Faadumo Jabriil - Boqortooyaddii ka jirtay

  Рет қаралды 101,787

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 403
@umujabir1402
@umujabir1402 Жыл бұрын
Allahu akbar adunyo waaye dadka laga sheekeynaayo boqortooya iyo waxii laso maray iyo somali manta sidey caalamka kutahay Allahaa soo celiyo sharafteena 🌸
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Жыл бұрын
Soomaali dal qiyam leh ayay ahayd Allah haynaka dhigo kuwa dalkooda aamina dintoodana ku dhaqma insha Allah
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Talo xumo . Indho adeeg bilaa sharci ah . Oo lagu taageero QABYAALAD IYO NiN JACLEYSI XUKUN KU RAAGID IYO WALIBA KUWII DUMIYEY OO QABIIL ABUUURAY ISA LAAYEY XUKUN IYO MAAMUL KEENIWAAYEY .. SUBXAANALAAAH
@user-og1hb3kg7v
@user-og1hb3kg7v Жыл бұрын
Aamiin walaal
@engabdurrahmanosam6927
@engabdurrahmanosam6927 Жыл бұрын
Mansha Allah ayaanle congratulations bro history fantastic bro
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu Жыл бұрын
Fatumo Jibril waxtarkeedu Somali oo dhan buu gaaray ilaahay miisaankeeda ha ugu daro qiyaamaha
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Masha Allah , Faadumo Taariikh badan oo Somalinimo Darwiish bay heysaa .. koley anigu aad baan u jecelahay Dadka Somali ee neceb Gumaysiga kiisa cad iyo kiiisa Madowba .. Noolow Faadumo.
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 Жыл бұрын
Mashaa Allah hooyo Fadumo caafimaadka iyo cimriga Allaha u barakeeyo. Wareysi xiiso iyo taariikh udgoon ayuu ahaa.❤🇸🇴💙
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Warsangali sanaag waxuu kudhaley xamar Warsangali abgaal true history ♥️
@abukarali5564
@abukarali5564 Жыл бұрын
Walleh Ayaanlow Barnaamijkaaga wax badan oo taariikh duugneyd ah ayaa laga faa"iidaye, hore u soco oo qod-qod meel kasta ood is leedahay wax baa Soomaalida uga lumi rabo. Aad baan kuu salaamayaaye, mahadsanid saaxiib.
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
Dhulkii Awowyada Sanaag 👌 Mamadan wax badan baan ka faa'idey wareysigeeda
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 Жыл бұрын
MaanshaAllah Ayaanle waxaan kuugu hambalyeeynayaa garashadaada dheer iyo qabkaada somaalinimo, runtii aad iyo aad ayaad u fakar sareesaa alaha ku xifdiyo wax badan ayaan kaa faa'iidnay. Mahadsanid
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Waa markuu qabyalad xasan Shiekh wax ugu waay. Ayanlle soo kii shalay ma aha
@mahamedsaeedarshe1830
@mahamedsaeedarshe1830 Жыл бұрын
Mama Fatuma Allah ha barakeeyo Aduun iyo aakhiro- she is very articulate Masha Allah, wax badan baa laga bartay, waxaan aad loogu xasuustaa siday environment wax ugu bedeshay especially Puntland - desfrostation kii ka socday, sidoo kale taariikh badan bay haysaa,
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 Жыл бұрын
Mama fadumo jabriil Maasha allaah ✔️👍
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
Ciidanka Gaadhhaye waa In La dhiso!!! 👏🏾👏🏾👏🏾
@mohamedbashir9046
@mohamedbashir9046 5 ай бұрын
Awoowahay ayaa ka mid ahaa Gaar haye
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl 4 ай бұрын
​@@mohamedbashir9046magaci awoowga
@wiilwaal8620
@wiilwaal8620 Жыл бұрын
Masha allah Faduma jamac jibriil Wa maamo Tariikhda aad u taqaana ❤
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
Maa Shaa Allah, Well Needed podcast. Fadumo is a gem to all Somalis, Allah ha u naxariisto her father Jaamac Ducale Jibriil
@nadaali9553
@nadaali9553 Жыл бұрын
Saldanadii al warsangaliya eyeyo cimri dheer iyo cibaado suban illahy kaga baryayaa ❤️❤️❤️❤️aamiin
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsanid walal ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Жыл бұрын
Eedo faadumo jibriil cimri dheer iyo caafimaad allaah ha ku siiyo
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
We need part and more details on Maakhir Sultanate and Governing and her history of growing up; She is fascinating
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Speak your mother'sland language mr dick
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Ayaanlow hadii aad awoodo Part 2 inaad nooga soo qaado Maamada ayaan jeclaan lahayn Xogta ay ina siisay waa 1% kiiba faadumo Jabrel waa Very Important person.❤
@krazyville
@krazyville Жыл бұрын
Part II waa loo baahan yahay I agree
@nadiifoonline8476
