Gen Bashir Goobbe - Wareysi #2 - Xil iyo darajo kasta waa leey gartay

  Рет қаралды 31,920

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 44
@abdirahmani
@abdirahmani 11 ай бұрын
Noo soo badi mudane ayaanle wareysiyada nuucan oo kale ah 🙏
@omerjibril7318
@omerjibril7318 11 ай бұрын
Masha Allah General Bashir he had so experience about Somalia 🇸🇴 and Somalia need this kind of person
@143-k1d
@143-k1d 11 ай бұрын
Gen Bashir Goobbe Allaha Xafido Waa Waayo Arag Wadani Ah, Wax Badana Aan Ka Faa'iday Masha-allah .
@omerjibril7318
@omerjibril7318 11 ай бұрын
Masha Allah General Somalia 🇸🇴
@yahye2001
@yahye2001 11 ай бұрын
Very interesting interview ilaaheey ha dhowro Generaal Bashiir saaxiib qiimo badan
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 11 ай бұрын
ALLA YA CIZAK AYAANLEN IYO S/GUUD.,TABABRE CAYAARTOY,ISLA MARKAANA AH W/DOWLADAHA W/HOWLAHA GUUD EE QARANKA BASHIIR GOOBE ,. WAXAAN IDINKAGA HANNBALYEYNAYA WAAYA WARAGNIMADA SHARCIYADA HADDA S/GUUDKU KA HADALAYE HABKA DARAJA QAADASHADA IYO HABABAKA DARAJADA LAGU BIXIYE MAS,UUL DARAJA BIXIYA LO BAAHAN YAHAY INU ISTICMAALO TAASOO ANNAGA MAANTA WADANKEENA LOGA ISTICMAALIN WA IN AY MAS,UULIYIINTA SARE U ISTICMAALAN DARAJA BIXINTA
@abdirashidhaji1628
@abdirashidhaji1628 11 ай бұрын
A man with great knowledge, this kind of person should be the leaders not the illiterates currently in charge
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 11 ай бұрын
He is in charge right now. Choose your points logically.
@najiimosman2963
@najiimosman2963 11 ай бұрын
General Bashiir goobe Waa khibratu saniin Wlhi 🫡
@abukarmaskax2841
@abukarmaskax2841 11 ай бұрын
Realmente gen.bashir sei vero sperto.per dir la verita.
@abdirishiidhassanegag3239
@abdirishiidhassanegag3239 11 ай бұрын
Cabdulqaadir aadan geeddi(cantoob)wuxuu ahaa gudomiyihii degmada eyl 1979kii isagoo markaas laba xiddigle ah.
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan 11 ай бұрын
Sareeye guud Bashiir goobe cimri dheer caafimaad cibaado Allah Hakugu daro
@munahussein9687
@munahussein9687 11 ай бұрын
Masha Allah wa lasugayey, so dhawaw
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 11 ай бұрын
Nin wax badan og waaye ilahay cimri giisa ha u barakeeyo waxa rajey nayaa in laga faidesto
@Gashanle02
@Gashanle02 11 ай бұрын
Masha allah Nin wayn oo masuul ah oo waxbartay Dalkana siyaba kala duwan ugu soo shaqeyay Allah Haku Xifdiyo
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 4 ай бұрын
Abaanduule = chief of staff
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 11 ай бұрын
Masha Allah nin odaya oo waxbartay oo hadana ganacsade ah hadana u adeegay umadiisa allaha cimriga ubarakeeyo ❤
@fnw8688
@fnw8688 11 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@DugsiiyaAdullahi-jo2gd
@DugsiiyaAdullahi-jo2gd 11 ай бұрын
Sareeye guud Bashiir goobbe wa dowladii o qof ah dhanwalbo aqoon uleyahay dowladnimada
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 11 ай бұрын
Kuwii ingiriiska wax kusoobartay ma milatarybay ahaayeen
@abdirahmanmohamedsaid6201
@abdirahmanmohamedsaid6201 11 ай бұрын
Xafiidkaaga waad adkaysatay md Bashir Goobe. Xasan waa ku dalacsiiyay oo meel aan Somalida kale gaadhin ayuu ku geeyay. Haddana wasiir ku xigeenka waa in lagaa bedelaa..
@jiidjiid2498
@jiidjiid2498 11 ай бұрын
Bashiir Goobe Referee ma eheeno , he looks way too young for his age as well..
@MubYus
@MubYus 11 ай бұрын
Soomaaliya waa meel yaab leh, mid Taxiliie ahaa ayaa igu yiri waxaan ahay General ,, waan yaabay
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 11 ай бұрын
Qabyaaladi ba halkas na geysay nio keni aqonta lahaa baa liidnay😮
@cheyyene
@cheyyene 11 ай бұрын
39:40 halaga dhigo Taliyaha Skoolka Ciidamadada ama Booliiska
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 11 ай бұрын
ABAANDUUL MACNIHIISU MAAHA DAGAALGALIN WAXA KAGA HABOON OO AY TAHAY HAWLGELIN
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 11 ай бұрын
Ha dhaho kuliyadda abaanduulka guud
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 11 ай бұрын
Waa sax runta waxaa madaxweynaha u sheegi karo qof isku kalsoon oo qaab aqooneed ku imaaday xilka lkn qof Ewelba ku imaaday meel ii geey miyaa si karti leh u hadli karo waligey isma laheyn somali ayaa ayaa laga helaa dad nacam un leh oo mayaba aqoon
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 11 ай бұрын
Asc warey sigii q 3 xaad e bashiir goobe sodaa muqaalka mahad.sanid.ayaanle
@MubYus
@MubYus 11 ай бұрын
Boortayeeri . goal keeper ayuu ahaa, Goorma ayuu Jeneral noqday .. Yaaab
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 11 ай бұрын
Nin weyn oo maran baa tahay boorti yeeri ma shaqa mise wa banooni la ciyaraayo ninkaan jeneral sax ah waaye 1975ti ila iyo hda buu ciidanka ku jiraa
@omab9685
@omab9685 11 ай бұрын
Ayaanle noo soo wareyso xaalka hanti maguurtada dowlada gaar ahaan xarumada sida xaafada African village iyo carwada cusub iyo xarunta shirkada fiat iyo hoteelada dowlada
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 11 ай бұрын
WAA HALKAAN LA,A NAHAY MEESHAAS BASHIIR SHEEGAYO OO RUGCADAAGA AQOONTUSA LAGA FAA,IIDEYSTO ,HADI KALE KALE NIN AKHRISKA BUUGA YAQAANA LAKIN WAXA KAAS RUGCADAAGU DHERRYAHAY SIDA SHARAAXAADA WAAYA ARAGNIMADA AQOONTA TABABARADA UU RUGCADAAGU HAYSTO INTAAS O DHAN AYA LA DAYACAYE SARKAALKA HADDA QAATAY SARKAALNIMADA ,WAXA KA FIICAN KAN HADDA KOR AAN KU SO XUSNAY KOR EE HAYSTA QIBRADAHAAS ,. DADKI SOO AMA DAFKEY SOO SAARAAN RUGCADAAGAS LAMMA QABAN KARO SARAAKIISHAAS WELIGOOD LAAKIN HADDA BAARBARIIKOW AYAA NO JOGA
@Shuuke-l5w
@Shuuke-l5w 11 ай бұрын
hade ayaaanlow wllow xogtaan see nooga verify grene marka inuu wuxuu rabo ku shegeyo iyo in kle maba kala caden karneee wiixii dhan erayo talyani iyo germal wayee
@ammanisiyaad
@ammanisiyaad 11 ай бұрын
Qof haduu kuu tariqeeyo ma waxaad ku fakaree inuu been ku sheegaayo taas muhiim maahan dhinac kale u fakarta
@MHaashi
@MHaashi 11 ай бұрын
Wali waxaan jecelnahay reer galbeedka, maxaa yeelay maskaxda ayey naga qabsadeen! Dunida, waa is caawisaa, waliba dalalka sideena oo kale waa u baahan yihiin kaalmada dunida kale. Laakiin, sax ma ahan in in xafiiska taliyaha poliiska uu dhex fadhiyo, kana shaqeeyo qof shisheeya ah! talow maanta maxaad u maleysaa?
@momomomo2693
@momomomo2693 11 ай бұрын
Siyasada ka hadla
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 11 ай бұрын
Siyaasada soomaliya dhibkeeda qof rabo ma leh
@bashiroble2816
@bashiroble2816 11 ай бұрын
Arbitaro na wuu ahaa
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 11 ай бұрын
G/Bashir waa dameeri dhaan raacdey (inte injeedi kiili jiree? Waaye xoolo xoolo dhalay oon cidiise xitaa waxba u tarin calooshiis la cayaar
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 8 ай бұрын
Nacalad kugu dhacday qabiila meeshas ku dhigay Cida aad sheege asaga maxe tareen ila schoolki agoomaha
@dayibidd194
@dayibidd194 11 ай бұрын
Gen bashir wuu iga qosliyay waxuu yidhi dagaal kan hada aan ku jiro waa jini jini
@mohamedadan5120
@mohamedadan5120 11 ай бұрын
Ninkaan waa ninkii ciidamada sirdoonka TV soo istaajiyay, Abgaal marin siiyay, cadoegooda tusay. Haduu iska dhigaa nin war garad ah..
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 13 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
أسباب فشل الربيع العربي 🇪🇬 🇹🇳 🇱🇾 🇾🇪 🇸🇾
1:10:50
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН