No video

QORAAGGA REER ISRAAIIL EE SAADAALIYAY 1999-kii DHAMAADKA ISRAAIIL SANADKA 2025

  Рет қаралды 57,877

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

QORAAGGA REER ISRAAIIL EE SAADAALIYAY 1999-kii DHAMAADKA ISRAAIIL SANADKA 2025
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 94
@user-fd7xj8xo5s
@user-fd7xj8xo5s Ай бұрын
Insha allah isreal way burburi Palestine way guulaysan Palestine Palestine Palestine
@axmedcali3062
@axmedcali3062 Ай бұрын
Israil haburburto Ilhay idankis Palestinian Gul gul gul
@Libax962
@Libax962 Ай бұрын
#Mxamed #Mxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlayo aad ayan ugu faraxsannhay #BBsomali hado lajogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah #thank you #mowlid ❤️
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 Ай бұрын
Ninkii dhofkuyimid beey geeridu dhibeysa yahuud waa marti aan Edeblaheen lkn maantay ayeey shalay kujiran Falastiin waa guulesatay insha Allaah yahuud waa udhamatay raadkoda iyo ciribtood Allaah hatir tiree waa kaas uusheegay ninkas baqtiyay meesha udanbeysa yahuud insha Allaah matdhow ayaan kusoodukan masaajida khiimah badan insha Allaah ❤️🇵🇸❤️✌️
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e Ай бұрын
😅illaahayaw naga aqbal ducada aan uducaynayno shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 Ай бұрын
Yaa, Allah 10 Cashuura 1446 hijriyada soo gabagabee zahyuuniyada. Sidii aad fircoon u halaagtay.
@mubarakcabdi7843
@mubarakcabdi7843 Ай бұрын
Asc ilaahay ha burburiyo engiris iyo esraiil
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 Ай бұрын
ilahay waxan kabaryayaa kahor in ay burburto baabado yaarabi yaraxiim guul falastiin ❤❤
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 Ай бұрын
Illahow nasii guusha marwalbo
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Ай бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA ARXANKA DARAN EE YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI
@AboubakerOsman-m7o
@AboubakerOsman-m7o Ай бұрын
Allh jaabiyo insha allah
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 Ай бұрын
Asc.mawliid. xaaji.iyo.maxamed. cade.HBN
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan Ай бұрын
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Ай бұрын
Allahu akbar
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e Ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@IkraanSharif
@IkraanSharif Ай бұрын
Aamiin insha Allah
@HassanAwdahir
@HassanAwdahir Ай бұрын
Allow fastininta Guusha sii Cadowga muslimiinta Jabi insha Allah
@Baareey
@Baareey Ай бұрын
Maxamuud maxamad cadde waad ku mahadsan tahay sida aad nogu soo gudbiso wararka runta ah ilaahay hakuxafido aduun iyo aakhiraba
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Ай бұрын
DHAMAADKI ISRIIL AYBA SOO DHAWADEY ALLOW DHAMEYSTIR ALLOW CADOWKA JABI DUCADA AAN BADINNO INSHA ALLAH
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e Ай бұрын
Allaahu akbar dhamaadkii sahnuuniyada iyo reer galbeedka ayaa lagaaray insha allaah
@user-kh7lm5pi9o
@user-kh7lm5pi9o Ай бұрын
ALLAHU AKBAR
@indhacadegurayare3293
@indhacadegurayare3293 Ай бұрын
Ilaahay.ninkaa.qoraaga.ah.Riyadiisa.Run.hakadhigo.yuhuudan.dhulka.bArkaySan.hadhaafsho
@AmiirCaare
@AmiirCaare Ай бұрын
Asc wll mawliid iyo bahdiisa H B N ONLINE Gacmo furan kusoo dhawaada
@rahh4137
@rahh4137 Ай бұрын
Illaahay ha ku celiyo xaafdii gidaarku ku wareegsanaa aamiin
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
sheikh Ahmed yaasin Allah ha unaxariisto wuusheegayi borborka yuhuuda waxuuna yidhi waxayi burburayisa 2000/26 bithmillahi kareem
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 Ай бұрын
Maawliid adiga iyo maxamad waadku mahad santihiin sida aad umadiina ugu soo gudbisaan waxa adunka ka jira 🙏🥰
@DjamaIltireh
@DjamaIltireh Ай бұрын
Maashaa Allah Maashaa Allah alaha burburiyo waa guul. Burburkee
@user-cc5bj2ly4h
@user-cc5bj2ly4h Ай бұрын
Yaaaa allah Yaaaa allah Yaaaa allah Gurma Awliyo
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 Ай бұрын
Maxamed Maxamuud Cade waa khabiir, faalooyinkiisana waa kuwo qiimo badan una baahan inaad wakhti siiso.
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
Waxaa❤ Xaqiiq❤ah Hadii Aad Diido Nolasha Dad Adiga Ma Noolaanaysid 🎉❤
@AboubakerOsman-m7o
@AboubakerOsman-m7o Ай бұрын
Waa lagadhay xiligi usheegay nikasi
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
Walaahi🎉 Hadii Ayasan Ka Guurin Bariga Dhexe Waa La Qaqaban Maalin Dhaw Insha Allaah❤
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Wallee Dunidaan balaayaa kasoo Hig leh ! Goor Ay noqotaba !!
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam Ай бұрын
Alxamdilaah AlxamdilaahA Allaah baa mahada iska ah❤
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 Ай бұрын
Waa mahadsantahay
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Ай бұрын
Maku faraxasantahay jabka gumaystaha Israel like saar sxb
@abdulkadiradam7450
@abdulkadiradam7450 Ай бұрын
Mohadsanid Good news
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o Ай бұрын
Amaano.kugu.raagtey Yadaada.lamoodaa.ninkii.lahaa Ayaa Yimid Oo Soo.toosay....❤❤❤
@yuusufgashanle
@yuusufgashanle Ай бұрын
61.000 ayaa qaxay hal maalin inta hartaye tickets ayaa loo diiday miletry waye 🙆😁 Israel not Democracy
@dukaanle75dukaanle51
@dukaanle75dukaanle51 Ай бұрын
Asc M Cadde iyo Mowlid waan idin salaamay salaan kadib waxaan M Cadde ka cod-sana Markaad warka dhameeyso Mowlid ku wareeje warka . Waxaan olajeeda inaad tiraahdo Mowlid si markas Mowlid warka u qaato mahadsanid
@nuuradiin4711
@nuuradiin4711 Ай бұрын
Waa Suno ilaah in cidwalba o xadgudubta bani aadamkana dulmida ay burbur ku danbeyso ilaah na waan ka rajeynaya Inu natuso waqti dhow israail o burburtay iyo falastiin o xorowda kana Soo kabatay dhibkii iyo musiibadi ay ku jirtay kudhawaad 80 sano waana mahadsan yihiin wariyayaasha somaliyed e roog cadaagaa muxamad maxmuud cade iyo mowliid xaaji runti warar aad u dheeri Tiran baan ka helaa
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Ай бұрын
Allaha ku rido yahuud hoog aan dhamaan
@marianali6233
@marianali6233 Ай бұрын
Illhow burburi gacanta sare sii falastiin yaarabi
@Abdixakiim-gb9fs
@Abdixakiim-gb9fs Ай бұрын
Asc hbn waan riding salaamay salaan kadib xagey ku dambeeyeen kristankii falastiiniyiinta ahaa sida xanaan ashraawi oo kale
@waabarijama8389
@waabarijama8389 Ай бұрын
Thanks ❤
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Ай бұрын
marka hore alah subxanahu wa tacala ayaa mahad iyo shugri iska leh mida kale waxaa run ah in yuhud ay burburi donto waana la joga markay burbur baaba iyo halaag ku dhici lahaa taasna waxaa shegay oo ku dhartay alaah subxanahu wa tacala wayna fuli dharta iyo hadalka ale subxanahu wa tacaala yuhud fasahadka dulmiga iyo xasuqa ay ka gaysatay marinka gasa rabiga sareya ee konkan iska leh ee asagu maamula aduun cid la maamushana aysan jirin kuma dhafi dono yuhud ee wuu ka abaal marin wayna burburi baabi halagmi yuhud insha alah waana hadalki alah subxahu wa tacala waxaanse ale ka baryaynaa in uu yuhud halageda uu soo dadajiyo oo uu ciqaabo mid daran baidmilah wayna xorobi gasa iyo alaqsa insha alah rabina wuu difaci dhulka barakaysan ee gasa tasina waa amarki ale subxanahu watacala
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Ай бұрын
Allaahu akbar
@hasanabdidhameeye
@hasanabdidhameeye Ай бұрын
Wan idin salaams saxibayaal haguulaysato falastiin alaha unaxariito shacab ka gasa 7 oc waa astaantayda fadlan kasoofal celi 7 oc ❤❤❤7oc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤7 oc❤
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Ай бұрын
Haddiiba uu nin yuhuudi saadaaliyey waa macquul waayo yuhuuddilu waa faaliyayaal waa lagu yaqaan arinkaas xilliyadii hore waxay ugu horeeyeen dadka xiddigaha ka faaliya. Ilaa hadda waa dadka saadaaliya qorrax madoobaadka iyo is bedelka cimilada iyo waxyaabo kale oo fara vlbadan
@user-jv1iu3du3x
@user-jv1iu3du3x Ай бұрын
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Taariikhyahan ma’Aha waa Curraafayste!! Waayo taariikhda - Wax soo socda Kama hadasho- Wax dhacay bay ka hadashaa ‘
@naam9190
@naam9190 Ай бұрын
Saadashu waa wax jira ayado laga tusaale qaadanayo wax yalo horay udhacay iyo wax hada socdaba
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Ай бұрын
Allahayow cadawga islaaka baabii
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 Ай бұрын
Nin caqli leh meel kasta wuu ka dhashaa
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@ZAHRA-pl3ch
@ZAHRA-pl3ch Ай бұрын
☝☝☝✊✊👍
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Alow khatimada khayr noogu khatim
@hassanosman360
@hassanosman360 Ай бұрын
Silsiladoda DhamaTay 1927 -2025 mana sii JOGI karaan in kasto isku isir ahayn ee dawlada sare tahay kuwo juud wa ma juud ka soo jeeda qabsaday ingriiska Oo gara dii kU soo daadiyey si u laysaan yuhud balse la heshiiyey !
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 Ай бұрын
Falastiin guul guul
@user-rr9lw7wf8s
@user-rr9lw7wf8s Ай бұрын
Waa fiqi cumar oo kuleh allaw lajir kuwa ladulmayo
@saleebaanlabaraad1900
@saleebaanlabaraad1900 Ай бұрын
Nacdali hakudhacdo israiil
@bashirgalbayte3601
@bashirgalbayte3601 Ай бұрын
Topp markasto e jaw
@Yasmin-ow3zp
@Yasmin-ow3zp Ай бұрын
❤❤❤
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he Ай бұрын
♥️🔻🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻🔻♥️
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Ale habuburiyo cadawga islaamka musliminta ale haquweeyo kuwa iskuduuban ale raaligaliya kuwa lunsana hanuunka ugu yeedho ale haynaga dhigo asmin alewaalid kreen waleehen hawnaxariisto
@BashirPlan
@BashirPlan Ай бұрын
Quran ayaa inoo sheegey inaysan sii jiri doonin.
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Ай бұрын
AHUN isaguna Sh. Ahmed Yasin oo ahaa aasaasihii Hamas ayaa saàdaaliyay in Israel ay burburi doonto 2027ka .
@CaliRermagaal
@CaliRermagaal Ай бұрын
Alle wuxuu noo sheegey in yuhuuda la jabin doono markaa uma baahanin waxa yuhuudi sheegey iyo gaaltoonah
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz Ай бұрын
MAHADSANIDIIN.
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 Ай бұрын
illaahay ha Burburiyo Israël io inta Taageerta Allaahuma Amiin 🤲
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Sheekh yaasiin oo aas aasay xamaas waakii yiri yuhuudu waxay baab'aysaa 2027
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Ай бұрын
Ninkan aad shegeysan qora keliya ma aheyn ee waxa muqdo inu aha saxirone wax fiiriyo ka dibna qoro wayo yuhudda wa dadka ugu herka sareyo sixirka dembigeyna allaha dhafo haddan qaldamey ya rabi towba towbada nasiixa
@rahh4137
@rahh4137 Ай бұрын
wax walba asalkiisuu u naqdaa yuhuudu Markii horeba waxay ahaayeen xaafad xaafad.
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Ай бұрын
Cid fahmeysaa ma jirto hadalkaa kala go'go an ee hebelkaa cade.horay ayan BBC ugu nacay
@freegym7265
@freegym7265 Ай бұрын
Waa La Jooka Taarisdh Tii GoraaGa Israël BurBurKEY KIY 2025 AMIN AMIN
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 Ай бұрын
Guuleysta goor kasta.
@dhaxanmediaofficial533
@dhaxanmediaofficial533 Ай бұрын
maqaaxidaan waa meesha kaliya aan xogta ka qaato
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Yuhuudu way ogyihiin 8nay burburayan waa sababta ay u baahiya isleeyihiin guuldatada madax adayg dartii iyago qomuluudnimo dhaqankooda kow katay oo waliba faafiya😅😅😅
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Ай бұрын
Qofkaan aqriska Ku adag yahay fadlan qof kale Ku badala AAAAAA.gggg.ccc
@IkraanSharif
@IkraanSharif Ай бұрын
walaal aniga warkiisa ayaan si fiican u fahma
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Ай бұрын
Aflagaadada jooji wll qofna wax uusan raali ka ahayn lagama sheego
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk Falastiin Falastiin ar adeer idinku dib isu xisaabiya
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km Ай бұрын
haa way bur buraysa
@user-ug3fz4ed6h
@user-ug3fz4ed6h Ай бұрын
Cod kaga lama maqlo
@fuadosman9801
@fuadosman9801 Ай бұрын
xamaas maxay ku wada xidhiidha , manta sifican u hanay xisbula
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Saaxir miyu aha ninkaas
@cabdixakiinmaxamed1136
@cabdixakiinmaxamed1136 Ай бұрын
Allahu akbar
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 46 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 29 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 28 МЛН
The war in Ukraine and the decline of the West | #1623 with Douglas Macgregor
2:01:30
Future Artillery 2023 Highlights Video
2:50
Defence iQ
Рет қаралды 7 М.
DEG DEG: TEL AVIV OO WEERAR CULUS LAGU QAADAY | DHIMASHO IYO
9:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 38 М.
WAAR DAG DAG AH OOh!!
51:24
Somi Early
Рет қаралды 399
WARARKA SOOMAALIDA: GALGADUUD + PUNTLAND + SOMALILAND/SSC KHAATUMO
13:04
Machine Learning & Neural Networks without Libraries - No Black Box Course
3:37:32