No video

Hoga Tusaale - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy

  Рет қаралды 693,431

DeeQ Somali Muusig

DeeQ Somali Muusig

Күн бұрын

Heesta: Hoga Tusaale -
Codkii: Saynab Labo dhagax -
Muusigii: Cabdisalaan Jimmy

Пікірлер: 196
@hoodgoodcilmimumin8052
@hoodgoodcilmimumin8052 2 жыл бұрын
Xabiib sharaabi 🙌🏾 Saynab laba dhagax🙌🏾 Luul jeylaani 🙌🏾 Sahra Ahmed 🙌🏾 Cumar dhuule🙌🏾💯💯👑👑👑
@goryankaigukacsan8066
@goryankaigukacsan8066 3 жыл бұрын
Magaladu waa joberg, lodge juba, xafada Mayfair, maankeyga wax badan baa ka guuxayo, Allow sahal umuraha Amen
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 2 жыл бұрын
Marqaan miya aheed zxp
@user-ir4uf3gt5e
@user-ir4uf3gt5e 5 ай бұрын
😊😊
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》 Jimmy wuxu ahaa mar la arag
@kingmooyamooyaoscar8327
@kingmooyamooyaoscar8327 2 жыл бұрын
Wuu dhintay hada dhow dibada ayuuku dhintay albunkaan iyo albunka dalxiis ee alkhaliiji
@GorGor2023
@GorGor2023 2 жыл бұрын
@@kingmooyamooyaoscar8327 Jimmy wu nool yahay Wuxu dagan yahay UK
@abdicaateeye4184
@abdicaateeye4184 Жыл бұрын
The best somali musician aan arko weeye ninkaa jimmy
@thehope3065
@thehope3065 Жыл бұрын
Zhp ninkan waxan utumaayo Wlhi Yaaab yaab he is god of music
@ahmedidiris745
@ahmedidiris745 Жыл бұрын
Mucjiso weeyi Magaca Jimmy ayay wax kale la socdaan, Kabanka ama Cuud kana JIIMI Sheekh Mumin ayaa ugu haysta
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
2003 9sano jir ayaa studiyaasha ka maqli jiray caawana waa 2021 Maama seynab cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan kuu rajeynayaa Xasuustii sahro ahmed Laxankii Daauud cali masxaf
@ibrahimcisman4325
@ibrahimcisman4325 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysty 1998 xasuuus magalada lafaciise lkn wakhti dheeer cawa ayaan dhagaysty 2023 anoo jooga wadanka uganda gar a ahaan kambla
@keyow151
@keyow151 6 ай бұрын
Wagaas yaa qaday ?
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 жыл бұрын
Xasuuuus 1998 waa magalada galkacyo puntland baa ladhisay, qurbac yar baan ahaa qaadka iyo shukansiga markaa bilabay. Sadexda album ee ugu shidnaa magalada oo Toronto Canada kaso baxay, labadhagax, A. A. Cigaal, iyo Jaamac yare
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 4 жыл бұрын
Reer gaalkacyo heesaha miyey dhagaystaan
@ciiltiresheikhdahir8062
@ciiltiresheikhdahir8062 2 жыл бұрын
Aniga xiitaa sxb garissa ayan jooga 1998 abo aya kuqayilijiira boom 💥
@momohamudali
@momohamudali Жыл бұрын
Waayo waayo iyo WAQTI tagay ser
@momohamudali
@momohamudali Жыл бұрын
Reer mudug
@MohamedHussein-xl9kp
@MohamedHussein-xl9kp Жыл бұрын
Truth be told, cabdisalam sacid Jimmy is an talented. I mean ma jirta hees uu tumay oo an wali aheyn. He is a great.
@Uvbnn
@Uvbnn 3 ай бұрын
Intas inagufilaan 😂
@user-jy5wq8vm2d
@user-jy5wq8vm2d 10 күн бұрын
Rooxanta musikada Al macalin jimmy.. 2024 Garan mayaan ciyiiil sharma
@daarali
@daarali Жыл бұрын
Abdisalaan siciid xasan Jimmy music wali Cid ku gaaadhz ma hyno jiilkygiiii 1990s legend
@hargeisabigboy4775
@hargeisabigboy4775 Жыл бұрын
21st Sep 2022, Saynab Laba Dhagax iyo codkii dahabiga ahaa! can't get tired of listening her uniqiue voice.
@burco8060
@burco8060 4 жыл бұрын
Waa kuwa heesihi anu naqanay iminka ciyaalki waxay dhagaystan lama garanayo xigmad malaha
@MUHAMMADALIIBRAAHIM
@MUHAMMADALIIBRAAHIM 2 жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH HABARYAR SEYNAB LABO DHAGAX ALBUM:KOO IDIL WAA ISH CALAA👌.
@AbdirashidMohamed-dz1qm
@AbdirashidMohamed-dz1qm Ай бұрын
Xasuuso heestaan wxaa dhagaystey arooska wllkeey 1997 xamar cadeey USA 🇺🇸 13 July 2024
@daahirgudhane1606
@daahirgudhane1606 5 жыл бұрын
It's 2019 who listing this song Seynab labo dhagax I love her cod Waa cajib by the way jimmy ayaa tumay music viva somaliya songs
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 5 жыл бұрын
6:55am
@abdihakimelmi6921
@abdihakimelmi6921 5 жыл бұрын
Me too maalin ciid 04 bisha june 2019
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 жыл бұрын
Hestan waxa leh sahra axmed taas soo dhagayso waad cajabi Ama.nastexo indho Laba dhagax way ku ciyartay
@fatimayusuf8092
@fatimayusuf8092 2 жыл бұрын
wax badanbaan hoga tusaa hoos iyo dulbaan ugu iroo meel kale aan u heelano bal taydana aan hinjiyoo
@ismailabdi4206
@ismailabdi4206 4 жыл бұрын
1998 iyo gaalkacyo via Bursaalax anoo dhayno dul saaran.
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 Жыл бұрын
Waxba maaney qaldin #Seynab_laba_dhagax lkn meelo yey baddashay heesta kamida waa qof weynoo legend ah dhabtii heesna cidi kaga sheekeyn meyso.
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Cabdi salaam jiimi mucjisada muusiga walhay wuu iga yaabiyay
@mahadcade4638
@mahadcade4638 5 жыл бұрын
Waqtigu 1997 waxan saranahay bas iga so qaday liibiya xasuus qaaliya
@abdirahmanmohamedahmed1989
@abdirahmanmohamedahmed1989 2 жыл бұрын
Eegana helkee ayaad jogtaa
@abdisalamabdisalam2190
@abdisalamabdisalam2190 6 жыл бұрын
Congrats to both sahro Axmed jamac and Princess saynab for this great song and i congratulate saynab for her efforts of renovating this song and it is pure song with nice beats and i like it beyond and i regularly listen to it and it is so delicious song.
@abdiqanijookar1330
@abdiqanijookar1330 2 жыл бұрын
SXB I!!AA!A
@AhmedAhmed-du3qr
@AhmedAhmed-du3qr 2 жыл бұрын
I second you and yes it’s a superb song , you did said that you Do listen regularly but I do enjoy or listen every day.
@oma2635
@oma2635 Жыл бұрын
Adree dhaw na dhaqaaley yenee so cawan
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 6 жыл бұрын
yaaasalaam musica xag walba u ciyay waa CABDISALAAN JIMMY salaan sare sxb
@kingmooyamooyaoscar8327
@kingmooyamooyaoscar8327 2 жыл бұрын
Waa albnki ugu horeeye musig casri ah ee soomali ah 1997 dhaayo jaceyl iyo qalanjo iyo dalxiis iskuwaqti aye soobaxeen waxaana garaacay cabdisalam jimmy wa nin aan siwanagsan ugaranayo alle ha'unaxariisto
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Abdisalam Jiimi ayaan garanayaa iyo wuu dhintay kalasaar ugaas kkkkk Jiimi Ingiriiska ayuu dagan yahay
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Ina warabe cade alow ku naxariso wa ninki samayn jiray heesaha sahara ahmed nin cajiba bu aha iska dulqaata somaliyay hadanu nahay isaaaq waku qiirona heesaheee
@abdallakaape256
@abdallakaape256 4 жыл бұрын
Cajiiib😁😁😁
@daudhassan8174
@daudhassan8174 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk been Maha
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Rageeedi
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
One of the best voice and Somali music, Allah bless Saynab and Jimmy we love you Hargeysa
@nourarten772
@nourarten772 7 жыл бұрын
One of the greatest voice we ever heard may allah bless u
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
xusus allayarham mamo sahra Ahmed zaynab labo dhagax khadar
@adengims3501
@adengims3501 2 жыл бұрын
Une chanson de souvenir à mon enfance 💝
@axedali8638
@axedali8638 7 ай бұрын
Saynab best song
@edilabdirahman2836
@edilabdirahman2836 4 жыл бұрын
0:14 ilaa 0:28 musicu "saynab saynab saynab" ayuu leeyahay wllhi jimmy boqorka musica geeska waa loo saxiixay. Yaab badnaa
@cumarcade8312
@cumarcade8312 2 жыл бұрын
Waan arkaa sx lkn 0:06 ilaa 0:13 Jimmy Jimmy Jimmy ayaa socota iyo rimaka iyo bass koo ujawabaya
@iscoshariifchannel9533
@iscoshariifchannel9533 2 жыл бұрын
Haa wlhi wa sax 🎷wa runtiina sxbayaal viva Jimmy
@fatimayusuf8092
@fatimayusuf8092 2 жыл бұрын
manshallah wey cod qurxontahey
@delougdeux-millevingt9788
@delougdeux-millevingt9788 4 жыл бұрын
1998 iyo Djibouti at the age of 8 years old❤❤❤❤
@mohammedsaid4601
@mohammedsaid4601 Жыл бұрын
Great memory from the city of dire dawa back in 1997!!!
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 11 ай бұрын
I was in Canada 🇨🇦
@hamdiabdulkadir6046
@hamdiabdulkadir6046 5 ай бұрын
Xamdi Baad ku lugoday eee imika Iso qabo Saynab Laba Dhagax 😢😮😅😊💻🖥🗼🗽🎲🍼
@abdirahmanfarey9387
@abdirahmanfarey9387 3 жыл бұрын
Odeya aan sxbibo aheen oa marqami jireya 2006 garissa oa rer bandira ah ayaa ku xasustaa hestan 90ka uu dhageysan jireya lkn markan weynadeya ayan micnaheda ogadeya runtii
@abshirabdulahimaxamud9416
@abshirabdulahimaxamud9416 2 жыл бұрын
Hhhh war saxibow ana 1997 anoo nin yar ah ayaa waxa dhageysan jirey curadkena waxa hestan aad ujecla saxibkiis cano boore hada wuu walan yahy alle ha cafiyo aamin
@qaasimi21
@qaasimi21 4 жыл бұрын
2000 anigo dugsiga quraanka dhigtaa ,walalkey iga weyn dhageysan jiray xusuus
@BlackKubra8938
@BlackKubra8938 2 жыл бұрын
MUUSIGU WUXUU LEE YAHAYA SAHARO AHMED HEESA HEEDA ANGAA WADAN
@delougdeux-millevingt9788
@delougdeux-millevingt9788 4 жыл бұрын
I till now love you mama Zaynab❤❤❤
@ayanlehayanlehabdikassim1471
@ayanlehayanlehabdikassim1471 7 жыл бұрын
hestan original waaxa laheyd boqoorada codka sahra axmad jamac
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Garisa jacaylkeyga kunool hada wll adi intee jooktaa hada
@somali-techcenter6824
@somali-techcenter6824 5 жыл бұрын
1998 yaa dhagaytay heestan haddii aadan dhalan wagaa soo caga maydho:)
@bukhaari2899
@bukhaari2899 5 жыл бұрын
Somali-Tech Center hal sano jiray lkn adigu ilaa wagaa hesaha mawaday🤣🤣🤣
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
6 jir baan ahaaa 🤣🤣
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 4 жыл бұрын
97 iyo 98 waqti wacan ayu ahaa wallah adunow aduun😊😘
@bishlan3402
@bishlan3402 4 жыл бұрын
Somali-Tech Center sanadka baan dhashay dhamadkiisa maanta waxan ahay gabadh inana waqtigu wuu ordaya waxan jeclan laha hoyadey mcn iney ijoogi laheyd allow guur kheyr badan isahal
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 4 жыл бұрын
Amiin bish lan mid deceesan anigo kala ah
@FatimaYusuf-wn7pq
@FatimaYusuf-wn7pq 9 ай бұрын
Wow🎉
@cabaascabdullahi2989
@cabaascabdullahi2989 4 жыл бұрын
Cadka caadi mahan Rapper camal ayaay u saartay
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 4 жыл бұрын
98 anigo Skolay ah gàariso joogan dhageesan jiray xasuus wallah Cish Calaa hees 😊😍
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Garisa jacaylkayga hada jooga wll hada adi intee joktaa wll
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 4 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697 Aniga yurup walashay adna?
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Ousman Siyat kampla uganda 🇺🇬
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Ousman Siyat wiil cawlyahana weeye
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 4 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697 mnshallah rer kampala miyaa tahay
@rashidhassan6801
@rashidhassan6801 3 жыл бұрын
waa habeen khamiis soogalayso saacadu waa 12 habeenimo ayaa dhagaysanayaa
@mohamodabdulahifarah383
@mohamodabdulahifarah383 2 жыл бұрын
Aniga. Saacaduna waa 02:05 habenimo. Lusaka, zambia 🇿🇲 22 July 2022
@siyadmohamed4088
@siyadmohamed4088 Жыл бұрын
Cabdisalaan saciid Jimmy mucjisada musiga
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 10 күн бұрын
2024/8/20. Zeynab laba dhagax carab fudeydka ku jeclhy ereyada ay ku heeseyso iyo sidey barteeda u dhigeyso dad kale uma dhigi karaan Zeynab iyo saaso cali , sahro cumar baan fanaaninta dumarka u jeclhy cod iyo carab fudeyd isku darsadeeb ayakoo ereyo mug iyo micno miisaan leh ku heesaya
@hasandeedee97
@hasandeedee97 3 жыл бұрын
Eryo qurux badan 💋 ❤xuususu wacan📸🇧🇷🤳🏾 Music🎵🎵 💯/💯 apdisalan Jimmy salan sare 🖐 Cod macan badan ❤💋 salan sare saynab laba dhagax🖐 Hadhka iyo labadisa galin💋 Habeenka waay is rixaayan🤪 Aduuna Hawli kama dhaama 😭 Inta aad tigso isleedahay😭 Hubsimo baa layidhi halba lagu dorsada🐪🐪 Wax Aanad hayn🤷‍♂️🤷‍♂️ adiga oo ka hadho habon😱 Hamabar qabe hanoqoniin_____________________ Habluhu waa walalada💋❤ Haweenka sida hooyda💯💋❤hore kujaqsiisayo💋🥰❤ ______________📸🤳🏾🇧🇷__________________________
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 жыл бұрын
Heesihii Sahra Axmed Jaamac bay heestani ka mid tahay.
@cabdikariimcawl2112
@cabdikariimcawl2112 2 жыл бұрын
Another Level😇💯
@chippenshow3698
@chippenshow3698 Жыл бұрын
Jimmy wax kale 🔥
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 6 жыл бұрын
Top 2018/8/11
@iliasismail6827
@iliasismail6827 6 жыл бұрын
09/09/2018 sundayyyyy
@abdimoh
@abdimoh 3 жыл бұрын
Abdisalam jimmy legend
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 Жыл бұрын
HESSO WAA KUWII HORE RUN AHAANTII 🏃‍♂️
@shaaficiqandala3173
@shaaficiqandala3173 2 жыл бұрын
1998 xusuus igu qaaliya ❤
@diimakhali451
@diimakhali451 2 жыл бұрын
waw musiciom for evry thing legand jimmy
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 2 жыл бұрын
2022 June 4, who's listening
@quensamra7989
@quensamra7989 6 жыл бұрын
adeer dagdagaa malahyn gabadhii heestan lahayd is daji
@adengims3501
@adengims3501 Жыл бұрын
Belle voix Zeinabe
@sadamindho7229
@sadamindho7229 2 жыл бұрын
1998 liboya Keyna ayan bas kasoracay
@cabdicabdale5267
@cabdicabdale5267 5 жыл бұрын
yaaaaa salamaa
@garaslyrics1924
@garaslyrics1924 4 жыл бұрын
Who is listening 2020
@bareabdi3333
@bareabdi3333 8 жыл бұрын
habluhu waa walaalahaa haweenka sida hooyadaa
@bahdil
@bahdil 6 жыл бұрын
Bare Abdi heesta dhan inta ugu qiimahabadan waa intaas sxb cajiib weeye
@HusseinIkar-dy6xt
@HusseinIkar-dy6xt 10 ай бұрын
Husseinikar
@axmeddaauus5266
@axmeddaauus5266 3 ай бұрын
Heestan waxan ku xasuusta raaag badano aan saxiib ahayn waxa ka mida ridwan cisman libaan hussen mr.xogsade iyo mursal farax Ahmed shapeel iyo xamse mawolid Ahmed ismacil Daad iyo c/risaq wali maxumed maxamed mr maato iyo jimcaale saxardiid Aadan iyo sayid cali c/raxmaan maxamed dahir mr sayidka barkeysa iyo yusuf maxamed muuse mr yusuf kiiko iyo sadiiq aw naxamed iyo maxamed muuse maxamuud Ahmed garneel iyo ciise apdi xasan oday ciise neyl iyo cali zaki Ahmed bare iyo sadaam zuldan cawil cilmi jamac iyo maxamed Aadan obsiye mr gango iyo maxamed cali roople iyo muparik ismaciil nuur xirsi iyo saleban Ahmed maxamed cige iyo c/raxaman Ahmed muxumed ismacil Eng capdi 114 iyo maxamed saciid Ahmed xaaji cumar mr nadifiye iyo c/qadir cali xaaji iyo mustafe muuse cali riyaaale mr budhka iyo c/nasir Aadan muxumed mr sinba iyo mukhtar cali warsame yasiin mr qadafi iyo maxamed Aadan cawil iyo maxamed saciid Ahmed mr gadhi iyo c/raxmaan Ahmed shire ogale mr gurey iyo c/casiis maxamed maxamuud Muuse cali iyo Ahmed guled ismacil cige mr Ahmed diig iyo Ahmed nuur maxamuud yasiin xadiid iyo barkhad capdi c/lahi muuse iyo barkhad c/lahi maxamed mr barkhad digaago iyo c/risaq xasan farax ismacil mr c/risaq homey .iyo Ahmed c/raxaman daahir iyo Maxamed sheikh cisman iyo c/risaq c/lahi xasan xirsi iyo c/risaq huseen muuse Ahmed iyo libaan capdi jamac iyo huseen yusuf cali iyo khadar capdi mr waaro iyo roone maxamed roone cawa waxan galay xasuus dheer heestan hogo tusaale mar labad ku dhageysanaye dalka caanda 5/4 my 2024
@awilcaano6939
@awilcaano6939 Жыл бұрын
Magacgu.waa.cawil.cabdi
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Waayo waayo
@qalbitaajirofficiall6284
@qalbitaajirofficiall6284 2 жыл бұрын
Cod malab seynab labo dhagax 😘👌
@abdirahmanadam8869
@abdirahmanadam8869 2 жыл бұрын
Album kii dhaayo jacayl 1997 xusuus gaara 1997-1998 baan dhegaysan jiray
@mustafeali4216
@mustafeali4216 10 ай бұрын
Waaawo ❤
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 жыл бұрын
Midhaha heesta waxaa lahaa: Baashe Waraabe Cadde Illaahay ha u naxariisto
@munaabdi6143
@munaabdi6143 2 жыл бұрын
Waruun wlhi
@hassnaali9864
@hassnaali9864 5 жыл бұрын
#jimmy سلام
@mustafahmed3303
@mustafahmed3303 4 жыл бұрын
Xasuus 1998 kismaayo 13 jir
@aduunyoiyoakhiro4810
@aduunyoiyoakhiro4810 6 жыл бұрын
Horta ha la keeno Jimmy oo kale maanta
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 6 жыл бұрын
Ahmed wali furinle maanad arkin
@aduunyoiyoakhiro4810
@aduunyoiyoakhiro4810 6 жыл бұрын
Jimmy baa macalin uu ah waxa ay isku yihiin sidan cabdisalan jimmy 1997 ahmed wali 2011 iyo wax yaabo fara badan oo ay ku kale duman Mida kale ma tartami karann macalin iyo ardaygiisi sida ula soco
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 6 жыл бұрын
Walal cabdisalaan jimmy heer wuxuu gaaray uu cadaanka u tumo canada ilaa iyo 1997 ayuu tunayey musica isagoo ciyaal ah
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
@@amiinmohamoud3273 furinlaha muusiga ceejiya miyad ku garaadsatay kkk. Bal waxaad samaysaa ayaamo soo dhaheyso heesihii uu tumay cabdi salan jimy markaa igu soo noqo.. Thank you
@xasanyare5181
@xasanyare5181 2 жыл бұрын
Mansha alllaaah€9#
@halashalas8844
@halashalas8844 7 жыл бұрын
ya zalam alaabtaas abdisalan Jimmy ayunba garaaci kara
@libaansergio4426
@libaansergio4426 6 жыл бұрын
Ibrahim dahir jimmy caadi maahan
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 6 жыл бұрын
War cabdisalamy jimmy waa macalin aabihiis wax lamida lama arag
@shaakirabdi8575
@shaakirabdi8575 3 жыл бұрын
00:18 saq dhexe iyo galbeedka Africa, Niger 🇳🇪
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Niger 🇳🇪 maad jooktaa
@shaakirabdi8575
@shaakirabdi8575 3 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697, haa wllo. Adigana?
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Shaakir Abdi uganda 🇺🇬
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Shaakir Abdi niger 🇳🇪 somali maa joogto
@shaakirabdi8575
@shaakirabdi8575 3 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697, haa wllo
@abdirahmanfiqi2823
@abdirahmanfiqi2823 5 жыл бұрын
wooow best song love
@sachariassummer4538
@sachariassummer4538 5 жыл бұрын
Love her lips amezing
@ahmedsiyaad3624
@ahmedsiyaad3624 4 жыл бұрын
2020
@abdiwahabmohamud7196
@abdiwahabmohamud7196 2 жыл бұрын
Woow
@Issechannelyoutube
@Issechannelyoutube Жыл бұрын
22:26 Thu/10/10/2022 Stil.🎹🎧👍
@mohamednasir3347
@mohamednasir3347 6 жыл бұрын
old is gold
@qalbitaajirofficiall6284
@qalbitaajirofficiall6284 2 жыл бұрын
2022 ✅
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 6 жыл бұрын
heestan waad ku ciyaartey seynab laba dhagax ,walaahi ma gaadhid sahra axmed
@ahmedbigeys432
@ahmedbigeys432 8 жыл бұрын
yaa garaan aaaaaax
@xabiboxussenyarisey8415
@xabiboxussenyarisey8415 6 жыл бұрын
No heestan waxa iska leh boqorada codka magool AUN.
@Malekmedia24_7
@Malekmedia24_7 4 жыл бұрын
2019
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 6 жыл бұрын
Abwaan Yuusuf Waraabe-Cadde ayaa midhaha sameeyey. Waxaa na qaadi jiray fannaanadii weyndayd ee Sahra Axmed Dhammaam waa dad u dhashay Jamhuurigadda Bafakaysan ee Soomaaliland
@madarsalaanmedia6109
@madarsalaanmedia6109 6 жыл бұрын
I love geenyo
@velloahmed9961
@velloahmed9961 Жыл бұрын
Ciyaalku reeban halkan kkkk
@mohametjama406
@mohametjama406 5 жыл бұрын
Yaa saalam ,1/5 /2019 3:10 galabnimo yaa dhagaysanaya
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Waxaba dhantay naztexo indho tani cadibay u kufsatay heesta
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Badow
@abdulljamac3097
@abdulljamac3097 4 жыл бұрын
Nuura Abdirizak Layaab malihin Walshay 2003 baa Dhalatay marka waa inaa amaantaa Faladagan iyo Fanaaninta kalle ee Inay heesayaan iyo inay Ooyayaan an lakala Garan 😄
@abdiwahabmohamud7196
@abdiwahabmohamud7196 2 жыл бұрын
Harseguu waa labadessa gellen
@abdiwahabmohamud7196
@abdiwahabmohamud7196 2 жыл бұрын
Jacelka hantaqaa kadaa pig up 2too all funs
@Mohamed-ij7fu
@Mohamed-ij7fu 6 жыл бұрын
2018😂
@amalabr3427
@amalabr3427 6 жыл бұрын
Mohamed Ugaas 😂😂😂
@injineralrosead2294
@injineralrosead2294 3 жыл бұрын
V
@fimichannel1175
@fimichannel1175 7 жыл бұрын
cod ku dhiiri galiya allaylehe 2dhagax waa kugu dhan yahay
@puntlandboy4404
@puntlandboy4404 6 жыл бұрын
Iidoor hadey Naga go'aan yaa noo heesi Doono taariikh kale Kuma laha Somalia
@nuuradagan1832
@nuuradagan1832 6 жыл бұрын
XaaWg
@ibrahimjaja1082
@ibrahimjaja1082 6 жыл бұрын
puntland boy gc
@ahmedibrahim450
@ahmedibrahim450 6 жыл бұрын
love it
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
@@puntlandboy4404 ha sxb waxa iskanahay dad iska qiiroda kkkkkkkkkkkkkkkkk
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Waxaba dhantay naztexo indho tani cadibay u kufsatay heesta
@abdihakimelmi6921
@abdihakimelmi6921 5 жыл бұрын
Aad baan uga xumahay inaadan ku raaxaysan codka hallaasigaa ee fanaanada codka macaan ee saynab labadhax..... Sahro axmed baa original ka iska leh heesta lkn runtii saynab baa iigula fiican iyo musigii boqorkio cabdisalam jimmy..... laxanka waxaa iska lahaaa daauud cali masxaf
@mahamuudali1765
@mahamuudali1765 4 жыл бұрын
Ciyaalka dagaalkan danbe dhashey dhibkan ayeey qabaan.
@cabaascabdullahi2989
@cabaascabdullahi2989 4 жыл бұрын
Cod halaasiya laba dhax katuuga
@fadumofarah4197
@fadumofarah4197 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@daudhassan8174
@daudhassan8174 4 жыл бұрын
Wad waalantahay walahi kkkkkkkkkkkkkkkk
Rucubta Naasaha - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:19
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 818 М.
Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 4 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 23 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 15 МЛН
Boqortii - Cabdijabaar Alkhaliiji - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:06
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 593 М.
Dhaayihii Jaceylkoow - Zaynab Labadhagax
4:47
Bartamaha
Рет қаралды 631 М.
Boholyowga
6:44
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 3,6 М.
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sow Adiga Ma Aha - Saynab Labodhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:42
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 515 М.
Dhaylo - Saynab Labo-dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:33
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 294 М.
Rucubta Naasaha
7:19
Release - Topic
Рет қаралды 105 М.
Hayada fudud  -  Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
9:18
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 267 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
Anigubaa
9:12
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 9 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 23 МЛН