Badweyn - Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy - Muusig Cabdisalaan Jimmy

  Рет қаралды 346,334

DeeQ Somali Muusig

DeeQ Somali Muusig

Күн бұрын

Heesta: Badweyn
Codkii: Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy -
Muusigii: Cabdisalaan Jimmy

Пікірлер: 61
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Waa Muusiqii iyo Codkii Ustaad Cabdisalaam Jiimi Dhinac walba karid gantaada legend 😂🙌👑
@maanmohamed
@maanmohamed 6 ай бұрын
Isagoon baxnaansamin Igu beermay caashaqu😢 Allow idiin naxariiso sahro iyo jimmy music gu waa kheyrul caadi sidaa loo tumay
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣 1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya, Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ??? Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏
@canbecagoofcolqoslaye1260
@canbecagoofcolqoslaye1260 3 жыл бұрын
C/ saaln siciid xasan Jimmy ma abaaha baa
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
@@canbecagoofcolqoslaye1260 maya lkn wa aderkay da'dii aabahay kuxigtay Isku hooyo iyo isku aabe cml
@nuureebo12
@nuureebo12 3 жыл бұрын
It was very time xusuus xas 15
@nuureebo12
@nuureebo12 3 жыл бұрын
@@GorGor2023 waan qoslay
@nuureebo12
@nuureebo12 3 жыл бұрын
@@canbecagoofcolqoslaye1260 hhh imKdan
@hanicabdulahicilmi8609
@hanicabdulahicilmi8609 2 жыл бұрын
Msha allaah 👑 ♥ ❤ 💖 😍 uun sahra axmed allow idin naxariiso rabiyow 🥺 raxmaanow 🙏
@abebenega9010
@abebenega9010 Жыл бұрын
0000
@abebenega9010
@abebenega9010 Жыл бұрын
0000
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Aamiin
@AhmedAhmed-du3qr
@AhmedAhmed-du3qr Жыл бұрын
Amin abaayo.
@samsamadam9641
@samsamadam9641 3 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso cod iyo xayinimo bey qabri lagashay walee aduun lama joogayo naf ba malaha
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Inata aadan i baran ha nicin macaaan.
@sameecadakhaliif485
@sameecadakhaliif485 Жыл бұрын
Heestan birtaan kudhafaa markan dhgystaba anigoo joga awdal 12.00 iyo asxab qadiimiya
@musemohamed2749
@musemohamed2749 4 жыл бұрын
Qisadda loo sameeyey heestan yaa yaqaana cajiin weeye😍 mise heesaha way fadhataysataan xikmadoodda maba fahmaysaan
@omerapdi1903
@omerapdi1903 2 жыл бұрын
Balnoo faa.idee hadad garanayso
@XuseenAxmed-bf2sw
@XuseenAxmed-bf2sw 4 ай бұрын
🎉Heesaha dhamaan sahra axmed jaamac iyo xasan aadan samatar iyo ilma mooge liibaan. Cumar dhule axmed gaacayte oo kinsi xaaji aadan iyo dhamaan gabayada salaan iyo Cali seenuyp iyo dhamaan ismaaciil iyo anwaan cabdi
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 2 ай бұрын
Illaahoow kuunaxariiso 🌸🌺💙🌸🌺💙🌸👋👋👋👋😜🌺🌺🌺🌸🌸🌸🌸
@luizmartel7004
@luizmartel7004 Ай бұрын
let's go, naima where are you listenning for, me from Djibouti
@AbdirazhiidAhmed-ss1un
@AbdirazhiidAhmed-ss1un 5 ай бұрын
Bal fiiri midhaha heesta ku jira music codka fanku haduu noqonlahaa qof sahra noqonlahaa allow ku naxariiso
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Bad weyn ha gelin.. ha tahriiibin
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Waan ku arkay waan caashaqay , way jirtaa
@IsaaqmuqtaarAadan-n3q
@IsaaqmuqtaarAadan-n3q Ай бұрын
Sabacalii ❤ 2:36 3:40 😁
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Muusigu ccaadi ma aha.. waa hees aad u macaaan
@AbdirahmBuuni
@AbdirahmBuuni Жыл бұрын
Waa cabdisalaan siciid xasan jiimi waana ninka la heesaya aun sahra axmed jamac 2003 albumka sir maqabe
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Kuwa Muusiga tumaya waa khatar. heesta ayay macaneeyeen
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Bad weyn ha gelin, adigooo baran Jacaylka
@Marisauioph
@Marisauioph 11 ай бұрын
Amazing 🎉
@maxamedcaraafad8878
@maxamedcaraafad8878 4 жыл бұрын
fananadii sahra axmed allaayarxama raximiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yarabi
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Bad weyn ha gelin , hadaanad dabaasha jacaylka aqooon.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Bad weyn ha gelin adigooon dabaaal baran.
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 6 жыл бұрын
waaaaaw musigii iyo codkii cabdisalaan jimmy sahroona caadi maaha
@ClrisaaqCismaan-h3f
@ClrisaaqCismaan-h3f Жыл бұрын
Xassan aden samataer❤❤❤❤
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Mxamad Yuusuf iyo Sahra Axamad
@nuureebo12
@nuureebo12 3 жыл бұрын
Yes
@asadnicesong6055
@asadnicesong6055 6 жыл бұрын
Allah yaa rahma sowtul rahma
@kadarsanyare3518
@kadarsanyare3518 5 жыл бұрын
hestan music iyo laxanka ayaa best
@nuureebo12
@nuureebo12 3 жыл бұрын
Waligayna shegimayo sirtayda
@nuureebo12
@nuureebo12 3 жыл бұрын
Goood
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Ima baran ima bogo.
@HamzeFuaad
@HamzeFuaad 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@BashiirMohamed-et1jx
@BashiirMohamed-et1jx Жыл бұрын
16 5 2023 like isaar hadad soboqaty adna
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Sahra axamad, Alah raxma
@shukuriahmed2893
@shukuriahmed2893 6 жыл бұрын
Mnsha Allah sahra Ahmed
@mohamedabdi5458
@mohamedabdi5458 5 жыл бұрын
xubiyow Aniga ayakujooga gacaliyow
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Maxamad Yuusuf cabdi iyo Sahra axamad.
@pirencessmaimunaali724
@pirencessmaimunaali724 5 жыл бұрын
Khadro dahir
@Salah_slx
@Salah_slx 5 жыл бұрын
Sahra Ahmed dheh mise reer wan daadshay ayaa tahay
@nuureebo12
@nuureebo12 3 жыл бұрын
Iska
@hanicabdulahicilmi8609
@hanicabdulahicilmi8609 2 жыл бұрын
💕💞💞😰😥💘💞💕🙏
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Hani. Jacalka ha baran hadii aanad aqoon dabaasha.🥰
@MaxamedFarax-cl4sw
@MaxamedFarax-cl4sw Жыл бұрын
Jjguöyhs❤🎉😢😅😊😢😊❤❤❤❤❤❤
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,3 МЛН
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 539 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 306 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dhaylo - Saynab Labo-dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:33
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 304 М.
Sir ma qabe - Sahro Axmed  - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:26
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 265 М.
Ma la dhuubtay
11:01
Sahra Axmed
Рет қаралды 9 М.
Heedhe Inaabti - Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy - Muusig Jimmy
6:36
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 156 М.
Daadaheeya - Sahro Axmed - Muusig Cabdisalaan Jimmy
5:13
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 190 М.
Nugul - Sahro Axmed - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 1,6 МЛН
Laqanyada - Sahro Axmed & Jimmy - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:25
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 78 М.
Hoga Tusaale - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:47
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 711 М.
Ma Sheegaa - Sahro Axmed & C.Salaan Jimmy - Muusig Jimmy
8:20
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 50 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 306 М.