Heello - Booska, Sahra. Music by Iidle & Siciid jabuuti

  Рет қаралды 270,229

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

A classical Somali traditional song in the (Heello) style. Brought to live here by Said Sumbul (on the Oud/Kaban) and iidle Gaas. vocals by Sahra Aidid and Abdiwahaab Booska. produced by Ausom Band. Location; Raaxo cafe
Recorded and edited by Madaale Productions Copyright 2013 in Melbourne Australia.

Пікірлер: 115
@mohosman4089
@mohosman4089 8 жыл бұрын
Markaan Soomaali caloosha ka'laabto oon aan iraahdo dib'danbe ha'usheeganba qaacigaan ayaa igu'yiraahda xagee kalood af'taaqaan, ood sheegandoontaa. Qore: oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac.)
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 8 жыл бұрын
xaqiiq walee yaan kloo af aqaan oo an sheegan im proud to be somali
@MFowsi
@MFowsi 8 жыл бұрын
Sahra Aidid ---Tan Iyo Jigjigaan Jambiga Ka Lushee ..Inaan Jabo Meeyla Jeceshahayee...........Sidaan u Rogaayay ii la Rogoo..... walaaloow Adna Soo Rogaal Celi Yeey.......Ilmaa Iga Soo daadata markaan maqlo.
@petermateer
@petermateer 11 жыл бұрын
Great music. Wish I could play my oud as well as that bloke there.
@FadxiFarah
@FadxiFarah 5 ай бұрын
Adeerky mcn iidle farah gaaz cafimaad iyo cimri dheer baan kurajayn ❤❤❤
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 10 жыл бұрын
qabiilkiisa maxaad kaga mashquulaysaan waa wiil somaliyeed mr GAAS kaliya dhagaysa un musicada uu faraha saarayo qabiilkiiisa faraha ka qaada
@abdullahimohamedali9741
@abdullahimohamedali9741 4 жыл бұрын
Heestani habka loo tumayo waxaan udhigo waayey balse rag bay heshay best pianist iyo guitarist 🙏🙏🙏❤️❤️❤️❣️🔥🔥🔥
@Daemigrant
@Daemigrant 7 жыл бұрын
waaw! waa hees aad u qaali ah. waxaana heesaha noocan ah loo yaqaan ... RAAXEEYE... baydkasta oo aad jeceshahayna waad ku dari kartaa heesta kol haduu la jaan qaadi karo laxanka.. waxaana loo qaadaa, keli, lammaane ama wadar. Anigu laba beyd baan aad u jecelahay oo yidhaahda; 1.Sidaan kuu bartay ba hordada ma bogtoo - barkin baan hadba beerka saaraa yee. 2.Indhaha qalbigaa ka eegmo fogoo - waxaanay arag buu ogaadaa yee.
@xasanomar8990
@xasanomar8990 8 жыл бұрын
Absolutely pure talent nimanka qalabja garacaya Maba kadalo inaan dawado allah musica macanaa!!!!
@badrigaas1702
@badrigaas1702 8 жыл бұрын
i love old song pest heelo wali fankii wan haynaa eesh claa cuud heestan daawashadeeda kama daalo Thanks mandeela production
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 7 жыл бұрын
You welcome walaal
@saidali8881
@saidali8881 8 жыл бұрын
Superb voice and a superb music what more can you wish for your birthday, proper horn of Africa culture.but we want more of that in the future rather then playing cat and mouse game with the rest of the world and that goes to the people making comments in here (keep comments to yourself if you're sure who the person islots of love from me.
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 8 жыл бұрын
abtiyo soomaaliga maan kaa caawiyaa dadka waa soomaali mise ingiriiska ayaad nagu baraneysaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Kuligoodba Waa 👍🏾 siiba ninka biyaanada Tumayaa Khatar Ah Masha Allah
@Contraband-7
@Contraband-7 11 жыл бұрын
Iidle and Saeed gacanta idinma go'do....Caadi mahan sida ay u wada baashalayan.....Mahad gaar ah sxbkey Madaale
@Clnasar
@Clnasar 9 ай бұрын
Masha allah ninka laxankadumaya dhamacsana
@saidali8881
@saidali8881 8 жыл бұрын
This Is Abdiwahab Booska my Only Somali singer I met him in Streatham, London not long ago but my wife loves him more then me!!!?
