HASSAN GANTAAL -Markaad ila joogtid (OFFICIAL Music VIDEO)

  Рет қаралды 503,856

Hassan Gantaal

Hassan Gantaal

Күн бұрын

Пікірлер: 168
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Fanaanka laxanka looga gubtay xariir axmed legend ❤🎉
@KASKEYPRODUCTION
@KASKEYPRODUCTION 2 жыл бұрын
Jawiga jawiyada eryaday 💥🤏😎
@NajmaBashir-wt1wr
@NajmaBashir-wt1wr Жыл бұрын
Heestan saan u jecelahay iyo saanay million aanay u gaadhan❤
@Somalimedia0
@Somalimedia0 2 жыл бұрын
Nafteyda JAL BAAD u tahya Wadnaha jeex BAAD u tahay Jidkii guushaa taheee Agteyda nolosha joog 🥰🥰🥰🥰🤙
@faysaladanali4161
@faysaladanali4161 2 жыл бұрын
Fanaaniin ta kale ha is seex daan waayo hassan gantaal ayaa nagu filan in igu racsan like ta saara
@ramlaqurux3097
@ramlaqurux3097 Жыл бұрын
Markaad ila jogtide 🥰 Jawabaha kaa helaa🥰 Janada dunidiyo gala🥰 jawiga jawiyada eryada🥰
@mohamedabdukadir3426
@mohamedabdukadir3426 Жыл бұрын
Hasan gantaal Kal iyo laab waan ka haya Laxanka❤️‍🔥💯 Xariir ahmed
@hodoho3778
@hodoho3778 2 жыл бұрын
Heestan caawan hargeisa ku soo xiijiyey heeskLeba ma shito intay soo baxday Hassan hore usoc bro
@Somalivocal
@Somalivocal 2 жыл бұрын
Waxaan u malayn youtube baa kugu dhagan waxan wax ka badne jawig 🔥 📛
@user-ib9st2po8r
@user-ib9st2po8r 2 жыл бұрын
Waad Naga WazhaY Wlhi Legend Wan Ku Wataa Ani Funz lampar One ku ahay fanaan 💯❤️👑
@dekaabdilahi632
@dekaabdilahi632 Жыл бұрын
Gxasan gantaal waa fanaan dhamaystiran 100/%
@ariaspence267
@ariaspence267 Жыл бұрын
Hassan baby “darling you are the one for me” which song is that again IM SOO IN LOVE ❤
@saacidkeynaansksk990
@saacidkeynaansksk990 2 жыл бұрын
Legend welcome back Hassan Gantal The best song 🎧 The best video 🎥 The best voice 🎤 The best dance 💃 The best music 🎵 🎹🎻 Nice one legend @Gantaal music 🎼
@ilwaadboqoradamj1964
@ilwaadboqoradamj1964 Жыл бұрын
Legend Hassan Gantal jawiga jawiyda eryda cadi mahan wlhy keep going pro 🤛 ♥️
@samiraabdi990
@samiraabdi990 2 жыл бұрын
Wauw Masha Allah mansha Allah felicitation 😍😍😍
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
Wow wow hees wey dhaftay 2022 heestii ugu shidneyd oo aan dawado
@ilhaanmohamed1699
@ilhaanmohamed1699 2 жыл бұрын
Jecelken dhaxdenyaal miyuu dadka jili karaa jah😭😭❤️
@Husseintajiri
@Husseintajiri 2 жыл бұрын
❤Hassan gantal wa fanan cajiib ah dhan walbo kadameystiran fadlan aykudafin marqura❤
@whzznhaji7744
@whzznhaji7744 2 жыл бұрын
DAB🔥 IYO HOLAC 🔥WAA ANOTHER LEVEL GANTAAL MUSIC 🎵🎶
@hajiyowinakeynan9075
@hajiyowinakeynan9075 Жыл бұрын
Ina taan iga gadaan ... Markaad ila joogtidee Jawaabaha kaa helaa .. Janaad dunidiyo galaa Jawiga jawiyada eryaday
@saidkarshe2929
@saidkarshe2929 2 жыл бұрын
WAAAW Mesha videoga lagu duubey inaba caadi ma aha Hasan Gantaal Kunjeer Hormar oo horey usoco
@nurhusseinmohamed8914
@nurhusseinmohamed8914 2 жыл бұрын
Markaad ila joogtidee jawaabaha Kaa helaa janada dunidiyo galaa jawiga jawiyada aryaday✌️✌️
@ayaanxasan6279
@ayaanxasan6279 11 ай бұрын
Waaw wan ka helay❤❤❤
@maxaali12345
@maxaali12345 2 жыл бұрын
Hestan waa marki 87 aan KZbin ka dawaddo laba malin Hestan waxa ku jasi dona insha allh habenka xaflada aniyo xaskeyga Wan jecln laha inu ka qeybgalo xasan gantal
@istarcawad2132
@istarcawad2132 2 жыл бұрын
Markaad ila joogtide jawabaha kahelaaa janada dunidiyo galaa jawiga jawiyada eryadee waaaw inaba cadi mahan runtii daadax jawi jaceyl jaceyl
@الحياةحلوه-ج7ت
@الحياةحلوه-ج7ت 2 жыл бұрын
Wlhi waa hees shidan 100%🤩❤🥰🥰
@xafsoxirsi2750
@xafsoxirsi2750 Жыл бұрын
heestan markan maqlo jacel ayan darema ❤️❤️❤️❤️❤️
@maxamedhaype5462
@maxamedhaype5462 Жыл бұрын
masha allah gantaal axsan yaa hees wan u bogoy
@samatarhassan7301
@samatarhassan7301 2 жыл бұрын
Jawiga jawIyadaaa hestan malinti 10 jir wan dhayistA 💕💚💚
@stayblue759
@stayblue759 2 жыл бұрын
“Jacayl’ka dhexdeena yaal miyuu dadku jili’kara?” 🥶🥶.
@apdipaazidyaaziinapdi398
@apdipaazidyaaziinapdi398 2 жыл бұрын
Gantaal in rhe puilding😁📍
@apdirahmanofficial__
@apdirahmanofficial__ 2 жыл бұрын
Wllky hasan gantaal thank you hees na deeqday so wad 💯🥰
@abdidoolarinaismaacil4067
@abdidoolarinaismaacil4067 2 жыл бұрын
Jacalka naxdeena yaala dadku.may jiliy karaan erayada laga yaab 2022 gatal adaa eryaday fananiitiy
@najimahi5649
@najimahi5649 2 жыл бұрын
Legend gantal u didn’t deserve this kind of views heestan more views by u qalantaaaa 💯💯
@omarabdi8298
@omarabdi8298 2 жыл бұрын
Walaal heesta information keeda bio-ga ku soo qor Ereyada Laxanka Codka Vocalka Muusiga Camera/Studio-ga
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Ereyada cabdiraxmaan qoslaaye Laxanka xariir axmed Music haatuf yare Codka Hasan gantaal ❤🎉
@maxamedhaype5462
@maxamedhaype5462 Жыл бұрын
legend to legend pro yaa jaahuun
@ixsaanmahdi4488
@ixsaanmahdi4488 2 жыл бұрын
Jcylka dhexdeena yaal Miyuu dadku jili kara 😍❤️💍
@xaruntaxornimada8463
@xaruntaxornimada8463 2 жыл бұрын
Jacaylka dhexdeena yaal miyuu dadku jili karaa. Markaad illa joogtidee jawaabaha kaa helaa janada duniyo kalaa jawabiga jawiyada Eryaday
@cabdiraxiinmalakiya8302
@cabdiraxiinmalakiya8302 2 жыл бұрын
Viva Hasan gantal wan ku wataaa bro
@zainabmohamed9259
@zainabmohamed9259 2 жыл бұрын
Jawiga jawiyada eryaday ☺️☺️
@jamiilaaxmed8551
@jamiilaaxmed8551 2 жыл бұрын
Ww Wan kuwat walal Qaaaali alle Hak hayo ila cadow 💘💘💘💘💘🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@roobleabdullahi8257
@roobleabdullahi8257 2 жыл бұрын
Hees.iga dheh 👏
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
Muuqaalka yaab leh slow motion iyo color black and white
@shamsomohamedsheikh5755
@shamsomohamedsheikh5755 2 жыл бұрын
Markad ila joogtide jawabaha ka hela janada duniyo gala jawiga jawiyada eryada💋🫂❤
@king.shvinh9851
@king.shvinh9851 2 жыл бұрын
Gantaal ... Axasn Hees
@abwaanahmed6462
@abwaanahmed6462 2 жыл бұрын
