Halow - Mohamed Saleebaan- Music by Iidle F. Gaas & Omar jama

  Рет қаралды 78,637

Madaale Productions

Madaale Productions

10 жыл бұрын

Tribute to the Legend Ahmadey Abu-bakar. This song talks about the dilemma of long distance relationship, special back in the days (before Mobile phones & Facebook) having conversation over the land-line phone and you hear her parents in the background.
by Ausom Band
Melbourne Australia
Madaale Productions Copyright 2013
Halow,
ham ham bay baxaysoo
hoos baad u hadashee
ma hoygaa la joogaa
Huunooy daraadaa
Hurdadii ka go'ayee
waxaan hibanayaa wali
halkii aan ku kulaniyo
haasaaweheeniyo
habeenkii Isniintee
Hello hello hello

Пікірлер: 39
@jabshe09
@jabshe09 10 жыл бұрын
wiil barakaysan fanaanka ha u gefin codkiisa waa fiicanyahay caafimaadka la iskuma caayo ilaah ka baq
@akremahmed7976
@akremahmed7976 6 жыл бұрын
Hadimooday awgaa hayi kacay markii aan is-haleeli weynee hammigiyo kalgacalkii heer saruu iga gaadhee adna hawlaheenni weli maad hirgelinee waynu kala habownee siday laysu helayaa Hallow Hello Hello
@hindihassan1094
@hindihassan1094 5 жыл бұрын
Saas Lo tuma AMA iska daya iidle noloow
@abdullahi1988
@abdullahi1988 10 жыл бұрын
Waa ka baxsaday fanaanka cusubi. Caadi maaha kooxda Ausoma waan idinka sugaynaa north america
@akahiye22
@akahiye22 5 жыл бұрын
Woooow Kamanka Cudka walee barteedii buu dhigay sxb wad ka baxsaten thanks
@zinabgohe8701
@zinabgohe8701 8 жыл бұрын
ManshAllah walalkay Mohamed saleban..mr sulub ilahay haa no ka daayo
@nimcocabdi8450
@nimcocabdi8450 4 жыл бұрын
aboow waan ku heystaa ani mamsha allah
@Rocket19451
@Rocket19451 5 жыл бұрын
My favourite singer.
@jabshe09
@jabshe09 10 жыл бұрын
esh calaaaaaa heesta gizaha waa liqliqay thx madaale sxb
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 6 жыл бұрын
Huunoy Daraaaaadaaaa 🗣
@dacardige8419
@dacardige8419 7 жыл бұрын
waxaa qaaday heesta AUN Axmadeey abuubakar al camaari waa Erayadii abwaan m. c/laahi sangub
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 7 жыл бұрын
Haa sax... Waa Xusuustii Axmadey Abuubakar
@hindihassan1094
@hindihassan1094 5 жыл бұрын
Axmdey ma djiman
@mohamedfarah9227
@mohamedfarah9227 8 жыл бұрын
Caadi Ma ahan
@nimcocabdi8450
@nimcocabdi8450 4 жыл бұрын
Www inaba caaadi ma ahan
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 5 жыл бұрын
Wa kufsaday kan heestan
@abdifitahaliosman
@abdifitahaliosman 5 жыл бұрын
Waa markii 10aad aan ku ceshado sababtuna pianist-ha ayaan aad uga helay
@maxamedsaleban6438
@maxamedsaleban6438 6 жыл бұрын
Caadi ma ahan
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 8 жыл бұрын
Maxamed Saleemaan markaan arkay waxaan u maleeyey Fanaankii weynaa Tubeec AUN. War naga tag dheh qashinkaan
@TheFuaad12
@TheFuaad12 8 жыл бұрын
muusigaaa idley
@heersareofficial8272
@heersareofficial8272 6 жыл бұрын
Fuaad Qawdhan axmed Saalax Qaasim Naaji nin la yidhahdo bal raadi idle muusigg ma tumee
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Siyaad BarreJR 👍👍👍👍👍👍
@MoeMoe-ch4yn
@MoeMoe-ch4yn 3 жыл бұрын
@@heersareofficial8272 iidle ma tumo kuyeh miyuu qubeeysanayaa hada? Iska hadle
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
@@MoeMoe-ch4yn ; hala yaabin malaa ciyaalka dambe ee electric music mooda xariifnimo,balse aan ogeyn Iidle Faarax Gaas inuu yahay nin muusiga qoraal ahaan usoo bartay oo live u garaaci kara organka (keyboard) iyo gitaarka cod dheer oo uu kooxdii xasuus u tumi jiray.waxaana organka baray Ciise Daahir Qaasim ( AUN tee kooxdii Dur-dur ayuu gudoomiye u ahaa,organkana ama pianadana wuxuu u tumi jiray si aan caadi aheyn ),gitaarkana waxaa baray macalin Waaberi ka tirsanaa.markaa Axmed Saalax Qaasim walow uu legend dhalay wuxuu yiqiinay mixed music ga,wuuna ku fiicnaa,balse heerka live ka ah Sabriye iyo Iidle ayaa ugu fiican xaga organka ama pianada iwm..
@asadgaciye7686
@asadgaciye7686 6 жыл бұрын
Camera manka wax ha loo sheego. Markii pianist gu fannaanka u baaqayo waa laga duwaa camerada haddii Kale waxaa la oronayaa fannaanka waa barbarad.
@somalionelove1335
@somalionelove1335 4 жыл бұрын
Ma u baaqooyo ee thanks ayuu leeyahay wad ka baxsatay heesha meel laga galo ayeey leeyihin leskuma baaqo
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
Asad Gaciye Iidle ayaa musicga kusoo celiyay fanaankuna halkii uu rabay ayuu kasoo galay oo pageka kale uma boodin wuuna u mahad celiyay
@jacksonb7396
@jacksonb7396 8 жыл бұрын
kkkk goormey youtubka galiyeen
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
Boss Boss eeg dee reemii
@nasrinaabdiqadir7379
@nasrinaabdiqadir7379 3 жыл бұрын
Abti qali nolow in badan
@abdigaileh8738
@abdigaileh8738 3 жыл бұрын
41£££##££gold 41, kkkkk Somaliland simply fill grave khattab Arab go
@Bashi869
@Bashi869 10 жыл бұрын
Ma heesayaa ninkani mise wuu booyayaa kkkkk
@mohamedfarah9227
@mohamedfarah9227 7 жыл бұрын
Ma majeerteen baad tahey booyayaa
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
2bajeerlibaax Libaaxdhalay Boowe fanaanku heesta wuu keenay waliba si xoog ah just waxaa ka dhiman Vocal Record codkiisa in lakala shaandheeyo
@adanbile4237
@adanbile4237 4 жыл бұрын
Bartii fannaankii lahaa buu dhigay Malaa MAAD jirine
@xarago1960
@xarago1960 6 жыл бұрын
Fuck... wejiyo xun...
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 6 жыл бұрын
Jama Xarago m Get a life.
@mohamedfarah2070
@mohamedfarah2070 3 жыл бұрын
Caadi ma ahan
Jihaad - Abdi Gacan  ( love song ) new
6:05
Madaale Productions
Рет қаралды 131 М.
Abdifatah Yare Live Music Aan Damac jaceyl with Macaloow
5:20
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 219 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
Raaxadii Adduunkaay - Siidow. Music by Iidle - LIVE 2011
5:29
Madaale Productions
Рет қаралды 83 М.
RIWAAYADDI FIKIR IYO FARAX JACEYL
43:50
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 87 М.
Inaan wali ku Jeclay
5:10
wajaale
Рет қаралды 164 М.
JOWHARAD- Ali kaban.  New song
5:13
Madaale Productions
Рет қаралды 259 М.
Haku Daalin Jeedaal (Qaacis - Melbourne, Australia)
7:43
Bartamaha
Рет қаралды 479 М.
Adiguna kastaraneey by abdifatah yare
4:37
wasi mouddin
Рет қаралды 492 М.
Dheeh - Nasir Bashiir - Sweet song 4 Nimca Dareen
5:21
Madaale Productions
Рет қаралды 214 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 610 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН