HEES | GODOB |Xasan Diiriye Faarax | lyrics + Original

  Рет қаралды 174,395

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@xuuxuulecagod5210
@xuuxuulecagod5210 4 жыл бұрын
Xassan diiriye Faarax heestaani waa mida kaliya oo heesihiisa ugu jeclahay inta ila dhageysanee 2020 3
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
Xasan diiriye heesihiisa kalama dhacaan sxb waa wada xul waxoona u qalmay boqorka codka in la siiyo asiga ee waxaa Loo siin wayy asiga koonfur ayoo kasoo jeedaa sidee ila thy marka labo fannaan oo koonfur kasoo wada jeedo in boqorka iyo boqorada laga dhigo ma eysan suurto galin saas awgeed ayaa aun tubeec boqorka codka Loo siiyy oo kasoo jeedo g/ waqooyi waa aniga sidey ila thy ileen xasan diiriye cod kuma yareene
@abdullahimohamedali9741
@abdullahimohamedali9741 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto xasan diiriye faarax deris baan ahayn heestaan 2011kii baan kamaqlay RADIO MUQDISHO. Thanks in bdn MAADEYS TUBE heesaha aad soo galiso waa heeso aanay ku badneyn KZbin-ka taasna abaal gaara ayaan kaaga haynaa hadaa nahay umada soomaaloyeed 🙏
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 жыл бұрын
"Gobonimadu waa shay gacan laysku siuyee Fula guul mahooyee Gudcurkoo madow buu Geesigu xidigaha kuguuraa". .......
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
Gabadhyahay gujaana waa Leysugu garabaa Aday gubaayee ee hay gabin caqligu kaama guuree Micnaha kis yar ban heystaa waana ku jeclahay caqliga kaama guure ifahan buu leeyahy ragga lama ciilee xaaladeyda waa u jeedaa waaye Gobanimaduna waaa intaas oo habluhu nala fahmaan AHUN xasan diiriye 2023
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Waah waah alla maxan inbadan heskan raadiyay adbad umahadsantahay sxp keep going 🥰🥰🥰✌✌
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
sxb tiikale oo dhamaystiranna waan soo galiyay oo isla xasan diiriye qaadayay waxaan filayaa inaad aragtay
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
@@maadeys madax sare wali ma arag balse #chanalka ayan kuguda Jira heestan oon aad ujecla markan helay ayanba ku hakaday Mahadsanid masul hore usoco lipaaaax
@binuashkir6764
@binuashkir6764 3 жыл бұрын
allh yaraxma xasan diriye frah waxad ahayd lafdharta fanka somaliya
@cadaawesiciid9815
@cadaawesiciid9815 4 жыл бұрын
Heees waaa heesihii hore rabi kuu naxariisay
@nuurhubane
@nuurhubane 6 күн бұрын
Ereyadii abwaan xuseen ow faarax dubad laxankii abwaan siciid xarawo
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Illaahoow u naxariiso Xasan Diiriye Faarax wuxuu ahaa fanaan cod wanaagsan oo aad u degan
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
ابداع الزمن الجميل لن يتكرر ،،،، الرحمه والمغفره حسن ديريه
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 жыл бұрын
Xasan diiriye ahaa, heeskaan wax badan baan youtube kabaaray, maalin baan arkay iyadoo yar talefan ugu soo dhacee, youtube na wan kawaayey, mahadsanid, Maadays team.
@cabdikareem7650
@cabdikareem7650 4 жыл бұрын
Waxaas Hees laga dhaha! Xasuus Dheer galay Runti old is Gold Thanks sxbka Soo Galshay
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Wow,cajjiib hees yaaba miyaan,ka,gaabsadaa. Thanks
@ahemdali8136
@ahemdali8136 2 жыл бұрын
Allahayooy kuu Naxariiso. Xassan Diiri fabric.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
😃😃😃👏👏👏👏👏👍👏👏👏👏 DALAQ MA SOO IRI!! XASAN DOORANE DIRIYE KOLKAN MAQLEY!!
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
😁😁😁 xasan wax loosoo ordo waayahay walle
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
@@maadeys Saxib ku wacdiyo waani heesaha XASAN DOORRANE DIIRIYO👂🦻🦻
@Technology-and-inovation
@Technology-and-inovation Жыл бұрын
Dad wàa dadkii hore ,hadalna waa kuu yiri
@xasanburcohamsheri9367
@xasanburcohamsheri9367 4 жыл бұрын
Gabadhyahay iga gunud Waxbaan uga golleey Oo iga goo gantaalaha ..... Sidan ayuuu sax ku yahay beydkaaai
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
Iga goo gantaalaha Garka iyo wadnaha sudhan!
@cumarabdigadir668
@cumarabdigadir668 Жыл бұрын
Waw eray kadhacey xaqiq wallhi
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 4 жыл бұрын
Heeso aanan wali KZbin yada kale ka maqal Mahadsanid sxb
@salmodauud8805
@salmodauud8805 4 жыл бұрын
woooow xusuus baan galay alla yaa raxma
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 жыл бұрын
Waa asalkii ood moodo in saakay la duubay cuseybka iyo macaanka. Mahadsanid Madays Tube
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 4 жыл бұрын
mid kamid ah abwaanadii ugu saliim sanaaa fanka Xuseen owfarax dubad Xasan diiriye farax Cod iyo laxan so jiidasho leh oo kugu qasbaya meel un in aad jirkaaga ka dhaq dhaqaajiso Ayuu alle hibo u siiyay mudane Mr hami zare
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 жыл бұрын
@@dhiblaawemedia8538 aad iyo aad waa sida ay tahay runtaa sxb dhiblaawe mahadsanid ustaad
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 4 жыл бұрын
@@Laalayslyrics Sidokale mudane
@abdisalam4728
@abdisalam4728 4 жыл бұрын
alaa yarxama xasan diiriye fanan weyn
@siqaayehd5024
@siqaayehd5024 4 жыл бұрын
woooow waaa hees aad umacaan
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
Waxaa jirtay hees aan aad u jeclaa inuuse qaaday Xasan diiriye ayey iila ekeed lakiin miraha heeska wax yar baan ka xasuustaa ee bal hadii aad maqashay heeskaa halkaan soo gali heeskuna wuxuu u dhacaye. Hadii mamma lagu yiraa mamma Marna anigu babaa. Haleysgu caaawiyo heeskaa.
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
Maxamed baafow ayaa qaada kzbin.info/www/bejne/g6iph2erbrabes0
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
MAADEYS yaaaah oo hada ma ii heshay
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
MAADEYS thanks wllalkey mcn.
@muhammadabuukarry5414
@muhammadabuukarry5414 3 жыл бұрын
@@maadeys sidas miya hesaha u xifdisay
@saleemanmaxamed7674
@saleemanmaxamed7674 4 жыл бұрын
Aniga oo 14 sano jiro ayaan heesahiisa raadin jiray studio markii aan aado kuwa joogo wexee I dhihi jireen idaacad miyaa u wadaa maba ley aamini jirin heesaha waxaan ugu hor bartay heesaha wadaniga
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@farxaanjaacuur3308
@farxaanjaacuur3308 4 жыл бұрын
Waxaa igamaqan midku laba qeeyd dharkii yahay dhaqaalana aad ka roontahay markuu dhinaca kaagaly ayaad aniga dhimatay midku labaqeeyd dharkii yahay dhaqaalana aan karoonahay haduu dhayal adigu kulayahay anigu waan soo dhaweeyn
@ahmedosmanabdi3252
@ahmedosmanabdi3252 4 жыл бұрын
Chenalkan aad baan uga helay soo badi heesaha qaraamigaa sxp
@daflechannel8083
@daflechannel8083 4 жыл бұрын
ninkan noo soo badi wll
@cabdicireynuur214
@cabdicireynuur214 4 жыл бұрын
Asc asxabta Ani Wali hes ayaa iga maqan wane hestii diidayaa markii hose sidankaga dabadhacay
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin maadeys, waan raadin jiray heestaan, 👉👍👈
@faizaabdisalan4690
@faizaabdisalan4690 3 жыл бұрын
Erayga "gujaana" macnihiisa ayaan rabaaaa
@yaxyec4972
@yaxyec4972 3 жыл бұрын
gujo : gacanta oo duuban oo xoog loogu dhufto candho neef irmaan si loo maalo.
@somalijecelsomalilover4141
@somalijecelsomalilover4141 3 жыл бұрын
Guje waa mucnoyaal badanyahay lkn markaan waa in iyadoon dadka kale kadareensiin farta jag/laguugu dhufto baaq ahaan camal.
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
Ninka Kabanka webiga ku ag garaacayaa ma Xadiis bina Aadan baa?
@ibraahimxasan9456
@ibraahimxasan9456 3 жыл бұрын
Haaaa
@CabdullahiMadowe
@CabdullahiMadowe 9 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂❤❤❤
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
M.a
@cadaawesiciid9815
@cadaawesiciid9815 4 жыл бұрын
Barada hees waaa taqaan facantada alla majaro jaceylna waxbaa kataqaan lkn inteen kaa helaa baradaa
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
maadeystube@gamil.com igala soo xiriir sxb
@Sheekhow
@Sheekhow 3 жыл бұрын
Bal ila gudoomiyoo.. Miyaan ka gaabsadaa?!!! Gabadhyahay gabashiyo.. Godob laguma naaxee
@cabdicalixirsi7328
@cabdicalixirsi7328 4 жыл бұрын
Ggg
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 326 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
HEES | Fiidmeerta Duushaay | Xasan Diiriye | lyrics
7:28
MAADEYS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xasan Aadan Samatar 🔥 lugban faraas ?
9:06
toosane officail
Рет қаралды 78 М.
xasan Diiriye Faarax Amarkaa Sidaa Yiri 06/05/1969
8:29
ISHAAR MEDIA
Рет қаралды 9 М.
HEES | Gubtayeey | Maryan Mursal | Original + lyrics
7:31
MAADEYS
Рет қаралды 245 М.
Xasan Diiriye Faarax Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "BOQORKII QURUXDA"
9:31
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 519 М.
HEES | Yu'asho | Xasan Diiriye Faarax | Original + lyrics
7:38
Xasan diiriye faarax, fiidmeerta lyrics
7:29
Rareeye media
Рет қаралды 16 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН