Xil Raaxeeye - Wareysi #1/3 - Xusuus Sidee loo doortay Fahad Yaasin

  Рет қаралды 84,633

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 155
@fa1765
@fa1765 Жыл бұрын
Masha Allah Rag waye o Geesi ah Xildhiban Raaxeeye. Allah ku dhowro
@guguulecali5265
@guguulecali5265 Жыл бұрын
Hanoolaato walal alle garabkaaga hagalo ad ayan kuu jeclahay intaad xaqa ku taagantahy ee ka dulman u hiilinayso mahadsanid ❤
@updymaligahmed1396
@updymaligahmed1396 3 ай бұрын
😊
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Thanks Brother 👍
@DalabkaTv
@DalabkaTv Жыл бұрын
Wlhi Xildhibaan Raaxeeye Waa Legend Ninkan Madaxweynaha Hirshabeele Ayuu U Qalma Wlhi
@mohamedkamaludin2931
@mohamedkamaludin2931 Жыл бұрын
Ayaanle Hussein waad ku mahadsantahay, barnaamijkan aad noo soo bandhigtay,
@qaranbileproduction147
@qaranbileproduction147 Жыл бұрын
Asc Ayaanle, waan ku salaamay adiga xildhibaanka. Ayax tag eelna reeb. Farmaajo wuxuu ka tagay hoogaas iyo halaag kaloo dhiman ayuu ka tagay. Allow HSM kheyrkiisa nasoo xiji. Aamiin.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Farmajo hortiis ayey iyo haddeer ba Somalia waa un Qarax
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 Жыл бұрын
Farmaajo/fahad waa tageene, willi lama khanacsano?????
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth Жыл бұрын
Ayaanlow Soo Baydh Dhinacaas Nabad iyo Nolol Waad ku Dheeraataye. Bal dhinaca kale ee Mucaafidkii Wakhtigaasna Warayso… Adiguna Sidii Wariye dhexdhexaad Ah u dhaqan ……
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
He's damuljadiid always
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@abdihakimdeeq7132
@abdihakimdeeq7132 Жыл бұрын
Ayaaanle. Ilaaa iyo. Hda. Ma fahadd ayaaa. Dawasocotaaa. Yaaaaabb. War odeyga general. Fahad walahi waaa. Qatar
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 Жыл бұрын
Rer is wareysanaayo
@IbrahimAbdi-l8y
@IbrahimAbdi-l8y Жыл бұрын
Wali kuuma dhamnaanin miyaaa Dadkii fahad waxkaaga sheegayay Mise kana inuu TV ga kasoomuuqdayuu ubaahday
@Daniboyabdifatah
@Daniboyabdifatah 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Жыл бұрын
Wariye Ayaanle iyo xildhiwaan raaxeeye waa halyey❤❤
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Ilaahey baa nadhaafshey jawaasiistii farmaajo iyo fahad
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Жыл бұрын
Nice
@abdielmiali6555
@abdielmiali6555 Жыл бұрын
Masha allah Buralle alle haku xfdo
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
🌿🇸🇴waa mahadsantihiin wiilasha qaaliga ah 🌿🇸🇴🇸🇴🌿🇸🇴🌿
@MohamedAhmedMohamed-rm2ws
@MohamedAhmedMohamed-rm2ws 10 ай бұрын
Ninkan nin rag weye umada alle Kuma sooo celiyo kaligii taliye farmajo io teamkiisa.
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 Жыл бұрын
Legend ninka xabad kuula soo baxay, xabad baa kaa celisa.
@SiciidSaalah-n2c
@SiciidSaalah-n2c Күн бұрын
War Dalkoo Dhan ayuu Boobkaasi Ka Dhacay .. Bosaso 2 Saac gudaheed ayaa 16 kursi lagu doortay
@warsameali6769
@warsameali6769 8 ай бұрын
Ninyahaw waraysiyadada wan dawada inta badan lkn waraysiyada qaar waxaa adiga kamuuqda xamasad, waxaa iskaga kaa qasmay shaqada iyo emotion kaga gaar ka ah.
@fadumahassan5771
@fadumahassan5771 Жыл бұрын
Allaha kaa cafiyo
@hassankaafi5356
@hassankaafi5356 Жыл бұрын
Xildhibaanada kursiga dartiis hadii aad qoraga uqaadatay maxaa diiday in dadka dhawaca ah dartood aad qoriga u QAADATIIN sow ma cada in kuraasta ey dadku ka qiima badanyihiin
@hassandhiif7104
@hassandhiif7104 Жыл бұрын
Allah unaxaristo meesha Hassan dhiif ladhaho dadka ku dhintay iyo dhamaan dadkii magaladas ku dhintay
@zahramohamed9542
@zahramohamed9542 8 ай бұрын
Dadoow ninka ayaanle nacaybka uu u qabo maxamed siyaad bare iyo maxamed cabdillaahi farmaajo darteed waa inuu u sameeyo dhaliilo taasi waxay ku tusaysaa qabyaalada calooshiisa huruda uu ku kala dilayo umada soomaaliyeed
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Wcs wlc Aboowe
@guledyare7119
@guledyare7119 Жыл бұрын
Dawladii hore somali dhibaato ayey u gaysatay😢😢
@xaajicige3688
@xaajicige3688 Жыл бұрын
Hargeysa ayaan ka daawanayaa ee lasoo dheere qaybta labaad ASC
@taaloogyare11
@taaloogyare11 Жыл бұрын
😢😢😢
@libansaid8479
@libansaid8479 Жыл бұрын
Fahad iyo maxamed cabdullahi farmaajo ayaa ku waalatay
@kaabaax1028
@kaabaax1028 Жыл бұрын
Labadas waa shabab hdne bannka sidii dumarka ddka ka xantaa langab
@axmedcabdiraxmaan6954
@axmedcabdiraxmaan6954 Жыл бұрын
Walaalow magaca tv ga waa kulaqaldateene ubixiya TV ga halakala dhinto wardad ka xun buka maxad kadheef taan iska xidha tv ga
@liibanjamac6584
@liibanjamac6584 Жыл бұрын
🎉
@Daniboyabdifatah
@Daniboyabdifatah 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Fahad Yasin waxaa loo doortay sida kuwa kale
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Malinta aniga magalada aya so galayay wxa ka imid tuulo yar baladweyn 30km u jirta dhanka Koonfured wlhi malim madoow bey u ahed baladweyn
@abdallayuusufyuusuf984
@abdallayuusufyuusuf984 Жыл бұрын
Soomaali oo dhan waa cuqdadeesanyihiin jaahilnimo iyo boob hormar maa lagu gaaraa
@hassanolad-hn6ml
@hassanolad-hn6ml Жыл бұрын
Walaalow dhakhtsr laaan aa kuheestey
@DahaboMahamed-p9x
@DahaboMahamed-p9x Жыл бұрын
Fanka xawadle waa lakasa kabeenka x sh maxamud ku dhawaqey in la dhameeyo shabab
@hassanabtidoon5452
@hassanabtidoon5452 Жыл бұрын
Kama Duwana laba ilma adeera oo maqaaxi ay leeyihiin isu waraysanaya
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
LACNADII ALLA HAKU RIDO FAHAD IYO FARMAJO WALEE TAARIKH MADOW BEY KA TAGEEEN
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Жыл бұрын
illahay aya umasa dhafiyay Dig tatori Farmajo iyo Alshab Fahad Yasin o danbile qaran ah
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Жыл бұрын
Lkn shacabka Somalia waxa dagay qalbigooda nabad iyo nolal
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 8 ай бұрын
Yaab
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Yaa Rabbiyoow Xaqa na waafaji
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Жыл бұрын
Amin Yaa Rabi 🤲🏻
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Mooryaan Waa noocaas, Acuudubillah beenbadnaa. Dowladii hore Dowlad iyo sharaf kama dambaynin, Daanyeeroow🙈
@joemac8787
@joemac8787 Жыл бұрын
Tuug tuug dhalay waaye nootala🗡️
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Жыл бұрын
Sheeko Mareexaan ayaad wataa Siyaad Barre sharaf iyo dowladnimo kama horeen kamana danbeen ayaad dhihi jirteen, hadda ma waxaad biloowdeen Farmaajo sharaf kama danbeen.
@alleyaqaan
@alleyaqaan Жыл бұрын
Waa runtim faqash ayaa xoogaysay
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 Жыл бұрын
Doorashadii 2022 waxaa mas`uul ka ahaa PM Roble oo loo ikmaday in uu Dootashadda maamulo.