M.n wll Cod Mcn Allaha ku daayo Pro
@adanxidig2279
@adanxidig2279 2 жыл бұрын
gantal big legend aan taageero heesaha jacelka
@SadaamSadaamxusen
@SadaamSadaamxusen 10 ай бұрын
Love❤❤❤❤❤❤
@Abyan.bulshaawi
@Abyan.bulshaawi 2 жыл бұрын
Xassan gantaal wlhi nin aan tageero
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Welcome back legend gantaal Nice song 🎵👌 Good job duubista🎞🎥📸💯 fantastic The best beat music 🎶🎵🎹💯💯 Lyrics♥️ iyo Melody 💯💯 another level song 🎵the best song
@hashimabdi5163
@hashimabdi5163 2 жыл бұрын
Legend.another banger 🔥🔥
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
legend Hassan waxba lagama qaban karo💕💋🥀
@ina_hajiali
@ina_hajiali Жыл бұрын
JacayLka dhExdEna yaaL MiyU dadkU jili karaa😊
@calidarus6243
@calidarus6243 2 жыл бұрын
Jaceylka dhax Deena yaal miyee dadku jili karaan no 😢😢😢
@nimcoxaashi9020
@nimcoxaashi9020 2 жыл бұрын
Jawiga jawiyada eeryaday another level
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 6 ай бұрын
❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME AMOUR TOI habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcosiciid1384
@nimcosiciid1384 2 жыл бұрын
Waaw.soomaali.hadaan.nahay.wiilashaa.dhaadheer.baa.naga dhashay allow.noodaa.
@abdallamohammet8672
@abdallamohammet8672 2 жыл бұрын
JAWIGA JAWIYADA ERYADA
@muniirkismaayo1235
@muniirkismaayo1235 2 жыл бұрын
Lagend xasan gantaal is back💋💯💯💯
@fardawsaqueen6662
@fardawsaqueen6662 Жыл бұрын
Kuwaayey ma joogi karo 😢😭
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
30/January/2023 time 06:11 am Supnmo Monday 🎶🎧 Hddi aad iga dmbyso like ta dhc igu sii 🙋‍♂️
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 2 жыл бұрын
Xariir axmed mucjisada laxanka❤
@abwaandhaadane296
@abwaandhaadane296 2 жыл бұрын
Best vocal recording and music 👌😱👏🏾👏🏾👏🏾
@maxamadcismaan5987
@maxamadcismaan5987 Жыл бұрын
Ggggg
@sahraali6929
@sahraali6929 2 жыл бұрын
Jawiga Jawiyada Eryadey🔥🔥❤️💯
@osmancabdi5940
@osmancabdi5940 2 жыл бұрын
Heesta inta aya dheerad Ku ah waa hees macan lkn jawiga jawiyada eryaday ?????
@oomaar
@oomaar 2 жыл бұрын
Legend always is legend keep going bro
@MaxamedAxmed-mp5nl
@MaxamedAxmed-mp5nl 4 ай бұрын
❤❤❤.m.a.wahesti.uhoreysay😢🎉
@maxaali12345
@maxaali12345 2 жыл бұрын
Wxaan hees waa dhaaftay
@Suleiman98
@Suleiman98 2 жыл бұрын
Esh calaa🔥🔥🔥
@faizaahmet6374
@faizaahmet6374 2 жыл бұрын
Ku egay majesankaro❤
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 2 жыл бұрын
Ereyadan anoon eegin cid iishegta abwaankooda majirtaa???
@Sara7-d1z
@Sara7-d1z 2 жыл бұрын
Assalam Alykum my darling brother Hassan . I 💕 this song and all your song's. Please please can you doing song for my name Hoda . Plz please please please Hassan make new song about to Hoda or Hoodoo make for me please please please my sweetheart brother Hassan okay Masha Allah amiin Yaa Rab. I wait your answer for New song for HOODO.... Insha Allah amiin Yaa Rab.
@abdielmi6521
@abdielmi6521 2 жыл бұрын
Is back legend is kenay
@cabdulahifaraxaxmad
@cabdulahifaraxaxmad Жыл бұрын
Cabdulaahi faarax axmad
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 2 жыл бұрын
Halkan waxan uga yeedhayaa kii al abwaan qoslaaye Waxaaga waxba lagama qaban karo sxb Hambalyo maskaxda ka daa farfaraynta Kkkk Xasan gantaal Gantaalka gantaalada Hambalyo
@cabdishakuur7367
@cabdishakuur7367 2 жыл бұрын
Best song alfanan Hassan gantal ♥️♥️♥️♥️♥️
@aadanfitnessvideo9897
@aadanfitnessvideo9897 2 жыл бұрын
Top GANTAAAL LEGEND
@mustafmohamed6856
@mustafmohamed6856 2 жыл бұрын
Lajan xasan ganatal keep going
@umadamedia24
@umadamedia24 2 жыл бұрын
Heestan goonada inta ku baratay 😄👌
@inabeldaje2698
@inabeldaje2698 2 жыл бұрын
Jawiga jawiyada eryadey🥺❤🤴🫀🖤
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Legend 🔥
@Abdurahman_isse7
@Abdurahman_isse7 2 жыл бұрын
GuRdumi BoY💪❤
@abdiaziizshidane5992
@abdiaziizshidane5992 2 жыл бұрын
Www jawiga jawiyada Eryaday
@cabdiqadaraboosto2972
@cabdiqadaraboosto2972 2 жыл бұрын
Jawiga jawiyada erayada 🙏⭐🌟🤞
@Hashi350
@Hashi350 2 жыл бұрын
Horay usoco wll gantal
@duniyoabdi2457
@duniyoabdi2457 2 жыл бұрын
Wow mansha allha my dhiiga
@alcadalamedia3392
@alcadalamedia3392 2 жыл бұрын
Wow fantastic song and beast song 1mvieaws
@ayaanqurux4440
@ayaanqurux4440 2 жыл бұрын
I'm the first comment
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan Жыл бұрын
Markaad ila joogtidee Jawaabaha kaa helaan Janada dunidiyo galaa Jawiga jawiyada eryaday! 🥰📌
@abdimaliksagal3757
@abdimaliksagal3757 2 жыл бұрын
Jawiga jawiyada eryaday balse jawiga jawida soqortay al fanaan xasan gantaal otherwise keep going 🙏
@cabdullahiibnumoha8056
@cabdullahiibnumoha8056 2 жыл бұрын
Jawiga Jawiyada Eryadey
@Cabdicasiis.Maxamed
@Cabdicasiis.Maxamed 2 жыл бұрын
Crazy about this song 🔥
@nimconfg
@nimconfg 2 жыл бұрын
Waaw AF kaada caano laguqabay
@raaqiyacabdikarim
@raaqiyacabdikarim Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@malinxared2935
@malinxared2935 11 ай бұрын
🎉 0:14
@jihaanwarsame674
@jihaanwarsame674 2 жыл бұрын
Jawiga jawiydaa eryday
@TamanIsmail
@TamanIsmail 2 жыл бұрын
Hees iyo badh
@abdifitahabuukar4819
@abdifitahabuukar4819 Жыл бұрын
Marka ila jogtidee jawaabaha kahelaa jannada dunidiyo galaa jawiga jawiyada eryaday 🥺😭
@adoonkaalle8879
@adoonkaalle8879 2 жыл бұрын
Legend gantaal heesihii macanaa noo soo saar
@yunisaxmed8876
@yunisaxmed8876 2 жыл бұрын
legend of legend gantaal
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 2 жыл бұрын
Xasan gantal ka rogo labo sar
@ruqiyaali-ql8fd
@ruqiyaali-ql8fd Жыл бұрын
Riyadh
naftaydaay xasan gantaal
5:02
bariido news
Рет қаралды 54 М.
Sagal
4:56
Hassan Gantaal
Рет қаралды 5 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 8 МЛН
Hassan gantaal-hablaha dunidoo dhan (official video)
3:53
Hassan Gantaal
Рет қаралды 249 М.
HASSAN GANTAAL - AMAANO [OFFICIAL VIDEO] 2022
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 435 М.
Hassan Gantaal | CALAF |  (MUSIC VIDEO) 2018 4K
7:28
Raage Abdi
Рет қаралды 3,1 МЛН
Hassan Gantaal Ft Xariir Ahmed: Gacal (Official Video)
3:16
Hassan Gantaal
Рет қаралды 808 М.
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020
6:34
Nassin soraan
Рет қаралды 15 МЛН
HASSAN GANTAAL - NAFTEYDAAY SII HUBQAADO ( Official Music Video 2022)
5:43
Dad Baa Xumaan Ila Daba Socda
7:14
Release - Topic
Рет қаралды 69 М.
HASSAN GANTAAL | Heestii Qushi | 2017 OFFICIAL VIDEO By Setwad Studio
5:54
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН