Insha allah kasoo kici maayo waana xanuunkii uu ku haligmayay❤❤❤
@mustafeadan69242 күн бұрын
Halkan waxaan ka salaamayaa shacabka somaliyeed gaar ahaan kuwa magaalada ceelbuur o aan jeclaaday inaan si gaara usalaamo ,,waa wllkiin o idinka so salaamaya magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer woqooyiga somalia 🇸🇴 wan idin jclahay dhamaan tiin
@AhmedAhbro-mb2nb2 күн бұрын
Allah hasoqabto Natanyahu
@abdisalaan50242 күн бұрын
Alle ha u ziyadiyo dofarka masibo weliget la arkin alha ku rido
Natanyahu alle Wayne kama soo kiciyo nacalad alle haku dhacdo
@Cawaaleaxmed-g9v2 күн бұрын
Ilaahey kaamakiciyo
@Muunisa-q6v2 күн бұрын
Allow sariir uu ku abadaa nafta ku silci yaa arabi
@HawaNageyeh2 күн бұрын
Illahay Aduunayada haku caabo Aqiro hortada
@billeqabowsade65182 күн бұрын
Ruqo ninkeedu ku fadhiyo ma kacdo qasa waxa dilaya oo dubaya dadka waa carabta iyo muslimka ee waxa uu istaagi karaa daqiiqad hadii eey hadlaan hal mar ee ficilna ku daraan cid sii wedi karto ma jirto balse waxa eey moodayaan qasa keliya ee ninkii qeyr loo xiirayow soo qoyso ayaa sugeysa balse allaah ayaa imtaxaanka wata ee allaha guuleeyo falastiin
@mohamedguleid53302 күн бұрын
Askarta maxamuud cabaas waa ehlu naar calooshood u shaqaystayaal ah
Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid
@KayseHuriye2 күн бұрын
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdifarah35452 күн бұрын
Waan idinlayaabaa sometimes markad leedihiin israaiil uma hogansameyso qawaninta calamiga qawaniinta calamigaba iyaa dhigay iyagana maamula berri horey shaqeysteen xita media iya heysta marka qawaniinta la sugayo waayo
illahaya Kama kiciya rabi curakasa ha ku siyadiya waa uu Qubadi caruurta reer falasatina rabi dawada ha la wayo illahaya ha ku baha dilo Sidi Sharano kufariki oo kale gush waa Hamas walaalah Yaman
@mohamedguleid53302 күн бұрын
Shiicada iyo calawiga si unbaa loo afgaran lkn kurdiyiinta iyo daacish ayaa ah caqabada ugu wayn waana mashruuc beenaad maraykan ku adeegto iyana waa la soo afjari idanka alle
@jamamohamoud26652 күн бұрын
Israel waa jabtay
@alimohamed69182 күн бұрын
Mahamuud Abaas iyo ciidankiisu Waa Ehlunaar.
@AhmedAbdi-w6i2 күн бұрын
Wuu dhintay baa xigtaa
@mohamedguleid53302 күн бұрын
Ruush wax ma tare waxa looga fadhiyaa in ay taageeraan xuutiga maadaama isba lagu hubeeyo dalka ukraine
Waaba waali cas dad laxasuuqayo oo iyagiina dhexdooda dagaalamaya yaaab waar falastiiniyiintu malaa caadi maaha
@NastehoAwale2 күн бұрын
Subaxwanagsan
@AbdiRage-xq6wm2 күн бұрын
Waar waxani waa noocma waar nijaastan ilaa cusbataaladii duqaynaya Waa waxani iminka ladaawanyaa waa noocma
@kulmiyebare82 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا المجا هدين في فلسطين وفي كل مكان يا رب اللهم اهلك اليهود ومن والا ومن عا ونهم امين ثم امين
@AbdiRage-xq6wm2 күн бұрын
That is my advice iskaga carar intaanaad jahanaba ku aroorin
@sunniic2 күн бұрын
Waa la riday diyaradaha kkkkkkk beeney waa run
@mohamedguleid53302 күн бұрын
Turki yaanu maraykan fasax uga qaadan arimaha suuriya waayo maraykan ayaa ah cadawga koowaad ee islasmka iyo aadamaha balana ma leh
@xasanxede29852 күн бұрын
Yatan yaaahoo xaniinya maalo kama baxdo
@AbdifataaxSaleeban-l5n2 күн бұрын
Guul kudida
@KhadarMohamoud-ge8tl2 күн бұрын
مت باذن الله تعا لي
@AbdiRage-xq6wm2 күн бұрын
Waar ninkani wuu baabiiyey Israel
@Abdikahinshukri-gx2cb2 күн бұрын
TRUMP BOOTADA HA ISKA DAAYO MEESHAN DUMARKII CARBEED EE SACUDIGA IYO EMIRATE KA IYO KUWA KALEE UU ISKA HEYSTO MAJOGANE HAMAAS BAA JOGTA DADKANA HEYSATAA MAREYKAN NUCLEAR MUSO QAADANA ILEEN HUBKU HEYSTAY SOW KAN 14 BILOOD GAZA LAGU GARAACI HAYO WAX KALE MULA IMAN RABAA KAALE ADI SO CELI DHEH XAARANYAHOW
@AbdiRage-xq6wm2 күн бұрын
Waaryee kan cabaasku waa munaafaq Israeli ah umad wada nijaasa umad wada basaasa umad dadkii sii dhulka lajaraya umad bilaa akhlaaqa ilaahaybaan ku dhaartee kuwa gaalada ku sheegtaan ayaa idinka dhaw idinku wixiinu waa xaaran nijaas lagu dalacay maxay soo baxaysaa dee kadurug hadii kale adna waad kula jirtaa