Caashaqu Wadaad Maleh - Sahra Wacan

  Рет қаралды 279,582

Madaale Productions

Madaale Productions

10 жыл бұрын

Heestan oo ay leedahay Fanaanada caanka ah ee Amina Abdillaahi, waxaan si tijaabo ah uga duubay, Sahra Wacan iyo Iidle F Gaas, mar ay soo dhoweynayeen Fanaanadda Faduma Ali Nakruuma. April 2014 Gold coast QLD Australia.

Пікірлер: 93
@SomaliEye
@SomaliEye 5 ай бұрын
Greetings from Hargeisa Iidle Farah Gas the legend and professional musician.
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Yaaa salaaaam Xusuus gaar ah ayey heestu igu leedahay maama aamina abdullhi allha cimriga u barakeyo
@muminali7696
@muminali7696 8 жыл бұрын
ninka gacanta macaan ee piano farahiisa kutumaya idle farah gaas barteedu dhigay
@ugaas89
@ugaas89 9 жыл бұрын
Xusuustii fanaanda weyn amina abdullahi hirsi.
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 5 жыл бұрын
Mansha Allah codbay leedahay Gabadhu Allah Fanka Hanoodaayee
@damaceey
@damaceey 9 жыл бұрын
I luve your voice sahra
@rizzoali8912
@rizzoali8912 7 жыл бұрын
damaceey elmi noolow
@MsMussek
@MsMussek 10 жыл бұрын
Caleek yaa Sahra wacan tislam yadeek abti Iidle
@Cartan7
@Cartan7 8 жыл бұрын
erayadii hasan abdulahi gannay ee gobolka waqooyi-galbeed ee somalia 1973
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
Waryaa, meel walba waxaad la taagan tahay Woqooyi galbeed. Xasan Ganeey siduu isagu sheegay, wuxuu abwaan u yahay Soomaali oo idil meel kasta oo ay joogto.
@geesilibaax941
@geesilibaax941 7 жыл бұрын
xanun ayaa ku haya abaha afsomaligu kugu Adagayahay wase: jongo siyaad bare ayaa ku dhusaay , abwaanka iyo fananaduba waa reer somalilnd waa dadkii fanka lahaa
@modh1695
@modh1695 6 жыл бұрын
Markay bilaabayso su ugu afjaaqayo so balo ma ahn ader . Ader gabdha maad bartaan noca laxan e heestan iyo laqabsashada musiga
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 6 жыл бұрын
Great hit... Love in it... Keep on
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 6 жыл бұрын
way kudhawasay waanay fiicantay heestan waxaa lahaa Xassan ganay waxaana qaada aamina Cabdilaahi waanay kudhawaysay hore usoco wllo
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 5 жыл бұрын
Fanaanad iga dheh. Alleylahe hakeediibay dhigtay. hore usoco huuno.
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 6 жыл бұрын
Absolutely great
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 4 жыл бұрын
Nice VOICE ... Love it
@xasancaruus8688
@xasancaruus8688 5 жыл бұрын
Aamina cabdullahi aad ayaan utaageeraa caashaqo hees aan caadi aheeyn xasuustii aamina cabdullahi
@ahmedosmanafrikaner1966
@ahmedosmanafrikaner1966 18 күн бұрын
Waxay ila tahay in ay fiicantahay in caruurta heesahan loo dhigo inta Quraan aay waxba ka fahmeyn barashadiisha waqtiga looga dhumin lahaa.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
Laysmaxaasiyee Waykeentay heesta👏🏾
@minursa02
@minursa02 6 ай бұрын
😢 I remember "Sagaal" 2019, I hope all went well later on.
@abdifitahmohamed3801
@abdifitahmohamed3801 8 жыл бұрын
M. Fowsi Sahra ahmed ma ahan waa Amina cabdilaahi
@topskillstv8456
@topskillstv8456 5 жыл бұрын
Ano yar 9 jir ah aan maqli hestan oo dugsi ucararaya sidedsac walbo hadana waxaa jiraa 22years old alxm
@simaaciilmadoobe3327
@simaaciilmadoobe3327 7 жыл бұрын
heestan ugu horayn/ waxaqaaday/ Sahara axmed/mar labaadna saafi ducaale (alhunx)mar sadexaadna aamina Cabdulaahi oo iskaba yeeatay aakhikii
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
isada weel dalooshamay biyo looga wabiyaa waanudu idhaaftaa dheh midha sax marka hore
@najiibkaDuula
@najiibkaDuula 8 жыл бұрын
sahra waca caadi maha
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Heestan jecliyaaa. Boqortooyo
@MFowsi
@MFowsi 8 жыл бұрын
Sahra Waxaad na Soo xasuusisay Fanaanadeenii Qaaliga ahayd Sahra Axmed .waa wax Fiican In Dib Loo Qaado Heesihii Murtida Lahaa .Heestan Waxaa Lahaa ....Xasan Cabdulaahi Gannay.
@mohamedulamiingm5191
@mohamedulamiingm5191 6 жыл бұрын
M.Fowsi r
@shiineaqayaar431
@shiineaqayaar431 6 жыл бұрын
Sahra axmed makahan anima cabdulahi ayaa is kaleh wallow aan ku saxo oradka daaa
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
M.Fowsi isla yaab waxba kumay xasuusin mar hadaad Sahra axmed iyo aamina cabdillahi isku qasayso, waa wax laga yax yaxo qof meel isla soo taagay wax qof kale barri hore astaantiisii noqotay beestan cajiibka an amina cabdillahi baa astaanteedii tahay waligeedna ahaanaysaa kaaga darane erayada way raamsatay macnaha erayada ma garanayso ilaahay reer koonfureed wax ay canjilaan oy calaashadaan buu ugu daw galay copy cats
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 6 жыл бұрын
M.Fowsi Kkkkk halkaa ku noqo aamina abdulaahi ayaa heestan Qaadi jitey 😂😂
@ishaq4880
@ishaq4880 5 жыл бұрын
M.Fowsi heestaan Waxaa horey u Qaaday Aamina Cabdullaahi
@MadarJama-yd5pn
@MadarJama-yd5pn 5 жыл бұрын
Wow
@sssdddf8508
@sssdddf8508 6 жыл бұрын
Anigu waxaan ogaa tii oo ay heestan qaado fanaanad wayn Amina Cabdillhi tan yarina not bad.
@abdulkadirismail9367
@abdulkadirismail9367 6 жыл бұрын
Waah sida muciga logaraacayo ayaana idishay
@jeeeeyah
@jeeeeyah 4 жыл бұрын
Waa hees murugo badan.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
*_❤_**_#MADAALE_**_ _**_#PRODUCTION_**_💚_*
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
❤❤❤
@laaskaaaful
@laaskaaaful 10 жыл бұрын
Caadi maaha
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
Somali Waqooyi murtida hal abuurka xasan ganey cabdulahi
@maxamedqadar2180
@maxamedqadar2180 6 жыл бұрын
Culumada wanaagsani camo iyo wattiin iyo wadduxaa iyo idil haday igu wareershan walbahaarku ima dhigo
@blackboy6414
@blackboy6414 5 жыл бұрын
Eesh calaa hees,codka 100%.
@suugaan
@suugaan 7 ай бұрын
dadkii hore ayay kasoo hadhay 😊
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
sida weel dalooshamay biyo looga wabiyaa waanudu idhaaftaa
@idirismuse1777
@idirismuse1777 6 жыл бұрын
fanaaniinti hore kabadhaan ayeey LA codtahay way uqalanta hobada waberi xiligeeda hadi lajoogi lahaa
@Cartan7
@Cartan7 5 жыл бұрын
somali waqooyi u dhashay xasan ganey cabdulahi sameyay fikrada heesta
@xamdasalad4655
@xamdasalad4655 5 жыл бұрын
Wof waad keentay huno
@nasirhussein2816
@nasirhussein2816 6 жыл бұрын
Idle farah gas shinow. ...the gasses man
@hallane100
@hallane100 8 жыл бұрын
gabadhani cod faseex ah ayey leedahay hadaan lays xasdeyna weyna keentay heestan oo ay horay u qaaday fanaanada weyn aamina abdullahi.
@halimaabdi4857
@halimaabdi4857 9 жыл бұрын
Waliged adunyada waqtiga qof sacida Nina waayaha Xira
@d3wahyou780
@d3wahyou780 8 жыл бұрын
war heesdan sahro axmeda baa lehe
@hajiomarabubakar5260
@hajiomarabubakar5260 4 жыл бұрын
Gabadhan hada codka iska leh waa Sahra Xasan (Sahra wacan) Horeyna waxaa iska lahaa Aamina Abdulaahi
@igoralilovic6015
@igoralilovic6015 8 жыл бұрын
Kkkkkkkkk heestaasi iga dhimatay
@mustafaahmednorali5281
@mustafaahmednorali5281 7 жыл бұрын
war meeye dadki meeshan joogay #qoftan heesta ee kufsatee maad ka qabataan
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
Mustaf Qaboobe burcad badeed ayaan maqli jiray hada waa burcad heeseed
@amalabdiali5918
@amalabdiali5918 5 жыл бұрын
✍❤😥😥😥😥😥😥😥
@hah7064
@hah7064 5 жыл бұрын
Cod u dhigma kii fanaaniintii hore ee runta ahayd.
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
heesta wayku ciyaartay waayo iska dhaaf cod ,xataa ereyada ma saxayso qaarkod sida WAAN WAAN WAAKALA TAGAY ,WADAAD eeeg Camu ,
@amalhussein7591
@amalhussein7591 6 жыл бұрын
hestan in aan so cppy gareyo wye
@aminocade970
@aminocade970 8 жыл бұрын
hhhhhh caleek sana
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Sahra wacan wey keentey codkii amina Abdullhi aun
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 5 жыл бұрын
Sahra axmad 2 ilaa iyo hadda wax maamada codkeeda keenay wa adiga sahra wacan 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁gul
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Heeskan lkn Sahra Axmed Jaamac ma qaado sxb, Aamina Cabdullaahi Xirsi baa iska leh, lkn waxaan qirayaa AHU Sahro Axmed inay tahay gabdhaha ugu horreeya cod ahaan fannaaniinta Soomaali soo martay, xataa markay dhimaneysay wax yar ka hor codkeedu sidii buu ahaa waxna iskama beddelin. Alle haw naxariisto Sahro Axmed. Amiin
@mustafeige6028
@mustafeige6028 7 жыл бұрын
heestii aamiina cabdillahi xirsi waad ku tumateen qolada copyga ah by Mustafa cabdilaahi cige
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
mustafe ige miyay ku tunteen mise way nijaaseeyeen baydka labaad eeg erayada u kharibtay
@bkhaji8116
@bkhaji8116 5 жыл бұрын
Cod Mcn beyledahay
@abdiruuzi858
@abdiruuzi858 7 жыл бұрын
heesta waxa leh saafi ducaale . balse aamina abdullahi wey qaaday .
@Cartan7
@Cartan7 7 жыл бұрын
aamina abdulahi hersi iska leh heesta. amina waa kooxda hal-abuurka curiyay xasan abdulahi gannay heesihiisa u dhiibi jiray inta badan riwayadaha uu sameyo aamino matali jirtay. riwayaddii 'dab jacayl kariwaa' 1973
@abdalamohamed669
@abdalamohamed669 7 жыл бұрын
abdi ruuzi sxb heesta xasan ganey aya leh
@mceeri7238
@mceeri7238 6 жыл бұрын
Amina Cabdilahi Xirsi Erayada Cabdi Qays
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
abdi ruuzi waligeed saafi ma labayn aun ruwaayadii dab jacayl kari waa ee xasan ganey, amina cabdillahi iyo axmed caki cigaal bacalwaan iyo zahra axmed hadaanad waxba garanayn inaad iska aanustaa kuu roon
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 4 жыл бұрын
tani xataa actionkii aamina cabdulaahi ayey bixineysaa
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 2 жыл бұрын
Iidle faarax gaas ayaa tumaaya
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Xayraamadan fadhiga xun leh eed mood inay suuqii wadhatada fadhido
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@maxamedqadar2180
@maxamedqadar2180 6 жыл бұрын
Waxba ha ida biibina wadka aan is aragnee
@mursalshariffkalabaxnaa2633
@mursalshariffkalabaxnaa2633 9 жыл бұрын
runtii hees ayaa lagu ciyaaray lkn waaba iska xaal adun wax yer ayay u dhawaysay lkn sida saxda ah umay keenin maamo aamina abdulahi
@fosroble6817
@fosroble6817 7 жыл бұрын
Mursal shariff Kalabaxnaa my tyfuf
@Bwalde
@Bwalde 6 жыл бұрын
Mursal shariff Kalabaxnaa Marna ma aysan duubin hade waa toos bay ukeentay iska jir! Qof isku kalsoon umbaa samayn kara!! Aniganaa wisiisiga, markay ledahay fiiri codkeeda! Hadad heesta horay udhagaysatay weeye
@sadamsuleiman2362
@sadamsuleiman2362 6 жыл бұрын
Waqtigiyo calaf waxad ku weyd looma uur xumadoo
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 5 жыл бұрын
Mursal see cml adiga miyaad fayowdahay qofta heesta hadey u qaado sidi qofki lahaa hadee ogow waxayba noqoneysaa isla qofki marka wax aanan dhici karin hanoola imaan qofta heesta si wngsn ayey ugu luuqeysay cod ayada ay leedahay ayeyna inoogu qaaday waxayna mudantahay in lagu amaano
@abdihassan7956
@abdihassan7956 7 жыл бұрын
Heestaan caadi waad noo raaxayseen ee alle ha idiin raaxeeyo. Afkiina caano garoor ah lagu qabay
@anon1720
@anon1720 7 жыл бұрын
Abdi Hassan (
@aissa2350
@aissa2350 7 жыл бұрын
waa Qakhtigii Daaroodka
@qadromohammed7059
@qadromohammed7059 9 жыл бұрын
Codka amina cabdulaahi ma gartit we ha qadin heesta
@McSaaray
@McSaaray 8 жыл бұрын
intay meelahaa garaabo ku cunaan ayay heesaha kaba la dulmaraan, fuck off, heesaha iyo music ka halkooda haka riixina, mirqqnka ayaa tusa qofku waxaanu ahayn.......
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 6 жыл бұрын
Waxan laxda ah ayaa heesta ka qabta naa horta afka do baro ee iska saax eerayada heeesta
Soo Hor Caashaqa - Marshaale
5:13
Madaale Productions
Рет қаралды 375 М.
Maxamed Saleebaan Tubeec Iyo Maryam Mursal Ciise 🔥Iyo Heesta "NAFTAYDA KU RAACDE"
7:58
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Hees cusub Dhameeys qurux - Daud Xanfar
5:49
Tvwaagacusub
Рет қаралды 3,7 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 483 М.
Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan
7:58
SAADO CALI WARSAME AU. HEESTA CEEBTUBA NINKII GARAN BEY DHIBTAA
5:52
xusuusonline
Рет қаралды 2,2 МЛН
Ikraan Maxamed Caraale Gaarsiiya 10 10 2010 By IKY
6:31
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 6 МЛН
Hassan Aadan Samatar, caashaqa ha baayicin
5:35
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 319 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Amina Cabdilaahi | Heestii Caashaqu Wadaad Ma Leh
7:58
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3,9 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 34 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 802 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 13 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 178 М.