No video

Dr. Fanax dilaagii yaab lahaa oo qirtay inuu dil u qorsheeyey Wasiirka Diinta Sheekh Mukhtaar Roobow

  Рет қаралды 84,558

Liibaan Lugcad

Liibaan Lugcad

Күн бұрын

Dr. Fanax, dilaagii yaab lahaa oo qirtay inuu dil u qorsheeyey Wasiirka Diinta Sheekh Mukhtaar Roobow, xilli uu maxbuus ku ahaa xarunta NISA.
GUNGAAR

Пікірлер: 71
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Masiibo kugu dhacday ALLAH KU HALAAG OO NAARTA ALLAHA KAA XADIRIYO ADIGA IYO INTII KULA MID AH DHIIGA UMADA AYAAD BANAYSATEEN ALLAHA IDIN BAABIYO
@nashaadabdala3139
@nashaadabdala3139 Жыл бұрын
Amiin amiin
@abdimalik7203
@abdimalik7203 Жыл бұрын
Amin yaa RABBI
@Bepatient866
@Bepatient866 Жыл бұрын
Inuu nin sharwadaa yahay iskuma hayno. Balse musalsalka dhahaya wasiirka diinta dadka caqliga leh kuma soconayo. Wasiirka diinta baa ka shar iyo xumaan badan wasiir kasta ee soo haray.
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Жыл бұрын
Allah Ekpar Allah Ekpar wlhi wayabay subhanallah
@abdirizakhassan1073
@abdirizakhassan1073 Жыл бұрын
Waxa aan aaminsanhey in lagu qasbey in uu sidan u haldo. Yaa aaminaya sidoonka soomaliya
@cumarcabdulahi9091
@cumarcabdulahi9091 Жыл бұрын
Adinkaba alshabab ah hadaba kan kanaxysaan
@yuusufgashanle
@yuusufgashanle 2 күн бұрын
Document 📄📃 baala hayaaa
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt Жыл бұрын
Wali kanoo kale dhiig lagu faano Al qudhmuun ugu kaalay Cadhadaada la dhimo
@huddahussein8992
@huddahussein8992 Жыл бұрын
Hasubuna allh ninkan taba bar miyo bixinaya miya mise wa la waraysanaya Wuxu sharaxaya sida dadka lo toogto e iska jira wayasigan nooca ah wa iga talo 😢😢😢😢😢😢
@ahmedjb3051
@ahmedjb3051 Жыл бұрын
Maxa laga dheefay hee kuwa kle ee dhumiyoyaan ayuu cashir uyhy bee wllhi waayaab wax yaabaha qaar isku daya media inaad ka ilaalisaan sida wax yabaha gaar sida habka qofka loo dilaayo ama ay udilaan
@zamaanlover
@zamaanlover 3 ай бұрын
Right Lakin yad wax u shegaysa ...wa dad xamasad ku shaqenaya odey ...caqiidana malaha
@cabaascabdi6725
@cabaascabdi6725 Жыл бұрын
Halboolaha kulahaa balayo halbowlaha kugooysy 😢😢
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 Жыл бұрын
Hayeey cabaas cabdi waa laguugu daba jiraa😂
@najibkramer1173
@najibkramer1173 Жыл бұрын
Wlh dadkaan 99% waxaan waxba kama oga waalagu qasbaa waala jir dilaa xamar dadka waala iska qabsadaa dhowr kun doller lagusoo furtaa ama waala dilaa hadii laga bixin waayo dambiyo ayaa la yiraahdaa qiro inta si xun loo jir dilo koronto lagu qabto biro lugaha iyo dhabarka looga qabto inta la foorariyo mana taagna qofka mana fadhiyo birana waa hayaan markaasuu qofka inuu dhinto jeclaanayaa
@naimo133
@naimo133 Жыл бұрын
Beenlow intaanoo hadal ah maloo meerinooyaa mase meelow ka aqrinooyaa
@roob9832
@roob9832 Жыл бұрын
Waa macqul
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 Жыл бұрын
Walahi beenta maha qof sidaas lagu sameeyay wey badan tahay dad bdn ooo dambiilayaaal ah aa magaal ka xor ku maraan kuwa kale aa Dusha laga saaraa intaa la jir dilo oo qiro la dhaho aa dad ka laga dhaadhiciyaa inuu dambiila yayhay kii dambilaha ahaa magaalku raaxo ku maraa
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 Жыл бұрын
Wa runta waxan wa mashruuc subhanalah
@ahmedharun4705
@ahmedharun4705 Жыл бұрын
mashaAllah 😢
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Shabeelku cunyee umadii waad dhamayseen ALLAHA IDIN DHAMEEYO
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 Жыл бұрын
Wuu dhedhenshay xannuunka xabadda.
@nasteexoccasiis5302
@nasteexoccasiis5302 Жыл бұрын
xuri yadaa aad sii naysaan dad badan oo xun bay dhiiri galinaysaa wixii xumaan wada abaal kooda allaha mariyo
@yuusufgashanle
@yuusufgashanle 2 күн бұрын
Yaanla togan waa kumandos halo adegsado xureynta dalka Ethiopia
@HasanAbdi-k1g
@HasanAbdi-k1g 7 күн бұрын
Kan woo iska hadlayaa
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Жыл бұрын
Xasidsana subxanallah
@nashaadabdala3139
@nashaadabdala3139 Жыл бұрын
Dr daddka daweyah lah arki jiree mid daddd ka dilah ma jiro bisin kee
@ruuney7083
@ruuney7083 Жыл бұрын
naarta iillahy haku fogee
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Ninkan maba baqaanayo lkn waala dilay
@abdifatahali-ov6dn
@abdifatahali-ov6dn Жыл бұрын
Aala yaasir beledweyne macalin daahir muumin ciyoow,abdulkadir maxamud tifoow(faanis) iyo maxamed muumin tigoow ninkaan ma school kiinii ayuu kasoo baxay? Adeerkeey Hassan nuur cismaan nuur iskufasal maa aheedeen.
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Waxaasaa jaahil nimo ah maantaad haysaa mirihii aad beeratay rasaasta bal mar dhadhami macaaniyo say tahay qaraarba waad mutaysatee Nijaas
@abdirahmanahmed1023
@abdirahmanahmed1023 Жыл бұрын
Sxp ninkaan shawaab maahan waxan uu shegayana waa wax loqoray maaso aya xiniyaha loogu qabtay waala silciye
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Laakiin tan kale saw ma jirto dr ka
@faisacabdirisaq-wy7mn
@faisacabdirisaq-wy7mn Жыл бұрын
Subxana allaah jaahil nimo udhimo
@mulkixaaji1118
@mulkixaaji1118 Жыл бұрын
Waaba la toogteee
@amul2237
@amul2237 Жыл бұрын
@@mulkixaaji1118 ma la dilay
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Ina Isse wxu no sheegay in Fanax xawadle yhy argagaxiso qabil malahn
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 Жыл бұрын
Aduunka waxaa ugu xun cadowga gudahaaga ah waa maradaadu kugu oloshay
@sahromaxamed7256
@sahromaxamed7256 Жыл бұрын
Kan umada waalaayay qabrigaaga bul hayiraahdo
@cabaascabdi6725
@cabaascabdi6725 Жыл бұрын
Nio maxa lasiitay oo uu san ugu hadlayaa😂😂
@zzddffgggh
@zzddffgggh Жыл бұрын
Waxba lama sin wa lo akhriyay si xun wa lo ciqaby
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 Жыл бұрын
​@@zzddffgggh dimbi ma galin miyaa ninkaan😢
@bukharicalayr168
@bukharicalayr168 Жыл бұрын
WTF dawladdu ma caqlıgay ka was an tahay! Sidee ku aqbashay ama ugu fasaxday ınay soo siidaayaan muuqaalo noocaan ah oo khiddad walba ay isticmaalaan ku sheegayaan. Ma oga miyaa kuwa kale inay dhiirigelinayso oo kusii dhiiranayaan inay dilal geeystaan ama ku biiraan argagaxisada.
@mbl1869
@mbl1869 Жыл бұрын
waa kugu raac sanahay , khalad weeye in lasoo day muuqal nocan ah
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
Waa muhiim in la ogaado dhagartoda si loga digtonado
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Waa wax laysla ogyahay waxani brother Xataa ninkasta oo waraysi laga qaadaa Sida dhiiranaanta ah ee uu uwaramo ama usheekeeyo Markaad fiiriso dhiiranaan badan baa ka muuuqata
@M45_0
@M45_0 Жыл бұрын
@@wadanisomali9675 digtooni nooce ah maaha kii ugu horeyay ee sidan smaeeya. Kii wariyaha aha ka horyay. Somali waxba ma barato dowlad inaysan meesha kajirin ayay tusale utahy iyo sirdoon wax layirahdo. Oo qofkastana la kantarooleyn.
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
@@M45_0 ninkaan hadaba sirdoonka ayaa so qabtay.
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 Жыл бұрын
Bisinka in lagu qasbo inu sidan u hadlaa laga yaabaa waayo soomaliya iyadiiba wada bahal miidhan jooga allaa waxa jira oog dawladu sawtii gabadhii yarayd ee igraan isku tuur tuuraysay
@nasteexoccasiis5302
@nasteexoccasiis5302 Жыл бұрын
maxaad xuriyada usii naysaan ninka noocasa inin kaa wax kale kasha qeenaya
@nuurali7023
@nuurali7023 Жыл бұрын
Maxaa la siiyay ninkan wuu fardo baxay
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Masiibo kuugu dhacday ninkaan waa in tiirka hore loogeeyaa yuusan noqon reer hebel cadaalada waa in lawafajiyaa
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 Жыл бұрын
Ma la dilay asaga hada
@adenali6381
@adenali6381 Жыл бұрын
Ninkan daro badana asaka sawirkisa laso qadanayo
@shikriahmed2386
@shikriahmed2386 Жыл бұрын
Ninkaan waa nin xun waayo narees malaha illahay aan kaa husgalay
@danjosephydan-fc2qr
@danjosephydan-fc2qr Жыл бұрын
Iiikkkł
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Жыл бұрын
Waxbarasho khasaartay balaaya kudishay
@moro_gang
@moro_gang 3 ай бұрын
Ayaga dhan isku afsomali waye 1 hadal be ku hadlan yaab
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Waar meeshu bahala galeen bay noqotay ilaahay haw sahlo Muqdisho
@ziao.1359
@ziao.1359 Жыл бұрын
Bahalo galeen way dhaaftay. Khiyaamo iyo qudhun say ugu dhaqmayeen bay isku bedeleen….. wax aanad garanayn wax ad ku tilmaanto. Dugaag dheh
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
@@ziao.1359 waar niyow iyagoo sidaas ah ayay hadana isla quman yihiin oo u haystaan in ay iyagu saxan yihiin
@ziao.1359
@ziao.1359 Жыл бұрын
@@abdiyusuf9419 haa….. wa dad sida ay qarax ugu dhexnoolayen maskaxiyan jiran. Waxa ad arkayso ma arkaan
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt Жыл бұрын
Rabi haka qabto kuwii todobaadkan la toogtay but ku jiray najisku
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
@@umusafia-jm5dt Safia boqolaal bahal oo isaga oo kalaa jooga ee ilahay umada haka qabto iimaan laawayaasha
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 Жыл бұрын
Dhabrka ninka katooktay doqon nin raga dhabrka lagama toogto
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Alaah ku cadaab ilaaj bi, idin laah
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 Жыл бұрын
Been geeso waa waayn miskiinkan waa lagu qasbay jirdil loogaystay awgeed waxaa jiro muqaal sira oo uu ku sheegay caqiida iyo in arinkan lagu qasbay wariye munaafaq ah nio akhiro xageed aadi dulmi ayaad ka qayb qaadanaysa shacab loogaysanayo
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,3 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 25 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Somali National Television
Рет қаралды 2 МЛН
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 437 М.
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
Qaybta 5 aad ee AFMEER &  Kawaanle Maxamed Cali Kalaay
43:38
AF MEER
Рет қаралды 549 М.
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 727 М.
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,3 МЛН