@yusufosman4707
@yusufosman4707 Жыл бұрын
Xillibaanka hadalkiisa Satal ma'ahan. Ayaanlana Fahad ayuu diirada uu saarayaa!!!!
@Zaynab_033
@Zaynab_033 Жыл бұрын
Geeesi waaye ninkaan hadalkiisa dhan wuu cadyahy🥷🫶
@maryan186
@maryan186 Жыл бұрын
Adinka lee wax qarxin jiray
@yusufosman4707
@yusufosman4707 Жыл бұрын
Wariye Ayaan waa xariif maxaa yeelay wareysigiisa waxuu aad u daneynayaa dadka kasoo jeedo ama mucaarad ku ahaa dawladiii hore Nabad iyo Nolol. Iskama dhahaayo bal u fiirsada
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 Жыл бұрын
😊😢😮
@lamafilaanchannel4865
@lamafilaanchannel4865 Жыл бұрын
Fahad waa ina la maxkamadya
@mozi3051
@mozi3051 11 ай бұрын
Niyow qofki time sii before question. Interview is all over the place.
@mhassan3002
@mhassan3002 Жыл бұрын
Waraysiyaashaadu waa kuwa qiimo leh oo taariikhleh wali aad u xiiso badan laakiin cilad yar oon ku arkay waan kuu sheegi lahaa hadaad ceebtaada aqbalaysid waxaan arkay markasta oo warasigaaga uusoo galo dawladii farmaajo waxaan arkaa inaad raadinaysid ceebaha kaliya ood wliba siinaysid fursad aad uu qofku ku galfasho xumaynta iyo ceebayntanwaluba adigoo hadalkaas ku camiraya qosol iyo macaansi sida marka intii kale lagavsheekaynayo aad muujiso si kaduwan sidaas waana malayn inaad is dhahdid waa isku beel hadaanan khaldanayn waxaan ahay beelaha ugu cadawsanaa markuu joogay odaygaas marka waxaan kuleeyahay haka tagin cadaalada iyo toosnaanta sharafka bagekaaga mahadsanid
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Fahad passter somali jaajus xabashi ah oo rer yar oo somali meesha ey ka tirsan yihiin magaranayo
@DahaboMahamed-p9x
@DahaboMahamed-p9x Жыл бұрын
Jowhar waxaa ka dhacday dorasho xur iyo xaalal muse sudi yalaxow
@Yassin605
@Yassin605 Жыл бұрын
Waana dhageystay koley obsessive ayaad kuu tahay 😂 Halyeey Fahad Yassin ee😮
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Ayanle waa damuljadiid
@guledyare7119
@guledyare7119 Жыл бұрын
Tuug dad cun ah ayuu ahaa fahad
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
@@guledyare7119 Oo hadder yaa dadka cuna Fahad ma joogee waa tan Qarax dil xarig qabyalad dhulmi socottee? Somaali soo tii iscuneysay ilaa 1989? Mise qabyalad ayaa indaha ku tirtay?
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Жыл бұрын
​@@ahmedkulowabdi821 Somali 1989 ka hor ayay is cuneysay oo waliba rag sheeganaya dowladnimo aan loo dooran ayaa shacabka cuni jiray oo dhibaatada Somalida ee la xalin waayay ilaa hadda bilaabay.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
@@cabdirshidosman9649 ilaa 1800 ayey isdilayeen maryooleey
@amiinali4692
@amiinali4692 Жыл бұрын
Fahad dorashadaas wuu soo hele wana idinka xog badiye ee Roble bahane aa ilahe idin baxashe 😅
@abdirizakahmed5368
@abdirizakahmed5368 Жыл бұрын
Tariikh maddow aan la iloobikarin
@mahameddekabdi379
@mahameddekabdi379 Жыл бұрын
ilaaah ka baq beenta jooji waxaaa waxaaa u donatay dantaaada manta waaa aduun beri waa aqiro fanka iyo bod bodka jooji inaa adeeer
@mohamedaliosman1677
@mohamedaliosman1677 Жыл бұрын
labadiina is raaca fahad u taga ha idin soo cuno
@Akhiyaa
@Akhiyaa Жыл бұрын
Hub ayaa qadanay iyo magaladeni bandow la saray see bandow u ogolaateen hadii aad hub qadateen Xildhiban
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Жыл бұрын
Musuqi iyo tugnimadi ogu xumayd waxa sameyay Farmajo o dig ta tori ah iyo Alashab Fahsd yasin ilmo xaranka danbilaha ah
@abdirizakibrahim6213
@abdirizakibrahim6213 10 ай бұрын
Doqoon wayee kan maxa yele ma Dorasho aya kadici laheed Baledweyne hadii cidankas lakeeynin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Masixul dujalka aqir saman ka somalia loso hor mariyay waye ilmaha tashkilin jiray darogeyn jiray laga nebsaday sheydan weyn bada gadasheda fadhiyo waye ilahow dilka gabadheyda fadumo yusuf axmed le mu kugu so cadado caden buxdo helo gal jecel iyo shiqal ow xasan hadeynan gabar la an idin ku dhicin
@sadiiqabdalla3751
@sadiiqabdalla3751 Жыл бұрын
Si aan kuu caawiyo ma ila wadaagi kartaa cidda aad fariinta ku wado
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
YAAB ISAGA HADI ANU BESHA FAHAD AHAYN SIDU KU OGAADEY IN LA XOGAY
@DaadirAbdi-hb6yu
@DaadirAbdi-hb6yu Жыл бұрын
Calacalka iyo been beenta bdn qofka muslimka ah Uma ficno walle
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Car Ayanle damuljadiid haka hadlo caddaalad darrada banaadiri kismayo Puntland etc
@idilhassan4048
@idilhassan4048 Жыл бұрын
30 people have died for you to have set in the government of Somalia. Now how many lives have you saved? What have you done to change for the people in Hiraan? 😢
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 Жыл бұрын
Who said that people died for this guy. Those people were killed by alshabaab
@omarabdirahman2988
@omarabdirahman2988 8 ай бұрын
Kkkkk those people killed by al shabab kkkkkk
@AliibrahimAB
@AliibrahimAB 11 ай бұрын
2:25
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 Жыл бұрын
Meeydkii dadkaaga ayaa doorasho😅lagu kor qabsaday maxaa qabateen inboow 😅😅
@DahaboMahamed-p9x
@DahaboMahamed-p9x Жыл бұрын
Waa beenta
@hassanhussein9602
@hassanhussein9602 Жыл бұрын
In an qoray qadano kulaha waa iska jabhad somalida
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 Жыл бұрын
Kursiga reerkada marka la xoogo hasoo cabaadin doqonow ka tag meesha😮
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Maxaa u diidan tahay haddii Abgal madaxweyne Hirshabele ka noqdaan adiguba soo shalay madaxweyne ma ahayn
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 Жыл бұрын
Caasimadii iska soo wareejiya
@Sal-lb1sf
@Sal-lb1sf Жыл бұрын
Xildhiban aamino allah unaxristo akhiro adiga iyo sanbaloshe aya low cadabi iyo koxdii qaraxyada shisheye kalisnimada madax marte
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Mareeykanka Maxaa loola yaabaa Haddii xoog lagu tartamaaaya?!
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 Жыл бұрын
Waa dhaqan som jiray ilaa maalintii la dhisay nidamkan ka jir konfurta waa mid ku bilaamaya boob waxan ku dhammanay boob.
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Ragganimo adoo magaaladaadii jooga halugu gumaysto waa kee ninka yeelaya wlaahi anba waa dagaalami lahaa hadii la rabo aan ku dhinto anoo u dagaalamaya masuuliyadayda iyo tan magaalada aam kasoo jeedo dawlada malaku mawt maahan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 See yeelaynaa ma biibnaa😂😂😂😂😂
@aliabdul6581
@aliabdul6581 Жыл бұрын
Ayanley laga rone qabyaladeyse
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk kursigiisa waa adkeeystay
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Hadal an cadeyn les weydiineyn Somaali ugu imoow
@DaadirAbdi-hb6yu
@DaadirAbdi-hb6yu Жыл бұрын
Hanoolato sxb farmajo jogo aya u radsatay wu ku diday filaya fahad iyo farmajo waad ku walatay hadane hassan sheikh wax u ku magacawayo malahan bilash aya dadka farmajo iyo fahad wax Ka shegayo u balaminaysa
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Views lee raadinaaya
@mohamedcm33
@mohamedcm33 Жыл бұрын
Adiga waxaa kuku kalifay inaad intaan o qoral eh ad so qorto labo un midkod 1= qabyaalad 2= in xoga yara dhimirka la,dahay Tas wax xag alle cafimadka allah ba baxdho
@bileabddiAndi
@bileabddiAndi Жыл бұрын
waxaas ayaa xildhibaan dad u eh …qori ayuu qaatay aniga qori ayaan qadanay . yaab soomaaliya ma dhawa
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi Жыл бұрын
Ayaanlow siilka hooyadaa u sheeg Fahad iyo Farmaajo ku qafiiftay Views inay leeyihiin maa aragtay hadaa ka hadasho
@AhmedAli-qx2qq
@AhmedAli-qx2qq Жыл бұрын
Qofka hoyadii hacaayn waa ceeb miyaa muslim aheen hoyadaa oo kalo kasoo qaad asaga waxaa doonta dheh lakin hoyo waa hooyo thnks
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
Subxaanallaah jidkii allaah kusomariyay adoo badqaba ayaad dad kucayday wall allaah utobadken waxad soqortayna masax waa iga nasteexo
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Beeenaalle🤥🤔🤥😡😳🙄
@DahaboMahamed-p9x
@DahaboMahamed-p9x Жыл бұрын
Waa beenta doorashada cadalada ma ahaan waa qoray
@dahiraden297
@dahiraden297 Жыл бұрын
Ina adeer kaa soo wada qayila ka dibna ku heshiiyo in aad ka dhageeysato wuxuu rabo kkkkkk waa yaab caruur xitaa waxaan ma dhageysan karto
@fadumocabdi2890
@fadumocabdi2890 Жыл бұрын
Fahad yasin guuuuuuuuuuuuul
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Sax
@binabari9842
@binabari9842 Жыл бұрын
FIRST this man is not profesional politician , i can know that just from the way he shaved like a teenager. and he is a Member parliament. in Developed nation where the rule of law is obseved he cant attend meeting in the parliament. He wil be kicked out
@abdiwaahid1593
@abdiwaahid1593 10 ай бұрын
Reer magaaladoodii jooga see loo hunguriyeynaa kuraastooda war beenta dhar u xira oo yara qurxiya waxwalba layskama sheegee
@gacalofficial489
@gacalofficial489 Жыл бұрын
Wuxu faan badanaa 😂
@ahmedhadiabdiomar2998
@ahmedhadiabdiomar2998 Жыл бұрын
Xildhibanka doorashadii dhacaday run kama usan shegin
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Жыл бұрын
Runtiis waaye anaga ma biibeyna
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
kkkkk nikaa cambaar uma haleysaan weligiiinna is fareeya hadad rabtaaan
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
FAHAD, FARMAAJO IYO MAXAD SIYAD BARE WAD KU QAFIISTAY AYANLE BUUKANOW😏 WALHAI.NINKAN MACAGA HANOLOTO FUSADAY WUU BUUKA WALIBA WA BUUKAN SOOCOD!!!
@smirailbir3931
@smirailbir3931 Жыл бұрын
Ma aragtey, waxa moda in u dhinac ujanjero marwalba wuba iska qiiroda sidi in dhibka somalia dad khasa kaliya geesten😀
@abdikariinibraahim3252
@abdikariinibraahim3252 Жыл бұрын
Asaga kursigiisu xalalbuu aha kan qof kalena xaraanbu ahaaa caqli foorara
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
KAN AYANLE LA DHAHA WAXAN KA YAABAY SIDA UU U JECELYAHAY IN UU MAQLO DHALILAHA IYO CEEB U YEELIDA MD FORMAJO IYO FAHAD YAASIN AYAN LAYAAB! TOLOY IN SHACABKU FAHMAYAN MA OGA MIYA OO DA CAQLI LEH KA BUUXAN??? #BUUKANSOCID WAXID!!!
@WTv-k6f
@WTv-k6f Жыл бұрын
Ninku faan bdana
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 Жыл бұрын
adiga sidii lagugu so dortay ma saxbey aheed mase qalad
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 995 М.
Ciddi Libaax  - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha
43:26