Hargaysa Khalkhalka Amin & Jabhada Ka Hoos curatay Xukumada madaxwyn Cirro

  Рет қаралды 34,293

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 84
@abdihayd2924
@abdihayd2924 15 күн бұрын
SHARCIGA SLND. BAA. KASAREEYA. WAXWALABA. JAAMACOW❤❤❤. KAMARADA. KKKK. WAA LOOSULQAADANAYAA. SZB. HOOSTA AYAA. DIWLADII. KASHAQEYNEYSAA. ❤❤❤ SHACABKEEDNA. DULQAADBEY. ULEEDAHAY. INAY. UDULQAADATO❤
@tamerat.
@tamerat. 15 күн бұрын
Super awal waa sida dhergigii 😂😂 meesha waa hantiilayaasha
@SamalehAli-c8d
@SamalehAli-c8d 12 күн бұрын
Asc waxa niga so salamya jabuti walaheyga somalied waxa niga odsanaya inaad midowdaan wa iga codsi
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 15 күн бұрын
Dadkan galbeedkaa qori waa ilaaween in qori ayaa qaataana waa muhiim walaalahooda barigana gacan siiyaaan waa muhiim
@ashasalah2835
@ashasalah2835 15 күн бұрын
HARGEYSA WELCOME DAGAAL SOKEEYE, UU MUUSE MAJNUUN ABANDUULA KA YAHAY.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 15 күн бұрын
Ina biixi fulay sidiis baxsandoinaa
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 15 күн бұрын
Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@Abdiwaliaxmedidlejibaax
@Abdiwaliaxmedidlejibaax 15 күн бұрын
Asc sstv soomaali laan waxaa lagaadhay xilii aanrajaynhaynay wayduntay ❤❤❤❤❤❤❤
@MustafeAhmed-v8h
@MustafeAhmed-v8h 13 күн бұрын
Hhhh mxd rajaynaysay inay dunto hhh wlhi inanay ciyar ciyar ku dimayn hadad ruush so kaxaysato ciyartayda run modo iska faraxsanow 😂😂
@CabdilaahiCabdilaahi-x5z
@CabdilaahiCabdilaahi-x5z 15 күн бұрын
Hogaamiyayaasha hawiye
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 15 күн бұрын
Dhibaato aan Xasan munaafaq ahayn dalka ma haysto min Mogadishu ilaa Zaylac.
@saamofficialchannel4310
@saamofficialchannel4310 14 күн бұрын
Jaamacoow inanta reerka soo waydiiso waad ku dakhrantahee
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 15 күн бұрын
GUUUUL GUUUUULDAARRRRRROD ❤❤❤❤❤❤❤
@cabdisamadmowliid8267
@cabdisamadmowliid8267 14 күн бұрын
Waar niyaw nimankani ciilkay uqaban somaliland iyo isaaq neceba 😢😢
@tamerat.
@tamerat. 15 күн бұрын
Buur way leeyihiin oo awal ka dhulkiisu 70% waa buuro
@maden7818
@maden7818 14 күн бұрын
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho". Awalba Jabhada SNM waxaa dhisay nin amxaar ah Mingiste xayle maryam shaki la'aan wax awalba xaaraan lagu dhisay huri mayso in jabhado kale kasoo hoos baxayaan.
