alle ha u naxriisto Prof.Cumar Enow, tusaale aytuu noo yahay insha allah waxaan rajaynayaa soomaalida inay xusi doonto taariikhdiisa
@MoohaFaarax2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto ustaad eynow wuxuu ah qof qiima badan oo dadkiisa jecel Janadii udgooneed illahey haku casuumo
@fadumamohamud93818 жыл бұрын
somalia run ah isga ayaa ah and we need like him wallahi suhanalallah
@amaar71328 жыл бұрын
maanta aa igu horeeso oo maqlaay prof omar ENO masha allah!
@cabduqaadirmohamuud31408 жыл бұрын
magacaygu waa c/qadir dhuux oo ku nol mugadishu somalia alla yaa arxamu raaximiin prof enow somaliya hanolato
@Mohamudsid8 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto Dr Omar Eno
@hassanbabaonlinemarket8 жыл бұрын
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Alaha U Naxariisto
@sabirarabinho97048 жыл бұрын
allaha unaxaristo wa qof ku dayasho mudan xaq udirirna aha
@maareeyemohamed79804 жыл бұрын
Alle ha unaxristo prof cumar inow
@abdinaasirkhalam81545 жыл бұрын
Alle Ha Unaxariisto Dr Omar Enow
@siinaaytravelagency39388 жыл бұрын
ascww alalaha u naxariisto walalken eenow waan qaba fikirkiisa in uu ku saxsana lana sii wado inshaallah waxaana diyaar u ahay ka qeyb qadashada fikradan wanagsan oo dhab ah inshaallah
@Jiimka8 жыл бұрын
Prof Enow was a great motivator for justice and equality in terms of being Somalis...RiP.
@hki46287 жыл бұрын
ilahow u naxariso amiin
@Halganmedia1lc4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto PROF Enow waxoow umada uga tagay xasuus taasi oo taaban doonto qalbiga qofkastoo Somali ah runtii waxaa ilmo ayaa iga qubatay markaan dhageeystay dhibaatada cunsiriyada eey leedahay oow prof ka hadlay illaaheey ha u naxariisto Prof. Enow
@safiyasaid61708 жыл бұрын
inalilahi wainalilahirajicun walaal illaah aya kulaha kuna ceshtey eeAaqiromeelroon hakugeeyo
@halimamohamud26952 жыл бұрын
MashaAllah he was such admirable person
@abdifatahosman40907 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Omar Eenoow. Somalia dulmiga Allaha ka qaado
@awdiinle73058 жыл бұрын
ilaah ha u nahriisto prof eenow
@fadumamohamud93818 жыл бұрын
masha Allah barakallah that is beautiful it is really true
@abdikhaalikhali7024 жыл бұрын
allaH unaxaristo dr enow
@muhudinhassan42498 жыл бұрын
alle ha U naxariisto o janatul firdowsa iina ha Geeyo Runtii somaalida inta ilaahey amaansadey mooye'e waa cunsuriyiin weliba cunsuriyiin
@ahmedkadarabdi66524 жыл бұрын
Allahay ha kunaxrasto
@husseinolad42975 жыл бұрын
Hanoolaato group waad mahaddantihiin
@xuseniidowxasan22188 жыл бұрын
Hanolaato somalia masha allaah prof ilahey ha u naxariisto
@Maame653 жыл бұрын
Allah yaraxma prof omer enow
@axmedibrahim33168 жыл бұрын
Alow u naxariisto pro eenoow nin culus buu ahaa....
@xuxingyou80178 жыл бұрын
illahey ha u naxariisto wxauu ahaa nin wngsan oo soomaalinimo ku faana
@testtravelandtourismagency52878 жыл бұрын
allaha u naxariisto wuxuu ahaa Geesi aan caadi aheyn allaya raxma
@qarandoon63673 жыл бұрын
Allah naxariisto Janada Allah ka waraabiyo
@sacadyare11997 жыл бұрын
Allaha u naxaristo prof Enow wuxu aha nin somalinimada jecel
@saaficic99353 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto Pro Eenow iyo Samiyaba
@faisalsheikhkamil11308 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso pr enow. wuxuu ahaa muwaadin lagu daydo waayo waa nin jecel wadanolashaha walal tinimada. allow inta xun somalia khabiil difaac ka dhigto allow xaqa tus
@SalmoAhmed-ef9yt8 жыл бұрын
Ilàhày. Haunaxariisto
@adannur47553 жыл бұрын
Walahi he is right professional enow ilahey aha oo naxaristo janadul fardowsa .gali
@bedrimedia52456 жыл бұрын
Allah hakunaxaristo prof eenow danbigesina dhaaf
@AdamAbuzuhri6 жыл бұрын
Waa professional way of presenting the documentary. Mowduuca oo aan si gaar ah uxiiseenaya waxaa iiga cajiib badan habkaad wareysigaya usamaynaan. Waa halkaas meesha aan rabo inay dhalanyarada warbaahinta gaaraan
@aaltamooda70453 жыл бұрын
Masha allah runtii waa nin runta kahadlay waana taagersanahy allaha unaxariisto
@abulrahmanhashimiuk10993 жыл бұрын
DIINTA ISLAAMKA WEEY KU CAYAAREEN Somalia 🇸🇴
@buthainabdulkadir73837 жыл бұрын
Allah raxmo raaximiin
@binyaminahmed6898 жыл бұрын
Allow unasxariisto Pro Enow Waayo waxa uu ahaa aqoon yahan, Geesi, run badne, iyo af tahan Allow badalkiisa Oo kale somali sii Waayo waxa uu ahaa waa ninka Kaliya u qalmay Somalinimo iyo hogaan sare.
@dahiralii53697 жыл бұрын
ALLAHA unaxaristo prof omar
@ayan56135 жыл бұрын
Ilahay haunaxaristo qof qali inaka baxey 😭😭😭
@aimaam83658 жыл бұрын
truth was vividly told here to those who will listen. Somalia is a black African country. period. RIP professor
@ibrahimsheikh32508 жыл бұрын
I'll haunaxaristo
@rahmaaki23 жыл бұрын
Markasta wan kulajogna hanolato ayaanlay horay usoco
@hassanfarah15496 жыл бұрын
Ala ya raxma pro enow ilahow u naxariso janadadana si waxa u aha qof mu min ah ilahow u naxariso
@abdisitar90928 жыл бұрын
alle ha u naxariosto muwadinkaa dhintay
@abdilwahid7686 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto, runtii Points la taaban karo ayuu taabtey, waa runtii anigu african baan ahay identety na waan leeyahay, carab baad sheeganeysaan cabiid baana la idunku dhahaa.Waan ka xumahay dhibta lagu hayo dadkan.laakiin dee soomaalida lafteedu wey isku wadaan dulmiga.that is why ilaahay uciqaabey soomalida.meel walba cusuriyad bey la taagna yihiin.Yana isuma roona dadka kalena uma roona.
@liibaanmuuse34535 жыл бұрын
Allow kuunaxariiso
@aweli89147 жыл бұрын
Wlhi rageedi waaye, arin fiican ayuu ka shaqeenaayay, Alle ha u naxariisto! wax badan waan ka baraneenaa insha Allah!!!!
@somalidhalad34836 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo balse xooga naceb somalinimo ayaa kujiro
@caaqilaskar61253 жыл бұрын
Alaah ha u naxariisto omar enow Waxaa lagu leeyahey soomaaliya 30sano waa bur bur la isma weydiin wexey la hagaagi la,dahey ( dulmi dulmi dulmi tiro badan إن لا يهدي القوم الظا لمين ilaahey ma hadeeyo dadka dulmiilayaasha ah )
I am against tribalism and racism, I support these guys and everyone facing and fighting for equality. It's a fact that African's hate us: Somalis, and we hate them too, not because we are racists but because we are fair. I have never seen DR. Enow before this video, I never knew his qabiil or that he likes Africans more than Arabs. but I am proud Arab and my Arab hood comes before my Somali hood. I love all my fellow Somalis, but my identity and pan Arabism will always stay and be part of me.
@CyberLx8 жыл бұрын
Happy New lslamic Year Somalida wax ka cunsuriyad badan ma jiraan, prof Enow wuxuu na tusaya in aan carab naxno oo African jeclaano, war aduunka cadow aan African ahayn ma lihin, Carabna Allah baa iga dhigay adigu diid hadaa rabto. mida kale Enow weligay ma arkin lkn markaan Baaray hadaladiisa waxaa ka buuxda "Anaga iyo Adinka" yacni waxa xogaa fiicnayd inuu dhahay "hadaan somali nahay" ama "inaga". waa sax in cunsuriyadu wax xun tahay lkn in professor Somalida laba u kala qaado waa wax Aad u xun.
@xffwagabayxigmaadeeed25158 жыл бұрын
maaaashaaalaah qalbiga ayuu kadhisan yahay
@xffwagabayxigmaadeeed25158 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍
@mahadgeedi11964 жыл бұрын
Allaha unaxariisto marxuumkaa
@xidigahamuqdisho5087 жыл бұрын
waa ku mahadsantahay walaal
@abdisitar90928 жыл бұрын
mudane ayaanle xuseen abdi sxb qali nolow muwaadin somaliyeed keligaa ayaa ka nool somalidii dhiiga lahayd alle haku xafido alle ayaan leenahay alle hana aruuriyo
@geellaqchannel82522 жыл бұрын
Waan ka xumahay in aad qarisaan hanoolaato nin kaa Halyeeyga ah omar Enow .
@maxamedcismaan71487 жыл бұрын
ilaahay haunaxariisto Prof. Omar Enow waxa uu ahaa dadka ladoonayo maanata in ay badbaadiyaan umadda soomaaliyeed
@Naafac-Shiikh195 ай бұрын
AUN PROF
@haashimmohamed21988 жыл бұрын
naxariistii jano alaha siiyo
@TheAyaanle118 жыл бұрын
allow haw naxariisto, ma dhintay omer ebow, allah haw naxariisto
@queenfaaiza66816 жыл бұрын
Amiiin
@faadumoxirsidheere94828 жыл бұрын
inaa lillaah wa inaaileey raajucuun
@fartuuncalixaji57745 жыл бұрын
Wlhi waa sax anaa arkay wey nafaquuqan bes illhy ima faquuqin alx wan ku qanac sanahy
@ayanhassan81997 жыл бұрын
Allaha u naxariista
@mdmuhammad62063 жыл бұрын
Waa run sheeg....AAD BAAN UGA soo hor jeedaa. Wallaahi cunsuriyadda heysata walaalaheen soomaaliyeed DIINTEENNA way mancisay... AAN is BEDDELNO walaalayaal
@okaashilmi38986 жыл бұрын
Allaha unaxariisto profossor omar enow wuxu aha nin an ka gaban hadalada dhabta ah wuxu aha shaqsi igu qaaliya illahow unaxariiso waxad noga tagtay hadala dhaxal gal ino ah Hanoolato wad ku mahad santahay ayaanle
@cumarahmedmahamed5055 жыл бұрын
Alow unaxriso omar enow wa halgamey weey ilhey haunaxriso sido kale wllkey ayanle wad mahadsan they hakacjisin nolosha bulsha waxad naga kicisey hurdad manta lag bilabo waxn ahey kii wadan kiisa uhalgami lahey walow ey mudo igu qadatab waxn u istagey wadan keyga mahadsanid
@saciidomaxmuuda49938 жыл бұрын
alle hau naxaristo
@calishuuriye78414 жыл бұрын
Mashallah
@khadarmuhammed67497 жыл бұрын
allaha unaxariisto wuxuu ahaa nin culus oo kasoo hor jeeda cusuriyada
@inspiredSomali8 жыл бұрын
Massha Allah nin fikradow culus heesto ow ahaa..
@mr.midgaaniyomaansooley79258 жыл бұрын
Thanks Barnaamijka Hanoolato Waan U Mahad Celinayaa Halkiina Kasii Wada Shumicii Uu Shiday Prof. Omar Enow Iinsha Alah Wuu Shidnaanayaa Isaga Iyo Kuwii Ka Horeeyay Ee Suugaanta Ku Cabiray 200 Sanadood Ka Hor Alah U Wada Naxariisto Dhamaantood Mr.Midgaan Germany harunseki@hotmail.de
@sabranjamiilajamiila90706 жыл бұрын
Mr.Midgaan Iyo Maansooley n
@queenfaaiza66816 жыл бұрын
Sorry midgaan waaa kii naarta jahanama galo
@deeqofficial87718 жыл бұрын
ilahow unaxariiso eenow runta ayuu ka hadalaya ilahow qabrigis wasici
@MohamedAli-pr2sk7 жыл бұрын
Ha noolaato
@hamidmahamed40846 жыл бұрын
Alow u naxariiso walaal ayaanle iyo c/xaafid walaahi waa walaalkey soomaaliyeed walaahi walaaladey ayaan ku kalagoney seygeyga ayaa ah gabooye waan jecladey aabahey allaha unaxriistee wuu iigu duceeyeen waalidkey!!!
@somalidhalad34836 жыл бұрын
Hamid mahamed Xaqa ayaa kusocotaa abaayo alle haku xafido rerkedane alle haku xafido
@fartuuncalixaji57745 жыл бұрын
Xitaa walhi berahena xitaa xogaa lagu qaty balse allh ayan leenahy somalia dhibka heesta waa dhibka nagu heysan naga daya illhy kabaqa
@hawiyebitchestheylikeblack51968 жыл бұрын
he was a great man may allah grand him to janatulfirdowsa
@hawoumar5886 жыл бұрын
Allaha unaxariisto waxa oo Ka hadlay dhamaan waa xaqiiqo dhab ah lakin waxaan ilaaah Ka baryaa in oo ilaah nagadhaqo cururkaas nagu dhacay ee takoorka qabiilka .ilaah mar walbo waxaan Ka baryaa in oo Naga saaro xaladaa. 😴😪😫😴
@deeqomohamed28316 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdikfilabile2705 жыл бұрын
Hanoolaato aaad ayaaan ula socda wariye ayaanle bro waan jeclahy barnaamijyada aaad nalasocodsiiso Beesha jareer wayne waxaa ay kamid yihiin dadka aaaan markasta aan kaqayb qadan dhibti wadanka
@fartuuncalixaji57745 жыл бұрын
Allow kuu nax riito dr
@mr.midgaaniyomaansooley79258 жыл бұрын
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Alaha U Naxariisto Mandela Iftiinkii Dadka La Heyb Sooco Alaha U Naxariisto Prof. Omar Enow Kitaabkiisana Midig Alaha Ka Siiyo Janada Fardosa Ilaahey Ha Ugu Deeqo Anaga Samir Iyo Iimaan Alaha Naga Siiyo Aamiin Yaa Rabi Mr.Midgaan Germany harunseki@hotmail.de
@mohamedsharifmohamed988 жыл бұрын
Mr.Midgaan Iyo Maansooley in ma xariista janada ilaah haka waraawiyo
@zahramohammed13415 жыл бұрын
Amiin Amiin yarabil calamiin
@sadaammuusemuusemaxamed71275 жыл бұрын
hanoolaato soomalia
@adanfarah20802 жыл бұрын
Hanoolaato is a well financed chanel, ever asked yourself who finances it, foreign intelligence?
@nuuromar54815 жыл бұрын
Walahi kamadalo waxana ahay African ka soojeedo africo vava prabasorore
@jiinwebi85448 жыл бұрын
allah unaxaristo prof omar waxow ahaa gesi afkisa nuclear ka facweyn ku ma ilawidona
@abdiaziz.23268 жыл бұрын
insha allah anigoo oo aan ahayn gabooye midgaaan tumaal.....waan u dagaalami doonaaa siday xor u noqon lahayeen soomaali ah u istaagto murugo iyo ciilkuma noolaan karaan dadkaasi somali ku dhax nool allow dambiga somali ama qabiiilkeygu ka galay dadkaa ha igu qaban dulmiga lagu hayo lkn waa hawl wanagsan HAnoolato ,waa tv yad laga sii daayaaa barmaajkan si dadka loo wad gaadhsiiyo
@wadefreeman73408 жыл бұрын
AUN EENOOW ISAGOO RUN SHEEGAYA AYUU HADANA NIN HADALKIISA KAFTAN KU DHAMAYSAN JIREY
@fardowsaabdirahman29055 жыл бұрын
Asc
@samaroonwarrior78964 жыл бұрын
😭😭😭😭
@deeqomohamed28316 жыл бұрын
Somali hanoolaato
@istanbuulchannel6 жыл бұрын
Asc wallheyg an ilajey dartis u wallowny plz ilahey ha idin cafiyee channal keyg
@hawaabdi27197 жыл бұрын
waarun somalidu carab beey kuwaasheen carab namarabto afrikanka aan kufaracsanaano ALLAH baanagadhigay
@norosman71544 жыл бұрын
Waxan rawa inaan kaqebgalo dodaha saxib
@abdirizakruush74258 жыл бұрын
cumar enow horta anigu horey uma aqon balse waxaa tirahdeen wuxuu ahaa nin u dhaq dhaq xaquqda dadka minorities-ka layiraa ama laga badanyahy right waa wax fiican. lkn as a Somali citizen ahaan su'aal baan qabaa oo ah cumar enow rabbi ha u naxariistee wuxu wax bartay xiligi dowladii dhexe ay jirtay wuxuu waxku bilaash ama free iyadoo la isticmalaayo canshuurtii laga qaaday dadka somalida ah ee cid kasta leh canshuurta wax lagu baray lagama qaadin kaliya dadka laga badanyahy ee waxaa laga qaaday dadka somalida ah laga bilaabo hooyada dariiqa yaanyada iyo cajiinka ku iibisha ilaa kuwa tujarada ah marka su'ashaydu waxay tahay dadkii canshurtooda ad waxku baratay makaa mudanyihiin inaad u kale eexato? adoo la jirsanaya kuwa adiga ku xiga kuwii kalena aad kasoo qaado dad wax wada dulmiyey dabcan somalia dhib iyo midab takoor wuuka jiraa lkn adiga laftaadu maxaad dadka utartay?!! marka laga reebo wa xogaa dhaleecayn ah.
@kafisoabdi58768 жыл бұрын
mahad sani
@abdiazizbare55278 жыл бұрын
ILLAAHAY HAKU NAXARIISTO TAAARIIKHDA ku xusi doontaa professor nin jira ayaad tahay
@enghassanwarcade89413 жыл бұрын
Quf Aan isliidin lama liidin Qolyaha cabanaya waxaay guul ku gari karaan ineey waxbartaan oo aay baraarugaan si lo daremo mihiimadooda Midna ogow Qufkii naftiisa sharfo ayaa shariif ah