AWEYS KHAMIIS: FANNAANKI FANKA KU QASAARAY

  Рет қаралды 228,245

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 286
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
MashaAllah Ilaahay ha ku gurgaaro Sheekh Aweys.
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Masha Allah sh Aweys i love him jazahu Allah khayr❤️from Norway 🇳🇴🖐🏽
@Allah_is_Alone
@Allah_is_Alone 3 жыл бұрын
Allah baa soo Hanuuniyay Masha Allah inta kalena Allaha soo hanuuniyo ee weli u maleeya ineey Wax Fiican gacmaha kula jiraan.
@basrayusuf5598
@basrayusuf5598 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Illaahay hakuu badiyo wanaaga aad ku jirto fanaaniinta kalana Allaha soo hanuuniyo aamiin yaarabi
@alexandrateliban4868
@alexandrateliban4868 3 жыл бұрын
MashaAllah real legend awes khamiis!!
@Glydh
@Glydh 3 жыл бұрын
Maashaa Allah aad baan ugu faraxsanahay ka bixida fasahaadka Ilaahey dhamaanteen ha na xifdiyo
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 2 жыл бұрын
Aamin 🤲 aamiin 🤲
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 жыл бұрын
Masha'Allah Awayes khamiis Codkiisi Anigaa Xasuusto, Codqurxoone, I remember U🇸🇴💕🇸🇴👍 Cumridheer iyo Cafimaad iyo Camal Saalix ayaan kuugu Duceeyey, Walaalkay💙💟👍
@king.celtic.wembley.harles4955
@king.celtic.wembley.harles4955 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH. Deriska xallaashaa boondheere libaaxoow. Nooloow saaxiib.
@marwaayaanle3804
@marwaayaanle3804 3 жыл бұрын
Alore aniga wxa ahay biggest Aweys fan!!!!!! Marka wa mahad Alle inuu kabacay fanka, lkinse We the people of Ciyaalka xaafada xamar, we are forever great full for his music! Love you my people Umada Somaliyeed, jareer n Jileec!! I love u all! 🇸🇴, I listen to his tracks all the time!!!!!🤩🤩🤩🤩🤩 5ta 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💐💐💐💐💐
@salahartan3490
@salahartan3490 3 жыл бұрын
ضض
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Marwa qoralka dhan af somali ka dhig
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Mansha Allaah 👍💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹💪🏾🇸🇴🤲🤲
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
Fanaaan si dhab ah aan u taageero ayaad ahayd walahi, xasuus dhaxal gala ayaad uga tagtay jiilalka soomalida ee fanka jecel, mahadsanid
@samatarfilms2411
@samatarfilms2411 3 жыл бұрын
Walalhey aniga fanka wan kabaxay ilaheyba IGA madobeyey channelkeyga wakan ee 1k Subscribed igarsiyaa inta kalana allow so hanuni amin dhaha
@amatallah7719
@amatallah7719 3 жыл бұрын
Maasha'allah masha'allah masha'allah allah ayaa mahad dhamaanteed iska leh
@abdirizackshukri7265
@abdirizackshukri7265 3 жыл бұрын
Aamiin
@mymesqad9819
@mymesqad9819 3 жыл бұрын
Ninkan Wareysanaya ataaba Shaydaan ah Qof Towbad keenay buu dib heesihi u wareysana war Ilahey ka cabso
@nuurtoosh1011
@nuurtoosh1011 3 жыл бұрын
Awal ma fanaan baad ahayd
@amatallah7719
@amatallah7719 3 жыл бұрын
Masha'allah masha'allah masha'allah allah hakuu siyaadiyo hanuunka allah ayaa ku jecel alxamdulilah dheh adeer
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 3 жыл бұрын
Mashalah tabrakalah ilahay subxana watacala wadada toosan hanagu hanuuniyo mar kastaba aamiin yaarabi
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 2 жыл бұрын
Aamiin 🤲 aamiin 🤲 aamiin 🤲
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 4 жыл бұрын
aweees allaa kudoortay wllhi
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 жыл бұрын
Ilaahay baa ka saaray
@yusufsaid9816
@yusufsaid9816 4 жыл бұрын
Masha Allah aways khamis hadda waa wadaad
@Burco.
@Burco. 2 жыл бұрын
I think 22 years ago when he came to Holland I have been to his concert
@Abzeko29
@Abzeko29 2 жыл бұрын
Amsterdam ?!
@Burco.
@Burco. 2 жыл бұрын
@@Abzeko29 I real don’t remember the place it was not Amsterdam
@fathiabdi6195
@fathiabdi6195 4 жыл бұрын
Heestii Minikeey Maleeyska Soo maraa Mxaa Noogu Weeydiin Weeyday ❤❤❤❤
@rahmaaraye9564
@rahmaaraye9564 4 жыл бұрын
Hesstas sitey ma noogto iyo faarax siidow faarax o hada labaduba xamar joogan ba lahaayen
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 3 жыл бұрын
@@rahmaaraye9564 isaar subscrab
@bilalsaney763
@bilalsaney763 Жыл бұрын
Rer xamar weyne maa thy
@bashaarxaaji7860
@bashaarxaaji7860 4 жыл бұрын
Awees waa fanaan wayn gobolada waabari hadeer wuu ka toobadkeenay fanka maashaallah sheekh awees khamiis mabuuto
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 3 жыл бұрын
Aweys Khamiis waa hoobal fankii ka baxay. Maasha allaah.
@ugaasadii
@ugaasadii 2 жыл бұрын
Waraysigan wanka helay runtii mar walba wan kuso noq noqdaa, allahuma barek walaalkay ayanle.🔥🔥
@zeynabzanuba6078
@zeynabzanuba6078 3 жыл бұрын
Waa xasuustaa Awees Qamiis mabuute darskeena oo ahaay. ALLAAH cimriga caafimaad leh haiku siiyo Amiiin
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 3 жыл бұрын
Reer blacksea miyaad ahayd wll😊🤔, aways khamiiz anaguba jaar ayaanu ahyna!!!
@caydaroos
@caydaroos 3 жыл бұрын
Asc
@caydaroos
@caydaroos 3 жыл бұрын
Viva reer Waaberi
@hamisare5073
@hamisare5073 4 жыл бұрын
Mansha Allah dambigisa Allah dhaafo fanaanimo waa nolol duli ah oo qaflo badan kuli kuwa kujira howlaas oo dhan Allah soo hanuuniyo
@farxaanshakaal7739
@farxaanshakaal7739 9 ай бұрын
Amiin
@Somalitraveli1
@Somalitraveli1 3 жыл бұрын
I am not in Arts field but I know it is a backbone to all other sciences.
@orpheus1662
@orpheus1662 2 жыл бұрын
Mathematics is the backbone of all sciences
@huzzeinbinahmed8042
@huzzeinbinahmed8042 3 жыл бұрын
Legend Aweys Allah haku Xafiido
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
".Fanka magac un baa laga helaa ee aduun lagama helo." 😌
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 жыл бұрын
Name no money is nothing
@martisoor8576
@martisoor8576 3 жыл бұрын
aduunka lacag aan caadi aheyn baa laga sameeya lakin somali inee heestada lacag ka bixiso haka sugin kkkkkk
@purplerose8007
@purplerose8007 3 жыл бұрын
الحمد لله الذي هداك
@TheMohadam
@TheMohadam 2 жыл бұрын
Mash'Allah.
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 4 жыл бұрын
Masha Allah baba Aweys
@aliguled2166
@aliguled2166 2 жыл бұрын
Odey fiican weeye. Masha allah
@mohommeddahir876
@mohommeddahir876 4 жыл бұрын
Masha allah sheekh khamiis
@halimoilmi4559
@halimoilmi4559 4 жыл бұрын
Masha alaah waan kuu hambalyeenaa inta kale alaha ka madpobeyo
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 4 жыл бұрын
Aweys Khamiis Mabuto Wuxuu Ahaa Fanaan Cajiib ah Balse Alle Mahadii Weeyaan Hadiiba Alle Ka Saaray. Waxaan ku Xasuustaa Heeso Badan Sida heesta Dhahda "Jeebkaaga Aan Kuugu Jiraa, Makaa Heesahaayee" Ayaanle Xuseen Cabdi Waad Mahadsan Tahay Walaal Aadna Waan Kuugu Baahnaa Talow Sidee Isku Helnaa.
@hussienc.raxman35003
@hussienc.raxman35003 3 жыл бұрын
Masha Allah alle qowlka san hakugu sugo Aamiin Aamiin
@kaphizoothmani1117
@kaphizoothmani1117 4 жыл бұрын
Yaa hoosta ka walay kkk odayga kulaha hooosti kale maha adeer mcn allha ka caaafiyo dambigiii aad gaaashay heeso wax fcn maha goan fcn aya qadaty haku so noqon insha allh
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 3 жыл бұрын
*Anigana waraa kuu wadaayee* *Adigana wareeraa ii wadaayee* *Wajigaa ma fiicnee* *Yaa hoosta kaa waalay?*
@munishbeauty9174
@munishbeauty9174 3 жыл бұрын
Good job Abaayo horumar wacan
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
@Abzeko29
@Abzeko29 2 жыл бұрын
My favo old singer
@sidowqaasim9335
@sidowqaasim9335 4 жыл бұрын
Masha Allah Xadii Alle kaa bixiyey alxma
@aliguled2166
@aliguled2166 2 жыл бұрын
Alxamdu li lah great person
@xkhaalid798
@xkhaalid798 4 жыл бұрын
Khatumadii aya alle khayr ugu khatimay guul awoow sax
@trumpppl2024
@trumpppl2024 4 жыл бұрын
MASHAA allaah xaqiiq buu ka Hadley. Somalia fanaan noqo.ama abwaan noqo ama dee musician noqo. Waa waqti lumis. LAKIIN yurub. America magac iyo maalba waa laga helaa . Somalia ahaan dad Muslim ah baan nahay waaba naloo sheegay faaido maleh
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 жыл бұрын
Nacasaysanaa kan.cinwaanka.ku qoray fanaan.ku qasaaray fanka Maxa u diiday Inuu dhaho fanaanki toiobad keenay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 жыл бұрын
@@caydaroos Hhh Wall gacaliye mahadsanid
@QISOOYIN353
@QISOOYIN353 3 жыл бұрын
Waa run in towbadiisa ciwaan looga dhigo ey aheyd
@sharmarkeibrahim2822
@sharmarkeibrahim2822 4 ай бұрын
walal fankaba qasara ah sababto ah wixii aqarada oo ah darta danbo kaa mashquliyo waa qaasaro😢😢😢
@sahromahamud
@sahromahamud 4 жыл бұрын
Manshaallaah ilaaheey ha ku xafido
@kamalmaalim4762
@kamalmaalim4762 3 жыл бұрын
Ilaahay Hakugu Sugo hanuunka adeer Khamiis Aweeys . Ayaanle Walaal ilaah khayr Haku Siiye adeer khamiis hasoo xasuusinin waayo hada waaka towba keenay . Allah hasoo hanuuniyo Dhamaan fanaaniiinta amiiiin
@nuurabokor8365
@nuurabokor8365 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdulahiise1119
@abdulahiise1119 3 жыл бұрын
Walaal Mahadsanid Waxaayse ku fiicnayd in Titel looga dhigo "Fanaankii Fanka Ka toowbad keenay"
@farxaanshakaal7739
@farxaanshakaal7739 9 ай бұрын
Masha Allah
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 3 жыл бұрын
Maanshaa Allah. Awees. ( Allah la tashtay)
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Aweys Khamiis Abdala isku raran waa xaruntii SYL
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Mashallah aweys khamiis
@abdulahiise1119
@abdulahiise1119 3 жыл бұрын
Aways Khamiis Mabuuse Waxaad tahay nin nasiib Badan! Tusaale fiican ayaad noqotay ilaahna ha ku xafido
@odeyhawiye.xaajiguners.9849
@odeyhawiye.xaajiguners.9849 4 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH. Diriska xalaasha boondheere libaaxoow.
