Dhegaweyne illahay ha barakeeyo walaahay xaada ikacdey maasha allaah Allahu akbar Alaahu akbar
@kaliyexeedmedia65302 жыл бұрын
Maanshaallaah. Saaxiib Kay cumar dhegaweyne waa dhallinyaro weli.
@maxamedqoslaaye16532 жыл бұрын
Waaku salamay ayaanlow saaxib hadii eey macquul tahay abdi bile abdi nooso qabo waa kaaga mahad celinaayaa barnaamishayada. Quruxda badan ee aad noo soo gudbiso
@adontiallah6637 Жыл бұрын
masha allah cumar waanku xiisey hadad masaz kayga aragtid waxanka codsanaya inad iso raadiso plz
@ibrahimbrody27202 жыл бұрын
Mashallah Atlanta 1996 Cabdi bile Cabdi Waa dadaaley. First trail waxa u noqdey first place, ibrahim oo jabuuti matallaayey ayaa noqdey second place
@aarkamudug4478 Жыл бұрын
MaashAllah. Waa waagii aaanu sharafta lahayn
@shamsoaweis21992 жыл бұрын
Mashallah waayo waayo
@maryanmohamed74002 жыл бұрын
Mansha allah, waa baranmij xiisa leh.
@warbaahintadhacdo75602 жыл бұрын
Waa taariikh cajiib ah.
@mahdiosman18522 жыл бұрын
Abtigay C B C Guulayso 🙏
@AliYusuf2 жыл бұрын
masha Allah
@rooraayecalimurjaan377 Жыл бұрын
Qabanqaabadi ugu horreysay heer qaran oo cayaaraha fudud waxaa la qabtay 3da july 1971di taasoo ey ka qeyb qaateen gobollada. Ka hor ciidanka xoogga dalka cayaartoy ka mid ah (sida Cabdulle Nuur, James, Dirir, Siyaad, Suudi iyo rag kale) iyo Booliska (sida Maxamad Abokor waraabe iyo rag kale oo aanan xasuusan hadda) kaliya aa qabanqaabin jiray.
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Cabdi bilaa xay ahe muu waraysto
@dadaalintaaadcaafimaadqabt22052 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@jaamacsaalax90092 жыл бұрын
saaka maxaa war ka,heeysaa qasaaro ayaa jiro g.hiiraan
@nimomohamed3173 Жыл бұрын
Wuxuu modaa in qabyaalad lagu sooxuli jiray ciyaartoyda. Sida dowlad kugushega hada jirta. Ninku wareysanaayo afkiisa qabiil karaadinayaa. What ashame!
@aliabdi8347 Жыл бұрын
Haddii u cabdi bile world record jibin lahaa, kafaaleeya bal, maxaan oran laheen?
@safamarwa35972 жыл бұрын
Waayadii Soomaalidu qiimaha lahayd
@abdulgaadirahmed92192 жыл бұрын
Taariiqda dalka soomaray kalasoco hanoolaato tv
@Am_abdalla Жыл бұрын
Adeer cabdi bile wuxuu ka dhashay reer hibo uleh orodka baadiye ceebmaaha somaali oo dhan reerbaadiye ah cabdibile ceerigaabo buu koray
@drs.nabiha79172 жыл бұрын
Inaderkay cabdi bille cabdi gelle
@abdirahman772 жыл бұрын
Asagiyaaba nool ee maa soo wareesatid
@asadyare72 жыл бұрын
Xoolo atahay. Wareediga cabdi bile maquseeyo
@axamedmaxamed36152 жыл бұрын
Mahad sanid ayaanle kawaran cibile cabdi wll bye
@ahmedosman71852 жыл бұрын
Cabdi Bile isagoo sharaxaya Orodada wuxuu sheegay in Jaamac Karaciin ku dhiirigeliyey Laakiin isagu uu jeclaa Kubadda Cagta ee Naadiga weyn uu u cayaarayey.Orodkana si yar inuu ku soo galay ayuu sheegay oo galab tartan orod jiray uu guulaystay
@mohamedbaashe5046 Жыл бұрын
Sool
@waayeelkajaqafsada49622 жыл бұрын
Ninku waa qabiilkee caadi u dheh Ayaanloow. Maxaa manta dhan ugu wareegaysaa xagee ka yimid. Style kaan Ayaanle waxaa la yiraahdaa Qabyaaladda cilmiga ku dhisan😅😅
@seibjilly7603 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 qabiilo badan ayaa hal gobol degi kara
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Waa run ayaanle waa caadifadayste qabyaaladi dishay qudhun
@jawariguulet4929 Жыл бұрын
Qabiilkiisu waa dhulos 🥇🏆Biladana jamhuuriyada barakeysan ee SSC khaatumo state ayuu usoo qaadayey. Qabiilku Ha Waaro ✊🏽 Qaranimadu Ha dhimato 🇸🇴🔨🔥 Amiin📿🤲
@nimomohamed3173 Жыл бұрын
Xagee kayimaadeen! What can of question is this? They are soomali .maxaa cabdi bile ku goni ah. Badiyo iyo xamarba waa dhul soomaaliyed. Qabyaalada aad ledahay intuu kasoo jeeday cabdi bile.
@awad559 Жыл бұрын
Waxuu ka raadinaa in qabiil lagu soo xuley waa taa saxaafada somaaliyeed waa umad wada bukta jeeris iyo caner wada qabta
@Selma-Jamal_. Жыл бұрын
Kan wariye mahee waa qabiste
@Aliwarderehassan-wp2qd Жыл бұрын
Xoghayaha xiriirka ciyaaraha fudud & kan jaammcada ummadda.dr ALI HASAN WADERE,ABDI BILE ABDI,WUXUU KA BAXAY DUGSIGA SARE JANERAL DAUUD,KA,DIBNA DEEQ WAXBARASHO AYUU KA HELAY DALKA MARAYKANKA GAAR AHAAN GERGIA.
@Viral_videos8222 жыл бұрын
Abdi bile waa reer Taleex gobolka sool
@maan7322 жыл бұрын
waaa nin ugaadhyahan ah qabiil ceeb mahaa kakak
@Viral_videos8222 жыл бұрын
@@maan732 haa wan ogahy inader anba ugaadhyahan baan ahy 😂😂
@maan7322 жыл бұрын
@@Viral_videos822 saxeeex
@gedefletv60492 жыл бұрын
Waa nin dhulbahante ah bay ku fiicantahay
@bachirfarahsougueh58902 жыл бұрын
Orondiyanoo reer jabuti ah aya 80tanki Word champion qaadey oo geeska afrika caan kadhigey AHMED SALAH bakamid ah 3 jeer Word champions noqdey
@husseinabukarhagi73652 жыл бұрын
Ayaanlow dadka somalida waxa ay xiiseyaan dagalada kasocdo dunida soda raasjka ukren tarki codsi kusoodar borogaramka
@maan7322 жыл бұрын
cabdi bile cabdi geele ayaa la dhehaa wuxuu ku dhshay baadiyaha taleex wuxuu ku Koray ceerogaabo.waxaa dagana.ceerigabo adeer kiis oo ahaa police degmada ceerigaabo waxana la.o dhan jiray foortayn.
@nasraaaab6 Жыл бұрын
Ayaanle bahasha haka meeraysan. Waxaad raadinaysaa in abdi bile ku qabiil ahaa gudoomiyaha xidhiidhka
@adanbile4237 Жыл бұрын
Kkkkk jarles nin reer xamar AH ayuu ahaa kkkkk Orodku qaraabo ma galo ! Rikoodh ayuu leeyahay orod walba lagaga qayb galo. # haddaad Diin-Diin diratid sow Garoonka tegimaayaan ! Kadibna ceebi kaa raacimayso Sidii dhacday 2 wiig ka hor.
@adanbile4237 Жыл бұрын
DHEGAWEYNE, DA'DIISU MA DHAQAAQIN, MA SPORTIGAA , MISE WAX BAA KUU WEHELIYA.