IIRAAN OO GUDAHA SIR-AA'IIL KA SAMEYSAY ARRIN YAAB LEH + WARARKII U DAMBEEYEY QASA + SUURIYA

  Рет қаралды 56,062

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 9 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 9 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 9 күн бұрын
❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 9 күн бұрын
Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xaq u dirirka yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha ka dulqaado xasuuqa ku socdo shacabka falastiin yaa rabi u maciino walaalaha xaq u dirirka aamiin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 9 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn 9 күн бұрын
Alow baabi maraykan iyo yuhhuuda doofaarka wayn alow faalig kurid maskaxda kudhufta natayaahu hoogisa allaw ubiloow yaarabi aamiin aamiin aamiin
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 9 күн бұрын
Ilaaheyow masiibo dhulgariir,daweelo argagax, udur aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda
@MarkabaMohamed
@MarkabaMohamed 8 күн бұрын
Mahadsanid walalkey shukran
@DrcasoodXuseen
@DrcasoodXuseen 9 күн бұрын
Long live president gabreal
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 9 күн бұрын
Thanks HBN, hadii mareykan waxa ka dhacaya Gaza u aqoonsado isagaa dembiile noqonaya, waayo wuxuu dumiyey oo dhulka dhigey oo xasuuqey wadamo dhisan .
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 9 күн бұрын
Thanks so much HBN online tv, aamusnaanta iyo ficil darida dunnida carabta, talow miyaaney ogeyn iney taariikhda ku xardhanaan doonto abid .
@Reserveareabank
@Reserveareabank 9 күн бұрын
Allayoow Raboow Dumi Israel Iyo Munaafiqiinta Taageeraysaba
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 9 күн бұрын
sck wariye maraykan iyo yuhuud waa isku danbi xasuuqa godominta baabinta marinka gasa way ka wada qaybqaateen reer galbedka iyo yuhuuda waa isku hadaf ee nabad ha ka sugin maraykan iyo yuhuud laakiin ale ayaan ka sugaynaa nasri dagdag ah insha alaah
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 9 күн бұрын
Mawlidow hor yaa asasayDacish waa Marekaka oo yuhuudi ah iyaga burbuuriyey si ay u khaldan Dunida.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 9 күн бұрын
Allaha u gargaaro muslamiinta .
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 9 күн бұрын
Wcs waraxmatullaah wabarakaat
@AhmedAbdi-w6i
@AhmedAbdi-w6i 9 күн бұрын
warka reer galbeedka waxa kaweyn Alle awoodisa
@ahnettek3298
@ahnettek3298 9 күн бұрын
Jimca mubarak.maxkamadaha aduunka waxay qaban karaan dadka musliminta ah iyo dadka afrikanta ah iyo dowladaha maskinyaasha ah .hadii ay noqoto israaiil way qaldan tahay marka waxan allaah ka baryayna waxay iyaga qorten iney fulin waayen si qolyaha kale isaga celiyaan
@khadijasaalaaxa9492
@khadijasaalaaxa9492 9 күн бұрын
Asc.jimce.mubariik
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 9 күн бұрын
Asc 👍 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@cismaanguure927
@cismaanguure927 9 күн бұрын
Daacish iyo isra'iil waa isku dhaqan waa in sida daacish looladagaamo waa in sidoo kale aduunka uladagaalamaa isra'iil waayo waa argagaxiso ,
@HasanHanad-q2u
@HasanHanad-q2u 9 күн бұрын
Ciidanka cirka ayay ku tiirsanyihiin wax kale ma hayaan, waxkale ma hayaan.
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 9 күн бұрын
HAYE HAYE SHEEKADII 2011 MA BILAABATAY DAACISH MAREYKANKA AYAA HUB SO SIINI HAYAA SI SYRIA USO WEERARAAN CML
@yuusufyare3617
@yuusufyare3617 9 күн бұрын
2 qodob hadaan aragtideyda ka dhiibto mareykanku wuxuu wataa ookiyaalo u qaas ah meshuu dantiisa ka arko dambi digaal aya kadhacay ayuu kuleehay qasana dambi digaal kama dhicin ayuu ku leehay !! Tan kale wan ku faraxsanahay hadalka madaxweynaha jali qosolba hiil waa gala Madaxda carbeed habiinkii natanyaahu aya lagu seexiyaa Hada waa dhab hamoodin kaftan !
@Abdinoor51
@Abdinoor51 9 күн бұрын
Yuhuud wax ka xun dunida kuma noola
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn 9 күн бұрын
Alow jabi yuhuuda
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 9 күн бұрын
Madaxweynaha Chili waa Geesi, Madaxda Arabta waa xayawaano Maraykane ka cabsonayo.
@شمسالدينإبراهيمآدم
@شمسالدينإبراهيمآدم 9 күн бұрын
Dambiile Qirta Dambigiisa Wakhtigii Saxaabada Ayaa Lasoodhaafay
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c 9 күн бұрын
Mareykaku xasuuqa wuxu ucaqana quwa qadaca Ukraine wa islam neceyb
@MohamadDubad
@MohamadDubad 9 күн бұрын
Igaaba gaysanayee sidee loga sugu hadal fiican
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 9 күн бұрын
DAACISH MA JIRTEE WAA BANAYSIGA SIIJOOGISTA IYO DAGAAL BANAAYSIGA DAWLADDA CUSUB EE SUURIYA
@alphakatun7878
@alphakatun7878 8 күн бұрын
War majiro khudbadii ordukhaan , soomaliga maqllaa in uu hadllo uma baanaan hadii damiir jiro
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 9 күн бұрын
Masiibo Haku Dhacdo Yuhuud Maraykan Iyo Yurub Waxay Kashekeyan Dacish Iyo Argagixiso Aanjirin iyagoo Kubanay Sanaaya Boobka Khayradka Dadkaa Majirto Argagixiso Kaweyn Xasuuqa Gaza Aykawadaan Israil Iyo Reer Galbed
@maden7818
@maden7818 9 күн бұрын
Daacish waxaa futada ku mareykanka
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 9 күн бұрын
WAA WADAHALLO BEENBEEN AH OO LAGU MAAWEELIYO DHAGAHA DADKA WAAYO SHEEKADA XABBAD JOOJINTA WAXAA WADO MARAYKANKA WAXAANA DAGAALKA WADO MARAYKANKA WAXAANA 5 JEER VITO SAARAY MARAYKANKA ?? ILA MEERAYSO AAN LAAYO SHACABKA EE IDUNKUNA FIIRSADA ???
@abdinajibmahamud-sb4ie
@abdinajibmahamud-sb4ie 9 күн бұрын
Ma live baa horto
@kulmiyebare8
@kulmiyebare8 9 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا المجا هدين في فلسطين وفي كل مكان يا رب اللهم اهلك اليهود ومن والا ومن عا ونهم
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 9 күн бұрын
Iiraan haddeed waxay tuusaysa israel awoodeeda😅😅😅😅😅
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 9 күн бұрын
Waxaan sugayas xuuti oo ka oohiya oofaarka netelyahu
@LeylaWarsame-z4t
@LeylaWarsame-z4t 9 күн бұрын
Laatiin America cadaanka kunooli waa Spanish waxay lamawfiqyihiin spain tii kasoo horeedsatay
@AbdalaSaid-o3h
@AbdalaSaid-o3h 9 күн бұрын
🎉C🎉🎉🎉?
@starpoweringquality2240
@starpoweringquality2240 8 күн бұрын
Waxaa iimuuqato inaat dhiico uheysato muslim gaalo ladagaaleyo ma ahan sidaas shiico iyo gaalo waa wada socdaan sugina in lalaayo ayeyna kuheshiiyeen
@ArrowJubase
@ArrowJubase 9 күн бұрын
That's genocide
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 9 күн бұрын
Waa saxsan yahay madaxweynaha chill inuu kuu tilmaamo netanyahu danbiileh dagaal 😡😡😡😡😡👍👍👍👍
@IbrahimIsse-hq5rh
@IbrahimIsse-hq5rh 9 күн бұрын
Reer galbedka iyo mareykanka waa dhagar qabayal waxay raban in ay Suriya dagal sokeye karidin. Dacishka ay shegayan ayagaa sameyey ayagaa tababaray ayagaa hubka siiyey. Waxay raban in ay wadamada Islamka hantidoda bililiqeystan
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН
ISK@CAABINTA QASA OO SOO ROGAAL CELISAY KANA YAABSADAY SIR-AA'IIL
28:33
MAXAA CUSUB OO RUUSHKA & DAALIBNAAN KARKARINAYAAN? XOG XASAASI AH
24:28
WARARKA SOOMAALIDA: JIBUUTI & SOOMAALIYA + JUBBALAND + SOOL & SANAAG
11:34
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 420 М.
CALAWIYIINTA Syria Maxeey Yihiin Halkey Ka imaadeen?::: Dr Ahmed Al-Yamaani
2:07:50
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН