Heedhe Inaabti - Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy - Muusig Jimmy

  Рет қаралды 156,345

DeeQ Somali Muusig

DeeQ Somali Muusig

Күн бұрын

Heesta: Heedhe Inaabti -
Codkii: Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy -
Muusigii: Cabdisalaan Jimmy

Пікірлер: 38
@mohamedsalmaan6205
@mohamedsalmaan6205 6 жыл бұрын
Alle how u naxariisto maamo sahra Ahmed jamac ilahow qabriga u waasici su aashana u fududeeyo kitaabkana midigta uga dhib aamiin aamiin aamin aamiin aamin aamiin aamiin aamiin
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso sahra Ahmed jamac wxy kamid tahay fanaaninta dib loo heli doonin 😭
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
alle ha unaxariisto heestan waxaa horey u wada qaaday xasan diiriye faara iyo sahra axmed jaamac
@mohamedfarah7325
@mohamedfarah7325 5 жыл бұрын
Abdisalam Jimmy best musician somali weeye u malayn maayo qof replacement u noqon kara in la helayo wakhti dhow iyo mid dheer musican wuxu garacay badhtameeyihi 1990s imika 2018 oo gabo gabo ah la marayo lama hayo wax sidisa u garacikara
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 5 жыл бұрын
c.slaaam Jimmy heeso badan oo uu u garaacay baan arkay wali hore iyo gadaal maan arag muusik qaab kiisa oo kale ah. Ninkaas hadda xagguuu ku dambeeyey ma isaga baxay fanka
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
muudey xamaraaawi ninka la heesaya Sahra axmed waa isaga 😂😂 musicgana asagaa tumaya loolz London buu joogaa hada
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 4 жыл бұрын
@@wiilkaReerCigalle war ninkaas xushmad buu midan yahay
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
muudey xamaraaawi Aad iyo Aad bro
@abwaangaas8451
@abwaangaas8451 4 жыл бұрын
@@wiilkaReerCigalle islaan intana ma joogtaa salaan😂😂
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣 1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya, Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ??? Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
2021 waxbaba ma tumo, ilahay ayaa ka.madoobeeyay , oo xataa ma siraadi karo pianada lkn waa inanyar oo wuxuu joogaa London , waxa ugu danbeeyay wuxuu tumo 2017
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
@@somalimusicport Haaa pro wan ogahay inuusan tumin hada lkn waxan iri 1995-kii ninka saas wax utumayay 2021 music noce ah ayuu tumi lahaa Jimmy he is from another planet
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
1/12/2019 yaa daawanaya tolow heestan sanadkan dhamaadkiisa 🤔🤨✌💕🙋‍♀️😁
@salmahussein2198
@salmahussein2198 4 жыл бұрын
Aniga kula dawanayaa😂
@najuu_bbe8448
@najuu_bbe8448 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@Marisauioph
@Marisauioph 11 ай бұрын
Fav jam ❤
@kingboyyoung1167
@kingboyyoung1167 2 жыл бұрын
Jimmy musiga ayuu kufiicnaa laakin hees cod kumalahan labada iney isuraacdo ayuu kufiicnaa
@sadakdheere7427
@sadakdheere7427 4 жыл бұрын
Allahayaw U Naxariiso Maama Sahra ahmed Jamac
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Acuudu bilah wiilkan markuu musiga garaacaYo 4 xabo oo kiniinu soo liqo waxan muusug ka wayne !!
@usan6927
@usan6927 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@tarmithiabdi7505
@tarmithiabdi7505 Жыл бұрын
Waxu wa jimmy sxb music wey daafen waxaan😂😂😂
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
MASHA ALLAH dheh waryaa E dadka ishaaada qumayada ah ka leexi iyo qumayo nimadada E hadii aa wax ma tare aa tahay E ma dsdkaad ishada xun ee qumayada ah aad ku eegi
@Mohamedali-xw1ep
@Mohamedali-xw1ep Жыл бұрын
Wow what a song when Somalis artists were real artists nowadays anyone just sing you got have a talent
@hamdaadh4670
@hamdaadh4670 8 жыл бұрын
I love this song😍
@nurulusow5274
@nurulusow5274 11 ай бұрын
Abdisalan Jimmy music dhamaystiran oo an gadaashiis lasamayn karin
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
ABDISALAM JIMMY - Best musician Somali
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 4 жыл бұрын
13 -1-2020 yaa dhageesanaayo aloo u naxariiso
@ahmedgabyaaye6947
@ahmedgabyaaye6947 6 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto sahra ahmed jaamac
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Ma og tahay ano ilo biyo leh jogo ma og tahay darta inan u omanahay hedhe ina abti abowe adi sow qalbiga kuma aburnid ruxan arkaba adiga ma midi axsan hes hesaha jeclahay ka mid tahay
@zahraluul9751
@zahraluul9751 8 жыл бұрын
Amazing duet.
@MaxamedFarax-cl4sw
@MaxamedFarax-cl4sw Жыл бұрын
Cvht❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun jimi mumin
@yusufibrahim8114
@yusufibrahim8114 9 жыл бұрын
hi
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
Long live SAHRA AHMED JAMA
@hanicabdulahicilmi8609
@hanicabdulahicilmi8609 2 жыл бұрын
Msha allaah 👑💘❤💞💕
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
❤❤HEESTA🚶‍♂️🚶‍♂️ DALXIIS ❤❤ TAARIIKHDA 😘KU DUUGAN LAA GEEL 😘DAWASHADEEDA AANU KU BEEGSANAY🤝 OONU UGASII DAB QAADNAY 🏔DAWGA BILICDA LE EE 😘SHEEK BAN KU XASUUSTA XIISAHAHEEDU 🙏IGU 🙏BEERAN
@maxamedcabdi3625
@maxamedcabdi3625 6 жыл бұрын
radsho arag
Badweyn - Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:41
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 346 М.
Guur Hoodo Wacan - Jaamac Yare - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:45
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 201 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Qaaci
7:57
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 47 М.
Yaa Dooxay Caashaqa (Original)
7:54
ADDE JAMA
Рет қаралды 147 М.
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Khadar Hogad
Рет қаралды 21 М.
Sir ma qabe - Sahro Axmed  - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:26
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 265 М.
Dhaayo Jacayl - Saynab Labo-dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:31
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 184 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 222 М.
Caano Iyo Nabad
8:36
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 173 М.
Boqortii - Cabdijabaar Alkhaliiji - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:06
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 610 М.
Nasteexooy
5:29
Release - Topic
Рет қаралды 46 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН