Xil. Raaxeeye - Wareysi #3/3 - Xil. Aamina weey ogeyd in kursiga loo dilaayo

  Рет қаралды 157,773

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 202
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
😢😢😢😢😮😮😮😮😮 Allah unaxariisto dhamaantoda janada Allah ka waraabiyo ikraan tahliil shekadeda inte maresa Ku danbesay ma doorasho lagu raadsanayey wixi jiro ma la cdeyo hde dhimatey we dhimatey ha dhahan dowlad
@fridafrida7539
@fridafrida7539 Жыл бұрын
Illaahow u naxariiso Xildhibaan Amina
@cabdallemehro5255
@cabdallemehro5255 5 ай бұрын
Ammin 😢😢
@mooxasan2150
@mooxasan2150 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto 😥 xildhibanad aamina
@daimondjr2314
@daimondjr2314 6 ай бұрын
One of the best interview
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Жыл бұрын
Amina gabadh wanaasan ayey aheed sidaan maleyneyno ilaaahey ha unaxaristo
@mustafjodax2485
@mustafjodax2485 Жыл бұрын
Xil: raxeeeye kugu maalnay masuul qadiyada hiiraan state waa lama tabtan wana guuleysaneyna I.a❤
@fa1765
@fa1765 Жыл бұрын
Masha Allah Xildhiban Raaxeeye wa Nin very intelligent ah masha Allah Allah ku dhowro adiga iyo xildhibanada Kale ❤
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto gabadhaas waxay aheyd gabadh ahlu kheyr ah gacan ka xaq darana dishay dhib malahan maanta kuwii dilay unbaa dhib qabo waleee
@yahyesomali8699
@yahyesomali8699 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto xil aamina😢
@Nexxett
@Nexxett Жыл бұрын
Waa ayaan darro Soomaali haysata.. in eeysan xataa laba walaaala ah aysan ku heshiin karin siyaasada iyo danta guud. Allooow Alle 😢
@BilaalAHmed223
@BilaalAHmed223 Ай бұрын
Waa yab 😢😢😢😢
@noradinyasin3961
@noradinyasin3961 Жыл бұрын
Hadalka xildhibanka aan dhib saday waxa weeye waa askarta lama xisaabiyo😢 Halka xildhibaanada dhimatay tay xisaabsan thy. Guuleysta Geeshkayagaw CXDS🇸🇴
@shirelove1928
@shirelove1928 9 ай бұрын
Thnks bro wan xasusana alle janada haka warabiyo dhamantod koley aniga xidhiban xaranta iyo danta cadowga ka shaqeya wxn kaga kalsonahay wilsha u dhinta dalka iyo diinta iyo dadka noolada
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 Жыл бұрын
Walaalayaalow dadka is qarxiya hadana dadkale inuu dilo oo nolosha u qoonsado rabaa ma qof xanuunsan baa?maxaa ka horeeya aan cadaab rabi ahayn naftiidiina waa dilay intaas uu galaafteyna dhiigooda qoota ayay u surantahay yaa rabi cadaabtada kaa magan galnay wiilkan Xil ka ah nin wanaagsan ayuu u egahay masha allaah somalida sumaysaney is daba qabta kuwa xanuunsan ee dilaaga & inta Xun ee xaran cunkaa hada iman leedahay waxba ma waayayso ilahay barya oo dilka iyo boobka xaranta iska daaya waad liibanaysane
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Жыл бұрын
Aniga ku sheegaya walal dadka waxa sameya wa dad nolosha oo idil ka qustay oo geeri moyane wax kale anan udhimaneyn balse ayado sas ah aya waxa loogu dara sixir sixirkaso wax qaldan ka dhadhicinayo markasna qofkas wixi la dhaho samey sameynayo manta qof anan ogeen majirto qofki qof dilaa in dhigisa qorta usuran thy dambigisana dusha laga sari doono balse hdane ayado waxas dhan ay jiran aya hdane lagu leeyahay qof aya is qarxiyay wa qof waxa usameynayo anan ka warqabin xiligas oo lagu adeganayo wlhi ileen qofna noloshisa ma gooyen xita hdi uu rabo inu jano galo wayo quraanka iyo xadiisyada laguma shegin cidi nafteda goysa jano ayey galee marka taas waxey ku cadeyneysa dadka waxa subinayo in xiligaas aysan iska warqabin laguna adeganayo
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay Жыл бұрын
Kaga daran maahin qof ka fikiraya war hdaad is disho ma danbi la'aan ayad noqoneysa iskaba dhaaf horta inad cid nafta dhafise xita ya ku baneeyay naftada inad gooyso wa cidna qof islaanimo sheganayo oo caqli leh waxa masameyn karo abaayo balse qof la sixray oo markas maskaxdisa mamulkeda ay gacanta ku hayan xiligas dadki sixray oo kaliya aya ku shubi kara waxa ay doonan hdii uu qof dilayo iyo hduu isqarxinayaba lagamana yabo xitaa in qofkaa uu dhaho wan ka fikiraa kaga daran wali mala maqlay qof xitaa dhahayo shabaab ka tirsana isqarxi ayey idhaheen jano ayad galeeye ana wan kasoo baxsaday maya majirto wayo qofka la dhahayo isqarxi asago cadi ah laguma dhahaye waxa lagu dhaha asagoo sixran oo gacantoda markas ayaga uu ku jiro mida kale waxa la arki lahaa dad inta qarax lagu so xiray oo la rabay inay isqarxiyan kalabtay go'ankas oo baqay amase cidanka isku dhiibay oo yiri miino igu xiran dadkasana igu xireen ibadbadiya maya majirto tas waxey ku cadeyneysa marka in dadka qaraxyada iyo dilalka geysanaya in ay yihin dad ananba mirkooda joogin oo kaliya wixi samey la dhaho uun sameynayo
@fadumonur5480
@fadumonur5480 Жыл бұрын
Allaah haa unaxaristo 🥹🥹🥹
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Жыл бұрын
Aamino. Allaha u naxriisto. Shekada Ikran tahliil ayeey kale sheqeysay. Marka inay wax sheegin ayey u dhimatay. Rooble waa kii lahaa waan ogahay cid dishay.masege ayey ii soo diran
@MusadaQMaxamuud-j6v
@MusadaQMaxamuud-j6v Жыл бұрын
Asc❤wariye ayaanle iyo xildhibaan raaxeeye❤ soodhawaada ❤ koleey anga subah ayeey iitahay subah wanaagsan Ayaan idinleeyahay❤
@hamdaali7728
@hamdaali7728 Жыл бұрын
Ku soco
@NadarDahir
@NadarDahir Жыл бұрын
Xildhibaan aamina allah unaxariiisto qof wangsan bay aheed intaa ka arky
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Жыл бұрын
Hiiraan state guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah❤
@khadarxasan4352
@khadarxasan4352 3 ай бұрын
IlahayOw qabriiga Uu nuuri Yaa Rabi 😢🤲🏻
@maxamedaxmed5071
@maxamedaxmed5071 Жыл бұрын
Walahi waa arin xanuun badan
@mahadow1
@mahadow1 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto xildhibaan Aamina 😢
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 Жыл бұрын
Yaa Allah Raximulaah Dhamantood Aaamiiin Alfaatax TaqabaLaaah SCW SCW SCW SCW
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
FAWDAD IYO AMNI DARADA AY SAMEEYEN OO AY MALESHIYAD SO URURSADEN AYAY CIDKALE SAARAYAN! IMANKA LAYDINKA QAD QIYAMAHA WALAYDIN HAYSTA . KURRSI AYAN RABA AYAY DAD NOLOSHOODI U GALAFTEN😢😢😢😢
@awooddadunida4286
@awooddadunida4286 Жыл бұрын
Labo nin oo ilama adeer ah oo isu jiibinaayo
@hanuundoon8342
@hanuundoon8342 9 ай бұрын
Ma isu jiibinayaan mise wuu wareysanayaa?!
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 8 ай бұрын
Allaha unaxariisto xildhibaanada iyo intiiladhimatay
@myday144
@myday144 Жыл бұрын
Rabiyow Aamina iyo inta Islamka ahba unaxaristo wlhy gabartas waxan iga naxay sixun
@alkenalken9460
@alkenalken9460 Жыл бұрын
hadal kan shaki weyn baa ka muuqda Dr fanax wuu ila shaqeeyay xildhibaan aamina istaaf keedi iyo ayada wey dhinteen ciidaan uu siiyay ninkan raaxeeye uu afkiisa ka qirtay waxba ma gaarin waxbaa duugan waxaan halkan ugu baaqayaa nabad sugidda iney ninkan sigaar ah u wareestan fadlan dabagal dheerad ah na ku sameeyaan hadal la diisa oo dhan waa isla weeni iyo kibir iyo meel baan xoog ku heestay iyo xoog iyo qori caaradiisa baan wax ku helay noo caan sidaan u hadlaaya hadduu dalkii ma suul ka yahay waa niyad jab iyo xanuun waliba xildhibaan noo yahay waa naxdin waxaan sameyno ma naqaano ninkan wax ma suuliyad ah haba yaraatee kama muuqato fadlan hadal kiisa wax weyn baa ka muuqdo baaritaan ayaan dal baneynaa hey adaha ey quseyso ninkan baaritaan dheer ha lagu sameeyo fadlan
@LeylaAadam-d9s
@LeylaAadam-d9s 10 ай бұрын
Anigaba wanka yabanahy siduu uhadlaayo
@YosDhere
@YosDhere 6 ай бұрын
Anigu ninkan waan ka shakiyey . Kow ciidan macawislay ah yuu watay . Laba wuxuu soo dhawaystay nin alshabaab ah . Sadex wuxu yidhi gabadha daris baan ahayn wayna cabsanaysay gaadhi iyo ciidan baan siiyay . Waxaa ku dhintay iyada iyo iskaafkeda o kali Iyo erayo kale o badan ninka ha la baadho ?
@Somali100
@Somali100 6 ай бұрын
Haa ninkan Asaga ka danbeyo ,qorshaha ilaa meel fog ayaa laga hagayay Siduu nin 70 maleshiyad wato xiro iskaga so gali karaa ,mesha waxa dagana madax , malaha shababka isqarxiyay isaga so xareyay , si aan looga shakin fanax ayuu dhiibay , Koley xildhibanimada wuxu ku helay waa Missonkas
@najuunajuu7228
@najuunajuu7228 3 ай бұрын
Waad saxantahay Ninkan hadaladiisa Waxaa kamida Inuu doorashada darteed wax u Dili karo
@muskafooltaag5298
@muskafooltaag5298 Ай бұрын
@@najuunajuu7228 maxaa kala dhaxeyo marka ninkan galgecel mahe😁
@ayaanali8203
@ayaanali8203 Жыл бұрын
Waxan oran laha waxa ay dadku rabaan waxa ka horeeya waxa ilaahey rabo umada wada jirkeeda ayaa ilaahey jecel yahay qofkii ka shaqeeya kala goyn waa dambaabey ee sidaad umada isugu heyn laheyden iyo horumarkeeda ka shaqeeya masuul kasta ha ogaado in lagula xisaabtami doono waxa la raaciyay
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 Жыл бұрын
waar sidani nolal mahaa illahay swt xisaab baa idin sugaysa gacan kudhiiglayasha
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Жыл бұрын
Xildhiwaan raaxeeye waa liwaax liwaax dhalay❤
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 Жыл бұрын
So sad to hear that
@aaltamora
@aaltamora Жыл бұрын
Hanoolato
@naimaise
@naimaise Жыл бұрын
Hadeeyba meel sasa tahay maad guryihiina iska jogtaan ood isku waar diyeysaan maxaa meel baylaha idin dhigay dad aad iigu qaliya oo wll abti awoowe leh baa iga baxay mana ilobi dono alaha unaxariisto dhamantood 😭
@QadarCabdi-f8m
@QadarCabdi-f8m 9 ай бұрын
😢💔😮
@saalaxsaciid3599
@saalaxsaciid3599 Жыл бұрын
Ayaanloow dilkii xildhibaan aamino wuu iska cadaa dil qorsheesan inuu ahaa sababtoo ninkii isqarxiyay aamino ilahey ha u naxriistee inuu salamay ayuu isku qarxiyay weyna tilmaamneed taas cidkalena kama danbeyn dowlada ka danbeesay
@baladweynfans5229
@baladweynfans5229 Жыл бұрын
Xildhibaan Mohamed Abdullahi buraale. Shalay wuu nagu garab taagnaa asoo Gudoomiye dhalinyaro ah maanta oo Xildhibaan yahay waa wuxuu ka fakiraa danta Gobolka hiiraan iyo sidii oo u hormarin lahaa Allah Ha fido xil
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
Gaaljacel Badan Ku dhintay😢
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 Жыл бұрын
Haa wlhi lkn baladweyn xamar ayada kadaran dhimashada
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 Жыл бұрын
After 30 minutes ani 10:00 🕙 waa iska seexanah biri
@ah3069
@ah3069 Жыл бұрын
Controversial 💯
@Mohauwies
@Mohauwies Жыл бұрын
Aun😢😢😢dadkas gacan ka xaqdaran dishay 😢
@XaliimaCismaan-f6p
@XaliimaCismaan-f6p Жыл бұрын
❤❤❤
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 Жыл бұрын
@fartunosman3503
@fartunosman3503 Жыл бұрын
Meeshaada hiiraan waxaa lagu laayey dadkii xeryaha qaxootiga Ku jirey iyadoo qabiil ahaan wabiga qaarkood lagu gurey cidii ka danbeysey illaah ayey hortagi aduunkana waa Kanaa oo ey harsan la yihiin ayaga iyo magaalooyin badan oo haakaalah dawlada oran la illaahey haloo toobadkeeno ummadana cafis hala weydiisto taariikhda hiiraan waxaa Ku ciyaarey dad aan ehel u eheen sanbalooshe muxuu ku hadlaa yuusa dhaafaa maanta hadii Kaas awooda yeesho xaasinimadiisa ayuu biyaha lagu imtixaamey ayuu dhax fadhiyaa asaga iyo kuwa kale caloosha ka buko meeley Kala joogaan daafaha somaliya waxaa nabad gaaro qof u jeedaa leh qof macawiisley ku oorkacsanaayo reer hebel fiiriya xey nadheer yihiin iwm muxuu faaiidaa illaahey qalbiga ayuu daalacanaa Kaas ayaa reero matalo iyo kuwa la mid ah oo ey Ku kalsoon yihiin allow sahal amuuraha
@xasanonline1
@xasanonline1 Жыл бұрын
Wax laga naxo dadka la dhameyay reer Hiiraan miyaa
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 Жыл бұрын
Mr buuraale mashallah adiga iyo mahamed c/qadar iyo Abdimalk 3 off you waa idin wadanaa 😊
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
CAQLIGA XOOLAHA AYAU LEEYAHAY KUTE DAWLADA QORI AYAY QAATAY ANIGAN QORIBAN QADTAY. WAAXAS UMAD XIL U HAYAA😢😢😢😢😢😢
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Awalaysan jirin doorasho xalaal ah 🇸🇴 inta badan Siyaasiinta 🇸🇴 waa kuwo dhiiga ku qadeeya ku quraacda kuna casheeya😮😮
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 Жыл бұрын
Askarta lama xisawiyo ayada wan fahmi waye ayaga naf malahan miyaa tolow
@abdiali4626
@abdiali4626 Жыл бұрын
somaalida kursi jacayl ayaa dhameyay
@baractabdi2076
@baractabdi2076 Жыл бұрын
Asc ayàan leeh. Waninjiràz
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Жыл бұрын
Ilaahey idin kashiif tuug moryaan denbi cad sheikh dowladiisa waa mafiyo Allaah idin qabay.Aamiin Aamiin
@odayroy3099
@odayroy3099 Жыл бұрын
Farmaajo iyo Fahad Yaasiin musiibo ka wayn dalkaan masoo marin ayaga iyo Shabaab isku dhaqan ayay ahaayeen
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Fadhi ku dirir jooji
@abdiazizalasow
@abdiazizalasow 3 күн бұрын
Election is a national process that is scheduled and pegged on a specific date and time, it's occurrence can't be swayed by any events regardless of it's weight and importance