@MegaCigaal
@MegaCigaal 8 жыл бұрын
I feel sorry for man what he gpnna do to her sinve since u says she love him. Divorce her now
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 8 жыл бұрын
+Yosef nori kkkkkkkk
@faisalmohanmuuse3211
@faisalmohanmuuse3211 6 жыл бұрын
Said Ali divorce her and booska will marry
@deeqohassan9182
@deeqohassan9182 5 жыл бұрын
Said Ali you are her hero you are kind of husband any women will wish for.don’t listen others if u want ur marriage last ❤️❤️❤️🌹🌹🌹
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 5 жыл бұрын
Lol am replying to this 3 yrs after,that was so hilarious of a comment,thumbs up!!!
@faisalmohanmuuse3211
@faisalmohanmuuse3211 6 жыл бұрын
Siciid sunbul king of the oud salute all madaale group
@gulleidburaale2647
@gulleidburaale2647 2 жыл бұрын
Amazing voice
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
what a legend iidle faarax gaas , caleek
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Waan yaabay SubxanaAllah 🔥 Fadhiyada Aan Jeclahay Inaan Mae Uun Nasiib U Yeesho Buu Kamid Yahay Kani ....Cajiibsanaa 👌
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
yasalaaaaam waxaas ayaa dhadhan ah waad ka tunteen dhallaankii
@dhalole
@dhalole 10 жыл бұрын
EXCILLENT MUSIC. DEEP AND TRADITIONAL SOMALI RITHAM THANX FOR POSTING
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 7 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@hornofafricaking3543
@hornofafricaking3543 8 жыл бұрын
Idle faarax gaas ilahey gacanta kuma gooyo labada fanaan walaahi si qurux badan uqaadeen thkz my brother and sister
@hornofafricaking3543
@hornofafricaking3543 7 жыл бұрын
Australia soo guura maraykan musikigaan iyo fanaaniin taan lagama helo
@fartunbarre6174
@fartunbarre6174 6 жыл бұрын
Mohamed Jama
@duulaayenews1924
@duulaayenews1924 7 жыл бұрын
wadada loo maruu wadyaalaayeey wardheer dal wanaag sanaynaayeey
@AdnanAli-xq4ho
@AdnanAli-xq4ho 9 жыл бұрын
Really Beautiful Song
@hamzamohamoud1831
@hamzamohamoud1831 2 жыл бұрын
Sawdkii qaraamigaa ahaa ee la magac baxay Wadaag, dadka badankiina u yaqaanaan Heello. Magaca Heello heeso oo qaraami ah baa huwan. Codkan waxa curriyay Cabdillaahi Qarshi.
@Abdikarimraas
@Abdikarimraas 5 жыл бұрын
Idin Jecliyaa wllhi
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 8 жыл бұрын
great music and nice voice
@libanmilano673
@libanmilano673 10 жыл бұрын
wazz so reall song' I wish inaaan halkaa joogi lahaa habeenkaa thanz boska an sahra
@luckyh4131
@luckyh4131 8 жыл бұрын
weey waa saxiibkey siciid
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 Жыл бұрын
Bro isku day inaad no so badiso heeloyinki hore 🙏 heeladana originkeda ya qaaday
@MFowsi
@MFowsi 8 жыл бұрын
sahra Guulayso walaal ,Si Qiiro Leh baad U Qaaday heestan.shucuurta qofkii Dhagayta way Taaban
@Fadximadarfarahgaaz
@Fadximadarfarahgaaz Жыл бұрын
Adeer mcn allow kudaaa sanado badan❤❤❤
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 жыл бұрын
Walhy waan la dhacay war dheer waa meesha aan Ku dhashay ilaahow mar Aniga oo Nabad qaba igu celi
@ImranHussain-xt4cw
@ImranHussain-xt4cw 2 жыл бұрын
Beautiful music
@mohsahlaawi6609
@mohsahlaawi6609 4 жыл бұрын
In la heeso loomaba bahaana iyagaaba music kaga hadlisiiyey wlhi
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
nice cadii maha thank tou all somalia music
@puntlandsomalia9604
@puntlandsomalia9604 7 жыл бұрын
waa Raaxeeye is haysta oo luuq macaan saaran tahay lkn waxad yar moodaa in kabanku ka yar go'ay horay usocda.
@muuqaal
@muuqaal 11 жыл бұрын
Madaale Production 10x u are big Producer , we wait u more upload videos
@hornofafricaking3543
@hornofafricaking3543 6 жыл бұрын
Maraykan waaka soo guuraa meel baneeya Australia
@daymoofficial4833
@daymoofficial4833 8 жыл бұрын
heleelooy heleelooy waxasa heesa axyaa fanaan booska
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 8 жыл бұрын
great music
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 11 жыл бұрын
@Imaajyare thanks for all you support mar kasta.
@Bashi869
@Bashi869 10 жыл бұрын
Iidle iyo Saciid habeenkaan war bay kakeeneen, waa rag gacantoodu ay fadhido
@Abduljeylani
@Abduljeylani 11 жыл бұрын
Iidle Musikiistahayga Salaan sare sidoo kale Sxb Boss-ka adna waxaan ku leeyahay halkaa ka sii wad Dadaalkaaga.
@Ahmed-vo1pc
@Ahmed-vo1pc 9 жыл бұрын
Music asal ah run ahaantii
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 6 жыл бұрын
I'm probably responsible for 1/2 these views.. this my go-to song to unwind.
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 6 жыл бұрын
Thanks and keep visiting our channel for more good tunes. its been a decade since we started this and to celebrate we are going to post more Kaban soon Inshaa Allaah.
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 5 жыл бұрын
And am also floating on deep sea being pushed safely a shore,ya sallam!!!
@mahamoudawad3992
@mahamoudawad3992 4 жыл бұрын
c"est une chanson tres touchante pour tout le monde.
@mohamet_adam8442
@mohamet_adam8442 Жыл бұрын
Best music 🎉
@maxamuudwarsamexabashi9622
@maxamuudwarsamexabashi9622 11 жыл бұрын
Maasha allah madaale sxb adigana aad baan kuugu mahad celinaya for you provision video recording
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Magacisa magaranayo Balse Ilaahba hibo usiiyey Sidafaraha loogutumo Biyaanada
@adanbile4237
@adanbile4237 4 жыл бұрын
Iidle faarax gaas WAX LA tumoo aanu kaga hadlini ma jiraan
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 11 жыл бұрын
Thanks sxb
@mxmdhndmaami2221
@mxmdhndmaami2221 7 жыл бұрын
axyaa heeso qaliya wan ka helaa seetsa wanan tageera booska
@Abdulkga
@Abdulkga 5 жыл бұрын
Nice mix
@wiilhog6788
@wiilhog6788 6 жыл бұрын
Masha alaah hees mcn badan
@ahmedmohamud3664
@ahmedmohamud3664 8 жыл бұрын
al ustaaad idle mucjisada biyanada ku aqonsaday gacanta alow haka goon
@kamalhonest73
@kamalhonest73 6 жыл бұрын
Waaba la marqaamaayaa
@Armani_yossef
@Armani_yossef 7 ай бұрын
Laxaanka wadaag Waxa alifay c/laahi qarshe.
@abdulaziizabiib4690
@abdulaziizabiib4690 2 жыл бұрын
Ashaqaraar
@adnanmohamed2229
@adnanmohamed2229 5 жыл бұрын
Wardheer dal wanagsan meel taarikh fog leh wardheer
@kamilhussein5082
@kamilhussein5082 4 жыл бұрын
They are aligned though
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 7 жыл бұрын
reer xamaraw ma qaadi taqaanaane raaxeeyaha hanaga tumanina
@ahmedosmanafrikaner1966
@ahmedosmanafrikaner1966 6 жыл бұрын
Ayaadaha Eebe Waaq weyne. umadaada u'naxariiso Waaqow.
@mohsahlaawi6609
@mohsahlaawi6609 4 жыл бұрын
Axyaa axyaa
@bilecabdul
@bilecabdul 11 жыл бұрын
Top10 Ausom Band Australia-(Mlbourne)
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 жыл бұрын
Music ayaan LA dhacay sida looga dhawa jiyo
@Mohamediniho.usa2
@Mohamediniho.usa2 2 жыл бұрын
Good 🌺💞💞💞💞
@walidahmed5381
@walidahmed5381 6 жыл бұрын
Sahra😍😍😍😍😍
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Waaw
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Tan iYO jigjigan jambiga ka lushee inaan jabo mayla jeceshayey....🎻🤣
@maxamedhanad8503
@maxamedhanad8503 5 жыл бұрын
halkeedi may din dhigin
@aminocade970
@aminocade970 8 жыл бұрын
esh calaa kaban qaaci hhhhh
@hassanshoobare4395
@hassanshoobare4395 7 жыл бұрын
Hassan ali shoobare
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 5 жыл бұрын
caku heeestii wey reeeer xamreyeeen
@abdirizakfarahahmed178
@abdirizakfarahahmed178 5 жыл бұрын
idinkoo leh reer xamar ayaad dhimaneysaan
@sirdoon1
@sirdoon1 6 жыл бұрын
reer xamaroow ka da,aaya ciyaarta qaraaamiga ma qaadi kartaane xaga niikadadaad noo qaabilsatiine
@adanbile4237
@adanbile4237 4 жыл бұрын
Reer xamarku waa kuwee
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 3 жыл бұрын
@@adanbile4237 qof rer xamar ah ma fadhiyo meshan
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 11 ай бұрын
WAR NAAGTU COD XUMAA WALHI NOOCII FANKA LOOGU TALO GALAY MAAHA
@idirismohamed3184
@idirismohamed3184 6 жыл бұрын
waaf caleeg
@jaabirbalwan6075
@jaabirbalwan6075 4 жыл бұрын
Balaayo ku gu dhacde maxaa raga dhaxdige😚😚😚😚
@hassanshoobare4395
@hassanshoobare4395 7 жыл бұрын
Hassan
@jaabirbalwan6075
@jaabirbalwan6075 4 жыл бұрын
Xariifkan waa marqanaa🤣🤣🤣😆😆😆😆😆😆😆😆
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
Biyaanada,kaban, labaduba waa dhag dhag lkn gabadhu way cod mm dhawaanbay timi waayo codkeda laga garanayaaaa iyo siday u fadhidho naag magaalo lagu kari maayo Numberkaa ku cawiraya hhhh Booska cod mm ..mida kale Camera man waa ilbax siduu wax u duubtayad ka garanaysaaa ka takhsiinsan ee Booska ka shisheeya kuma qabanayo ilayn meeshaa lagu Abaadiraynayayye hhhhhhhh
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
cabdi wali kkkkkkkkkkkkkkkkk
@MegaCigaal
@MegaCigaal 9 жыл бұрын
Good kaban and keyboard.but the voice is horrified this guy can not sing real and he call himself booska wax lala yaabo .Ayeeyaa yaabtay
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 6 жыл бұрын
Hello ku laha kkkkkkkkkk war bahasha reer waqooyi u daya lool are u serious that's abuse with no cure
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Kuwan wax Tumaya waxba garan maayaan
@Abdirahman1
@Abdirahman1 3 жыл бұрын
Yaaa? Ka carar meesha ayeeyada wase, fahmi maysid waxane
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
@@Abdirahman1 xaaraami
@ibrahimshiikh7591
@ibrahimshiikh7591 2 жыл бұрын
@@Abdirahman1 hadeysan wax garaneynin sidee wax ku tumayaan baacoow
@Qoordheere.
@Qoordheere. 11 жыл бұрын
cajaa'ib cajaa'ib waa isku diba dhacday, hawl wacan sxbkay madaale cade
UBAX  -  Ali kaban
7:49
Madaale Productions
Рет қаралды 185 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 73 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 45 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН
Halow - Mohamed Saleebaan- Music by Iidle F. Gaas & Omar jama
6:41
Madaale Productions
Рет қаралды 79 М.
Gar Qaado Jacaylyohow - Abdixakiin Xaashi
5:17
Madaale Productions
Рет қаралды 86 М.
qaaci kaban filfil hodan africa
6:39
filfil studio production
Рет қаралды 250 М.
Somali week Axmed Naji & pro Axmed I Smater
38:44
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 104 М.
Alla
9:51
AlgerianCulturalFest
Рет қаралды 13 МЛН
Abdi Badil Live Kaban 2014
4:25
Filmsheeg
Рет қаралды 520 М.
Caashaqu Wadaad Maleh - Sahra Wacan
5:44
Madaale Productions
Рет қаралды 281 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 550 М.
JOWHARAD- Ali kaban.  New song
5:13
Madaale Productions
Рет қаралды 261 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 73 МЛН