Album uugu macaan e zeinab mashala. music ahan, erey ahaan, laxan ahaan. cod ahaan.dhamaan waa 100% hight level. Album kani gold walahi waayo dhamaan heesaha ku jira waa heeso taariqda fanka somalida meel weyn ka galey. Waan salaamaya Zeinab iyo team ki sida professional ka uuga shaqeeyey music iyo codka album kan. Mof from Djibouti
jimmy gadaashiis music maan maqal yaa salaam yaa music nogu raaxeeyey axsanta jimmy la'aantaa abaar waaye musician oo dhan
@hoodgoodcilmimumin80522 жыл бұрын
Naagtaan heesaheeda Hadaad si fcn u dhageesata waxaad ogaanee Dumarka maanta jira ineey aad u jilicsan yihiin 💯🐪🔥👑💕
@yusufajama4 жыл бұрын
Abdisalan Jimmy waa farshaxan heer sare ah oo mar la arag ah music ma tumee wuu ku xarrago-hadlaa album kan xaajiyadiisii horena aad buu ugu hagar baxay
Jmy waa farsama yaqaan musian aan cadi ahay, albunkan waxa la dhahaa dhaaya jacayl,waxan dhegeysanjiray 2002 xasuus hore ayaa nafta lagu sasabaa old is gold...... 13/04/2024
@ladan_997 ай бұрын
Wallhi isku waqti ayan dhageysan jirny aad ban ujeclaa. Albumkan❤
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
Waan jeclahay heestaan waligey waan goobi jirey
@jamaljamal2597 Жыл бұрын
Side kale
@mohamoudmohamed99965 жыл бұрын
Abdisalam Jiimi Album kan uu utuma Laba dhagax innaba caadi ma'aha! Kama xiiso go'o Album keedan laba dhagax alla maxaan Safar ku galay.
@yusufajama4 жыл бұрын
Sxb Abdisalan Jimmy waa farshaxan heer sare ah oo mar la arag ah music ma tumee wuu ku xarrago-hadlaa album kan xaajiyadiisii horena aad buu ugu hagar baxay
@hassanosman56866 ай бұрын
Xusuustii xabiiba xasan tooxoow laba dhagax waa bililiqaysaty
yaa salaam yaa kale oo 2017 dhagesanaya hadan gudiga heesaha hirgalay ahaan lahaa fananadan ✔✅Ayaan saari laha
@KhalidAbdikulane-q1h2 ай бұрын
Axyaa jimmy
@jaazimmohamed72545 жыл бұрын
2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣ Abdisalan Jimmy
@MohamedIsmail-go8wk5 жыл бұрын
Jimmy wax aynu aragney maaha manta haduu tumi laha waxan isweydiiya tolow music nooce ah buu tumi laha waayo kan baabu 1997 tumee
@awdal_landtv9275 Жыл бұрын
Waaaw asal asal dhalad saynab labo dhagax
@anazanzuuriannaz37727 жыл бұрын
2018 yaa jooga halkan farta taaga
@samiyamohamed5006 жыл бұрын
xoxo xo
@Tayofan-246 жыл бұрын
änäz Änzuuri ännäz Saab jooga
@aminajafar19875 жыл бұрын
Saynab labadhagax Cod aan laga xiisajabin""Nooloow
@mameabwaan24515 жыл бұрын
halkeed ka tijaabisey codkah
@buurhakabaabdi87764 жыл бұрын
Jafar
@diiniasaldhalad78964 жыл бұрын
Amina jafar mar kle fadlan ii dhagayso
@aminajafar19874 жыл бұрын
@@buurhakabaabdi8776 thanks 👍
@aminajafar19874 жыл бұрын
@@diiniasaldhalad7896 🤣🤣🤣 igu halee wll👍
@kaajama11179 ай бұрын
Saynab maxamad xaaji laba dhagax Old is Gold Noolow
@abdiwahabmohamud71963 жыл бұрын
Salaan sharaaf damaan
@IsmailIsmail-on3pb7 жыл бұрын
Muusigyahankii Cabdisalaan Jimmy xaguu ku danbeeyey?
@AbdullahiMohamed-py9pgАй бұрын
London daganyahay walal hadaad noshaxay nabad qabtid
@ibrahinxasan1077 ай бұрын
Heestaan albumkaa uggu jeclaa
@ayubadan3214 Жыл бұрын
Xasuus ayaa u dhageeysanayaa cawo 2023
@axmedmooge21962 жыл бұрын
Mnsha alllllaaah#9#
@Araga.dunida2023 Жыл бұрын
Garacsanaa midka musican tumay 😂😂
@abdirahmanmohamed557611 ай бұрын
Waa abdisalam jimmy
@abdifatax7076 жыл бұрын
mmmmmmmmmmmmmmmmmmm iid wanaagsan soomaali oo dhan hala baa shaalo
@NawaalHussein-qp5dd8 ай бұрын
What a music
@yuusufaskar496 Жыл бұрын
The best song 💯 👌
@AbdulFatah-yf8jl5 жыл бұрын
Jimi caadi maaha
@RelaxHold4 жыл бұрын
Jimmy 😲😲🙀🙀
@maanyuproductions9036 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️💯💯
@naasircabdi40284 жыл бұрын
Hees xusid mudan
@bilanmohamed15074 жыл бұрын
Inaba caadimaahan
@samiyamohamed5006 жыл бұрын
Good songs
@burco80605 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@inacumar1704 жыл бұрын
2020
@jamaljamal25974 жыл бұрын
2020.
@GorGor20234 жыл бұрын
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣 1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya, Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ??? 🤣🤣🤣🤣🤣🤣