HALGANKII SAYID MAXAMED - QAYBTII 2AAD

  Рет қаралды 9,126

Farhan Jimale

Farhan Jimale

3 жыл бұрын

HALGANKII SAYID MAXAMED - QAYBTII 2AAD#BBCSomaliTV #CaawaIyoCaalamka

Пікірлер: 16
@user-pg4wt2xz9o
@user-pg4wt2xz9o 3 жыл бұрын
Allow sayidka yaa fariin dabacsan gaarsiiyo alow yaa usheego in datkiisa dastuur iyo cilmaaniyad qaateen alow ya qabrigiisa oohin kala dul baroorto alow ya qabriga dib ugu soosaaro
@filsanmo4987
@filsanmo4987 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah, waa taarkhyahan cilmi u leh taarikhda dalkiisa iyo dalkiisa Guuleyso
@QIShow
@QIShow 3 жыл бұрын
Ninkan xigmad iyo aqoon ayuu ilaahay ku maneystay.
@wizzkarteismaildeysane7704
@wizzkarteismaildeysane7704 3 жыл бұрын
M,a waa waqti iyo tarikh cajib ah
@maasakootom4304
@maasakootom4304 3 жыл бұрын
Sayidkii oo kale lama dhalayo geesi geesi dhalay
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 жыл бұрын
War ninyahow somalidu dad duli ah ineey yihiin waxaa ogaanaysaa bal ayadoo uu gaal xuni guumaysanyo bay hadana qabiil isku dilayeen oo is dhacayeen , somali iyo dulinimadu waa wada dhasheen
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 Күн бұрын
Been badnaa
@jmohamud8961
@jmohamud8961 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kan Yar ma ingiriisbaa tarbiyadeeyey oo soo dirsaday,aragtidii gaalkuu nooga dhigayaa taariikh ,!!! Adeer awoowayaashayadii dagaalka ku jiray baa dhacda kasta nooga sheekeeyey, wuxuu isku walaaqayaa run iyo been aragtidii gaalka,🇸🇴🇸🇴🇸🇴iska jira kani waxbuu isku qaribayaa.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 2 жыл бұрын
Soo daa hee waxaad hayso ee ka soo gaartay awoowyaasha, nala wadaag
@jmohamud8961
@jmohamud8961 2 жыл бұрын
@@Gob_gobonimo Allah wayn ninkii aaminaa awood leh umad waliba aayaheeda inay taliso ayadaa leh,, ciidaada cizi ku nooloow ,walaal waxaan rajaynayaa inuu dardaaran inoogu filanyahay.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 2 жыл бұрын
Beenta iskadaa. Ninkani daalimiin buu watay. Taariikhdaan ku hayay reerka yagii oo is khilaafay oo qolo daraawish u kacday dhankeeda qolona Ingiriis. Dabadeedna qoladii xagiisa u qabatay soo gumaaday oo aan cid laga arag. Waxba ma digi jirin waxna ma hubsan jirin.
@mohamedmohamud4873
@mohamedmohamud4873 2 жыл бұрын
Halyeey qaran buu ahaa . Allaha unaxariisto.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 2 жыл бұрын
@@mohamedmohamud4873 Ameen alla wixii islaamee dhintayba havu naxaristo. lkn wadaadku takfiiri buu ahaa cid walba si fudud ku gaalaysiiya. Ciidankiisu qaar markay ka tagaan iskood qabiilo ay necbaayeen u laaya bay ahaayeen oo dhaha gaalaanu soo laynay. Reerkii dhulbahante warayso halkay qabteen iyagaa dadka ugu badnaayee daraawishbaa dabar goysay.
@kimez1545
@kimez1545 Жыл бұрын
​​​@@mohamedmire8646 sayidku waa Bini aadane sax iyo qaladba wuu lahaan karaaye ,waxaan aad tirinayso xageed kasoo xigatay..ma aw Nuur jamaac ciise AUN iyo ragii darawiishta waraysiga Ka qaadi jiray waxaan laga maqal baan kaa dhageysanaa ? Darawiish baa dhulbahante dhameysay wey badanlahaayeene baa tiriye ma waxaasan kaa qaadanaa Hadda malaawaalka ah....tan kale kamaad hadal ninka muslinka ah ee intuu gaal abaabulo uu sayidka weerar leeyahay ..wali qoladiinan halka dhinac Ka raran ma arag cid Ka hadleyso in sayidku qabaailo magaca somaali Ka ah oo ingiriisku Ku shaqaysto ay had iyo jeer duulaan Ku ahaayeen ..lkn muslimiin buu laayey baa lagu gabadaa ...ugu dambeeyn sax iyo qaladba wuu laha WA aniga horay u sheegay
Taariikhdii Abwaan Sayid Maxamed Cabdale Xasan
35:48
Hawraar Music Production
Рет қаралды 215 М.
100-GUURADA JABKII SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN IYO DARAAWIISH
18:55
Farhan Jimale
Рет қаралды 4,4 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,9 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 5 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 58 М.
MAXAA KA JIRA IN SAYID MAXAMED UU DILAY SH AWEYS ALBARAAWI
35:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 121 М.
WAREYSI #1/2 - TAARIIKHDA IYO DILKII SH AWEYS ALQAADIRI 1909
18:14
TAARIIKH: DAGAALKII DULMADOOBE IYO DILKII RICHARD CORFIELD
7:24
Farhan Jimale
Рет қаралды 6 М.
Taariikhda XAAJI AXMED FIQI iyo isbarashadii SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN - Qaybta 1-aad
11:26
Djibouti: Mansonwiki seyyid Muhammed Abdullahi Hassan
53:50
Assajog Studio
Рет қаралды 46 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,9 МЛН