@abdirahmanjama9290
@abdirahmanjama9290 15 күн бұрын
Nacdashan cagdheer cowries iyo cadaawadda ma qarsan karaan
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 15 күн бұрын
Dhadiga Isaaq jabahdiis laa laayabay
@xaliimojamac9925
@xaliimojamac9925 15 күн бұрын
Cagdheereey caqligiinii Magee idi namaste tagey Maa shaba kale yeelataan sixun baa u ilbaxdeen xishooda
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 15 күн бұрын
GUUUL GUUUUL SOMALI LAND H JABTO ALLIHO IISAQO NART KOREED😊
@عليعثمان-ح7ط
@عليعثمان-ح7ط 15 күн бұрын
Haye Jaanac iyo guuleed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 15 күн бұрын
Jabhada ssb iyo g 36 gartay oo dagaal ayeyba ku jiraan lkn nimanka habar awal ma fahmin jabhada la sheegayo in ay samaysteen iyaga oo dalka xukumayey intii ugu badnayd
@abdiwaliisse3082
@abdiwaliisse3082 15 күн бұрын
INAMADAN MAXAA CALOOLXUMO HAYSA
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 15 күн бұрын
Warkaa anagu mahaynee ma,futadaada ayaa kuusheegtay
@NagaadMohamed-s3x
@NagaadMohamed-s3x 4 күн бұрын
Ilaahaw kaa yar itus madaxaan kaaga dhufan lahaa
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 15 күн бұрын
kuwan jecelaaa somaliland inuu dagaal ka dhaco lkn xaasidnimadu idinka ha idinku noqoto insha alaah 😅
@MuxammedFoosi
@MuxammedFoosi 14 күн бұрын
Ehlu NAAR munaafiqiintii Nabigu inooga digayb labadan baa mida anigii joognay beey nooga waranmahayaan
@hanaassasasa12340
@hanaassasasa12340 15 күн бұрын
Ubax goosha mardhowayd ban arkayba iyadoo v8 wadata
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 15 күн бұрын
😂😂 xasbiyalaahu waa nimcalwakiil Allaahu Akbar cadawgii waalay yaahuu ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️beladaa nalarabtaan Allaha Raxmaannihi idinkurid idinka insha ALLAAH aaammiiin yaarabbii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️💯
@fahmyyacin
@fahmyyacin 15 күн бұрын
Cagdheer oo bila camala
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 15 күн бұрын
Illahow somaliland dhulgariir iyo fulkano ku satat dad iyo dunyo xabadi ha ka badbadin wa dad uqubo ku dha cdey oo calosha ka jiran. Sida anfar ookale qiyamaha usoo dedeji
@FaatimaAwdhuub
@FaatimaAwdhuub 14 күн бұрын
isku bax
@MexchangeMexchange
@MexchangeMexchange 14 күн бұрын
Hoyadaa. Calloosha xun ka was. Goday ba. Badbaado kaga baahan
@MuuseAamusane-ub8il
@MuuseAamusane-ub8il 15 күн бұрын
Waarniyow ninkan jaamac gallad layidhaa waa ninka kaliya ee dhaqankayaga fahma kaaley ma gabadh isaaq ah baa dhashey😮😮
@sahraj3885
@sahraj3885 15 күн бұрын
Mayla aragtey kkkkkk
@MuuseAamusane-ub8il
@MuuseAamusane-ub8il 14 күн бұрын
@@sahraj3885 Haa niyow
@aliguled2166
@aliguled2166 15 күн бұрын
Cagdheer asal
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 15 күн бұрын
Cagdheer dhab ka hadal a horn cable bay ka copy gareeyeen ilayn caqli ay wax ku curiyaan malaha eh. Hargeysa iyo Somaliland tii uu beenta siyaad barre ugu ballan qaaday inay qaataan bay ka samri la’yihiin iyagii oo dhulkii isaaq laga hoos saarayo jigjigana bartirihii iyo kasrsadii lahayd lagu wareejinayo ayay hadana Somaliland uun soo eegayaan oo ku mashquulayaan
@faaraxuubale5971
@faaraxuubale5971 15 күн бұрын
jabhada gooshe dhe jamacoo waar rag maaha ee waa jabhada inanta oo waxay tagayaan maqaaxida inanta kkkkkkkk
@AxmedSaleban-x3v
@AxmedSaleban-x3v 15 күн бұрын
JABHADA SACAD MUUSE NASAHA INANTA GOOSHA AYAY GUDHUUNTAAA
@apdikareem.
@apdikareem. 15 күн бұрын
Jamacoow kan yari waa caŕuur kulama qodikarayo isgadaa ama tababar wuxu kumodayaa qaɓiil
@zupeeercade485
@zupeeercade485 15 күн бұрын
Daroodku necbaa nabadda somaliland waa nabad hadaad idinku nairobi qaxoonti kutihiin😂😂
@fmohamed5930
@fmohamed5930 15 күн бұрын
War Jaamac Galadow hadalka halagaa helo
@Ahmedismael-h6k
@Ahmedismael-h6k 15 күн бұрын
Uraaye hoyada afraid wass
@maxamedkaahin8637
@maxamedkaahin8637 15 күн бұрын
War jaamac malina wa xanu pab sanay kamahadashid miyaa lacag ciidan dawlad waar waxka hadal
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 14 күн бұрын
Waar hargaysi waa nabad
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 15 күн бұрын
SPSA=SUPER POWER SUBEER AWAL
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 15 күн бұрын
Jabhadu naaso😂 waawaynaa cunto miyaa lakarinayaa kk
@abdihakimmahamoud4670
@abdihakimmahamoud4670 15 күн бұрын
Hooyadaa was ee walahii taasi waad qoomamayn dontaaa
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 15 күн бұрын
Ceeb hooyo ha caayin 🤔
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 15 күн бұрын
Nimanka ciro dhaliilaya dawlada oo sanad jirsan way degdegayaan waana caqli xumo iyo walaali sidaa darteed fadlan halala shaqeeyo odayga ha la iska duubnaado
@hamdamohamed3493
@hamdamohamed3493 14 күн бұрын
Sidaad jeclaydeen weeye in khal khal dhaco se dhici mayso
@samiakheyre762
@samiakheyre762 15 күн бұрын
kkkkk maxa ka galaay hargesa cagdheertii buugtaay
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 15 күн бұрын
Madax duub ayaa ka bilowmay gabiley
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 15 күн бұрын
Cagdheer Cagdheer dhashay maxaa somaliland kagalay gumay sigaaga ku jir
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 14 күн бұрын
Gumeeyasataha calankiisa soow taad qaadatay
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 15 күн бұрын
Argagixisa ku nool somaliland
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 15 күн бұрын
HHHHHHH YAA SAXAAFADII DHIMATEY XIQDI IYO NACAYBKA REER SOOMALILAND AYUUNBA LA ARKAYAA NIN BA LAGU YIDHI HEBEL BAA KU CAAYAYEY WUXUU KU JAWAABEY OO HADUU ICAAYO AWALBA COL BAANU AHEYN MARKAA ADEER INTAD IYEELI KARTID AF IYO ADIN WAXBA HA LA HADHINA SAACUFIIN SAACUFIIN SAACUFIIN SAACUFIIN
@sudesaid8059
@sudesaid8059 15 күн бұрын
War Waad Jirantahay Akhiradaada ubaq Somali 🇸🇴 Somali Nexeb malahan Cuqdadu waa wax aad uxun Dadka Cuqdada Qabah waa Dadka Caliga Yar xasuuso Qabriga iyo Axwashisa Aduunka Dadka Cuqdada Qaba Waa Dad anan meel dheer garinin
@shucaybmaxamuud1234
@shucaybmaxamuud1234 15 күн бұрын
AFARII QOF EE SHSSHSDDA KA MUQDAY MA DHAAFSIISNA. HABAR AWALNA WAY KA ILBAXSANYIN WAX JABHAD SAMAYSTA.
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 15 күн бұрын
waa laba ciilqabayaal ah labadani waan ufiirsaday nacayb iyo xasadnimo ayaa buux dhaafiyay
@AhmedIbrahim-iz6yp
@AhmedIbrahim-iz6yp 15 күн бұрын
Hargaysa mahooyadiin baaleh afqadhmuune
@Ahmedismael-h6k
@Ahmedismael-h6k 15 күн бұрын
Hoayda afka ka wass
@axmedjaamacmaxamedCilmi
@axmedjaamacmaxamedCilmi 15 күн бұрын
Abiib na madani bu ku dhawaqay
@axmedcali9128
@axmedcali9128 15 күн бұрын
Ubooy wad liidatan war kan carabka wayn eebenta badan yaa ina baray
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 15 күн бұрын
Jaamac waa nin dhibbadan maleeshiyaadka leexsan kkkkk
@AbdiMaxamed-c7g
@AbdiMaxamed-c7g 15 күн бұрын
Waarun.jamcow.zxb .anoojoga.gabiley.aqlkaaga.waxyaal.2aake.47.iyo.halbadhidalola
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 15 күн бұрын
jabhad kulahaa reer miyi ayaa iska kaa celiyay dumar iyo caruur aad iska disho ayaad ubarateee 😅
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 15 күн бұрын
Ware jama yaa udaqhalami waa xawen xadii loo kaco waa laqaqa taxaluusi xawen ka muuse muuse sabaya waa fuuley fuuley dhalay waa jaahil dhibjira oo tuuga alle haw naxariisto
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 15 күн бұрын
Jaamacaw ogaadeen uu yaqaan sacad muuse 😂😂😂😂 bal ka warran kuwii oo samaystay jabhad naag qarsato ahi haysato. Wuxuun bay ku dambayn jabhad dumar ah oo u yeedhanaya rag la qayila. BUQDA ISAAQ HA NOOLAATO
@Adamyare-ii7jd
@Adamyare-ii7jd 15 күн бұрын
Hhh jamacow dacayada nagadaya sidad na moden manihin
@MakoFarax
@MakoFarax 15 күн бұрын
ALAAA XASIDKU HA DHACO HADII SHINBIRI DHUUSTO WAX XUNBAY KA SHEEGayan Ogadeenow wax dhib idinku filan adoonta aad tihiin xawaynyahow
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 15 күн бұрын
Been iyo huuhaa looma baahna jabhad majirto somaliland waa mid nacabkayagiiyoow.
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 15 күн бұрын
Ma dagaalkii naasa weynaa gudaha ka bilowday.
@ugbaadmaxamedcabdi
@ugbaadmaxamedcabdi 15 күн бұрын
Somali walaalohood uun beey xumaan laa dooni cajiib dhulka gaalada ee joogaanaa weey iska dhowraan cajiib 😢
@MuxiyoDiincarab
@MuxiyoDiincarab 15 күн бұрын
Ilaahay idin khalkhali idinka insha allaah alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar 😊😂😅😂😊😂😊😊😂😊😂
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 15 күн бұрын
been waynaaa nimakan cagdheer
@maxamedcabdi60
@maxamedcabdi60 15 күн бұрын
😂😂 iidoorku waa rag filimada mataliyaqaana woxoogu waa afka uun jaamacoow hadaanu daarood nahay ineynu kudayano jilista filimadaas ayaa wanagsan oonu dagaalka iskadeyno Somaliland wey kafican tahay somalia
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 15 күн бұрын
Idoor isku dhamaada illahey isku kin salad oo xabadi idinkama baxdo.
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 15 күн бұрын
yaahuuu hoostaada la hel ciilqabayow ciil udhimo nacdalyay faqzshtiii 😅
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 15 күн бұрын
,iskubax xaasidma ma aflaxo daarood adi dartaa ucaayimaayo adna allaah haku caafiyo
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 15 күн бұрын
@malyuunaxmed7459 Xabadi idinkama hadho fulkano iyo dhulgariir idin qabsatey xabadi idinkama badbado.
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 15 күн бұрын
​@@MaleykaGabanewaar naga xishoo maalintaan madhano barbariyo hargaysa soodag oo
NUUX TAANI XILKII LAGA QAADAY HABARJECLO SAMAROON XANAAQAY
8:36
waridaad TV
Рет қаралды 76 М.
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
WARAYSI XOG BADAN LAGU LAFO GURAY OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN!
27:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
Dowladdii oo Qiratay Musuq & Dowlad Xumo!
13:40
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 64 М.
Dr Mohamed A Salaat (Oomaar) Xaalada Geeska
55:37
Dal Jire Tv
Рет қаралды 3,4 М.
Kulanka Saxaafada,  Gov Nadiif Aadan Jaamac
1:04:00
Dal Jire Tv
Рет қаралды 2,8 М.
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15