@axmedmaxamed866
@axmedmaxamed866 3 жыл бұрын
Mashaa ALLAH . ALLAH TOWBADA HAKAA AQBALO. ANAGANA ALLAH HANA HANUUNIYO.
@omarbaw6823
@omarbaw6823 3 жыл бұрын
Aweys qamiis ma buuse ruwataddii 15kii shumey ayaa anigoo caruur ah ayan xasuustaa oo jowhar ka dhigeen markii igu dan beysana aweys Seattle.WA ee mareykanka ayaan ku arkey asagoo ruwayad wada. Allaha cimruga kuu dheereyo
@ahmedumuur1854
@ahmedumuur1854 4 жыл бұрын
Aweysa mashaallaha Allaha soo hanuuniyo
@xaluushaibraahim7454
@xaluushaibraahim7454 3 жыл бұрын
Masha Allah allaha xafido
@nasrabare6776
@nasrabare6776 2 жыл бұрын
Mashallah waa nin allah jecelyahay
@dalmardaud3067
@dalmardaud3067 3 жыл бұрын
Every second adigaa soo dhaxgalaya videoga - war naga tag - hasoo dhexgalin ninyahow
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 3 жыл бұрын
😁😁
@mustafibrahim3868
@mustafibrahim3868 3 жыл бұрын
Kkkkkkk ani ilaah aan latashtay caadi ma ah ilaahoow kheyr kusii
@ishkeyishkey4514
@ishkeyishkey4514 3 жыл бұрын
Wallhi beentaa ma ahan allah waa ku jecelyahy ee iska dhaaf hortaa u soco
@umaymaumeyma6353
@umaymaumeyma6353 4 жыл бұрын
ما شاءالله الله اكبر
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 күн бұрын
Mshaaalh
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 жыл бұрын
Aweys khamis ma buuse dheh fanan weyn waye allaha ka aqbalo towbadiisii uukasoo laabtay
@xaliimocumarcali5475
@xaliimocumarcali5475 3 жыл бұрын
Amiin
@MohamedHassan-ke8dj
@MohamedHassan-ke8dj 4 жыл бұрын
Sxb weriyee kolkad waraysigan oo kale aad qabanayso please ka daa hadalkaga aad dhex galinayso Kaliya qofka hadalka isaga u daa ilen turjimid ma samaynayside
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 жыл бұрын
Hadalkiisa waa dhibsaday aniguba. Waa qof aan tababar qabin.
@yasmiinaxmed3185
@yasmiinaxmed3185 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@yasmiinaxmed3185
@yasmiinaxmed3185 3 жыл бұрын
@@Aw88-c1r ani xiita 😂
@waxaraxidh3851
@waxaraxidh3851 3 жыл бұрын
heesaha faraha badan eed weydiisay waxaa qurux badnayd inaad wakhtigii ay soo baxeen iyo riwaayadihii ay ku jireen aad weydiisid.
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 3 жыл бұрын
Hanoolato houmar wacan ban urajaynaya iyo dadiyaheeda mr Ayaale
@cabdicaziiz7639
@cabdicaziiz7639 3 жыл бұрын
Masha allah waa Allah mahadii
@mohamedkabad5551
@mohamedkabad5551 4 жыл бұрын
Legend
@ubahmohamud7475
@ubahmohamud7475 3 жыл бұрын
Masha allaah God bless you
@ismailessa669
@ismailessa669 4 жыл бұрын
Sheikh aweys khamiis maboutu
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 3 жыл бұрын
Living Legend
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 жыл бұрын
Allah aya wanaga waafajiyay
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 3 жыл бұрын
Shidadisa jaceelkee ma iga shaafi kartaa shilimaad neh maheeste shaqabaqaa ku jiraa shuubtooy that’s my favorite 🤩
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 3 жыл бұрын
Ha u dhawaan anaashii waa hees la caribeeyay towbada laasim
@dhaqansabrie7664
@dhaqansabrie7664 3 жыл бұрын
Masha allah aweys qamis yaa ku ilobi karo
@hajimukhatarmasaajid6208
@hajimukhatarmasaajid6208 3 жыл бұрын
Allah wafajiyey khatumada Alla hausubiyo.
@LiibaanAweys-c7z
@LiibaanAweys-c7z Жыл бұрын
mashalh
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 жыл бұрын
Maasha alaah baba awees xafidulaah 💕😍😘
@hfhdjjtiir4u329
@hfhdjjtiir4u329 3 жыл бұрын
Masha allh
@daarulculuummedia1665
@daarulculuummedia1665 3 жыл бұрын
Nin waligii sheekh ahaa ayaa loo maleeyaa
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 3 жыл бұрын
allah haku xiftiyo
@caydaroos
@caydaroos 3 жыл бұрын
Asc
@sharmarke92
@sharmarke92 3 жыл бұрын
my number one fanaan adeero
@wadani2724
@wadani2724 2 жыл бұрын
Khamiis Cabdalla, Allaha u naxariisto waxaan ku xasuustaa markaan ku jirey Gurmadkii ayuu xerada Hiilweyne ka ahaa taliye ku xigeen.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 жыл бұрын
Maasha Allah. Alxamdulilaah ilaahey ka madoobeeyey fanka
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 4 жыл бұрын
aniga alfanaan ismaaciil yare wllhi aweees run uusheegay xaaraam fnka wllhi ilmaheenna yaanla waalin awees heerka uu gaaray qaf magaarin wllhi
@nimoshabelo7430
@nimoshabelo7430 3 жыл бұрын
Mashallah a legend ❤️
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 6 ай бұрын
Aweys qamis mabute asalkisa tanzanian waaye
@sheekodoone8533
@sheekodoone8533 3 жыл бұрын
Mashallah alllah aya ku gargaray walahi
@fariidtv7127
@fariidtv7127 2 жыл бұрын
Salaan sare from dhagaxbuur mudane Awais khamiis Abdalla mabuuti
@Qaali12
@Qaali12 2 жыл бұрын
Runti Aways wuxuu aha fananka’aan ugu jecla fananinta banadiriga, lkn waa ku tagersanahy go’aanka uu fanka uga baxay
@waxantawayaa-cidlo2463
@waxantawayaa-cidlo2463 3 жыл бұрын
Macha allh❤️❤️❤️
@erfg2538
@erfg2538 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@musamohamed6273
@musamohamed6273 4 жыл бұрын
Heesuhu waa qasaaro aduun iyo aakhirabo, hadow towbad keenay waa Allh mahadii
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 Жыл бұрын
Idika ilaahey maatihiin an dhahay kulahaaa
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
Aways khamiis Aad baan kuusalaamay fanaan wayn😍😍😍
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 3 жыл бұрын
Odayga tiwbada ALLAHA ka aqbalo waa lafahmi karaa sida ay u adagtahay ka tagitaanka fanka laakiin haisku dayo inuu baabiyo heesahaas dadkana kawaaniyo.
@shukriibrahim7468
@shukriibrahim7468 4 жыл бұрын
Mashaallaaah
@caydaroos
@caydaroos 3 жыл бұрын
Asc
@Abdulswamad
@Abdulswamad 4 жыл бұрын
War fanka waba nijaas ileen horaan baban kashikiyay😂🤣😂
@umumohamed2399
@umumohamed2399 3 жыл бұрын
Mash allaah ❤️❤️👍👍👍👍👍👍
sheeko Shaqo DHM-TV
29:18
Dhacdooyinka Maanta
Рет қаралды 396 М.
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 368 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 54 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 25 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 4,3 М.
KALAMAAN 19 SEPTEMBER 2024
12:15
KALAMAAN
Рет қаралды 2,4 М.
Wareysi Aweys Khamiis BBC 1995   Aabaheey Tansania ayuu ka soo jeedaa
7:26
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 292 М.
Maharka Gabadheyda waa Labo Suus oo Dahab ah.
13:19
Hiil Media
Рет қаралды 160 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 54 МЛН