DEG DEG: WAR CUSUB OO KA SOO KORDHAY GEERUDA MADAXWEYNIHII IIRAAN

  Рет қаралды 78,011

HBN Online TV

HBN Online TV

25 күн бұрын

DEG DEG: WAR CUSUB OO KA SOO KORDHAY GEERUDA MADAXWEYNIHII IIRAAN

Пікірлер: 128
@isseamin2017
@isseamin2017 24 күн бұрын
Allahu Akbar runti rer Gabletka hada aya farhayan Allah hajabiye ayaganah. Allah hasaxlo nin madaxweynaha okalee o gesi ah
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 23 күн бұрын
Allaha Naxariistii Jano Ha Siiyo Aamiin
@khalidaxmed146
@khalidaxmed146 23 күн бұрын
Allah ha unaxariisto Aamiin aamiin Madaxweyna iiraan ibraahim ri iisi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdikarimali3740
@abdikarimali3740 23 күн бұрын
Allaha ha u wada naxariisto dhamaantod aamiin aamiin aamiin
@user-wl4zp4ye7g
@user-wl4zp4ye7g 23 күн бұрын
Alaah,haunaxariisto,mujaahidiinta,rear,iiraan,aamiin
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 24 күн бұрын
Ilaahey ha u naxariisto janada alaha geeyo
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 23 күн бұрын
Asc wll muslimiinta dhamaan yaarabi midnimo muslimiin dhamaantood sii aamiin aamiin aamiin yaarabi
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 23 күн бұрын
Naxariis Jane mujaahidiin
@user-nc3gl9kt2d
@user-nc3gl9kt2d 23 күн бұрын
Ilhey haunaxariisto qabrigana unuuri aamiin aamiin 🤲 yarbi 😭😭😭😭
@user-bj7cg5ye8l
@user-bj7cg5ye8l 23 күн бұрын
Wakhtigiisa qofna dhafimayo dhaman muslimiinta ALLAH haunaxariisto inagana ALLAH hainoga dabanaxariisto
@MubaarigAxmed-ee1th
@MubaarigAxmed-ee1th 23 күн бұрын
Allaha unaxariisto alnahyan iyo raysi labanin oo qaaliya ayay ahaayeen ifka waykatageene alle janaan ugabaryaynaa😢😢😢
@AmarAsensio
@AmarAsensio 23 күн бұрын
😢😢 Allah unaxariisto madaxwaynihii dalka iiraan ibraahim ra'iisi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdiYare-et8re
@AbdiYare-et8re 24 күн бұрын
Inaa lilahi waan ilaahi raajicoon
@MahdiFaarax-xk1bo
@MahdiFaarax-xk1bo 23 күн бұрын
Allaha unaxariisto madaxwaynaha iiraan aamiin
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 23 күн бұрын
Allaha u naxariisto Ibrahim raizi .
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 23 күн бұрын
Ilaahey ha u naxriisto madax weynaha Iran
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 24 күн бұрын
alle ha unaxaristo
@NoradinAbdi-pi5kn
@NoradinAbdi-pi5kn 23 күн бұрын
❤❤ inaaalilaahi waan raajucun
@IdrissAhmed-kc1nx
@IdrissAhmed-kc1nx 23 күн бұрын
Allahu nariisto geeridu wàa xaq
@kafiadek5396
@kafiadek5396 23 күн бұрын
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicun Allah ha u naxariisto 😢
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 23 күн бұрын
It's sad ilahay ha unaxariisto kuligood amiiin yaarabi🤲😢💔Wixii kadambeeyey shirqoolkaasna ilaahay hasoo qabto, amiiin🤲
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 23 күн бұрын
Bedale khayrqab allha ugbadalo madxwynihii iraan iyo caamir hayaan Bedale khayrqab waa malin mugdi u ah iraan
@TheFutureWillBeDifferent
@TheFutureWillBeDifferent 23 күн бұрын
Allah Haunaxaristo
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 24 күн бұрын
🇮🇷iran mahaa dal hadi qof laga dilo wax u noqonaaya oo wàa system jira , iran mahaa wadaamada carabta ama africa oo hadi qof laga dilo isku dhex yacaaya ee iran waa system adag🇮🇷
@cabdixakiin6075
@cabdixakiin6075 23 күн бұрын
Alle hownaxariisto amiin aamin
@guriceel7971
@guriceel7971 23 күн бұрын
allow u naxariso iiraan
@aaladiini8270
@aaladiini8270 23 күн бұрын
inaa lilaah wainaa ileehi raajicuun walaahi waan kanahay waxay ahaayeen geesiyo naceb yahuuda iyo gaalada cadawga ah
@hasanAhmedchannel1550
@hasanAhmedchannel1550 23 күн бұрын
ilaahaay naarta haku fogeeyo shiiciga raafidiga ah
@baarqabkadheere-xf8zv
@baarqabkadheere-xf8zv 23 күн бұрын
ilaahay ha u naxariisto,yahuudna ilaahay masiibo ha Ku rido
@sarahsaid3688
@sarahsaid3688 23 күн бұрын
Ilahay ha u naxariisto geesibuu ahaa
@abdifatahilkacase405
@abdifatahilkacase405 23 күн бұрын
Ina lilaahi wa ina ileyhi raajicun Alle haw naxaristo madaxweyne raisi isaga iyo ragiisiba Wax badan ayay u gargaaren islamka iyo khaasatan rer qaza
@khadramohamed5480
@khadramohamed5480 24 күн бұрын
Allah u naxariisto Aamiin Aamiin 🤲
@safiaabdulle3827
@safiaabdulle3827 24 күн бұрын
Innaa lillahi wa inaa raajicuun sabariyo iimaan Allaha Ka siiyo reer IRAAN
@farahabdi7777
@farahabdi7777 23 күн бұрын
Iran cayarta hakadafto ilalinta madaxta. VVIP protection is zero for Iran. Every day, a VIP is killed
@Abdinoor_Adam_jaama71
@Abdinoor_Adam_jaama71 24 күн бұрын
IBRAAHIM RA'SI, wuxuu ahaa liibaax aan unixin kufaarta gumaadka kawada qasa iyo kuwa ku taageerayaba, ilaahay naxariistii jano haku casuumo madaxwayne ibraahim ra'si إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-ds7zw2gs8v
@user-ds7zw2gs8v 24 күн бұрын
Allah ha unaxariisto
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 24 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤
@bulohus8548
@bulohus8548 23 күн бұрын
inaa lillaahi wa ‘inaa ileyhi raajicuun ,, Allaah yar Jamiican , inna haa masiibatu kubraa !! Acdaa’uyafrax “ Dhabarka Naxdintaan ka naxay - Dhabarka ixanuunay , wadnaha ‘Ayaa - igaraacay ,2da nin ‘Qadiyada islamka Gaar Ahaan Reer Falastiin , Aad - u difaaci jireen. Allaah yarxam ,,
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 23 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢so sad 😢 everything bad is sreal and USA please rushka naga gaarsii baaris hala sameeyo
@hasanAhmedchannel1550
@hasanAhmedchannel1550 23 күн бұрын
الحَمْدُ ِلله
@hindahayaab7788
@hindahayaab7788 24 күн бұрын
Allha u naxriisto
@fardowsaabdi640
@fardowsaabdi640 24 күн бұрын
Inaa lilahi wa ina ileeyhi raajiccun ilahey ha unaxaristo walahi aad iaad ayaan oga naxey
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 23 күн бұрын
Alha unaxaristo
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 24 күн бұрын
Koleyba Muslim by sheeganayene alle ha unaxaristo reer galbeedka iyo Israel wa kufxayaan iny iygu kadambeeyena waa laga yaabaa
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 24 күн бұрын
Waa ba muslim sheegnaayeen maxeey tahay Bismilaah
@fahadabdi5361
@fahadabdi5361 24 күн бұрын
Wlh saka qalbigaa ixanuunaya geerida ibrahim falastiin mantay garabwayde
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 24 күн бұрын
Walahy wall waa run waa sababta ay geeridaasi qalbiga inooga gilgishay
@falisa576
@falisa576 24 күн бұрын
Wan ka wada naxnay geerid Ibrahim Iyo madaxdiisa wa ninki garabka Siinayey Reer falastiin Allaha u Wada naxariisto.cadowga islaamka O ah Maraykan iyo Israel way ku Faraxsan yihin laga yaabee ayaga Inay shirqooleen
@samirasahra1747
@samirasahra1747 24 күн бұрын
iLaahay.Ha.UNaxariisto.Dhamaan..Tood..AMiiN
@baariyoo
@baariyoo 23 күн бұрын
Allaha u naxariisto madaxweynaha iyo madaxda kale geeriyootey ee reer Iran. Waxii khadar ah lama. Aajin karo hase ahaatee maxaa kulmiyay colka iyo naasa adag. Iran waa loo ciil qabay mudo dheer waxaana la rabaa in la wiiqo oo sida wadamada gobalka oo kale laga dhigo tabar darro iyo in loo taliyo. Allahu aclam
@adanhassan6251
@adanhassan6251 24 күн бұрын
Allah ha u naxariisto😊
@fardousaali8771
@fardousaali8771 24 күн бұрын
Illahay haw naxariisto laakiin geesi buu ahaa mid khayr qaba illahay hanoo keeno
@KhadrasFashionStudios
@KhadrasFashionStudios 24 күн бұрын
May Allah grant jannah
@SharafIsmaciil
@SharafIsmaciil 24 күн бұрын
Inalillahi winaailayhurajiciin
@AbdirahmanIBRAHIM-kl3td
@AbdirahmanIBRAHIM-kl3td 23 күн бұрын
Innaa lillahi WA innaa illehim rajicuuna
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 24 күн бұрын
لا حول ولا قوه الا باالله
@user-xr9pj6vs4k
@user-xr9pj6vs4k 24 күн бұрын
Inaaliha laha wanaa ilayhu rajucun allah how naxaristo 😢😢😢 nool laba wana dhintee
@user-bh5hh3bv3p
@user-bh5hh3bv3p 24 күн бұрын
Allah haunaxarista wallahi wageri naxdinleh
@user-hy3hx8xg7s
@user-hy3hx8xg7s 23 күн бұрын
alla haunaxaristoo
@AbdiwaliAbdirashiid
@AbdiwaliAbdirashiid 24 күн бұрын
Allah ha unaxaristo
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 23 күн бұрын
Alle ha unaxariisto aamiin yaa rabbi
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 23 күн бұрын
inaalilahi wa inaa ilayhi raajicuun
@user-ql4hk6lq5x
@user-ql4hk6lq5x 23 күн бұрын
Alla..haunaxariisto....wallaa..laheen
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 24 күн бұрын
Waaba muslim waa sheeganaayeen maxey tahay Bismilaah
@mukhtaaryoonis4831
@mukhtaaryoonis4831 23 күн бұрын
Alle ha unaxariisto
@markcaa2942
@markcaa2942 23 күн бұрын
Waa shirqool waliba udhaw in xaga iiraan laga soo abaabulay I hope it's not because problem Wil follow if it's a foreign intervention in sha Allah inayna noqon
@falisa576
@falisa576 24 күн бұрын
Inna illahi wa inna ileyhi raajicuun Allaha u wada naxariisto madaxweyne ibrahim iyo madaxdi La socoymtay ad iyo ad baa qalbaygu Isku badalay run ahaantii wa geeri naxdin leh wa dadkii Garabtaagnaa walalaheena reer Falastiin gacanta siinayey.maanta Cadowgoda ku faraxsan geeridoda laga yaabee Inay ka denbeeyeen shirqoolkas
@ayaanmahamud4504
@ayaanmahamud4504 24 күн бұрын
ASC inaalilaahi w.l.r.anaga Muslim baaa nahay qadarta baaa Timi
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 24 күн бұрын
‏إنا لله وإنا إليه راجعون 🇮🇷🇮🇷🥹🥹🥹🥲🥲
@cabdixakiindahirsamatar7427
@cabdixakiindahirsamatar7427 23 күн бұрын
Ale hanaxariisto aaamin yarbi
@nasrabashir3958
@nasrabashir3958 24 күн бұрын
Ilahay ha unaxariisto. Wayna catahay in shirqool lagudilay.
@user-qv2pt3vd4t
@user-qv2pt3vd4t 24 күн бұрын
Al marxuum Ibrahim raise iyo wafdigii la socdey ilaahey naxriis iyo Jana hasiiyo reer iiraan sbar ilaahey hayeelo.((( Wax waliba was suura gal maadaama Imelda xumeet. In shirquul noqada was suura gal. Maxaa racsiyey wasiirka arimaha dibada.
@saynabcawil3277
@saynabcawil3277 24 күн бұрын
😪😭😭 إنا الله وانا اليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضه من رياض الجنة 🤲
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 24 күн бұрын
Walle yahuud eeynaha aarsatay calamil islam .walogu shorqolaulay
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 23 күн бұрын
Inaalillaahi wa inaa ilayhiraajicuun AHN
@MohAbdi
@MohAbdi 23 күн бұрын
Ila 2017kii ilamanta ayan kudawan plz xir xeysintaan plz plz and please ❤❤ mise wlhi wxd waayidoonta o dhab ah asxaab bdn molidoow
@amira1438
@amira1438 23 күн бұрын
israel iyo marekan iyo reer galbedka halaweydiyo iyaga kamasule
@user-gw3dz6cb3h
@user-gw3dz6cb3h 23 күн бұрын
Waa carin shiqolka
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 23 күн бұрын
Alle janada haka waraabiyo geesiyada reer iiraan ee shilku ka dhacay aniga waxay Ila tahay 80% in ay ka danbeeyeen yuhuuda iyo maraykanku 20% waa cilad farsamo ama cimilada
@NasriMohamed-nu2ns
@NasriMohamed-nu2ns 23 күн бұрын
Inalila
@seynabcali4205
@seynabcali4205 23 күн бұрын
Waxaan umaleynaa ineysan shirqool ka marneyn shilkaas ku dhacay madaxda Iiraan waxaa kugadaaman shaki weyn
@user-fe8yl3jz2l
@user-fe8yl3jz2l 23 күн бұрын
Allaha unaxariisto
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 23 күн бұрын
Barmaamijkaagii kan ka horeeyay ee Israel aad kaga hadlaysay maxaa hawada ka saaray isagoo life ku jiray?
@dahabsanudgoon6809
@dahabsanudgoon6809 24 күн бұрын
Alle haunaxarito 🤲🥹🥹🥹
@umumahado1766
@umumahado1766 24 күн бұрын
Waa shiraqoolq
@boorowiidin
@boorowiidin 23 күн бұрын
Alle xanonna xarristo
@XusenAhmed-op3oz
@XusenAhmed-op3oz 24 күн бұрын
Allha unaxsriisto
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 23 күн бұрын
Gantaal ayaa lagu dhuftay yahuuda iyo maraykan ayaa iska kaashaday iga qor
@nimcoqueen6127
@nimcoqueen6127 23 күн бұрын
Waa.in si adag .loo baa dhaa.shil kaa uu ku.geeriyooday .madaxwaynaha.iraan. iyo waftigii. lasocday..
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 24 күн бұрын
Iran🇮🇷 Waxaan ku noola 7 sano ,, waaa dad wanaagsan oo muslim salaax ah, halka anad dhulka carabta ku noolan karin waayo cabiid ayay kugu dhahayan iyo cunsuriiyad joogta ah, waa Run Iranian tu 🇮🇷waay necebyihin caraabta waxayna u yaqanaan dad badaw ah. Waana runtood oo caraabtu waa badaw..
@shadiashadia739
@shadiashadia739 23 күн бұрын
Wa shiico diinta way badalan Muslim lama dhihikaro
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 23 күн бұрын
@@shadiashadia739 ha dan baabin sxp waa dad Muslim ah.. Ha dhageeysan waxa aay sirdoonka Maraykanku ka fafinaayan yago soo dhex maraaya wahaabiga soomalliga... Wadan inu madhab yeesho waa xadaraad '',, tusaale engriisku markuu ka xorobay Kinisada Roma Catholiga oo uu sameeystay madhabta protestant ayuu Aduunka Xukumay,, tusaale kale Ruushku marku sameeystay madhabta Orthodox ayuu Awoood noqday,,, Iran markay aay madhabta Shicada sameeystay Waxay ka Raysaatay Dhuusadi carabta iyo in Qof wahabiya Reer galbeedku kusoo dhisan yago soo dhex maraaya carabka badawga,,, hadii anay sida sameeyn sidaa somalida iyo wadaamada yar yar ee dunida 3 aya wadaad wahaabi ah lugu soo dhisi laha,, aniga iran ku noola waa dad Muslim ah oo saliix ah,, marka hore aduunka mar kadib ayad khibrad heli si daydo kale
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 23 күн бұрын
@@shadiashadia739 ha dan baabin sxp waa dad Muslim ah.. Ha dhageeysan waxa aay sirdoonka Maraykanku ka fafinaayan yago soo dhex maraaya wahaabiga soomalliga... Wadan inu madhab yeesho waa xadaraad '',, tusaale engriisku markuu ka xorobay Kinisada Roma Catholiga oo uu sameeystay madhabta protestant ayuu Aduunka Xukumay,, tusaale kale Ruushku marku sameeystay madhabta Orthodox ayuu Awoood noqday,,, Iran markay aay madhabta Shicada sameeystay Waxay ka Raysaatay Dhuusadi carabta iyo in Qof wahabiya Reer galbeedku kusoo dhisan yago soo dhex maraaya carabka badawga,,, hadii anay sida sameeyn sidaa somalida iyo wadaamada yar yar ee dunida 3 aya wadaad wahaabi ah lugu soo dhisi laha,, aniga iran ku noola waa dad Muslim ah oo saliix ah,, marka hore aduunka mar kadib ayad khibrad heli si daydo kale
@XusenAhmed-op3oz
@XusenAhmed-op3oz 24 күн бұрын
😢
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 24 күн бұрын
Qarax ayaa loogu xidhay diyaarada helicopter ta
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 23 күн бұрын
Qofkasta waa uu dhimanaya. Basel khayir qaba ale hakeeno
@MaxamedKhaliif-du2qh
@MaxamedKhaliif-du2qh 23 күн бұрын
waaxa layable madaxwaynihi Iran oo geeriyoday maaskaxdada magaliso waax uu badinaya labada wee cell israail iyo amarica
@CumarAqli
@CumarAqli 24 күн бұрын
INAALILAAHIWA INAAILEHIRAAJ ICUUNWAXANMURUGADALAQABSANANAASHA CA BKAKAREERIRAANGE ERIDANAXTINTAL
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 23 күн бұрын
Shil caadi ah maaha ee cayaar baa ka socota wadanka iiraan diyaarada iyo kuwi la socday maxa kala rebay? Haday cimiladu xuntahay way wada samayn lahayd waxay u muuqata shirqool ama gudaha ama dibadda mid ah
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m 23 күн бұрын
😭🇮🇷🇸🇴😭
@axmedaadanmacalinnuur7308
@axmedaadanmacalinnuur7308 23 күн бұрын
Mowliidow markuu Shilpa dhacayay iyo diyaarada milatari ee mareykanka ee Baku ka degtay iyo waliba iyadoo mareykanu uusan tagine mudo badan bal iswaafajiya
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb 23 күн бұрын
Wa shirqool o wax ka ogyahay balse Allah haunaxaristo xamass na ALLAH umaqan rer galbetka farxadoda
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 23 күн бұрын
Geeridooda Way ina Taabatay Madaxwaynaha iiraan iyo Waziirkiisa Arimaha Dibada Dhicida Diyaarada Waday MW iiraan Baaritaanka dhab ah Ha Lagu Sameeyo Ruusha wuu Sheegay in uu Baaritaan Sameynaayo iyo Turkey
@cabdinasirmalin8253
@cabdinasirmalin8253 24 күн бұрын
❤❤❤
@MohAbdi
@MohAbdi 24 күн бұрын
Sxbow maxa kaa khaldan kalay 8 minute ayaad Rabataa warna inogusheegta xayesiina waad kudaba wada warka plz fdln plz dhaaman ina xir xeyeeysiintaan bas bal eeg 8mintus ayad rbta inad dad dhan o kudawanaaya ayad rabta inad ku ciyarta
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 23 күн бұрын
Waan nacnay xayeysiinta hanala xishmadeeyo anaa dan leh mafiicna
@CumarAqli
@CumarAqli 24 күн бұрын
WAXANTAXSIMURUGOLEUDIRA YAAGEERIDANAXSINTALEH JAMUHURIYADAIRAAN ILAAHAYWAXANUUGABARYAYAAINUJANATULFARDAWSAKAWARAABIYO
@muxumedamir
@muxumedamir 23 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌
@fj8626
@fj8626 23 күн бұрын
_ Wariye Mowliid, ma wuxuu ka mid yahay dadka aaminsan in iraaniyuuntu yihiin GAALO ama ka sii liitaan? Waxuu afkiisa ka ilaaliyey inuu yiraahdo Allaha u wada naxariisto.!
WIILKII WABIGU QAADAY JARMALKA || XOGTII U DANBAYSAY.
8:26
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 1,6 М.
1🥺🎉 #thankyou
00:29
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 80 МЛН
I Built a Shelter House For myself and Сat🐱📦🏠
00:35
TooTool
Рет қаралды 29 МЛН
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 16 МЛН
Creepy Teacher Kidnapped My Girlfriend?!
00:42
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 15 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL WAR
19:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 69 М.
New trick 😧 did you expect that? 😁
0:10
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Угадай Цвет 2!
0:23
КОЛЯДОВ
Рет қаралды 2 МЛН
Он пропал без вести😱
1:00
Следы времени
Рет қаралды 1,1 МЛН
Морская пена 🤯
0:29
FATA MORGANA
Рет қаралды 1,2 МЛН
Он пропал без вести😱
1:00
Следы времени
Рет қаралды 1,1 МЛН