HALİSTA UU SABABİ KARO HESHİİSKA SOMALİLAND & ETHOPİA (PART 2AAD)

  Рет қаралды 9,230

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Пікірлер: 102
8 ай бұрын
Qaybta 1aad kzbin.info/www/bejne/hpXTqICNebZrhKc
@elyounussiabdirzaqomar8016
@elyounussiabdirzaqomar8016 8 ай бұрын
Part 3 masuul mahad sanid
@DeeqowKhalif
@DeeqowKhalif 8 ай бұрын
Walal Muqaladi Dhaambi Barista Nooso Baadi Fadlan Adigo Rali Ah ❤❤❤
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ❤❤❤❤
@aljanahmedia8537
@aljanahmedia8537 8 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@nassermohamedmusse7873
@nassermohamedmusse7873 8 ай бұрын
ustaad ❤
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b 8 ай бұрын
Waa waajib ku saaran in aad iska xoreeyso kuwa diintaada suuban suurad xumeeynaya
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
Masha Allah alshabab weyba dagalami toonta dhulkane weyba xureyn toontaa hadii alle idmo. Ethiopia dhulkena hadey so kasho cadabti ayeybq soo raadsatay wadba arki doontaa hadii alle idmo
@mohamedabdullahi4922
@mohamedabdullahi4922 8 ай бұрын
Ustaad
@drmucaad2989
@drmucaad2989 8 ай бұрын
Part 3
@Mawlid842
@Mawlid842 8 ай бұрын
Ustaad waan ku saalmaay🖐qaybta 3 wan sugay na i,a
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein 8 ай бұрын
Sool iyo cayn hada kama mid aha somali diidka SNM
@Sportspot3
@Sportspot3 8 ай бұрын
Somalinimada ma janada lagu galaa mrkaa😂😂😂
@gureeygureey7058
@gureeygureey7058 8 ай бұрын
Alla yabarak ustaad 🙏
@sulaymanmahamudlegendzalo
@sulaymanmahamudlegendzalo 8 ай бұрын
Horta wariye sare baad tahay dadaalkaga wax diyaarintana waan kugu bogaadinyaa ee hal qodob baan kaa codsanayaa erayga ah kooxaha laascanod ka dagaalamaya iskadaa oo waxaad dhahdaa ssc waayo waxa adoo arkaya xaqiiqda jirta hadana indhaha laysma qabto dadka deganka iyo ciidankana maamulkas baa utaliya kaso haysta aqoonsi kumeelgaadha marka ma jirto malayshiyo ama jamhad lascanod ka dagaalanta ee waa kacdonkii bulshada oo qori iskubadalay dad masiirkoda iyo rabitankoda maamul usoo dagaalamayna inaa malayshiyo kusheegto waa qodob aadan si fiican usoo baadhin runtii hadad hadalkayga been modayso cagtaada waad soo dhigi karta lascanod xaqiiqdana waad baadhi kartaa... Thanks marlabaad
@yaasincabdirahman8958
@yaasincabdirahman8958 8 ай бұрын
Wllhi waa runtii ninku maxd ku hayastaa Hal su'aal aan ku weydiiyo adigoo aan cadhoon bal iiga jawaab sanaag iyo cayn miyaanay Ciidanka qaranku joogin mxd u sheegataan bal iskadaayo anigaa ceerigaabo jooga calankii somaliland babanayaa wxd gacanta ku haysaan waxa jirtaba tuulda laaska miyaanan oog kugu hor joogin bal idinku beentan iyo sanaag iyo cayntan eega 😅
@sulaymanmahamudlegendzalo
@sulaymanmahamudlegendzalo 8 ай бұрын
@@yaasincabdirahman8958 caruurta lama hadlo aniga tulada burco iyo hargaysa baan rabay inaan qabsado 25 agosto e waxaa iga hor istaagay garadada kkk waayo hada labadas tulo baad ka talisan awdalna xalkeeda waalawada ogyahay inay dad midnimada somaliya raba yihiin lakiin la khasbayo oo laga awood badanyahay yaguna maalin bay dhibka ka baxayan ee huradada ka toos adeer laba tuulo hadii dawlad la aqoknsanyahay lagu noqonayo majeerteen oo 3 caasimadod leh baa sacan dawlad ahaanlahaa
@ShugriMaxamed-b6t
@ShugriMaxamed-b6t 8 ай бұрын
Waan hubaysanahay walaahi bilaahi waxaa ka dhici doona wixii goojacade ka dhacay Kidkidshaha kibaarkiyo Kalalax kayr kayrka kudka Kamiinta kulul Waligeedba cidii nagu kibirta Kabo dhiiga waan leefsiin jirnay Kac oo waysayso dhaha waadigii kibirka waal naaye Gabaygii ugaas nuur tiriyay ayaan ku dul aqriyi doonaa
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 8 ай бұрын
Maxaad xaqiiq ka hadashay wallee. Waa ay hurdaan alshabaab waanay dhici kartaa in ay nagu soo toosaan.
@ابنالقيمابنالقيم
@ابنالقيمابنالقيم 7 ай бұрын
alshabaab walahay hadaynaan jirin somalia waa horaa laqabsan lahaa
@anwarhaji5605
@anwarhaji5605 8 ай бұрын
Mahadsanid wllkey juhdiga iyo waqtiga aad galisay darted lkn Video yada weyba is wada leyihin dhowr jerna wan rakay ma ogi inay accident ahan kagso baxsaden iyo inadba ogtahay hada kadib Video yada mawduucyo kala duwan ka dhig Topic yo kala duwanna u yeel si anan logi warerin mar labad mahasasanid wllken
@صديقنصرالله
@صديقنصرالله 8 ай бұрын
#alshabaab power . Guusha waxaa iska leh adoomada ILAAHAY caabuda
@AsadMaxamed-em8gk
@AsadMaxamed-em8gk 8 ай бұрын
Mahad sanid saxiib
@warsamedacad123
@warsamedacad123 8 ай бұрын
Somalia Ciidaamo 10,000 boqolkun iyo ka badan Waay leeedahay lkn Wali leeskuma darin laguma hishin in cidanka lesku dark waxayna ku kala Nolyihin Puntland iyo muqdisho Iyo konfurgalbed iyo Galmudug jubaland Iyo Khatumo Iyo dawiishta🇸🇴☝️☝️☝️takbir allahu akbar
@abdirahimali3088
@abdirahimali3088 8 ай бұрын
Benaleh
@SAIDGALER
@SAIDGALER 8 ай бұрын
Wax yar ka bacdi waxaa arki doontaa dowlada oo AS la safan oo taagereysa iyaguna ithopia la dagaalamayaan hada labadoodabo waxay leeyihiin hal cadaw😂
@khadaraxmad5684
@khadaraxmad5684 8 ай бұрын
ilaa hayoow midee somalida
@mohamedabdullahi4922
@mohamedabdullahi4922 8 ай бұрын
❤❤
@mohamedabdullahi4682
@mohamedabdullahi4682 8 ай бұрын
Map-ka iska sax SSC-KHAATUMO bad Somaliland ku dartay
@sadaamaadam4515
@sadaamaadam4515 8 ай бұрын
Sawirka mapka iska sax
@fuadhassanduale2411
@fuadhassanduale2411 8 ай бұрын
In soomaaliyaa caawiso oroma,siyaasad ahaan iyada Uma adeegayso
@jarose4876
@jarose4876 8 ай бұрын
Macalinkii maxaa helay
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 8 ай бұрын
Nio awdal koox hubaysan ma joogaan 4 wiil o Lughaya ka hadlay ayaa jiray kuwina waala xaliyey shirkii badana ugaaska Samaroon ayaaba sabab u ahaa o isaga ayaa Ethiopia jooga o somaliland u qaabilsan cuqdad somaliland Ya. Ku haysa washamsina u diyaar gorow
@Sacad57Goud
@Sacad57Goud 8 ай бұрын
Qaybtan labaad wa ka badbadis, xogo xaqiiqada ka fogbaa ku jira!
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 8 ай бұрын
Been low ada xaqiiqda iska qarinaya
@QueenSamiira-b3k
@QueenSamiira-b3k 8 ай бұрын
Somaliland dawlad see ku noqone scc we ka go',day awdalna iney calanka somalia qadanayan be shegen hdey somaliland lughaya kento ithopia😮
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 8 ай бұрын
Dhilooy ssc shegayso laascanod iyo wax an ahayn tuloyinbay bay haystan oodbanay ciidankay guna jogan oo laascanod intaro km ujira awdal Ana xukuna hoyadana Loma dirsan howsha
@yaasincabdirahman8958
@yaasincabdirahman8958 8 ай бұрын
Waar horta indr runta mxd usually diidsiisaan sanaag iyo cayn kulahaa ceerigaabo soo noga anigu jooga maaha coodanka qaranku maanay oog joogin waar nio wax gacant aku haysaanba waxa jirta tuulada laaska malaha taas ayaad u taqaanan sanag iyo iyo cayn 😂
@calisalad6301
@calisalad6301 8 ай бұрын
Deegaanka milxo laasqoray waa Puntland ee maaha dhulka soomaaliland kataliso
@farhiyobashiir973
@farhiyobashiir973 8 ай бұрын
Hdiba halkaas joogan somaliland inay sogalaan wxba kuma qadanayso waliba marmarsiyo ayay heestan oo ah Ethiopia ayaa ladagalamayna
@AbdulahiOmar-lv3cn
@AbdulahiOmar-lv3cn 3 ай бұрын
Itoobiya waxaa xeebaha soomaaliya ogadhow xeebaha eritareya iyo xeebaha jibuuti hadey cid bad ku qabsaneyso waxay bad ku qabsaneysaa eritareya eritareya itoobiya waxaa lagajarey itoobiya oo awood yar sanadkii 1991
@abdullahibarah2245
@abdullahibarah2245 8 ай бұрын
Sxb mapka Ogadeeniya iska sax saas ma ahee
@AhmedeeyWaayey
@AhmedeeyWaayey 8 ай бұрын
Ani maanta saa qiimeyn uwaday iyo isbarbardhig ustaadow walhi al shabab wax dhaamo maan arag
@maxamedCabdifoolFarsamo
@maxamedCabdifoolFarsamo 8 ай бұрын
Buun😂😢😢
@Abdinasir10
@Abdinasir10 8 ай бұрын
Waligey ma taagersaneyn khaatumo ilaa arinka Bada waxaa Ii cadaatay inee waa jib tahay in khaatumo mamul Somalia ka tirsan loo aqoonsado SI cadaadis loo saaro Somali diidka
@farhiyobashiir973
@farhiyobashiir973 8 ай бұрын
Waba la aqoonsade mxa udhiman
@MucaadNuur-ep3nf
@MucaadNuur-ep3nf 8 ай бұрын
Muhiimadu waanfahanay waxaa halkaas kufaaidaya waa alshabab khasaaradana waxay soogari itoobiya iyo maamulada soomalida waana sawabta maraykanka uu utaageray dowlada soomaliya itoobiyana ooga hor imaaday haday cabsida alshabab jiri lahayne itoobiya kolhoray ciidan usoodirilahayd bada heshiiska kolkuu sidaa udhacayba maraykana kolkaa itoobiya ayuu lasafanlahaa hadaba ciyaartan waxay udhaxaysaa maraykan itoobiya vs alshaab waxaan kale waa maqaarsar ee dowlad isku sheegayaasha soomalida sida xamar jabuuti soomalilan iyo butlanba iyagu maraykan unbay sugaan jihada uu ukaxeeyo hadaan fikirkayga kadhiibto sida uu qorshaha maraykanka uunoqon ama uukufikirikaro waa in itoobiya kanoqoto ama soomaliland laisuugudaro aqoonsi iyo inlagugarab istaago inay laasacaanod dib uqabsato itoobiyana bada qaadato
@EditorHome-ek8uj
@EditorHome-ek8uj 8 ай бұрын
MUNAAFAQ WEYN BA TAHAY AWDALNA ANA DAGA OO ISAAQ LUGHAYA YA KU IDHI GDUBUR BA DAGA
@nuradinahmed3
@nuradinahmed3 8 ай бұрын
Aamus hoyada wase Lughaya idoor xagu ka soo gala
@Cabdirashiid-re8vx
@Cabdirashiid-re8vx 8 ай бұрын
Waxa doonto sheeg lkn macalinka hacayin adaa andhareejin ah oo waxba garanyne😮😮
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 8 ай бұрын
Waa biggest munafaq intaan arkay
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada 8 ай бұрын
Caruurnimada kasoo baxo
@IxsaanCabdi-w4l
@IxsaanCabdi-w4l 8 ай бұрын
​@@CabdiwahaabAxmedyuusufcaqligagu wali waking caruurta😂😂
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 8 ай бұрын
Somaliland miyaa Alshabaab joogtaa😂😂😂 milxana waxa joogtay wakhtigaas Puntland
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 8 ай бұрын
Nio hadaanu reer Somaliland nahay nagamaad xishoon toosbad noo abaaraysa
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b 8 ай бұрын
Alshabaab waa khawaarij duulaan ku ah diinteenna suuban
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn 8 ай бұрын
كذبت wll walhi hadayna alshabab jiri lahyn ilahy kasokow wadankan waa laqabsan lahaa
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b 8 ай бұрын
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn jaahilyahaw alshabaab hadii eeysan jiri laheeyn wadankeenu hormar ayuu gaari lahaa alshabaab waa urur eey aaseen reer galbeedka si dalkeenu uu hormar ugaarin culumadeenu sida eey cadeeyeeyna waa khawaarij alle hanaga qabto
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn 8 ай бұрын
@@AhmeD-311-q1b hormarada uu gaari lahaa maxaa kamida
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn 8 ай бұрын
Wll
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b 8 ай бұрын
@@YaxyaaYaxyaa-hy2hn waxaa ka mida maalgashiyada iyo dhaqaalaha soo galaya dalka sababtoo ah inta eey jiraan qaraxyada iyo baadda khawaariijta dadka qurba joogta ah ama ajaanibta ah dalka ma maalgashanyaan dhaqaana sooma galinayaan
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b 8 ай бұрын
Yaan leeydin qaldin fadlan alshabaab waa urur reer galbeedku u aaasaaseen si eey somalia hormar u gaarin culumadeenu sida eey cadeeyeena waa khawaarij eey xaq tagay in lala dagaalamo
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn 8 ай бұрын
كذبت wll
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn 8 ай бұрын
Si khalad wax ufahantay
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b 8 ай бұрын
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn adigaa qalad fahmay sxb indhahaaga fur khawaariijtu wax Dana kaama laha agtooda waxaa ka tahay gaal dadka maalin walba eey qaraxyada ku dili jireen waxaa laga yaabaa in eey ku jiraan dad ehelkaada ah ayagana somaalida oo dhan waa iskugu mid waa cadawgaaga
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn
@YaxyaaYaxyaa-hy2hn 8 ай бұрын
​@@AhmeD-311-q1bhobka galda lagu gumadi lahaa ayaan wax waliba u kala aaba yeeleyn wll galadan hororka ah hamoodin in dartaa udhimanayyan wll wllhi fahan
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b 8 ай бұрын
@@YaxyaaYaxyaa-hy2hn weey fiican tahay in la iska xoreeyo gaalo kugu soo duushay balse waxaa qaldan qaabka eey umarayaan khawaariijtu waxaa jira kooxo ku jira dagaal ka dhan ah gaalo ku soo duushay Dalkooda balse qaraxyo kuma gumaadaan dadkooda waxaa kamid ah mujaahidiinta xamaas iyo ururada kale ee reer Palestine 🇵🇸 ma argtay ayagoo qarxinaya dadkooda sharafta badan
@zakihaile9736
@zakihaile9736 8 ай бұрын
Fake proppangda waxaan reer xamarka lagu seexiyaa 😂
@EditorHome-ek8uj
@EditorHome-ek8uj 8 ай бұрын
SUBSCRIB TIINA WN KALA LAABTAY
@barashoproduction3932
@barashoproduction3932 8 ай бұрын
Bax doonfaar waa xid
@Cabdirashiid-re8vx
@Cabdirashiid-re8vx 8 ай бұрын
Oyaa kuubahan 376k go 🚶‍♂️
@ابنالقيمابنالقيم
@ابنالقيمابنالقيم 7 ай бұрын
yaa ku ogba 😂😂😂
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 8 ай бұрын
Somaliland guul guul guul
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada 8 ай бұрын
Caruurnimada kasoo bax
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 8 ай бұрын
@@Taajiriintahada Somalia xasidnimay ladyntay mana soo kaboom doonto insha Allah
@yaasincabdirahman8958
@yaasincabdirahman8958 8 ай бұрын
Zxb somaliland waa nabad alshabaab iyo baladan aad nala dooneyso maan garan maalin dhawna waa la ictiraafaya ama ka naxa ama boodh isku qasa it's up to you
@AhmedeeyWaayey
@AhmedeeyWaayey 8 ай бұрын
Ictiraafkii haduuba meeshaa idinla galay masoo dhawidiin walhi
@yaasincabdirahman8958
@yaasincabdirahman8958 8 ай бұрын
@@AhmedeeyWaayey rag ciil cadaab ka doorey ma maqashey wllkay koonfur anigoo xor ah ayaa horta anigu cagahayga ugu imid waan isku fahmi weyney deedana I aqoonso ayaan 30 years ku hayay hadaa waa ictiraaf uu gaal yar bixin karo marka wxn wllkay ka waayey hadaan gaal ka heley waa alx 😅
@aminissa7685
@aminissa7685 8 ай бұрын
​@@yaasincabdirahman8958nin raga oo Doqonimo kuu fanaya waa dulinimo diib isku firi adigoo Ilmaha dhabarkaga kuu jira eegaya hadii anagaa aya kuu fikirayna hadii aad aqli aad kuu fikirto hayn 😊
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 8 ай бұрын
STOP PROPAGANDA
@salmaanhappy874
@salmaanhappy874 8 ай бұрын
Waxbo kama galin
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 8 ай бұрын
@@salmaanhappy874 anaguu nature djaga hadlayaa
@realmaxamed
@realmaxamed 8 ай бұрын
Oromo Somali baratay badu iib maaha 😂
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 8 ай бұрын
@@realmaxamed igadaa laxdaydaay hadalada macaac da ah maalinta aqoonsiga lagu dhawaaqo ayaaan kusoo wacayaa qaali
@MedIsaac
@MedIsaac 8 ай бұрын
Stop propaganda
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada 8 ай бұрын
Wax dhagesyso aacda daay
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 8 ай бұрын
Ader runtu shegay caacda jooji
@heysalcarab7484
@heysalcarab7484 8 ай бұрын
Oromo Somali aa wax isku sheegyse dhageysta ama oryda amxarada ada😠
@Amir-Muse
@Amir-Muse 8 ай бұрын
Get out here you are oromo😒
@mastermind.405
@mastermind.405 8 ай бұрын
🤫🤫🤫🤫
HESHİİSKA BADA EE ETHOPİA İYO SOMALİLAND (Full Analysis)
28:33
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 20 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 14 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 85 МЛН
Martin "Wejiga cusub ee Isbadalka Somaliland ku imaan kara"
20:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 9 М.
CAQABADA UGU WAYN EE MAANTA MAREYKANKA UU WAJAHAYO XAQİİQOOYİN LAYAAB LEH
24:13
WAREER AYAA KA TAAGAN QAABKEE AYAA IRAN LOO WEERARAA?
16:06
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 24 М.