@nadiifoonline8476 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@nadiifoonline8476
@nadiifoonline8476 Жыл бұрын
Part two wan ubaahantahy please
@abwaanosmanbulaleh9002
@abwaanosmanbulaleh9002 Жыл бұрын
Masha'allah Allah caafimadka, Caqliga iyo cimrigaba ha kuu barakeeyo Fatumo Jibril
@operationsoffice2
@operationsoffice2 Жыл бұрын
Islaantu waxbay khaladay saldanada Warsangali baa ka horeysay ta majeerteen
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
viva saldanatul makhir state of somalia
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
This video needs needs part 2
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
Viva makhiir state of somalia 🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@shugrimaxamed388
@shugrimaxamed388 Жыл бұрын
@@xaliyetv2024 q
@halwoomer8439
@halwoomer8439 5 ай бұрын
😂😂 riyo malmeed iyo tarikh beenah
@ArdoMuuse
@ArdoMuuse 5 ай бұрын
Q,w​@@xaliyetv2024
@saidfarah189
@saidfarah189 Жыл бұрын
This lady is intellectually heavy weight. Her patriotism and love for united Somalia is magnanimous and noble. This is what educated and enlighten person is all about. I would like to compare Fadumo Jabril way of thinking with lady Edna Adan Ismail the war monger who hails from Hargeisa and wants desperately to divide Somalia people along with a clan lines. Indeed, Edna has deceased mind and lacerated heart. Fadumo Jabril is beautiful and visionary who made the difference ever since she decided to come back to Somalia. her tireless effort and wealthy of experience is evident for this interview. May you live long and prosperity the rest of your life. Ameen Ayaanle Hussein, please invite your programs folks who are like minded such as Fadumo Jibril who is role model for our fragmented Somali society. Said Farah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah alaha haku xifdiyo habo adi wariyaha
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Жыл бұрын
Maasha alaah beautiful history
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 Жыл бұрын
Wcs. Eedo aad baan kuu slmy. Maansha Allaah.
@quruxoday533
@quruxoday533 Жыл бұрын
Hanoolaato aad ayaan ugu mahad celinayaa storyada aad soo galiso wahyaabo badan ayaan ka faaiiday thanks a lot
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Жыл бұрын
Msha Allh maamo qaali ah wan xasuusta xiligay buraan ardayda qoraysey.
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
Alwadania Minal iimaan الوظنيه من إيمان يااهلي الصومال حبيب الوظني أم قالي حفظه الله
@khatrajaamac-me7ft
@khatrajaamac-me7ft Жыл бұрын
MASHALLAH, Eedo,fadumo gurigaga beydhaba ALLAH kusoosahlo. ALLAH dhamaanteen hanaxifdiyo.
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤warsangali ❤❤❤❤
@quruxoday533
@quruxoday533 Жыл бұрын
Maasha Allah hooyo qiimo leh Allah ha ku xafido amiin ❤
@abdulkadirmohamed9692
@abdulkadirmohamed9692 Жыл бұрын
Masha allah mamo allah cimriga haku siiyaadiyo
@quruxsan415
@quruxsan415 Жыл бұрын
Mashlh walhi qof sidan ah taariikh badan haya way inagu yar yihin wa inaynu book ama muuqaalo badan kasi duubano
@walaaltaagtigo9305
@walaaltaagtigo9305 Жыл бұрын
Masha allah hanoolaato wax badan ayaan ka faaiidnay marnaamijyadaada guul aan kuu rajaynayaa maamadana cimrigeeda alla habarakeeyo
@munajamac1273
@munajamac1273 Жыл бұрын
There is strong support and believe of being Somalinimo between Sanaag and Sool community. Sorry guys Somalia will take forever to be peaceful 😢
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 ай бұрын
Sool iyo sanag ma aabaha iya leh marka tuuloyinkaaga sheego dee😂😂😂
@AliKarshe
@AliKarshe Жыл бұрын
MashaAllah you are my Somali lady you could be professor but I will say waa Hoyo Somali 👍👍👍love you hope to meet you
@mrali3601
@mrali3601 Жыл бұрын
Masha Allah reer toosan oo wadani nimo iyo Somali jacayl
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Gabar Abaheed wax baray waa tanaa
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Жыл бұрын
ALLAAH HA SHARFO MAAMADA Aqoonyahanka ah,waa waddaniyad Somali runa M.A
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
صباح الخير ياالصومال
@maxamedcabdimaxamedcabdi2868
@maxamedcabdimaxamedcabdi2868 Жыл бұрын
Maashaa allah ayaanle waad mahadsantaha
@fardosamohamed7654
@fardosamohamed7654 Жыл бұрын
Masha’Allah Tabaraka Laah Allaha eedo cimridheer cibaado wanaagsan Allaha kusiiyo. Allaahuma aamiin aamiin aamiin.
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 Жыл бұрын
Eedo mcn Allah cimri dheer hakugu arsaqo🤲🏾
@Sanaag99
@Sanaag99 Жыл бұрын
are you warsan
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 Жыл бұрын
Ayaanle waa soomaali daacada oo sunta qabiilka kamaran
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Жыл бұрын
Masha Allah Old History is Gold Thnks Mamma Fadumo and Ayaanle Abti Guuleyso ❤
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
🎉🎉🎉
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
Allahumabarik warsangali boqortoyo illahay sultanate dadkeda haafid oo soceli Amiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nadiifoonline8476
@nadiifoonline8476 Жыл бұрын
Aamiin aaammmiin
@ayansalah7729
@ayansalah7729 Жыл бұрын
Warsangali waa xadaariyiin ilbaxnimo ay dheeryihiin somalida kale
@MohamedAhmed-ox1xb
@MohamedAhmed-ox1xb Жыл бұрын
Excellent interview, Brother!!! Keep up the good work!!! Soomaaliya Hanoolaato.
@BasraDiiriye
@BasraDiiriye 5 ай бұрын
Allah hakusiiyo
@yl7301
@yl7301 10 ай бұрын
Amazing history we need real historians like her thank you 🙏
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 Жыл бұрын
SALDANAD ADAG 💟💟 Daaroodku xukun jacayl
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
😅
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 Жыл бұрын
😂😂😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣Wa bunbunis walahi waayo somali reer waliba suldan laba tuulo xukuma way lahayen sida ka warsangale ee labada tuulo ee badhan iyo lasqoray oo kala😂😂😂
@mariaahmed2945
@mariaahmed2945 Жыл бұрын
Masha Allah I wish more Somalis thought like this auntie. May Allah protect her.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
(MASHA’LLAH ♥️🙏🙏🙏🙏FTABARAKA’LLAH)🙏🙏🙏🙏Fadumo🎉Jibriil🙌🎊🌹💞♥️💞♥️🙏♥️🌹🌹💖Cimri🎉dheer🎉iyo Caafimaad 🎊 Cibaado🎉Suuban🎉ayaan( RABBI ) kaaga baryayaa ( IN SHAA ALLAH)🙏🌹💯🎊Waa Shakhsigii🎉ugu🎉wacnaa🎉abid🎉ee Hanoolaato🎉wareysyo🎉🙏🙌💖🌹💯♥️💯💖🎊💞!! Caqli 🎉iyo Cilmi🎉baa laysku🎉dhaafay🎉(MASHA’LLAH)🙏🌹🎊💞♥️💯🙏Guul iyo Gobanimo 💪🙏🎊♥️💖Saldanada🎉Makhir🎉Coast🎉🙌🌹🌹🎊🎊💞♥️💞
@Birds-i5b
@Birds-i5b Жыл бұрын
AYAANLE UU SHEEG TARIIQDA SOMALIDA CUSUB WAX MA AQRIYAAAN #HARTIEMPIRE. IDOOOR WALIGII GAALO XAANBAAR ,RUUFYAN KOOFIYAD DHUUB BEY AHAAYEEN TARIIQ HEROIC MA LAHEYN BALSE HARTI EMPARE WAS REAL
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 Жыл бұрын
Calaa kuli xaal hada dhuxuleeysato iyo dabataad ka tahey hada
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@ccadnanfaarax-kj2fn
@ccadnanfaarax-kj2fn Жыл бұрын
Ayan ke wan ku wataa 👋 wa ku slmy ramadaan kariim hanoolato
@intasarabdi2187
@intasarabdi2187 Жыл бұрын
Xaawo siyad waxa dhashay awoowgey cabdulahi cali ciid allaha unaxaristo
@faysalsoofe1224
@faysalsoofe1224 Жыл бұрын
Msha allah mamo fadumo jibriil taariikh fiicn baaad ka sheekaysay ❤
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
MAN SHAAAAAAAA ALLAH
@zainababdallah5866
@zainababdallah5866 Жыл бұрын
mamadan waa soo halgantey dadkeedi intay utari karto waay usoo qabatay miizaanka xasanaadka alle hawo saaro❤❤❤
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
true history calmadow kashmiir of somalia
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Mom fadumo waxay ma siisey dardaran fiican From USA
@ilhamabdulrahman1247
@ilhamabdulrahman1247 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah saldanooyinkadhan
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri Жыл бұрын
Ayaanlow barnaamijku part 2 malaha miyaa ?
@hindabashe2275
@hindabashe2275 Жыл бұрын
Hanoolato noolow🇲🇵👍
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 9 ай бұрын
Waa gabadhi Bullo Alishire dhashay. Bullo Shubato waxa loogu bixiyey waxay shubatay quruxdi hablaha Somaliyeed. Bullo Garaad Mohamoud Garaad Alishire dhashay ayeeyo Marian Fiqi oo qoyska Muse Carre ahayd, waxa si dhashay gabadh Aden Madoobe ahayd oo HJ, waxa si dhashay gabadh Yaasif ah oo HJ Somalidu waa one big family
@zaksypher571
@zaksypher571 Жыл бұрын
Maasha allah maamo allah haku barakeeyo mahadsanid ayaanle waa taariikh loo baahnaa in la ogaado
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Maasha allah Faadumo waa gabadh burco ah welcoome back to burco mama
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Islaantaan burco shaqo kumalaha
@mohamedabdirahman6939
@mohamedabdirahman6939 Жыл бұрын
Maamo Faadumo waa Mahadsantahay dhab ahaan se innakuma filna hal xalqad oo keliya; waxaynu doonaynaa innaynu ogaano xidhiidhka Faraacinta iyo Soomaalida(Boqoraddii Xatshabsuut) ee Buuraha Calmadow ka xukumi jirtay Soomaalida iyo Xidhiidhkii ay Faraacinta la lahayd in si fiican looga waraysto qof Sooyaalka Bartay ama Maamada wakhti la siiyo ay ku soo diyaarsato macluumaadkaas oo laga waraysto. Saldanaddii Cali Dble ee dhamaadkii Qarnigii 15aad, iyo xidhiidhkii ay la lahayd Saladannadii Cusmaaniyadda iyo hubkii uu kasoo qaatay, iyo weeraradii Isbalaadhinta ee Ilaa Yaman ku ekaa (Suldaan Cali Dable) waa Suldaan kii ugu awoodda badnaa Saladannaddihii Warsangeli.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Viva makhir state ❤️❤️❤️❤️❤️
@osmanfarah2939
@osmanfarah2939 Жыл бұрын
Viva Maakhir Sultanate State of Somalia.
@nabeelwarsane2594
@nabeelwarsane2594 Жыл бұрын
Ileen iidoor weligood beey gaalo la jireen. 😂😂😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣Xaarood cidban ka xiiran ee iyaga ka gaalo jecel
@Nasiragge
@Nasiragge Жыл бұрын
Habo fadumo bulshada somaliyeed badbadinteeda laf-dhabar bay u ahayd
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 Жыл бұрын
Maasha Allah
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato thanks ❤
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Жыл бұрын
Maasha Alaah waxaa fiican in la qoro taariikhdan oo kale Waa inoo muhiim.Ilmaheena dhaxal u noqaneeysa
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Masha Allah, qof qiima leh. Waxaan rajaynayaa in gurigaada dhaqsi laguu soo celiyo.
@user-ew5xq4cx8j
@user-ew5xq4cx8j Жыл бұрын
Cabdullaahi cali ciid allaah haw naxariistee wuxuu ahaa wiilkii xaawo seyid maxamed
@Yusufhalig
@Yusufhalig 5 ай бұрын
Alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereeyo
@adamabby2248
@adamabby2248 Жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamij xiiso badan mama Fatima Jibril Allah ha xafido.
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 Жыл бұрын
Barnaamij aad u fiican. Mahadsanid Ha noolaato !
@AxmedxasanMuuse
@AxmedxasanMuuse 5 ай бұрын
Hanoolaato nabarkaaga ii soo dir
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 Жыл бұрын
We need more story about this hawaryar. Waa waayo arag history of somali aye wax badan ka ogtahay saan u jeedo. Thanks ayaanle 😊
@zeynebali6957
@zeynebali6957 Жыл бұрын
Waresi. Xiiso. Badan. Ayan kalasocdaa. Hanolato. Thanks. Ayaanle
@farhiyoahmed519
@farhiyoahmed519 8 ай бұрын
MashaAllah very/beautiful/smart woman Allaha ku dhowro eedo guuleyso waligaa my 🩸🥰🫶👏❤
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
SULDANIIMII .KAJIIREY. XIILII YADAASII. SAYID CABDUL OSMAN. DEEGAANADA .SSC. RUUN AHAAN TII. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. AAD AYEEY .HOO YOO .FADUMÒO .JIBRIIL
@zamzamhassan4148
@zamzamhassan4148 Жыл бұрын
Mashalaah daaroodka ileen waa niman talin jiray hadii Allah laga cabsana waa dowlad yaqaan cidaas Hawiyaan cawanta aan ka dhashay maxee qaban jireen noogasoo sheykee ayaanle
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Жыл бұрын
Boqortooyadii ajuuraan ma arkin miyaa😅 KZbin ku qor 🎉😅
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Жыл бұрын
Wll soomaalida qabaail ayay ahayd waxay lahayeen xukuumado dhaqanku taliyo oo degsiimo wadaag ah ayay ahaayeen.
@zamzamhassan4148
@zamzamhassan4148 Жыл бұрын
Waa arkay ujuran wana maqlaa daaroodka waxaa raba hawiya waxee qaban jireen ileen mayaqaanan nidamka dowlada dhaqan xumadan waligeeyn ayaa qabnaa umaleynaa wax talin jiray sidan wax mayeeleen
@ruwaydamohamed8774
@ruwaydamohamed8774 Жыл бұрын
War way lahaayeen taariikho iyo boqor tooyooyinba nin soomaali ah oo aan ilbax ama wax garad ahayni majirin.waxan xayawaanka ah ee laaluush qaatayaasha ah malahayn dad maamuleh ayey umadda soomaaliyeed ahayd raadi waad helaysaa tariikhda iyo waxay qaban jireen
@abdifataxahmedsheikh1439
@abdifataxahmedsheikh1439 Жыл бұрын
​@@ruwaydamohamed8774 🎉❤
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
شكرا ايانلي هنولاتو
@Shirazy.
@Shirazy. Жыл бұрын
taariikhda soomaalidu waaa been dhamaanteeed cid walibaa wax aan jirin ayey sheeganysaaaa.
@YacquubYama
@YacquubYama Жыл бұрын
Kuwii xumanta lagu sheekeyay batahy ee galada daba ordi jiray markaa waxan way qorantahy waxaba haka maserin hadusan awoowgaa tariikh kaga tagin
@afbile1
@afbile1 Жыл бұрын
Waraysi taariikh ku saabsan
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
mom fadumo jibriil maashaa allaah tabaarakallah birit somalia xafiduhullaah
@abdulaahimali7817
@abdulaahimali7817 Жыл бұрын
Illahay haw Naxariisto wallaalkay Abdullrahaman Maxamud Ali Bayar He was brother.but i was never see him live
@baambaam6336
@baambaam6336 Жыл бұрын
Darodia history
@safiafarah3547
@safiafarah3547 Жыл бұрын
Mashaa Allah!
@yow4367
@yow4367 Жыл бұрын
Caasimad cusub oo soomaliyeed halaga dhiso sanag
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
Agree 👏👏👏👏
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Harti waa qabiil kamid ah Taariikhda soomaaliwayn Harti La’aantii somalidu taariikh badan maleh
@abdulahidahir7787
@abdulahidahir7787 Жыл бұрын
Hanoolato taarikh fiican ayad so gudbisaa hore usoco ayaanle
@G-dirir_bulgaz
@G-dirir_bulgaz Жыл бұрын
Thanks bro ayaanle waxaan ka faaiidey maamada taariikh runtii u baahn in la xuso
@abdirazakahmed4551
@abdirazakahmed4551 Жыл бұрын
Warsangeli sulthane was powerfull 👑
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 99 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 20 МЛН
مشاهد الكرم الخالدة | بودكاست أسمار
2:21:52
Mics مايكس
Рет қаралды 353 М.
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 23 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 99 МЛН