No video

Maxamed Alfaatix | Amiir Uu Nebigu Ku Sii Bushaareeyay.

  Рет қаралды 75,550

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Boggeena Facebook:
www.facebook.c...
Xigasho:
islamstory.com...
• وثائقي السلطان محمد ال...
archive.islamo...
mawdoo3.com/ال...
www.marefa.org...

Пікірлер: 228
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 4 жыл бұрын
قال النبي صلي الله عليه وسلم (لتفتحن القسطنطينية، فلنعم الأمير أميرها، ولنعم الجيش ذلك الجيش) صدق رسول الله صلي الله عليه وسلم
@deeqamaxamuud9571
@deeqamaxamuud9571 4 жыл бұрын
Maaha allah turida geesiyaal baaka dhshay bakse dab shilif aan waxba ahayn bay hadda geesi u qaban waana ataturk
@daudali7264
@daudali7264 3 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@user-ke1vs5ow2j
@user-ke1vs5ow2j Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Scw❤
@MaxamedFaaraxKaahin
@MaxamedFaaraxKaahin 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Maxamed al faatix nin taarikhda sumcad weyn ku leh💯❤
@user-pe9wp3rk5b
@user-pe9wp3rk5b 5 ай бұрын
@moparik2342
@moparik2342 4 жыл бұрын
Ku sali nabiga scw scw Ramadan karim
@alnasiixakhayr4399
@alnasiixakhayr4399 4 жыл бұрын
Scw wllo subscribe khyrka
@rastamuje947
@rastamuje947 4 жыл бұрын
Scw
@khaalitharahman3855
@khaalitharahman3855 4 жыл бұрын
Zcw zcw
@marryjama7368
@marryjama7368 3 жыл бұрын
Scw scw
@mustafeabdiali5960
@mustafeabdiali5960 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@saedabdirisak5952
@saedabdirisak5952 4 жыл бұрын
Asc Ustaad Adam. Kitaabka العظماء المئه noo soo turjum sxb. Qof Somali ah ma arag oo ka hadla waa kitaab qiimo leh. Asxaabta Liketa igu taageera.
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056 4 жыл бұрын
Waa mid mudan ku dayasho koley waana mid kamida kuwa ugu waawayn ama halyeeyada islaamka ilaahay soo celi sharafta islaamka lagu yiqiin اللهم آمين 🤲🏻
@ibh7465
@ibh7465 4 жыл бұрын
عند ذكر الصالحين تنزل الرحمة جزاك الله خيرا
@awoabdiqadir3490
@awoabdiqadir3490 4 жыл бұрын
Masha allah wllo aadam 👏👏👏 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم{لتفتحن القسطنطينية فلنعم الأمير أميرها ولنعم الجيش ذلك الجيش }.
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 4 жыл бұрын
إن شاء الله ترجع قوة السلمين مرة أخرى
@zakimuuse9995
@zakimuuse9995 4 жыл бұрын
Allow maxamed faatix labaad iga dhig🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@yuusufaxmed1769
@yuusufaxmed1769 Жыл бұрын
Amiin
@zuhaipzayid313
@zuhaipzayid313 4 жыл бұрын
☺ Waa Halyay In Lagu Daydo Mudan 😔 Alle Haku Naxariisto 😷
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 жыл бұрын
Mahadsanid aadan sahan
@qarnimedia3110
@qarnimedia3110 4 жыл бұрын
Ilaahay cilmiga hakuu siyaadiyo Amiin
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 4 жыл бұрын
Suldaan Mohamed al Fatih Allaha u naxariisto waxu Allah waafajiyay inuu furto meel ay furawaayeen saxaabo waawyn ( rc)
@hassanabukarisack8232
@hassanabukarisack8232 4 жыл бұрын
Alaha ha unaxaristo
@zakiboodhari8314
@zakiboodhari8314 4 жыл бұрын
Wlhi wa halyey lagu dayo maxamed al fatix ❤
@muktarcadde4221
@muktarcadde4221 4 жыл бұрын
roma insha allh aniga ayaa furan
@ZakAli9904
@ZakAli9904 4 жыл бұрын
Insha.Allah lkn dhulka barakeesan ee Qudus aan u duceeno sida aan u furan le heen anagoo cagta marineena yuhuudda iyo carabta daba dhilifka u ah.
@mustafeAbdiqani
@mustafeAbdiqani 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء. Ilaahay ha kaa abaal mariyo soo badi Fiidyawyadan.
@c.naasirkaad1983
@c.naasirkaad1983 4 жыл бұрын
Wll adan wad mahadsnantahy sida ad xooga usartay arimaha diinta inta sonka laguda jiro Waxana kugu daraya cusman binu cafan tarikhdisi inad noso racaso sedex khilafo ee kle ❣❣🙏🙏
@ahmedyamani4415
@ahmedyamani4415 4 жыл бұрын
Good
@qorsheeyeinajaamac7963
@qorsheeyeinajaamac7963 4 жыл бұрын
Maansha ALLAH wall aadan sahan laakiin nabarkaaga ayaan doonayaa wall si dabiiciya kuu jecelahay inshaALLAH ilaahay ha iga dhigo clahi al faatix
@thetyzon3837
@thetyzon3837 4 жыл бұрын
MohameT al Faatix Runtii Waa Shaqsiyad ku Dayasho Mudan❣
@cade3808
@cade3808 4 жыл бұрын
Shukran ustaad aadan khadar cali ❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 4 жыл бұрын
Ustaad aadam✊✊😍😍
@salllucarab
@salllucarab 4 жыл бұрын
Hada ayuu geesi kle soo baxay siday umuuqato waana urdugan♥️
@tiktokchallenge7122
@tiktokchallenge7122 4 жыл бұрын
Sxp diin waxba kama taqanid urdugan ma ahan geesi ee waa nini calmaani ah
@ziisey1096
@ziisey1096 4 жыл бұрын
Masha Allah waa barnamij Cajab ah waxa jira dad badan aan aqoon u lahayn tariikhda muslimnta iyo in aan reer galbeed kuraastooda ugu talini jirnay insha allah quwada islamka malin un wa ay soo noqoni
@princeabdulhakiimnani5609
@princeabdulhakiimnani5609 4 жыл бұрын
Masha allah waa halyeey ku dayasho mudan
@maxamedamiinsheekhyounisca9283
@maxamedamiinsheekhyounisca9283 4 жыл бұрын
Wll aadan جزاك الله خير 🤲🤲
@rashiidgaballaax.777
@rashiidgaballaax.777 4 жыл бұрын
Zhp Taariikhda culimada soomaalida kasoo wran Adoo raali waanu ubahanay zhp
@luqmanabdirahman739
@luqmanabdirahman739 4 жыл бұрын
Mashallh wll faidada badan Aad no hayso
@hagechannel2211
@hagechannel2211 4 жыл бұрын
jazakalh..Wllo.....QalI 🌟🌟🌟
@hawacadey2287
@hawacadey2287 4 жыл бұрын
Mashallah Noosa Badi Video yadan oo Kale Taariikhaha Halyeyda islaamka😍😘😘😢Adaanow Qof aan Uduceeya Tahay wll Qali Allaha Ku Aqbalo
@aabbccdd3355
@aabbccdd3355 4 жыл бұрын
Cajjiip @sahanka xigaha .thanks wll
@barotaclinta6855
@barotaclinta6855 4 жыл бұрын
Shukran macalin
@cabdiraxmancawiljamac525
@cabdiraxmancawiljamac525 4 жыл бұрын
Maxamed alfatix HaLYeY MuzLim ah
@om-os2wc
@om-os2wc 4 жыл бұрын
صلوا على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@hamzebarwaani689
@hamzebarwaani689 4 жыл бұрын
Mansha allah wllo aadan alle haku daayo maanta lanbar wan baan ahay
@alnasiixakhayr4399
@alnasiixakhayr4399 4 жыл бұрын
Wllo subscribe khyrka
@qamarcali974
@qamarcali974 4 жыл бұрын
shaydaanul insiga iyo shaydaanul jinigujba isha tibiq kuguma siiyaan waxay qasaanba oo qariyaanba wiil dhalinyaraa oo halyay ah oo soo bandhiga oo boorka ka jafa oo adigoo kale ayuunbaa noo dhalanaya iyo qaarkale oo kula mida sidii horay loogu galay ayuunbaana loo gali doonaa inshaa allaah caajilan am aajilan
@umukaltuunmohamed7046
@umukaltuunmohamed7046 4 жыл бұрын
Masha Guuleyso bowe sharafoow ina aabo
@berya-samo5227
@berya-samo5227 4 жыл бұрын
MashaAllh aadan sahan
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 4 жыл бұрын
manzha allah alle haku barakeeyoH
@MaxamedFaaraxKaahin
@MaxamedFaaraxKaahin 3 ай бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
Abwe shukarn alot jasaka allh qayr
@canabali4825
@canabali4825 4 жыл бұрын
Masha.allah.mahadsanid
@sharmakemohamed5755
@sharmakemohamed5755 4 жыл бұрын
Maxamed al faatix nin taariikh weyn reebay oo muslimiinta u aarey isaga iyo salaaxadiin al ayuubi,sayfudiin qudus,al maliku saalix najmu diin ayuub,dhamaantood ilaahy ha u na xariistee waxa ay haayeen mu miniin ilahy dartii u dagaalamaya
@Hanadomar1234
@Hanadomar1234 4 жыл бұрын
Laguma datadu dadka kale
@deeqamaxamuud9571
@deeqamaxamuud9571 4 жыл бұрын
Dhaxalkoodii ay dhiiga u shubeen dadkay ka celinayeen anakaa siinay
@feysalmaxamed1744
@feysalmaxamed1744 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaaraka allah
@cimraandahir116
@cimraandahir116 4 жыл бұрын
Masha Allah
@nabadiyonalol1453
@nabadiyonalol1453 4 жыл бұрын
Mansha allah magalada adrini waan tagay waxeyna galbeedka kaga begantahay magalada istanbul waxeyna kabiga ku heysaa xududa Greece
@jablibaax2154
@jablibaax2154 4 жыл бұрын
Maxamed alfaatix Salaaxudiin al ayuubi Seyfudiin qudus. Ragii islaamka kor uqaadey
@xamsebulkaofficial18
@xamsebulkaofficial18 4 жыл бұрын
Masha allh walal Aadan
@apdalemohmed4522
@apdalemohmed4522 4 жыл бұрын
Masha Allah ❤✊🏻
@sadaamabdi6102
@sadaamabdi6102 4 жыл бұрын
adan sahan sxb ilahey haku xafido adun iyo aaqirabo
@HaldhaaChannel
@HaldhaaChannel 4 жыл бұрын
alle haku sharfo aadanow wll
@harrykane2398
@harrykane2398 4 жыл бұрын
Masha allh wll ilahay haku barakeeyo
@abdikanisaed
@abdikanisaed 4 жыл бұрын
Legend adam machllah alle ha ku xifdiyo zhp aad aya uhay ardyddada
@fosabdulahialitakilo4766
@fosabdulahialitakilo4766 4 жыл бұрын
M.a aad iyo aad ayaad u mahadsanthy
@footballevents.2264
@footballevents.2264 4 жыл бұрын
Allahu akbar imaging ninkas bushaaradii nabiga scw asiibey dadaal dheer kedib.Mohamed al fatih hogaamiye an jecelehey. Allah yarhamhu.
@najibhies6586
@najibhies6586 4 жыл бұрын
Mzhaa alleh
@shiikhalqaanuuni7827
@shiikhalqaanuuni7827 4 жыл бұрын
Sharafta ka dil dibba yaan loo sheegine. sooyaalkiisa badal samihiisa yaan la arage. Waa halku dhigga gaalada illeen gaalo oo dhami waa isku mide. Mahadsanid AADAN SAHAN CILMIGA ALLE HAKUU SIYAADSHO WALAAL RAMADAAN WANAAGSAN DHAMMAANTIIN.
@user-sp2uh4dq6t
@user-sp2uh4dq6t 4 жыл бұрын
Asc wll suldan sulayman alqanuni vedio noga soosamee💯💥 insha allh
@dalmarsheikhabdi4697
@dalmarsheikhabdi4697 4 жыл бұрын
Masha allaaaah
@imanyare5776
@imanyare5776 4 жыл бұрын
Wcs wr wb mclin Aden jazakllah khayr
@murtile1106
@murtile1106 4 жыл бұрын
Aadan zahan waxan nu nhg tagerhaga anwar sadat noloahishisa
@aaminahirzi4158
@aaminahirzi4158 Жыл бұрын
بارك الله فيك يا أخي الكريم
@maxamedmawliid3916
@maxamedmawliid3916 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@caishamaxamed5264
@caishamaxamed5264 4 жыл бұрын
m a wall allha kubarakeyo sida an so jedise 🙏 azxpta Raman kariim
@walal___djstudi0434
@walal___djstudi0434 4 жыл бұрын
Ilahaow una xariiso moh fatix iyo anagaba Amiin🤲🤲🤲
@sadaamabdi6102
@sadaamabdi6102 4 жыл бұрын
masha allah
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 4 жыл бұрын
شكرا
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 4 жыл бұрын
Mansha, allaah wll Alle haku xafido Waa soo baxaayaa Geesigii ISLAAMKA awoodiisii iyo Sharaftiisii soo celin lahaa Aniga aaba ahaadee Waan sugaynaaa insha, allaah Mana foga waqtiga uu soo baxaayo insha, allaah
@mahamedjoker7630
@mahamedjoker7630 4 жыл бұрын
masha Allah hambalyo halka ka wad
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 жыл бұрын
mnzha alH
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
Mnsha Allah Tabarakallah, Walal Aadan Mahadsanid, Ilaahay Swt Ummada Islaamka Sharafkeedii ha u soo Celiyo...❤
@axmedcusmaan5199
@axmedcusmaan5199 4 жыл бұрын
Masha'Allah Macalin Aadan illahey Ha Ku Xafido
@keewayekaask7165
@keewayekaask7165 3 жыл бұрын
Maxamed al faatix 🔑 👑
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 3 жыл бұрын
Allahu akbar Waa hadaf mihiim ino ah kajiil ahaan
@winner9970
@winner9970 4 жыл бұрын
Scw
@Dhakhtarr
@Dhakhtarr 4 жыл бұрын
Chanlkaa aay ugu jclahy KZbin ka, allle ha ku xifdiyo wlll
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mansha Alaah mahadsanid adan Ramadan MUBARAK
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 4 жыл бұрын
Mashallah waad ku mahadsantahay Saxiib
@suheibnuur2773
@suheibnuur2773 4 жыл бұрын
Geesi
@ramadaansheekh2352
@ramadaansheekh2352 4 жыл бұрын
waxaan kaa rabana masuul ku dheereya wax so jeedinta wax tar leh sida ilmaha geesiga looga dhigo mase loo koriyo iyo hogaaminta dadka sida loogu tarbiyeeyo
@ramadaansheekh2352
@ramadaansheekh2352 4 жыл бұрын
intaas jawaabtooda ayaan kaa sugeyna insha alha
@abdulhakimaburashid1303
@abdulhakimaburashid1303 4 жыл бұрын
For one in empire to rise another must fall waa qiso aad loga so fikiray
@craxiimaxmedmaskax1239
@craxiimaxmedmaskax1239 4 жыл бұрын
Mahadsanid Zhp qli
@anasdheeg1703
@anasdheeg1703 4 жыл бұрын
M.A Hormar wacan sxb
@ahmetdeedaat2671
@ahmetdeedaat2671 4 жыл бұрын
Ilaahay haka abaal Mario wll Aadan sahan
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Dracula untold isagoo afsomali daawaday blse ujeedkooda wlh maan ogeen ileen gaalo sidaas ayee noo dhagraan
@amiincox6206
@amiincox6206 4 жыл бұрын
waa muhiim mabda,a islaamnimadu
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
masha Allah wll Aadan mahadsanid
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@hafzaahmet8200
@hafzaahmet8200 4 жыл бұрын
Wll Sawka Idhi Nabigu Csw Qusdandiinya Wax La Furanya Aakhiru Zamanka Say Isku Wafa Aaysa In Wakhtiga La Furty Iyo Ina Aakhiru Zamnka La Furanyo pal So Sheg
@afghanboy3909
@afghanboy3909 4 жыл бұрын
Walal dee waaba Akhiru Samaan sababtoo ah waxay Ahayd 600 oo sano kahor ilaa xiligaa waa akhitu samaan hadadan wali waxaynu kujirnaa akhiru samankii lkn wali calaamadihii qaar ayaa dhiman Inshallah allah naga dhigo kuwii dhanka wanaagsan mara Amen
@hafzaahmet8200
@hafzaahmet8200 4 жыл бұрын
@@afghanboy3909 آمين يا أخي
@sahanka97
@sahanka97 4 жыл бұрын
Waa rooma taasi maaha qusdandiiniya
@hafzaahmet8200
@hafzaahmet8200 4 жыл бұрын
@@sahanka97 شكرا اخي
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 4 жыл бұрын
Dugsiga sarre aa lagu qataa from four
@susanabdi2136
@susanabdi2136 4 жыл бұрын
😘😋waxay ahaayeen maalmo wanaagsan walhi oo farxad badan waxaan dhigtay anoo yar grade 8 shan sano ka hor macalin cabdiraxman ayaa noo dhigay alla xamaasad badnaaye cadharkaasi waxay ahayd qalcad loo taag heli wayay oo ay adkaayeen aswaarteedu aann loogali karin dharw isku day kabacdi maxames alfaatix ayaa furtay qustandiniya
@hamdiabdillahi3859
@hamdiabdillahi3859 4 жыл бұрын
masha allah iilahay khayr ha ku siiyo wllo
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 4 жыл бұрын
Markii uu nabiga( scw) ku bishaareeyay furashada Qustantiniya ( Istanbul ) Iyo marki la furtay waxa u dhexeyey 8 sano Furashada Qustantiniya waxa laga joogaa 8 qarni walina lama furan oo xitaa ku dhawaad 5 qarni cid isku dayday ma jirto furashadeedi suldan Suleiman al Qanuuni baa ugu danbeeyey
@saidamahmoodali709
@saidamahmoodali709 3 жыл бұрын
Waa guuldareysten kufaar aduun iyo akhraba ,al xaqiiqa
@superxasanka9632
@superxasanka9632 4 жыл бұрын
Filinka waan dawaday oo waan is iri waxa laga wada cusmaniyada
@ahmedapdillahi5691
@ahmedapdillahi5691 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@yaaniscumar343
@yaaniscumar343 4 жыл бұрын
Ramadan kariim
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 4 жыл бұрын
Thanks
@abdirahmaanaliabdulaahi274
@abdirahmaanaliabdulaahi274 4 жыл бұрын
Aadan walal tarikhda sultan cusman ertugrul khazi tarikhdisa inoso gudbi
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 4 жыл бұрын
Waxaynu sugeynaa hogaamiyaha ama janaraal fura doona magaalada Roma magaalada labaad ee nabi (scw) noougu bishaareeyay
@ahmednaaji2878
@ahmednaaji2878 4 жыл бұрын
Ilaahy haku barakeeyo sxb
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
JazakAllah sxb
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,9 МЛН
Salaaxuddiin Al Ayuubi | 56 Jir Magaciisa Waariyay.
11:28
Sahanka
Рет қаралды 41 М.
069 | 27 | Siyaad Barre siduu kacaanka ku abuuray.
21:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 53 М.
Furashadii istanbul | Dhambaal 3
11:01
Waaberi Media
Рет қаралды 57 М.
Napoleon Bonaparte | Kalitaliskii Faransiiska.
19:41
Sahanka
Рет қаралды 83 М.
Khaalid Ibnul Waliid | Geesigii Aan Waligii La Jabin.
11:13
Sahanka
Рет қаралды 161 М.
091 | Dhagartii Weyneyd | Xagjirka, dabargoynta, burburinta Islaamka.
20:20
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН