HEES| Cabdi Xasan Dige| Basra| Original + lyrics

  Рет қаралды 526,424

MAADEYS

MAADEYS

4 жыл бұрын

Basra
Ereyadii : cabdi aadan badey
laxankii : cabdi xasan dige
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 166
@deeqaluula4665
@deeqaluula4665 3 жыл бұрын
1/3/2021 ayey ii baxaysaa saacadu waa 7:00pm 😪😪😪😪😪wllky oo aan mudo maqal codkiisa yaaa galabta soo hadlay alx wll mcne waxaa ii bishaara oo ii barwaaqaa clxakiin aragtidaadeee😪😪😪😪😪😪😪😪iigus soo duceeya inuu alle ii nabad keeno wllky kaas keliyaa ila dhasheee😪😪😪😪
@qaliladan4063
@qaliladan4063 3 жыл бұрын
Amiiin 🤲🤲wll
@deeqaluula4665
@deeqaluula4665 3 жыл бұрын
@@qaliladan4063 aamiiin wlshy qaalih
@maxkifaaxblackii6111
@maxkifaaxblackii6111 3 жыл бұрын
Amen anigana madi aan ahay walalahey sidaas oo kale iidareema
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@deeqaluula4665 Ilaah hakuu tuso asago nabad qabo wll🥺😰
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@maxkifaaxblackii6111 Walaal Sorry😭
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
heestan waxaa loo qaaday gabadh layiraa basra oo abwaanka heesta sameyay iyo sidoo kale heeso kale sida heesta dhudi ee c xasan dige iyana qado wuxu ahaa abwanku sarkaal katirsan cidanka xoga waxy wada jogen xamar dedna waxay aaday degan layiraa dhaqayaboor oo kuyaala doolo ceelcad markaasu hesa badan u sameyay salaamad somaliyey
@ayanmuse3901
@ayanmuse3901 9 ай бұрын
Qisadda loo dhamays tir walalae fanaan kaan heesihuu waq cajiib anigu waxaan jeclahay heestii dhudi ee hobolku qaaddo
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
@@ayanmuse3901 sxb qisadu saasay ku dhan tahayba intaan ka ogahay
@farahhoday8477
@farahhoday8477 3 ай бұрын
sxb ana waxan maqlay ninkaa aad sheegayso inuu jeclaa gabadh dhudi la yirihaando lkn heestan isla ninkaan weeye waxa gabadha basto layihaando jeclaa basro waa nin ay xigaal ahaayen oo rer dhabadeed ah gabadhaasna caruurteda ayaan qabaaro dhow ahayn sheekadedana galgaduud oo dhan waa ka caan waa gabar wagardhac ah oo dhabad iyo cabudwaq agagaarkeena joogta balse hada inay nooshahay iyo inkale masheegi karo mudo ayaan kasoo maqanahay dhudina waxan jeclahay inay ahayd rer maxamuud oo u nin sargaal ahi jeclaaday iyadana waa maqlay awow
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
Miricii cabdi aadan baddey Laxankii iyo codkii cadbi xasan dige Iyo tumistii kooxdi waabari from1973
@abdullahisiidhi782
@abdullahisiidhi782 4 жыл бұрын
Hees iga dheh 2020 20 6 like isara inti iala dawatay✌✌✌✌🖑❤❤👏👏👏👏🌋🌋🏢
@joombaar8121
@joombaar8121 4 жыл бұрын
06 29 2020 saaacadaa iiikaaa sheeegtay
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
2/15/2021😂😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
18 07 2021🥺😂
@user-yg4zg7nx1e
@user-yg4zg7nx1e 4 жыл бұрын
Wwwwwww masha Allah mahaaday shabelada dheex gabdhaha igu qurux badan somaliya aya laga hela ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdisahalyassin997
@abdisahalyassin997 4 жыл бұрын
ma malinta niyad dhiska hehe
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
Gabadh reer qoraxey ah lo qaday
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
riya kujrta so toos
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 3 жыл бұрын
Yaa ilaahal caalamiin!!! Axsan, Cod, erayo, iyo kabanba. Cabdi xasan dige🔥❤
@shcabdiraxmaanseeraar7526
@shcabdiraxmaanseeraar7526 2 жыл бұрын
🥰🤣
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 2 жыл бұрын
Axsan Hees Wllhi Cabdi Xassan Dige 🙏😥❤️ Aniga xgayga Fanaaniintii hore Abdi Hassan baan Sii lahaa ninka ugu codka mcn wllhi 👌🎻
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 жыл бұрын
doorod nimo miyaa wa a codey wxan la tartan la galey siyey raga maxmed salabaan tubeec wlba gobaye dadka la heeb soco dumarka xamilo khaliif magool
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
@@abdirahmanhusien6174 dumarka maandeeq ama marwo maxamed magool kaalinta koobaad intii kahorreysay 7baa tanaadkii ragana m saleebaan tubeec axmed c cigaal iyo sidoo kale rag badanoo aabayaashii fanka ahaa sida maxamed kuluc xasab diiriye wixii ka danbeeyay habla iyo rag badan ayaa soo baxay sida saado khadra kinsi aun dhammaantoode raga c naadir m siciid xasan aadan cumar nuur cabdille m i qalinle iyo qaar kaloo badan lkn boqorka codku mar kasta wuxuu ahaa muqaddas AHUN
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Heestaan anigoo yar baan aqiinay waliba waan jeclaa ii mar walba waan qaadi jiray,, idaacada ama radioga mglda ayaa lagasoo deyn jiray,, anigane waagaas wixii aan 1mar maqlo waan xifdi jiray illahey amarkiis 😜 what a long xasuus
@efoot-ball845
@efoot-ball845 2 жыл бұрын
xasus time 7 sano jiraa markaaa dhaaagsaan jiir wow
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
@@efoot-ball845 heestii caruurnimo kwrn hadii aan ugu yeerno🤣🤣
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Oow.oow.oow xaawo deganeey waan ku arkaa dhageeysi heest kula mid by naasir cadaala waana aan kusoo salaamey
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 waanka qaaday wllkey kusoo dhawoow markale oo ila dhageyso👌
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Xaawo deganeey mareeysatey oo mahanatey mise.....by naasir cadaala
@xabiibofficial8903
@xabiibofficial8903 2 жыл бұрын
Bugtadii jacaylkaan Baryahaan ihaysoo Wali kama bogsoonine Waxaa la iiga baqaa Buuraha korkoodiyo Aawadaa banaankee Boholyowga caashaqa Iyo waxaan la balan balay Adaa bi in karaayee Labo beer walaaloo Baryo kala maqnaayo Waxa nahay isku baahane Waxaa ii bishaaraa Ama ii barwaaqaa Nasrow aragtidaadee Intaas baan ka samri waayay anigu❤👈
@jaamacmaxamed2842
@jaamacmaxamed2842 2 жыл бұрын
Walhi sxb mcne heestaan si aan caadi ahayn ayey ii saamaysay walhi cabdi Hassan dige walhi caadi maahan sxb mcne wuxuu isku darsaday cod mcn iyo ereyo dagan ooo naftu ku raaxaysaysnayso walhi waxaan ka sheego ma aqaano sxb mcne axsan hees qubaraa iga dheh illaahay hakaa xoreeyo naarta jahanamo alfanaan cabdi Hassan dige walllhi qalbiga ayaa I guuxay heestaan darteed sxb axsan hees mcn walhi💗💕💕💗💕💗💋💖💋💖💕💋💖💕💖💕💗💕💗💕💗
@lilosama5288
@lilosama5288 2 жыл бұрын
Waxaa iibishaara ama ii barwaaqo ah basraay aragtodaadee❤ Ilaahow dumar hanoo weyn❤🥀
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 Жыл бұрын
Xasuus ma guuraan ah 2019 ceerigaabo gaar ahaan tuulo shire Maxamed faarax cali iyo axmed miishaar Iminkana kutahya Türkiye by igu baxay
@cabdiraxiimjiisow4321
@cabdiraxiimjiisow4321 3 жыл бұрын
22-08-2020 galab sabti ah ayado qabow jiro waxan ku dhageysanaya hesta macanka ah wadanka angoola gar ahan casimadeda luanda magalada e somalida u badantaha marteres❣🙏
@gacalsameofficial5917
@gacalsameofficial5917 3 жыл бұрын
Chef haye halkaan ma iiga soo horeysaa
@cabdiraxiimjiisow4321
@cabdiraxiimjiisow4321 3 жыл бұрын
@@gacalsameofficial5917 kkkk haaaa
@mohamedqadar1083
@mohamedqadar1083 3 жыл бұрын
wow
@user-mn5jd6ni6x
@user-mn5jd6ni6x 8 ай бұрын
Masha Allah fanka iyo suugaanta iyo afka soomaaligaba waa hodon. allow dalkeena nabad nooga dhig.
@cabdilaahicabdi2588
@cabdilaahicabdi2588 10 ай бұрын
17/ 09/ 2023 from Arba Minch southern regions of Ethiopia waxaan ahay reer Berbera waxaan diyaariyaa master of economic development
@KalelaChannel
@KalelaChannel 9 ай бұрын
Nice town. How do they treat Somalis there?
@cabdilaahicabdi2588
@cabdilaahicabdi2588 9 ай бұрын
They treat us well bro
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Waxaa ii bishaara Ama ii barwaaqa Basraay aragtidaadee!! Cabdi Xassan Digge🥺❤🥰
@hassanabdulle9837
@hassanabdulle9837 10 ай бұрын
Basra heees waa dhaaftay Ma aqaaan wax aan ku qeeexo I run out of words to describe the Lyrics
@axmedjimcale7559
@axmedjimcale7559 2 жыл бұрын
I first heard this song 20 years ago when I was a dugsi pupil 💙 saying am nostalgic is understatement
@salahyusuf5937
@salahyusuf5937 3 жыл бұрын
Cabdi xasan dige Basra hestan waxay ku jirtaa abankii Basra waxaan dhageysan jiray waayo waayo cajaladaas waxaan ooga tagay jiingadda korkeeda ayadoo saaran xusuusaha ii qaadka ah waaye basra
@abdirahmanabdullahi8978
@abdirahmanabdullahi8978 4 жыл бұрын
Hadaad tiktok kasoo raacday hit like !!
@Buneysead
@Buneysead Жыл бұрын
13/12/2022 Sanad wagsan ban idin leyhy mid qurux bdn Allah idinkaga dhigo sanadkan❤😫
@queenqueenqueenqueen5733
@queenqueenqueenqueen5733 3 жыл бұрын
Adeerkay cabdi xasan dige cod Allh hibo ku sisay
@abdullahiyusufwarsame5393
@abdullahiyusufwarsame5393 2 жыл бұрын
Heesi waa kuwii hore iyo in yar oo soo raaca🥰
@mahirmohamed1911
@mahirmohamed1911 4 жыл бұрын
Hestan waxay kashidney gari igasoqaday xamar 2006ki ano cunug yar o dhobley kasucda wan wada xifdiyay wayna igusocotay lkn masha Allah
@adaniman8374
@adaniman8374 3 жыл бұрын
Meel aan jeclahay ayad xustay. Dhobley aad baan ugu xiisay💘💘
@mahdidaysane9039
@mahdidaysane9039 3 жыл бұрын
Dhoobley i love runti
@abdiazizheer-sare2878
@abdiazizheer-sare2878 4 жыл бұрын
Waaw hees baad keentay sxb cawa maxamed mooge iyo maandeeq na noogu roonow sxb
@nasrocalibaashi2873
@nasrocalibaashi2873 Жыл бұрын
Abid hees aan maqlo hees tii iigu horaysay 2008 aduun maanta oo taariikhdu tahay 14/11/2022 baan dhagaysanayaa
@MohamedAli-zp3ri
@MohamedAli-zp3ri Жыл бұрын
Waxaan dhageysanayaaa 1/2/2023 dadka is jacel allah iskusahlo dadka dhawaca jacelka kasogaray allah u boga dhayo
@user-tu7ey4po5s
@user-tu7ey4po5s 2 ай бұрын
Cabdi xasan dige wa fanan qaliya oo waliba wadaniya cabdi walal nololw mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤
@saxaafcilmi
@saxaafcilmi 4 жыл бұрын
Woooooooow maadeys caadi maahid sxb hare u soco ku leeyahay tageero lambar 1 ahay
@doonizeo5855
@doonizeo5855 2 жыл бұрын
I can't controll my tears
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
Why pro 🥺
@bilebaashi1864
@bilebaashi1864 4 жыл бұрын
Allah maxaan raadiyey heestaan
@xubixasan1439
@xubixasan1439 3 жыл бұрын
Haa kuka miid ah mant ayaan helay ane 2/17/2021 😃😃 waa so daahe haa la igu qaabo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@xubixasan1439 Kuso laabo hada🥰😂
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
@@xubixasan1439 😂
@xubiqaali4443
@xubiqaali4443 Жыл бұрын
Waxaan dhageyzan 1/1/2023 waxa Noda aya roob shuux ah goor sheeg tadu 13:06 magalada qardho alle hano ga dhigo sanad barwaqo insha allh
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
التحيه للشاعر المبدع صاحب الكلمات الأنيقة عبدي اذم بذي والأستاذ الفنان عبدي حسن دجي
@ikraancabdi7760
@ikraancabdi7760 Жыл бұрын
. 88v
@ahmedcadaawe6993
@ahmedcadaawe6993 Жыл бұрын
Heestan gabar walashay oo hodan ladhaho ayaa dharka ku dhaqan jirtay wan uu xiisey walashay 😢hada Washington ayaa ku noolahay walashay London
@sharmaarkemohamed5163
@sharmaarkemohamed5163 2 жыл бұрын
28/3/ 2022 haben isnin sibaxeso dalado sogaleso ka dhagesanaya muqdisho 🎻🎻🎺😍💃
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Wlh heestaan wey macaantahay xasan dige heestaan kaliya ka jeclaaday heesahiisa o dhan
@MaxamedYare-tm8gj
@MaxamedYare-tm8gj 11 ай бұрын
Cabdi dige fanaan wayn😢❤❤❤❤❤
@AbdullahiAbdi-hs4xj
@AbdullahiAbdi-hs4xj 2 ай бұрын
Waa 9/5/2024 Heestan waxan ka dhageysa Galgaduud Qasatan magalada gurceel❤️🫶
@dayaxmedia4415
@dayaxmedia4415 3 жыл бұрын
Hees hees dhaaftay runtiii iyo cod fasiixa mahadsanid sxb (barbarkeebaad jirtaaayoo kaabaadi gooobaaa ) gedo wacan aankaraadsha bal
@user-tc8il7xh9n
@user-tc8il7xh9n 8 ай бұрын
laba beer walaaluuu
@xaawomohammed9198
@xaawomohammed9198 2 жыл бұрын
waa xasa qays jamal sobe in adeer. Wan ku tageraa❤
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 жыл бұрын
Hestan meel baay iga taala walee Mahadsanid
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Fanaaniintii hore Allah xafiido
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice marar badan baan ku raaxaystaa maanta fannaankaan heesihiisa baa dabka iisaaran
@claahi931
@claahi931 Жыл бұрын
Axsan cabdi xasan dige ereyadi cabdi badey nolow cabdi
@ismaaciilabdulle9854
@ismaaciilabdulle9854 2 жыл бұрын
Labo beer walaaloo berya kala maqnaayooo Ax ax waa qiirooday Yaqy😥
@chriscadeali896
@chriscadeali896 4 жыл бұрын
Sxb inaba caadi matihid keep going 👍 noo soo badi video yadaan ookale
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Memories 2014😢
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
My childhood song 😢
@mrgaxwo373
@mrgaxwo373 4 жыл бұрын
Buugtadii jclka baryahan ii heeyso wali kama bogsonino waxa laga baqa buraaha koorkoodiyo hawada bananka Inta ila mid ah like plz 💘😩
@abdihassanmashaallaasadegu2355
@abdihassanmashaallaasadegu2355 6 ай бұрын
Waa habeen axad ah 1/06/2024
@khadirhasanabdi1203
@khadirhasanabdi1203 4 ай бұрын
Manta tariikhdu waa 7/3/2024 malin khamis ah.waxan jooga oo aan heestana ka dhagysanayaa ethiopia haramaya university ,waxan kha dhigta electical and computer eng
@diriyeali-qy5gy
@diriyeali-qy5gy Жыл бұрын
Mansha Allah waayo xasuus
@inagulledjilbawayne9380
@inagulledjilbawayne9380 4 жыл бұрын
Axsan cod, kaban, midho everything.
@hashimolow8532
@hashimolow8532 2 ай бұрын
5/5/2024 gobalka michigan oo aan i diyaar garoobayo my sons 8 grade graduation party manshallah
@basrocabdibare8645
@basrocabdibare8645 Жыл бұрын
Jah amaanta jecliyaaa🥰🤩💯❤
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Waar ninkani heeso kale ma qaaday yaa salaaam Af-gooye iyo dooxada nugulaaleed insha allh mar waan soo arki.
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 2 жыл бұрын
Cabdi xasan Dinge miyaad leedahay Heeso kale maqaada heesaha Soomalida ugu caansan buuqa Qaada sida Jaanan iyo sidii layla iyo qays
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 ай бұрын
Jeenan, Dhudi, Layla iyo Qeys
@marwaanxasan5319
@marwaanxasan5319 2 жыл бұрын
AxsaN Hess wakaa fanan
@xaawomohammed9198
@xaawomohammed9198 2 жыл бұрын
❤ cabdi xasan dige saln.sharaf
@mukhtaar__nuur2785
@mukhtaar__nuur2785 Жыл бұрын
26/12/2022 dhageysanooya From Muqdisho🌆
@zaidfarole9427
@zaidfarole9427 4 жыл бұрын
Mahad sanidiin sxbyaaal Cabdi Xasan Dige Heestii dhudi baa idinka sugaynaaa
@xasandilixowjownaxo9833
@xasandilixowjownaxo9833 2 жыл бұрын
www heestaan waxay anface dadkayna qurbajoogta ah
@liibanmaxamed1412
@liibanmaxamed1412 3 жыл бұрын
Cabdi aadan badey miyaa Mase Cabdi aadan basey
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
Badey weeye
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 4 жыл бұрын
Dad waa dadki hore nice tunes
@mohamedhassanjama1322
@mohamedhassanjama1322 Жыл бұрын
21/12/2022 habeen khamiis soo galayso ayaan daawanayaa
@maxameddeeq2928
@maxameddeeq2928 3 жыл бұрын
Ninkan waa wataaa walhi
@ahmednasirmohamed7696
@ahmednasirmohamed7696 3 жыл бұрын
Eesh calaaa heesihii gaafyada aroos miyiga axyaaa.
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii cabdi aadan badeey laxankii iyo codkii cabdi xasan dige
@bashirbarkhad6263
@bashirbarkhad6263 2 жыл бұрын
Waaaw waaw
@trnasra927
@trnasra927 2 жыл бұрын
best sound in Somali music
@maryan1282
@maryan1282 2 жыл бұрын
... . . .. .
@maryan1282
@maryan1282 2 жыл бұрын
... . . .maryan
@maryan1282
@maryan1282 2 жыл бұрын
... . . .
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Best Mareexaan 🤣
@abdulazizmrooble124
@abdulazizmrooble124 4 жыл бұрын
Heeso qaraamiga kuwa ugu fasiixsan chanelkan baa lagaa helaa mahadsanidiin soo badiya qaraamiga aadban u jeclahay
@baahiye2479
@baahiye2479 3 жыл бұрын
Ax ya hees
@bishaarmacalin1519
@bishaarmacalin1519 3 жыл бұрын
Raadye anta kadhagaysan jiray farta taaga 2008 xasuus gooni ah ayay igu leedahay heestan waa heesti iigu horaysay aan dhagaysto
@mohamedqadar1083
@mohamedqadar1083 3 жыл бұрын
woow way iga gadan thy song gusy
@mohaupdy5661
@mohaupdy5661 2 жыл бұрын
Xasuus waxa aaan dhagaysan jiray 2011 ilaaa 2017
@calixasanwarsame9858
@calixasanwarsame9858 3 жыл бұрын
Axsan fanaan
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 Жыл бұрын
fananka heeskan qaaday manoolyahay tolow waa hees dhaqanka somalida siduu u wanaagsaneyd ka sheekeyneysa
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 Жыл бұрын
Waa nool yahay.
@MohamedAli-ke6wp
@MohamedAli-ke6wp 3 жыл бұрын
Alla cizak Madays Hees mcn
@user-vl8rg3qq6m
@user-vl8rg3qq6m 4 ай бұрын
Hadaba dageysanayaa walalkey ii imid aan mudo. Isarag
@ayanali9514
@ayanali9514 Жыл бұрын
Hestan yaranteydi jeclaa 2011-2012 anigo 16jir ah heesta kaliyah aan aadka ujeclaa ehed
@bilalsaney763
@bilalsaney763 Жыл бұрын
Hada neeqo jirtaaa hhh
@efoot-ball845
@efoot-ball845 2 жыл бұрын
jacel ii helyey ruwed
@mohamedamiin4961
@mohamedamiin4961 Жыл бұрын
Waa near heesuu
@museguled2463
@museguled2463 2 жыл бұрын
Hees macaan badan
@daudahmed1957
@daudahmed1957 3 жыл бұрын
Balliga cayanaba ee wadhane ayaa muuqaalka iiga muuqday Mahadsanid wll waa axsan hees
@garadbiinow9026
@garadbiinow9026 3 жыл бұрын
Msh alh
@Ceeldarraad
@Ceeldarraad 3 жыл бұрын
Heesta Heesaha
@mursalclrahman845
@mursalclrahman845 4 ай бұрын
3/3/2024 Axad Galab 4:28
@nalkacabdi5574
@nalkacabdi5574 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
👍👍👍👍thank you
@umadamedia24
@umadamedia24 2 жыл бұрын
Abdi hassan dige
@culusowpoi4399
@culusowpoi4399 3 жыл бұрын
Xasan walal marki igu horeysay waxan kudhageystay deg jalalaqsi g hiran marka xasan nolow mahadsanid
@maxamedaxmed2986
@maxamedaxmed2986 4 жыл бұрын
Alla yacizk MAADAYS Hees iyo badh
@kamsuma91ibra2
@kamsuma91ibra2 2 жыл бұрын
Axsan hees maadeys hestan ya Iska leh miraheda
@hassanabdulle9837
@hassanabdulle9837 10 ай бұрын
Cabdi Aadan badday oo ahaa sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga. Iyo heesta kale ee Dhudi ee isla Cabdi Xasan Dige qaaday Waa gabadh reer Doollo waxa heesta loo qaaday
@kamsuma91ibra2
@kamsuma91ibra2 10 ай бұрын
@@hassanabdulle9837 tnks bro
@claahixusuley4914
@claahixusuley4914 3 жыл бұрын
Madeys ader nolow jir oo joog kuwan hada hesayo musig iyo murti keena ama fanka foolxuda kadaye mahadsanid
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Yaasalam
@Maxamed15-li8vb
@Maxamed15-li8vb Жыл бұрын
Dhagaysii
@ahmedshaqeyste3177
@ahmedshaqeyste3177 Жыл бұрын
Common
@garadbiinow9026
@garadbiinow9026 3 жыл бұрын
Hes qiiimo leh
@user-tc8il7xh9n
@user-tc8il7xh9n 8 ай бұрын
24 novenbar
@ruwaydaaadan6360
@ruwaydaaadan6360 3 жыл бұрын
ʰᵉᵉˢ ⁱʸᵒ ᵇᵃᵈʰ ᵒˡᵉʰ ᵐᵘʳᵗⁱ
@abdisahalyassin997
@abdisahalyassin997 4 жыл бұрын
eshcalaa hees
@zakariyaahmad5410
@zakariyaahmad5410 3 жыл бұрын
Hees iyo nus waye ❤️
Godob
7:40
Somaliland - Topic
Рет қаралды 1,4 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
Mappila Pattukal Old Is Gold | Mappila Pattinte Sulthan Kannur Shareef | Malayalam Mappila Songs
40:12
Musiland Audios Jukebox | Subscribe ➜
Рет қаралды 10 МЛН
HEES | Ha Warwarin | Cabdi Xasan Dige | Original + lyrics
7:40
Yaxyax iyo Xishood   Abditahlil
8:59
Abdi wahab
Рет қаралды 489 М.
ABDI XASAN DIGE HEESO XUL AH  2019
20:26
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 28 М.
Sureer Axmed & Bashiir Ibrahim Ahun | Heestii Dhimbilo Qudhac
10:05
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 106 М.
Hees Janan Original Abdi Hassan Dige
9:36
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 49 М.
HEESTA JEENAN CABDI XASAN DIGE
7:08
HANOOLAATO
Рет қаралды 194 М.
HEESTII JEENAN
7:32
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 131 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 122 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 130 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН