
@rashidmahmud8986 4 жыл бұрын
Siarag Dobiro war aamiin dheh ducada. Aniga eaxba iimaad dirsane.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 жыл бұрын
Rashid Mahmud habaar waa dibadada adeer.
@abdirizakabdi8474
@abdirizakabdi8474 4 жыл бұрын
Xasan Galaydh waa wariye soo baxay oo degan hadana su aalo miisaan culus leh oo bulshada ka dhex guuxaya waydiinaya. hore u soco walaal. waxan kaa soo hambalyaynayaa Berbera
@abdikhayr13hashimiya74
@abdikhayr13hashimiya74 4 жыл бұрын
Masha Allah! Wariye Jir oojoog In Shaa Allah BiidmiLaahi Kariim Aamiin
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 4 жыл бұрын
Mohamuud xaashi nin adayg👏👏👈
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 4 жыл бұрын
Xaqbuu u leeyahay in la doorto oo u madaxwayne ka noqdo dalka lkn shakhsiyan anigi ma jecli inuu noqdo intaan noolahay uu hogaamiyo dalka
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 4 жыл бұрын
Qabyalda reer jamac waal. 9 sano ayay meesha tacdi ku hayen iyo qabyald qawan.
@macalinabdirahman1743
@macalinabdirahman1743 4 жыл бұрын
Mcha allah waa libaax madaxwaye da yar libaax and u bahanthy ayaa nahy hdaan nahay dhanliyara somalilnd Waliba na fahmaya 💪💪💪💪
@HELLO7546
@HELLO7546 4 жыл бұрын
MXC wuu guulaysanayaa hadii alle yidhaahdo waana siyaasiyiinta faro ku tiriska ah ee dalkeena ilahay hibada u siiyey kuwa wax ma garatada ah ee loo soo dhiibayo hadalka wax buu dhacay meelaha ka leh,taasi kursi ku helimaysaan ee sheeko kale keena, cadawgii S/Land mid shishe iyo mid sokeyaba habeen madow bay u tahay maanta, soo dhawoow mudane MXC next president inshala. Guul Kulmiye Guul S/Land.
@ibroxassan5718
@ibroxassan5718 4 жыл бұрын
Ilahay lakala baryi og hadalna lakala odhan og .Si fiican ayu uga qanciyay Lkn Inankan waraysiga qadaya suaalaha qaar marku waydinayo si dabacsan ha uwaydiiyo qof wayn oo masuula ixtiraam ayu ka mudanyay. Dacayadaha suuqa marku waydiinayo ookale sidi uuhubo ayu suaasha uwaydinaya suaalaha qaarna Ha iska shandheeyo Wabilahi tawfiiq
@bffs_uni9372
@bffs_uni9372 4 жыл бұрын
Top wariye maasha allah..dhowr jeer baan meel ku arkay waraysigan xiise umaan qaban waxaan is idhi bal iska dhagayso wuxuu Haashi sheegasyo wariyaaha daraadi waraysigi waan dhamaystay waxaasa wariya..halka hawsha ka wad
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 жыл бұрын
MchlH muzharaXa xalaazHa aH ee kulmiye viva madaxweynaha mustaqbalka maxamuuD xasHi
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 4 жыл бұрын
Waa waraysi qurux badan Hassan galaydh waxad muujisay bisayl iyo aqoon wariyanimo sida aad hadalka uga sugayso masuulka sidii wariyayashii waa waynaa ee reer galbeedka ayaad hadalkiisa su aalo kasoo dhex saaraysaa wasiirkuna sifiicanbu uhadlay ilaahay sumacadiisii hawsoo celiyo
@muktarosman8650
@muktarosman8650 4 жыл бұрын
Muuse wuu badheedhay inuu la tartamo siilaanyo lkn xaajigani wuu baqay!!! Calool adayg waa ALLE wehelkii. Damacaaga waa lala badheedhaa lkn candhuufta dib looma liqo.
@fowsiomar9245
@fowsiomar9245 4 жыл бұрын
wuxuu ka hadlayaa gudoomiyaha kulmiye gudoomiyaha kulmiyana muuse siilaanyo kulamuu tartaminee wuu ku wareejay waana runtii maxamuud xaashoo madaxwayne gudoomiyenimo lagumalatartami karo teeda kale musharashaxnimadii madaxwayne ee kulmiyana muuse cidi kulamay tartamin oo siilaanyaa ku wareejay tii madaxwaynenimo ee dalkana kumishinkaa u booboo waa looga tanaasulay markaa ina xaashi waa runtii
@zakimaano7186
@zakimaano7186 4 жыл бұрын
Muktar Osman Muuse halkeebu silaanyo kula tartamay? U fiirso waxa laga hadlayo
@muktarosman8650
@muktarosman8650 4 жыл бұрын
Zaki Maano Dagaalkii muuse iyo siilaanyo wixii uuka kacay wuxuu ahaa markuu muuse yidhi murahsaxnimada siilaanyo waankula tartamayaa ragii kalee samaale kamid ahaana waa kuwii lahaanilaa madaxwaynuhu HAAKAH yidhaa la tartami mayno?
@muktarosman8650
@muktarosman8650 4 жыл бұрын
Fowsi Omar Arinta gudiomiyenimada anuu kamaan hadal lkn muuse biixi wakhtigii siilaanyo ay is dagaalayeen gudoomiyenimo la isuma haysan lkn markuu ina biixi yidhi musharaxnimada waan kula tartamayaa odayga ayuu bilawday dagaalku
@ahmedlaangadhe7102
@ahmedlaangadhe7102 4 жыл бұрын
qof walba weriye laguma sheege aleelehe waa weriye waxaan leyahay dedaal kaaka halkaa kasii wad alla hakubara keeyo
@xamsebile4833
@xamsebile4833 4 жыл бұрын
*Alle madaxda ha inooga dhigo kuwo danta dalka iyo ta dadka ka horaysiiya danahooda SOMLAILAND ONELOVE AYAAN LEEYHEY WALALTINIMO❤👏*
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 4 жыл бұрын
Siyaasiga Habarjeclo Maxamuud Xaashi Cabdi
@daakirkadoon5338
@daakirkadoon5338 4 жыл бұрын
Wleee maxamud xaashi wax buu qarsaday, su'aalaha qaar siduu uga naxaan kayaabay, qofku marka uu beenta sheegayo luuqada jidhka ayaa laga gartaa. Adiga iyo aakhiraa isleh, Anigu waxaan marag ka ahay balamo aad gashay inaadan fulin yadoo duruufi jirin aad ku dabakhi waydo.
@mohamedawil7068
@mohamedawil7068 4 жыл бұрын
"Horta hawadu ha soo gasho gacmaha gacmaheenna, marka danbe ayaynu ka wada hadli halka laga maamulayo" Heshiiskii Maxamuud saxeexay. Wareejinta Hawada Soomaaliya waxa lagu soo wareejiyay heshiis Somaliland ay la gashay Xamar.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 жыл бұрын
Mujaahid maxamed kaahin Axmad ayaanu wadanaa hadaanu nahay gobolkii codka ee maroodijeex.🍏🌧🍎
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
kii yimadba w anoo ki kale lakiin maxamed kaahin idinka waxa u wadatan calashan waanu dhalay dee maxamuud xashina garaxajis baa dhalay lakiin labada ninba ki soo baxa anaaga wa noo mid hadanu nahay gobadii aqoonta iyo raganimada guusha ee togdheer sanaag saraar sool saaxil howd intaba wanu wadana ogow la soco ina kaahin wuu idinka qaba wana d hadba in kastoo ay tartamayan garaxajisna wa dhalay dhulbahnte wuu ka qabaa marka labaduna waa oo so ki ilahay u qoray baanu dooranayna habarjeclona iskuma qabsanayso oo sidi samaale habartami mayso oo firccoon isku sheegi mayso ee mid uun baa loo dayn meesha
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 жыл бұрын
Sidra Sirad Horta si fiicanbad u dhigtay inabti,midkale ku darso oo cidii uu madaxweynuhu dhabarka taabto uunbaa soo baxaya waana lala tartamayaa ee taana ogoow oo tartanku labadan ninee ilmaadeerka ah uun ku ma eega,anigu shaqsiyan kursigaa waxaan la doonayaa,siyaasi wasiir SALEEBAAN CALI KOORE.wa billahi tawfiiq🍏🌧🍎
@ahmedsalad9450
@ahmedsalad9450 4 жыл бұрын
Mohamud Hashi is one of the best brilliant students those who learned political lessons from Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo, the former and best president in Somaliland history, so that he deserves to be the 6th president of Somaliland. I think our nation will benefit from his leadership.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Ahmed got lost and go to hell, your opinion is wrong and bias, you put your pocket before principles, he is a habitual liar, a man who put his pocket before his principles, if he become the president of Somaliland God for bid, I don't deserve to call myself a Somalilander, I believe you're one of the corrupt and bankrupted people in our country, where is Xumboweyne, Hargeisa water project, you named....
@alnasiixakhayr4399
@alnasiixakhayr4399 4 жыл бұрын
Mohamud hashi ..... Very well Intelligent man
@zaamcumar4438
@zaamcumar4438 4 жыл бұрын
Xassan gallaydh iyo HCTV labadaba waan u mahad cellinayaa barnaamijka qurruxdaalleh ee uu soo bandhigaaayo horre usoco ayaan kulleeyahay
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 жыл бұрын
*President Of Future👁️* *H E Mohamoud Hashi Abdi❣️*
@runtumafantaa7030
@runtumafantaa7030 4 жыл бұрын
Ninkan sidii la doono haloo diidee haddana waa hadal yaqaan qof kasta ka gar bixi kara, isaga iyo Xirsi Xali Xaaji Xasan waa labbada siyaasi ee ka caafimaadka qaba beesha Habar Jeclo.
@maxamuudmaxamedcabdi6829
@maxamuudmaxamedcabdi6829 4 жыл бұрын
MAANSHA ALLAH WAAN BOGAADINAYAA MADAXDA KULMIYE EE HANKA IYO HIMILADA LEH WALEE WAA RAG ADAG OO KU TARTAMA XISBIGA RUUG CADAAYADU HOGAAMIYAAN WAAD UQALANTAA GUDOOMIYE XISBIGA KULMIYE IYO MADAXWAYNAHA MUSTAQBALKABA GUUL MAXAMUUD XAASHI WAA NIN HAL ADAYGLEH WALEE
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Ilahay ha kugu guuleeyo Hamigaaga siaasiyaga ah Si fiican oo hufan buu isaga beri yeelay dhaliilihii been abuurka ahaa ee sharaftiisa lagu dilayey guul ina Xaashi guul somaliland
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Tuug indha adagaa, ilaahay xaqii umada ad ka dhacday ha kaa soo celiyo.
@korneabdi6425
@korneabdi6425 4 жыл бұрын
Maxamuud xaashi madaxweynaha mustaqabalka Alle haku dhawro
@cabdirisaqmoh9723
@cabdirisaqmoh9723 2 жыл бұрын
Waad guulaysan dootaa maxamud xaash
@adelali4210
@adelali4210 4 жыл бұрын
Maxamuud Xaashi hadalkiisa waxaa ku jira yara Cabsi xaga Muuse ah ah
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 4 жыл бұрын
Adel Ali WaR Waaa Ninki Muuse madaxwaynaha Ka Dhigay Markaasada Leedahay U Cabasanayaa Aqoooon Banad U Lahayn
@sahrafaarax3312
@sahrafaarax3312 4 жыл бұрын
wan kula qabaaa fikirkaaa
@Princezzasma
@Princezzasma 4 жыл бұрын
Adel Ali wx ku jira iska caaabin waaba ninka leh wxba man musmaasuqin😂😂 dal bow yaaa ku leh cidwalba way soo istagaysa
@AbdiazizAlibare
@AbdiazizAlibare 4 жыл бұрын
Waan kula qabaaaaa
@ismailahmed7846
@ismailahmed7846 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk
@isramohamed3453
@isramohamed3453 4 жыл бұрын
Mudane maxamuud xaashi cabdi hadalka nool baan ku jecelahy
@AAR-SANAAG
@AAR-SANAAG 4 жыл бұрын
Madaxwynaha MUSTAQBALKA SOMALILAND Mudane soo dhawoow maxamud Xaashi Cabdi. Adiga mooye nin kale xaqba umalaha doorkan.
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 4 жыл бұрын
Nin fiican mahamed xaashi Waa werraysi fiican thanks mahamed xashi
@haarunhaarun8384
@haarunhaarun8384 4 жыл бұрын
Maxamuud xaashi guul madaxwaynaha 6 haad
@suldaanabdirisakyusuf7427
@suldaanabdirisakyusuf7427 4 жыл бұрын
Runti wuxu ahaa barnaamij qurux badan weriyuhu si hufan buu u daadihiyey sido kale siyaasiguna si qurux badan buu isu diifaacay una hagar baxay umada ugu bayaamiyey mudadu xilka hayey iyo siduu u maamulay isaguba siduu shegay oo u qiray dhaliilo wuu leyahay waxyaabo badano muudqana waa qabtay mana aha in bulshadu noqoto dad caadifiyina qofka bini adamka maaha keliya inay kuu muuqato dhinaciisa taban lakin waa inad ka eegi kartaa dhinaca togan iyo mida tabanba oo ahaata qof wax miisaami kara mana fiicna qof aanad cadayn karin wuxu qaatay iyo wuxu haysto inad af lagaadeyso cunfiga iyo cuqdada ay qabyaaladu ku ladhan tahay ma fiicna umad yahay
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Suldaan, nin fiican baad tahay oo saamaxad leh oo dalkiisa jecel, Mohamoud waa nin beenaale ah oo corrupted ah oo mashariic badan baaba'ashay, sida xumbo weyne ee biyihii Hargeisa, baabuur badan oo dad caadi ah oo aan u qalmin loo qaybshay oo hantida si kale loogu huri lahaa dadka, waxyaalo badan oo aan afkiisa ka hayo aya ajirta oo aan cidna la wadaagayn, adeer qofka hadalkiisa ha eegin, ee baadhis samee dhexdhaxaad nimo ah, qabiil ahaan ma kala fogin waliba,
@jamacabdilahi8980
@jamacabdilahi8980 4 жыл бұрын
Maxamuud xaashi waa siyaasi cabqari ah
@abdifatahahmed9030
@abdifatahahmed9030 4 жыл бұрын
Xasan galaydh wxu wataa Mohamed kaahin sida ku cad sawirka uu barnaminku ku bilaabmayo inta ila fahatay like 😁
@sirdoon1
@sirdoon1 4 жыл бұрын
wariye kursiga aad ku fadhidid iyo wixi halkaa aad ka cabtey ama cuntey waa xoolihi umada waana xaaran ninka miyaad dibada ula baxdid ama geed la hoos tagtid wey wey tuug baxsadaanu araganaaye tuug soo taagan walina raba inuu anaga soojeedana na xado waakan maxamuud aakhiro xisaab ayaa taala xasanoow adana raaligalin bixi
@kahinmohamed4817
@kahinmohamed4817 4 жыл бұрын
Dawladaas siilaanyo ana watay doorkeedina dawld lagu shegi jiray way hanteen
@mohshakar3142
@mohshakar3142 4 жыл бұрын
Ninkani wuxuu leeyahay hibo ay leeyihiin hogaamiyayaasha caalamka qofka lama xaqiro maxmud xashi cabdi guul baan kuu rajeynayaaa
@guledyare7119
@guledyare7119 4 жыл бұрын
Weriye hasan galaydh best of somaliland👊
@mohamedbashe5035
@mohamedbashe5035 4 жыл бұрын
MaanshaAllah ninkani wuxuu leeyahay muuqaal iyo hadal madaxweyne
@abdirisakxaaji1619
@abdirisakxaaji1619 4 жыл бұрын
Xaasha.makanaa.muuqaal.madaxwayne.leh.Talabaad.wuxuu.dadirayaaba.guryii.uu.xoolaa.umadda.ka dhistay.gabay.baa.waxa.kujiray. Tuugu.wuu is qariyaa. Halka.uu kaxado.Tulud.Tahanbuu.kaguuraa.todobaadkan.xaajow.midtiriig.sitaa yimi Markuu.soo Maryay. Ninkanu.dadka.aqooni.Nooguma.laabna
@mohamedbashe5035
@mohamedbashe5035 4 жыл бұрын
Taadu waa nacayb sxb. Bal noo sheeg wuxuu kaa xaday ee aad u dhiibatay. Wuxuu kaloo sheegay in gurigan uu ku jiraa kiro yahay.
@puntishboy4682
@puntishboy4682 4 жыл бұрын
Maxamuud xaashi maanu ahayn ninkii ay shacabka somaliland ku tuhmayan inuu jeebka gashaday hantidii Qarankooda wali ma soo taaganyahay
@Suhuur1
@Suhuur1 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 4 жыл бұрын
Thank you Hassan sulaimon harun hereos of media
@aminafaataxo4478
@aminafaataxo4478 4 жыл бұрын
Manzha allah Barnamijka Hal adayg nin adag unbaa dhaafi kara maxamud hashina wariyaha geed buu iskaga xidhay wuu dadaalay wariyaha qudhiisu lkn Haashi waxiisa waa cadaystay soo dhowow madaxweynaha 6aad ee somaliland
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 4 жыл бұрын
Maxamuud xaashi ilaahay inaguma soo celiyo tuuga
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
ilahay adiga umada ha ka soo qabto
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 4 жыл бұрын
@@sidrasirad9475 adigana ilaahay qabyaalada qaawan ee aanad la gabanayn alle hakaa saaro
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
@@Hoygaaflaanta219 isdaaya walaalo si wanaagsan wax iskugu sheega
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 4 жыл бұрын
@@sidrasirad9475 ma xoolihii ummada ee uu cunay ayuu wax laa siiyay
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 4 жыл бұрын
@@Hoygaaflaanta219 maxamuud xaashi oo ummada oo dhan ogtahay ayaabad taageeraysaaye yaad qabyaalad ku caayaysaa
@ismaaciilxalanedaahir8749
@ismaaciilxalanedaahir8749 4 жыл бұрын
Siyaasi maxamuud xaashi cabdi waa siyaasi xeel dheere ah oo si karti iyo aqoon ba muujiyey haa baan u hayaa
@sayidulcaarifin7674
@sayidulcaarifin7674 4 жыл бұрын
Waddani afkaaga dheer haku soo taagin gudoomiye ma noqoqanayside
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
na wadani waxba heli maayo kob cagaaran kaama soo durdurinayo raga ha cunin
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
@@sidrasirad9475 Waa asaasaq caadiya kkk iska neefsanaayo uun, waa la hadlaa uun weeye, difaac indho la'aana sidii caruurta markay murmayso, "maya, anigu khalad malihi". Xaabo foqal xaabo
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Qofkii u horeeyee online ku dhamaysta ✋ 1
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 4 жыл бұрын
Tuug tuug dhalay maadigaa leh madaxwayne ayaan isku soo sharaxayaa wllhy ilma fataal xaaraan ku koray baad thy Nacalaa hadalka jilicsan kaaga yaal Iyo wajiga jaanta ah
@mohamedmaslah3606
@mohamedmaslah3606 4 жыл бұрын
Barigii hore marka Idaacadaha soo galaan sida BBC da iyo VOA da waxan u dhagaysan jiray bal in ay Somaliland soo hadal qaadaan waa wixii ka horeeyay intii aanu Kulmiye talada qabsan lkn hada Magacii Somaliland waa igu saqiiray taas cidii dishay hala baadho
@fadomahakim1726
@fadomahakim1726 4 жыл бұрын
Mashallah ninkani waa nin hogaamin kara dal lakin suxufiyin tu waxay u baahan yihiin aqoon habka ay su alaha u dhigayan respect in labaro waa hortaa banaan weeye.
@leedochannel956
@leedochannel956 4 жыл бұрын
Hassan galaydh waxaa tahay weriye aqoontiisa saxafinimo ama khibradda uu uleeyahay saxaafada ay aad usareyso Suaalaha aad weydiineyso waa kuwa ay bulshadu weydiin lahayd waxaa tahay weriye aan suaalaha iska soo qoran asagu ee bulshadiisa uhadlaya go forward pro
@khaledhussein6716
@khaledhussein6716 4 жыл бұрын
Wariye khashiin miidhan mglda ka puuxa oo aad moodo inan training ba la siin su'alo misaaman waydii siyaasiga wa mxay su,alaha wad ku kupaysaa ninkee mad wadaniyaysantahy😎
@axmedmaxamuudxassan4446
@axmedmaxamuudxassan4446 4 жыл бұрын
Maxamuud xaashi cabdi waa geesi halyey ah codkar guulayso liibaax
@mohamoudelmi3366
@mohamoudelmi3366 4 жыл бұрын
Madaxweynayaasha somaliland e so socda ee muuse ku xiga Maxmed xaashi ama maxmed kaahin mid uun Waxa kusi xiga Samaale ama mid kale o sacadmuuse ah Jeegaantaaas uunba ila meerayso inagula wadeysa madaxtinimada Garxajis na ilaa ay tashadaan dalka qabsan maayaan
@dhaladkasomaliland7185
@dhaladkasomaliland7185 4 жыл бұрын
😂😂😂ila meerayso
@warsameyusuf5091
@warsameyusuf5091 4 жыл бұрын
Kani waa Tuug Nacas 4 million ee Abaartii dhaafi waayay Allah ku soo qaban
@ma.m3264
@ma.m3264 4 жыл бұрын
si wnagsan buu u hadlay maxamud xaashi, KULMIYE markasta wuu guulaysanayaa inshalaha, madaxwayne MUSE BIXINA waa ruug cadaa dalkiisa jecel hore u socda Somaliland
@Brightone1
@Brightone1 4 жыл бұрын
Madaxwaynaha 6aad ee Somaliland
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Ай бұрын
Madaxwaynaha 6aad wa Cabdiraxman Cabdilaahi Cirro. Insha Allah
@mahdijama9928
@mahdijama9928 4 жыл бұрын
Saaxiib Ninkani UK waxba kuma baran waa been wuxuu xaday $ 70 million oo uu ka xaday Qaranka Somaliland! Intuu tuugo ku maqnaa ayuu Hawadii Somaliland gacantiisa lagala baxay!
@zakiawl7173
@zakiawl7173 4 жыл бұрын
Maxamuud Xaashi waa Madaxweynaha Mustaqbalka Somaliland Waa shakhsiga samatabixin kara shacab weynaha Somaliland
@ducaysane1994
@ducaysane1994 4 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa ayadoo habarjeclo qofka sheegtaa lala yaabi jiray ama aan laba aqoonba hhh maanta hargaisaabay nagala wareegayaan ina cigaal Telefoonkiisa yaa haya😂🤣
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 4 жыл бұрын
Ducaysane 1 Garaadkaaga Ayaad Hadashay Ma Habar Jecelo Ayaad Leedahay Lama Aqonin Umalayn Maayo Inaad Isaaq Tahay Hadad Isaaq Tahay Sababto Ah Isaaaq Waa Yaqanaa Habar Jecelo
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 4 жыл бұрын
Ina cigaal anigu adeerkay ahaayoo jawaabtisu waa isaaq bilaa habarjeclo ahi waa bariis bilaa milixa ee kadaa ciyaarta gobta lama ruxee
@ismailmusehabdi8746
@ismailmusehabdi8746 4 жыл бұрын
Ducaysane 1 xalay bad dhalatay hadanad haber jeclo aanad aqoonin
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
BAAFINTA🤝🤝🤝 BULSHADEENU WAA HOGAAMIYE DAACADA OO DADKA ISKU DUBA RIDA INOONA HOR KACA HORUMAR IYO AAYO WANAAGSAN 🙏XAQIIQATAN
@engabdikanimohamed2353
@engabdikanimohamed2353 4 жыл бұрын
Muhanad waa ku Raacsanahay in Uu Isu Sharaxo Gudoomiyaha Xisbigaa Lakin Dee Marka Hore Reer Zamatar Hakaso Fasax Qaato
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
reer samter muxuu aha tolow isana xaguu inanga yimi
@dhoobleyare245
@dhoobleyare245 4 жыл бұрын
Mnsha allaah waa siyaasi hankiisu sareeyo mohammud hashi abdi madaxnaha lixad waxa soo dhaw xilligii aad dalkan hogaankiisa qaban lahayd waanad ku haboontahay guul iyo gobanimo
@kikokayaahee7951
@kikokayaahee7951 4 жыл бұрын
waar waa la dhimanayaa aakhiro aduunka lagu waari maayo haday dakada laaluush ku siiyeen DP world yagaa ugu horeeya qiyaamaha kuwa la xisaabayo ee waliba xilka ilhy ugu dhiibay dadkooda ee way dhaarteen ee kadaaya beenta ama ilhy udhaafa dad muslima oo isku sinjiyaynu nhye 🙏🏾
@abdirizakcali5162
@abdirizakcali5162 4 жыл бұрын
Madaxweynaha mustaqnalka somalilamd
@wellsmart
@wellsmart 4 жыл бұрын
Looma naxariisan hogaamiyena wa inu suaal walba diyaar u yahay Kana dabaasha hambalyo Maxamuud Xaashi weriyahana shaqo wanaagsan hambalyo
@FOGAAD
@FOGAAD 4 жыл бұрын
Mansha allah Sifiican ayaan ugu qancey Sida uu u hadley
@kaosmo2870
@kaosmo2870 4 жыл бұрын
Anigu argtidayda laba su’alod midna way igaa daadagi wayeen 1: wuxu idhi Lacgti kirada dakda Berbera misaniyda elaa wayey maa iyagaa ruun sheegaya misa wasiirka maliyadaa ayaa been noo sheegayaa taa 2: marki laa waydiyey mashruuci xuunba wayne anagu gacanta kumanan hayn?wayey wadanka emirate markay mashruuc keenayaan maa iyagaa mamulayaa misaa dawladaa ad garwadenka ad kaa ahayd mushruca looso dhibayaa misade wadanka emirate ayaa mamulaa ?
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Hh
@bukhaaricumar5914
@bukhaaricumar5914 4 жыл бұрын
Kkkkkkk anaa ku sugay kan
@fouadali3104
@fouadali3104 4 жыл бұрын
Guul ban u rajienaya maxamuud xaashi 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😆👍👍👍👍👍😆😆😆👍😆😆👍👍👍👍😆😆😆😆😆😆😆
@alcaalam509
@alcaalam509 4 жыл бұрын
Madaarka iyo mashruucii xunbo weyene mee?
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Anaa kuu hayee soo doono
@abdifatahyousef5344
@abdifatahyousef5344 4 жыл бұрын
Ala suaala adagaa ilmuhu 👏👏
@abdirahmanmursal921
@abdirahmanmursal921 4 жыл бұрын
Libaax 🦁
@khadarmahamud6321
@khadarmahamud6321 4 жыл бұрын
Masha allah MaHamud HasHi Abdi masuul qaran AadbaN Ugu qancaY waraysiga uu bixiyaY
@mahadmaxamuud5857
@mahadmaxamuud5857 4 жыл бұрын
Aar ninku maanu alle ka baqayn subxaana allah
@mohmedabdirahaman4123
@mohmedabdirahaman4123 4 жыл бұрын
Madaxawenah Mustaqbalka Somaliland
@Global.Nature1
@Global.Nature1 4 жыл бұрын
cali cabisalaan ingumeed in your dream
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Xukuumada Somaliland waxan u Soo jeedin lahaa inay racaan habka ama dariiqa uu tilmaamay Mohamud Hashi Abdi ee ah wadahadalada Somaliland iyo Somalia waana in lagu qabtaa fagaare caalami ah oo laynagu dhexdhexaadinayo
@fadomahakim1726
@fadomahakim1726 4 жыл бұрын
Mashallah horumarkiinii sacab lama saarikaro.
@hanaaabdi4371
@hanaaabdi4371 4 жыл бұрын
Haaadiguna
@abdullahjama5450
@abdullahjama5450 4 жыл бұрын
Suaalo qurux badan jawaabo qurux badan siyaasi weyn
@mahdijama9928
@mahdijama9928 4 жыл бұрын
Waxaa isa iyo kuwa lamida ayaa abuuray - Beenaale Bal dhagsyso sida uu magaca Madaxwaynihii ugu horeeyey ee maraykan uu u akhriyey SAAQID Ma gudba'a
@saidshire1210
@saidshire1210 4 жыл бұрын
Mch allah maxud xashi nin hiigsi iyo himilo leh go for word hogamiye
@abumaygaag6110
@abumaygaag6110 4 жыл бұрын
Xaaraami Beenaale ah, Welibana Duunyadii Dalka Somaliland hab qaraabo kiila ku liqey, ILaahey calaamo kaa muuji Daalinkiiyow.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
ilahay adiga calamo degdega ka muuji oo cudur xun kugu dhac qof islama habaraysa oo hafraysaye ku dhimo degdeg
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 4 жыл бұрын
Aamiin ilaahay wuu ka muujin insha allah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
hamse doofaar ader wad nacebtahay nin snm ah lakiin ilahay aduu ku tusi waxad sheegyso
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 4 жыл бұрын
@@sidrasirad9475 naa dhilo yahay siilka wayn orod mahamoud hashi doono hadaad rabto ee anaga sanka hanaga marmarin
@abumaygaag6110
@abumaygaag6110 4 жыл бұрын
@@sidrasirad9475 Caanyo Xaaraanta LA dhuuqi jirtey oo afkuu dheeraaday baad tahay ee hadalba kuuma furna..
@somalidhalad808
@somalidhalad808 4 жыл бұрын
Wariye hassan galydh wreysigisa ku hysta whi hore usoco bro🥰
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 4 жыл бұрын
Habarjeclooy ka dhaca oo u daaya kursiga dawrkan qoladan caydha ah ee qayladooda joojin waayay habaryoosa aynu shan sano saarno waa bastoood oo jibo madaxwayne ayaa haysa ee waa inooo ka xiga iyo jeegan hawshooda ha wateen
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
adeer daroogada iyo xaaraanta lagugu guray ayaa ku indho tirtay ayaan filaya, lo'yahay lo'du dhashay. wixii soomaali yasi jirtay ee marka isaaq la isqabto lagu caayi jiray isaaq ayaa maanta dhuusadooda laga joogi laayahay. Waar adeer xaaraantiina iska quuta sab yahay.
@sakeriesaed9434
@sakeriesaed9434 4 жыл бұрын
Sheekadi isku filan imisa guri baad leedahay 😂
@AhmedIsmail-nr8xp
@AhmedIsmail-nr8xp 4 жыл бұрын
Wow wuxuu ahaa waraysi dab iyo dhamaca weriye khata iyo runtii siyaasi dhab ah was ishelay waa waraysi weerar into weerar celisah oo waxbadan lagu oqaaday waxbadana lagafaaiiday
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 4 жыл бұрын
Wariye galaydh top baa tahay zhp maxamuud xaashi nin aftahan ah weeyi runtii
@yahyeharey6798
@yahyeharey6798 4 жыл бұрын
Soo dhawoow madaxwyn maxamud Xaashi cabdi ninka ictiraafka inuusida insh alH
@guledmohamed7875
@guledmohamed7875 4 жыл бұрын
Look at 24:00 minute
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 4 жыл бұрын
Hantida shacabka marka la xaddo, durba jeebabku waa buuxsamaan. Dhaqsana jeebku waa u martaa amarka ilaahay. Suaal Mohamuud ceelkii biyo badane ahaa miyaad adoo ooman soo fariisatay, oo aad aamisan tahay kolkaan inaad xaq u leedahay in lagu waraabiyo ama chance labaad lagu siiyo?
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 4 жыл бұрын
Runtii wasiirka iyo wariyuhuba barnaamij qurux badan bay soo bandhigeen
@xasannuur6137
@xasannuur6137 4 жыл бұрын
Nin kani istafacaya Allah xaaal oog waxa ku caden kara ma jiro waxa dada shegaya anigu maqlA
@x28ful
@x28ful 4 жыл бұрын
War niinkan ina xashi waa tug tuug oo dadkisa ayuu qandaraska oo siin jiiray, waa aan arkay isago niin isku reer aah oo siiyay qandaras
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 4 жыл бұрын
skitzo montana muuse ba cururtisa buu siyaa reerna iska daa hadalkii
@galoolaysomalitube4000
@galoolaysomalitube4000 4 жыл бұрын
Maxamud Hashi waxan u arka nin waxbadan og o lkn donayayn inu cadeyo takale suaal walba o la waydiiyo sideeda ugamu jawabiin o waka meeraysanaya takale ma ninkaas aya donaya inu madaxweyne noqdo war bulshada ciyaarta kadaaya wuxu wasiirnimo Ku galay ayay shacabku wada ogyihiine
Maxamuud Xaashi Cabdi
36:17
MM Somali TV
Рет қаралды 7 М.
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 24 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
Hargeisa HD
Рет қаралды 50 М.
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 180 М.
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 24 МЛН