No video

HANUUNIYE@(uraxiyo daruur)

  Рет қаралды 169,620

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 3 жыл бұрын
Ubax iyo daruuriyo Dabeyl caafimadoo Dadku wada jecleystaay 🌹❤️ 🌹❤️ Dariiqii adaabtoo Dersku uu amaanay Duca waalidkeed iyo KheyrTuu ku degayee Da’deed ugu horreysaay 🌹❤️. 🌹❤️ Geeridii ku dili laheyd Ha soo daahdo waayoo Rabigeey dib how dhigo... 🌹💔. 🌹❤️ Raga kaad ka damacdee Guur aad ka doontana Waa yahay ka daacada Iyo derajo kala kulan ❤️💓❤️🌹🌹🌹🌹 Aqal daahyo waaweyn Iyo daar muraayada Hadba kii aad doontoo Dookhaagu jecelyahay La degoo nasiibkaagu Ha ku deeqo weligaa. 🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹 Ubad aan deg degin iyo Neecaaw da’eysoo Alla kuugu deeqiyo Nimco kugu dambeysee Aamiin dheh duniyaay 🌹❤️🌹❤️🌹❤️ Dhibaataa la derisoo Aadmiga an deynine Dadka lala abuuree Haba arag wax kuu daran . ❤️🌹❤️🌹❤️🌹 Alla daa’in weeyee Dawo caafimaad iyo Dalaala ha ku siiyo 🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹 Anna kaama daayaan Indhaheeygu deymada Dushaan kaa ilaashaa.....
@hassanhabbad2028
@hassanhabbad2028 2 жыл бұрын
Masha Allah
@abdiazizali-dd5kr
@abdiazizali-dd5kr Жыл бұрын
❤mahasnd
@cabdiboodhari1764
@cabdiboodhari1764 4 жыл бұрын
Waaah waah waxaasaa jaceyla wa cudkii macaanaa ee cabdalla yuusuf hanuuniye
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Waliba ku darsoo wuu u duceeyey
@cabdiboodhari1764
@cabdiboodhari1764 4 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 sax weeye waliba waxaan ka xasuustaa geeerida hasoodaahdo rabigey dib howdhigo
@hassanhass6283
@hassanhass6283 4 жыл бұрын
Heestaa ha la iisoo helo
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 жыл бұрын
Gab dhaha somalida waxey yiraahdaa had iyo jeerba raga somalida ma ahan romantic Inta bal blaarka iyo liil baliil iyo wax uraa oodhan soo dhageestaaan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Wllhi hanumiye fanan ka qiimo badan ma aan arag dumarka walaku dilaa hanuniye aad buuu u jecelhay waayo hesihii waxad ka aragtaa marka uu leyahay ninkii amino guursadow daji meel barwaaqo ah hesahiisa midba midakale ayey ka shidantahy
@boorkakakac
@boorkakakac 3 ай бұрын
Heesta aan aad ujeclahay weeye🔥 Faaid,Caate,Abdullahi iyo Bucul iyo rag badan baan kuxusuusta heesta. Aduunow
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 2 жыл бұрын
Al fsnaan Hanuuniye adunka cizi sharaf ku noolow aakhirana janno 🙏🤞❤❤ dhaxal aan dhiman baan ka haysanaa
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 4 жыл бұрын
somaalay walaalayaal bal heestan dhegeysta dabeedna qiimeeya , maxay hablaheenu u yiraahdaan raga somaliyeed romatic iyo jaceyl waxba kama yaqaanaan , waa yaabe maxaa kalooy doonayaan , hadaanu duco, daacadnimo iyo amaanba isugu darayno.....
@goledirie4702
@goledirie4702 Жыл бұрын
Allahavunaxariisto Cabdalla Yusuf Hanuuniye, cod dagan , Oo macaan, iyo music aan ku dhibay in aan ku raaxayzato mooyaane
@hassanhass6283
@hassanhass6283 4 жыл бұрын
Ubax iyo daruureey waa heestaan haasaha hanooniye ugu hardhagaystay hesahiisana xoogbaan uteegaaara balse qarkood aan jeclaaa waan kawaayay you tubeka sida heestii ahayd ( saw dunidu maahayn isirdiir walaalo kala durugsan fadlan heestaa hadaad haysaaan soogaliya you tubeka sxbyal thankis)
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Wey ku jirtaa sxb
@shacnihussein556
@shacnihussein556 2 жыл бұрын
Wlh waa hees qalbiga tabaneyso
@hassanhabbad4534
@hassanhabbad4534 2 жыл бұрын
Shcni kwrn sida gabadhaa loo amaanay
@hassanbarre2311
@hassanbarre2311 2 жыл бұрын
Hanuuniye mu alif kabaniste abwaan heesaa intaba wuu ahaa Awoowe caafimaad taam ah insha llah
@mukhtarrobleh9804
@mukhtarrobleh9804 4 жыл бұрын
Ax yaa hees hanuuniye fanaan aan taagero heesihiisa mid mid ka dhacda maleh
@abdirashid4648
@abdirashid4648 4 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaw heesihi hore hanuuniye so badi sxb thankyouuuu
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waayo waayo
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
❤❤
@abdiazizali-dd5kr
@abdiazizali-dd5kr Жыл бұрын
Nin weyn ba hesay hestan ❤legend, inan mar un kula kulmo wan jiclan lahaa hanuniye
@nadiiradan7832
@nadiiradan7832 4 жыл бұрын
sxb hesaha hanuniye noso badi
@mohamudabdiwali7491
@mohamudabdiwali7491 4 жыл бұрын
Saxib qali wad mahad santahay heso badan oo hanuniye aha ba kamaqan mesha sogali saxib
@mohamudabdiwali7491
@mohamudabdiwali7491 4 жыл бұрын
Anaguna lak iy s wan ku dhahyina sabadi
@Somanearte
@Somanearte 8 ай бұрын
Old is Gold ❤🎵
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hanuuniye iyo waayo waayo
@abdikadirmuhumed4470
@abdikadirmuhumed4470 4 жыл бұрын
Xasuus 2004 ayaan ku qayili jiray heestan
@badriofficial342
@badriofficial342 Жыл бұрын
Hada imisa jir ayaa tahy
@maxamedabdibarechnnl243
@maxamedabdibarechnnl243 2 жыл бұрын
Waxaatahay jeex kamida jasmiga ruuxdaydoo jacaylkaan kuu qabaa kawan jamasho iyo ciyaar
@abdirashid4648
@abdirashid4648 4 жыл бұрын
Waxan ka codsanayaa hees fanaanka qado oo ah geed geed kabaxay
@issaali8297
@issaali8297 4 жыл бұрын
Miraha abwaankee sameeyay tollow?
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
Kolay ninkan isagaa heesaha badan samaysan jiray oo wuxuu ahaa fananka fananinkle u dhiibay xataa heesee ay qaadeen lkn ma hubo inuu3 tan leyhy
@canuudabdiaziz4029
@canuudabdiaziz4029 4 жыл бұрын
Esxan Heesaha Hanuuniye waa durdur Aan gureyn
@sahramahamed1600
@sahramahamed1600 4 жыл бұрын
Hestn waxa smeyey busul nin ladhoho wxan losameyey hoyadey oduniyo cali ladhoho wlhi mar hore laqadey lkn KZbin dhaqso lamaso galin
@muhidinmuhidin6493
@muhidinmuhidin6493 4 жыл бұрын
@@sahramahamed1600 Axsan
@raasoofficial769
@raasoofficial769 4 жыл бұрын
asxan hees wlh pls subscribe iiisaara youtube kayga
@mohamedabdulle9904
@mohamedabdulle9904 4 жыл бұрын
CAADI MAAHIN MAAHIN DANBIGIISA ALLA DHAAFO FANAANKA
Cabdale yuusuf Hanuuniye (istaahil)
12:24
Qarami Media Pro
Рет қаралды 302 М.
Cabdile yuusuf hanuuniye heestii istaahil
12:24
Cabdi xakin Rashid
Рет қаралды 97 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
Abdallah Yusuf Hanuuniye
6:24
Mohamed Najeb
Рет қаралды 173 М.
Cabdala yuusuf hanuuniye (Dabeylihii jacaylka)
8:16
Qarami Media Pro
Рет қаралды 328 М.
SAMIIRKII AYUUB//HANUUNIYE//ERAYADII YAMYAM//KABAN//LYRICS
11:47
QOORYARE Studio
Рет қаралды 118 М.
Caashaqa Ma Dhaafnaa
10:10
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 56 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Hanuuniye ( Adna shidatey caashaqaan ku aheyn shuraakada)
8:34
Qarami Media Pro
Рет қаралды 86 М.
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Inanyahay Garaadlaay Lyrics
8:18
Rageedii™
Рет қаралды 719 М.