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
😢😢 DADKA KU LUGTA LAHAA DHINAC KASTABA WAA BAHALO😢
@abdallakuusoow2811
@abdallakuusoow2811 Жыл бұрын
"Raaaxeeye" Asluub ahaan Magac nin weyn maaha
@khaalidabdi6051
@khaalidabdi6051 Жыл бұрын
Wa runta wllhi wabu ku qancaan yahy
@saadaqabdullahosmanreermag8453
@saadaqabdullahosmanreermag8453 Жыл бұрын
HanooolaaaaTo waxan si joogto ah ula socdaa wareysiyada aad so deyso
@saafiinasalad3676
@saafiinasalad3676 Жыл бұрын
Illahey xal waro Somalia dhamantid sii
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 6 ай бұрын
Alla maxaa xiisaab taala akhiro allaha uraxmado xildhibaan amino
@HasanMohamed-gb5ju
@HasanMohamed-gb5ju 6 ай бұрын
Asc ayanle
@mohamedjamma2285
@mohamedjamma2285 Жыл бұрын
War waxaan lagu xirana yaa ku baray aaa Bi'say bowe mezhi
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Subxallah
@Shushuabdi7
@Shushuabdi7 Жыл бұрын
Ilaahay uunbaa qalbiyada bini aadamka daalacan kara laakiin aniga ninkan hadalkiisa iyo wejigiisa qof dambiga wax ka og'aa ayuu iila egyahay yaa sidoo kale ka shakiyey🤔
@sucaadosman5116
@sucaadosman5116 Жыл бұрын
ASKARTA MAXAA LOO XISAABIN WAAYEY SOW DADKA LAMID MA AHAN?
@cabdullahiyusuf8976
@cabdullahiyusuf8976 Жыл бұрын
Xil raxeye halyey waye guleyso waligaa inbow 💪
@Jibriil571
@Jibriil571 Жыл бұрын
Siyaasasada Soomaliya wax igama galin.kkkk sharma boy
@cabdicali8952
@cabdicali8952 10 ай бұрын
Kan wariyaha sheeganaya ha noolaayo waa cunsuri. Waraysta cid kasta oo farmajo wax ka sheegaysa anigu hargaisa. Yaab
@Hooyo6570
@Hooyo6570 Жыл бұрын
17:49
@Hashi88.
@Hashi88. Жыл бұрын
Damjadiid doorashada kusoo campaign gareeyey, markay kursiga ugu sareeya yimaaden, waa u Aamuseen, aaway cadaaladii ay sheegayeen, Amina waa kursiga Hassan sheikh mohamud.
@QadroCali-k2j
@QadroCali-k2j Жыл бұрын
Xldhiban amina runtii ku dayasho ayey mudneyd ma ilobi doono
@Calgacalow
@Calgacalow 10 ай бұрын
ala unaxaris to
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 10 ай бұрын
Aniga ahaan somalia waxanba amiinay waxa wax qarxiya waxna dila ineysan shabaab kaliya aheen wlhi wana dhacdaa marmar badan ayaanba arkaa siyaasadaa la isku dilaaa
@AbdullahiMuxumadMacalin
@AbdullahiMuxumadMacalin 6 ай бұрын
Qaraxa Waxaa Loo Rabay Xildhibaan Aamina Beenta Daa
@alihussein1677
@alihussein1677 Ай бұрын
Ani waa ka qabsadee oo waxaan rabay waan ka helaye, ugaasku wax ha qabto oo yaan koo icariiriya aanu soo bixin waaye warkiisu. Haduu dad kanaxayo muxuu shalay marki Beledweyne lagu dhamaanayey wax ugu qaban waayey? ileen awood buu lahaaye
@aymanxcabdi756
@aymanxcabdi756 Жыл бұрын
videoka dhameso comment hakusoo ordinee😂😂😂😂
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 10 ай бұрын
Hhh
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Жыл бұрын
Meesha aan haystay
@abdullahikeynaan5047
@abdullahikeynaan5047 Жыл бұрын
Intaan noolaa wlhi ma arag raaxeeye nin ku karti dhawaqiisa wa cadyahy noloo ayan ku rajeynaa ilaa inta dadkeyva ay ka guuleysanayaan
@Yarkawanaagajecel
@Yarkawanaagajecel 2 ай бұрын
Waan qoslay wlahi. Naag af dheeree eheed uuba taagan yahay 🤣🤣
@Hooyo6570
@Hooyo6570 Жыл бұрын
10:26
@abdigouled6801
@abdigouled6801 Жыл бұрын
In lagu dida sax Bay ahay wayo umaqalantid
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z Жыл бұрын
Ayaanle farmaajo iyo Fahad ayuu ku waashay.xasan dhiiqo nooga waran
@Mohamed16830
@Mohamed16830 Жыл бұрын
Xassan xilka ha dhamaysto hadii uu mooryaan yahay alle waa arka sidii inooga qabtay nabad iyo nolol ayuu inooga qaban
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z Жыл бұрын
@@Mohamed16830 haduuba ciidankii dhameeyay ma la sugaa yaab
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Haye sidaa waxad hayso.caawa hanolato
@Abdourahman-we2vv
@Abdourahman-we2vv Жыл бұрын
Waa dad faraha dhiig kuwada leh dameer iyo labadiisa dhagood makala duwana waa isku mid
@saalaxsaciid3599
@saalaxsaciid3599 Жыл бұрын
Dowlada ka denbeesay waxana uleenahay dowlada dad katirsan ayaa fududeesay qaraxas
@chakimhassan2494
@chakimhassan2494 Жыл бұрын
Xildhibaankaan shaki Ayaan uga qabaa inuu wax ka ogaa dilka xildhibaan aamino. Qaab hadalkiisa Ayaana shakiga igu dhaliyay
@Funny.family11
@Funny.family11 Жыл бұрын
XAWADLOW QADIYADA HIRAAN STATE INAA ARAGNO LEE SUGENAA
@hassansheikh8004
@hassansheikh8004 Жыл бұрын
Ayaanle cuqdad u dhimo cuqdada waad u dhiman kartaa
@AbdiQani-tp4sw
@AbdiQani-tp4sw Жыл бұрын
Waa wareysi qabyaalad , soomaali heerka ay mareyso xumaanteeda
@adankalamowmohamed5997
@adankalamowmohamed5997 Жыл бұрын
Hanoolaato: Siyaasiyiinta Koonfurgalbeed Goormeee wareysaneysaaa?
@QeysNuunow
@QeysNuunow 10 ай бұрын
😢😢😢😢
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij Жыл бұрын
Ayaanle daaal saaid ah baa ka muuqda.
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
KAN AYANLE WUXU JECLAN LAHA IN LA DHAHO DAWALAD DISHAY. NINKUNA WUXU LEYEHAY MAYE KURSIGA AYAY INLAGA XOG KABAQAYSAY!! CAJIIB!!!
@Void-69420
@Void-69420 Жыл бұрын
War heedhe waxaan aamisanahay macadaynbaa
@ebyanibar7752
@ebyanibar7752 Жыл бұрын
Ayaanle kk raaxeeye si xun baad ugu danbeeyn ujaftay ,,,,asagoo cirkasla jooga oo leh madaxnimo aniga ama siyaasad meeshii ugu danbeeysay baan ka ggaray ,,, baa ku tiri maxay macno leedahay siyaasad mar hadii canshuur bixiye biyo dhex fadhiyo !!!!! 2
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Khaatumo iyo hiiraan isteyed isku Darasada
@aminasheegow8429
@aminasheegow8429 Жыл бұрын
Allha unaxaristo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@OsmanAli-hc6of
@OsmanAli-hc6of 5 ай бұрын
Meshaas waa lugu go.ay
@abdiazizalasow
@abdiazizalasow 3 күн бұрын
Umad isbaara utaalo sidey dowladnimo kudhisi karta
@Osman-wb4gm
@Osman-wb4gm Жыл бұрын
YAA REER HIIRAAN AH?
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 Жыл бұрын
37
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 114 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
Can You Find Hulk's True Love? Real vs Fake Girlfriend Challenge | Roblox 3D
00:24
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 18 МЛН
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 464 М.
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 86 М.
Xogta iyo Fulinta Toogashada Sedax kamid ahaa Sharwadayaasha Khawaarijta.
3:55
Somali National Television
Рет қаралды 180 М.
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 479 М.
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 114 МЛН