Xasan diiriye faarax heestii ma i siray jaceyl| Original + lyrics

  Рет қаралды 551,369

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 139
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 Ай бұрын
Xasan diiriye Codka Xasan gired Lxanka Xusen owfarx Erayada rag wada murtiya allaha unaxariisto
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
Xili barqaa ayay eheeyd Xasan Diiriye oo lugeynaya laamigi hormara hotel Albaraka ee magaalada Muqdisho iskujoog futushaari ah oo midabka dambaska ah sita oo dad wadada hareeraheeda ka salaamayana salaanta ka qaadaya weli sidi beey xusuusteyda ugusii muuqataa👍
@mahadibrahiimcumaribrahim7443
@mahadibrahiimcumaribrahim7443 5 жыл бұрын
Sooyaal sxp waxaad wax iiga sheegtaa xasan diriye wax taariq ah oo ka taqaano miyaa jiro
@odayboss8273
@odayboss8273 4 жыл бұрын
xasan diriye imika waa xildhiban soomaliya ayuu aha markii iigu dambaysay baarlamanka isago metelaya xildhibanada awdal
@MohamedAli-tw7fv
@MohamedAli-tw7fv Жыл бұрын
​@@odayboss8273 been badanidaa,wuu dhinty dhowr sano Ka hor,xildhibaan kuye
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Woow xasuus mudan malintas
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 9 ай бұрын
Allaha unaxariisto xasan diiriye FAARAX
@goonibare1345
@goonibare1345 Жыл бұрын
1996 ayey ahayd markii aragiisa iigu horeysay xasan diiriye tawfiiq taar kuyaala ayuu yimid ninkii taarka joogay ayuu kuyiri waxaad ii gashaa ber bera taar kuyaalay waxuuna kuyiri iigu dir hebel markaasbuu taar walihii kuyiri yaadoonaaya ? Markaasuu kuyiri xasan diiriye faarax maalintaa waxay ii hayd maalin qaaliya wlh waayo waligey heesihiisaan jeclaaa salaan ayaan kula soobooday wlh siwanaagsan ayuu iisalaamay madaxa ayuuna ii salaaxay waxaan jiray 15 yrs
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
Xasuus wngsan ka hysaa wlhi
@HolaFarh
@HolaFarh 9 ай бұрын
Aad ugu magad santahay Taariikhda iyo Xasuusta nala Wadaagtay.
@Abdimohamed2795
@Abdimohamed2795 5 ай бұрын
Legend buu aha allaha rahmade
@bahjaabdilaahi3196
@bahjaabdilaahi3196 4 жыл бұрын
Waa hees macno ku fadhida waxan dhedaysanayaa anoo wax badan daremaya waa galab jumca ah sabtina soo gelayso 6:01/13/3/2020 goobtu waa hargaisa gaar ahaan Damal Hotel
@nuurtomohamed3036
@nuurtomohamed3036 4 жыл бұрын
Waa hees Iyo badh
@bahjaabdilaahi3196
@bahjaabdilaahi3196 4 жыл бұрын
@@nuurtomohamed3036 Mayla aragtay walashay
@cabdinaasirismaaciil4454
@cabdinaasirismaaciil4454 4 жыл бұрын
waa hees khatar ah waxaa la yaabaysaa bal kawaran waa wada su'aal.
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 4 жыл бұрын
isla maaalinkaa iyo aroor hore ayaaan dhagaysanayay 2017 Addis ababa anoo Airpotka waitingka fadhiya.
@bahjaabdilaahi3196
@bahjaabdilaahi3196 4 жыл бұрын
@@abdiazisabdilahi8174 Manshaa Allah wlhi Abdi Azis waa hees aan caadi ahayn kuwan danbe waxoodu waa iska naac iyo hoogay oo abay.
@gulledaliawabdulle__zimba3010
@gulledaliawabdulle__zimba3010 4 жыл бұрын
Waa hapeen khamiisi soogalayso 3/6/2020 in laascanood ....
@abdullahiabbey
@abdullahiabbey 10 ай бұрын
7 yrs jcl wadii lakin hada jes jes bilawdi 💔😢 1/2/2024 Ya meshan ila jooga dibka ila qeybsha😢😢😢
@abdurahmanam4508
@abdurahmanam4508 6 ай бұрын
Q11
@Abdi4455t
@Abdi4455t 3 ай бұрын
7 yrs haday ku sisay wakhti bd ka lumisay
@Maxchama
@Maxchama 11 ай бұрын
January 22, 2024 ayaan ku dhageysanaya xeebta Berbera, waa markii iigu horeysay ee aan maqlo heesta iyo fanaankaba waxa yaab leh sidaan iskugu aqaanay qof qaraamiga ku talax-tegay iyo sidaan u baran waayey fanaankan codka halaasiga ah. Heestan waxaan ka soo raacay post facebook la soo dhigay isla caawa. Alle ha ina amaansado dhamaanteen ❤.
@ElmiAbdullahi-qt7mw
@ElmiAbdullahi-qt7mw 11 ай бұрын
Ana kula mida wlhi sxb Facebook ga baa kaso raacay video koban ba kaso raacay ❤❤❤❤😊
@Maxchama
@Maxchama 11 ай бұрын
@@ElmiAbdullahi-qt7mw hadii aad daawatay gaadhiga biriishka ka gudbaya isku muuqaal ayan daawanay 😊
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 4 жыл бұрын
Sixir maygu baaboo Bun ma iisalooloo Sonkor maygu darayo Maka seexan waayoo.
@cadaawesiciid9815
@cadaawesiciid9815 4 жыл бұрын
Waxaaana kaaa heesa afkaada cano lugu qabay rabi cadaabka kaaqabay iyo waxa hadda jira oo la leyahay heso waaye shiid 👀dad waa dadkii hore hesana waaa kuwii hore 🙏🙏🙏
@xasanfaaraxsiyaad2123
@xasanfaaraxsiyaad2123 3 жыл бұрын
Waa taariiq dhaxal gal ah suuganta somaliyeed Heestan sibeey ii taabaneesa wlhi Haben arbaco si baxeeso qamiisna so galeeso taariiq duna thy 8 / September / 2021 saacaduna thy 23:32 daqiiqo oo haben nimo Meshan kudhageesanayana Muqdisho gaar ahan yaaqshid xaafada juungale agagaarka school yaaqshid ❤❤❤❤❤❤
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Woow jecliya muqdisho 11 /1/1991 igu dambaysay aad bad unasibadan tahay muqdisho joogta anigana qurbaha sonacay north america
@allhishariif
@allhishariif 3 жыл бұрын
Intii ila dawanaysa 😜😜2021 💢smuujiya😜😜😜😜
@mohammedh1120
@mohammedh1120 5 жыл бұрын
Wow sxb Chanelkan waxaan uga helay heesaha Fasiixa ah o Originalka ah iyk weliba sida uso sameysaan halkaa kasii wada
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 4 жыл бұрын
runtii ma kala dhacaan heesaha xasan diiriye faarax 🙏🏼🙏🏼😍😍
@Abunabil121
@Abunabil121 4 жыл бұрын
Wlhi caawa xasuus dheer ban galay waayo waayo iyo mar xalad adag bay aheed suntii cishqigana igu saaqsaneed
@mohamedmusa8064
@mohamedmusa8064 4 жыл бұрын
Walalyal waxa manta naheysto waa nasiib daro. Fananinti hore cid badaleyso majirto. We lost everything.
@hiboamaal1974
@hiboamaal1974 3 жыл бұрын
waa hees mcn oo xaalada aan hada ku jiro ka turjumaysa adoo qofwayna markuu jacaylkugu dhaco waay dhibadantay 24/2/ 201
@abubakarali2770
@abubakarali2770 3 жыл бұрын
Sorry u will be fine nisha allaah sida naftu rabto
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 9 ай бұрын
Walahi heeskan wax inteena badan ku dhacay buu ka hadlay Allaha naga haye sixirka iyo sunta wixii adeegsado
@adanriyaq9416
@adanriyaq9416 Ай бұрын
Waa markii labad uu jaceyl ii siirayo😢 ilahow qalbigisa iso jeedi🤲🏽
@adanriyaq9416
@adanriyaq9416 11 ай бұрын
Anigu iga hadlaya fanankan 😭💔1/22/24😢 hadaba jaceyl la jiifaa😢
@HiboNuura-m4b
@HiboNuura-m4b 11 ай бұрын
Ax. Meday tadad jecleyd 😢
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 4 ай бұрын
Who's watching in 2024❤😢
@somalimanintheworld1343
@somalimanintheworld1343 Жыл бұрын
Wllhy heestan xasuus Gaara Ayay ugu Leedahay waxaan raadinayay In badan maanta Ayaan Ka soo Fiirsaday Aaladda waalan Ee Ee Tiktok waxaa qaadi jiray Ahmed Aw cali Isagaana ibaray wuxuu ku Qaban jiray Hawsha Guriga ama Xoolaha waayo waayo. Allow cimriga noo Barakee. Allaahuma aamiin
@nurabdi4969
@nurabdi4969 6 ай бұрын
Alla muxuu cawday. Ilaahay ha u naxariisto Xasan
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 3 жыл бұрын
Hesaha qaramiga ah waa wada dareen Waxana fahmi kara qof wax badan og oo xaldada iyo marxadaha jceylka dhex galy
@sadecarured92
@sadecarured92 3 жыл бұрын
Ama taalanti dheh Qofkii wax ogbaa heesaha dareema
@sadecarured92
@sadecarured92 3 жыл бұрын
Aad iyo aad heesuhu waa hibo ilahay kumanaysto dadka qaar
@drshukrimohamed7583
@drshukrimohamed7583 3 жыл бұрын
Waxaan dhageysnjiray anigoo wax jaceyl laheen anigo qof jecel iyo anigoo xaas u ah qofkaan jeclaa weli dareen bay i galisaa
@RidwanxajiaxmadHimilo
@RidwanxajiaxmadHimilo 5 ай бұрын
Alah u naxariisto ani waxa iigu danbaysay malmahow dhiman raby alah unaxariistee waxow aha nin qali ah oo aan aqon kala sooca dad somaliyeed alah u naxaristo
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 жыл бұрын
MA i siray jacayl oo MA i sudhay hogaanoo ALLE haw naxariisto AHUN Hassan diiriye
@ismacilahmedosman3420
@ismacilahmedosman3420 2 жыл бұрын
Ma igeeyay samadooo ma isiday guyaaaloo Waxan ahay dhal qarami Bariiida wanagsan dhaman dadka soomaliyed waaa maalin khamiisa arooryo waxan ku dhagaysanaya zambia Luzaka wixii iga dambeeya likta ha ila dhaafin
@mahadahmed5055
@mahadahmed5055 5 жыл бұрын
yaa salaam xasan diiriye soo badi sxb fiidmeer na raadi
@fuadali1983
@fuadali1983 4 жыл бұрын
Madays waan kugu hanbalyaynaya sida wanagsan iyo qabka hal abuurnimada leh ee aad uga soo shaqaysay suugantan qiimaha leh mahad baladhan ayaan kaga haya saxiib hore u soco
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
My chanal from sudaan Ayaaan kaa soo salaamayaaa bro chanalkaadu waa dhaxal gal
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
mahadsanid sxb waan kaa qaadnay.
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 4 жыл бұрын
May sahayi waayoo Ma baday soo jeedoo Ma surmiyay haraadoo Maw soomal haadoo.
@shiremohmedshire5318
@shiremohmedshire5318 4 жыл бұрын
Soo badi sxb waxad soo raadisaa cumar dhuule cali heestii {doontaad isaartaa degaysee idishaye haygu digan wllo
@ibraahimali8106
@ibraahimali8106 9 ай бұрын
29/2/2024 Yaa wali daawanaayo 😂
@khalidxasan6360
@khalidxasan6360 4 жыл бұрын
Waa hees jacayl ah oo acn oo xasuus ugu rebtau walhi inta 8la faa wanayso 24/10/2020
@MiinaApdi
@MiinaApdi Жыл бұрын
Ma isiray jaceyl💔😭
@jamachannel424
@jamachannel424 4 жыл бұрын
Wali ma isasabayaa The best song
@saleemanmaxamed7674
@saleemanmaxamed7674 5 жыл бұрын
AUN xasan diiriye faarax fanaan soomaliyeed kii ugu wadani sanaay
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Alaah yaa rahma raximin xasan diiriye👍👍👍👍👍lagend
@dekasaeed654
@dekasaeed654 11 ай бұрын
28/01/2024😢 suna mow tukadayoo
@naimamohiedin
@naimamohiedin 3 жыл бұрын
19 jun 18:55 ban dhageysanaya qof igu qaali ah baa iso dir❤🥰
@cabdirisaqindho3993
@cabdirisaqindho3993 4 жыл бұрын
Yaa salaam axsan hees
@gamayare2767
@gamayare2767 4 жыл бұрын
Heestan xasus igu leh waxa iso diray Qof an 3 sano wada soconay habenki an kala hadhnay anago mid walba dhankisa Ka #ilmaynayo 😭💔 7/3/2020 ayey haye 1:00 🕐 ilaa 4:00 🕓 aah aah
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 2 жыл бұрын
😰
@CabdicumarMuuse
@CabdicumarMuuse 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@istahilhusein4476
@istahilhusein4476 2 ай бұрын
Ereyadii abwaan x ow faarax dubad
@cabdiraxmaansalebaan7026
@cabdiraxmaansalebaan7026 Жыл бұрын
7/11/2023 galab gaaban ayaan dhagaysanaayaa heestani aniga dareemaya xaalad jacayl oo dareen oo cajiiba
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 22 күн бұрын
Midaa lagudin af jareer hulaneey haluulineey hooy xabadkeyga waa galaa xabadada adlee maoosabne kisasabow sabiya etee
@MiinaApdi
@MiinaApdi Жыл бұрын
2023
@ceebla82
@ceebla82 Жыл бұрын
Cajaaibta erayada😔🙏
@lucasnuune2849
@lucasnuune2849 4 жыл бұрын
2020 best SoNg🔥
@bahjaabdilaahi3196
@bahjaabdilaahi3196 4 жыл бұрын
👍
@yasinabdi9817
@yasinabdi9817 Жыл бұрын
Waa fiican runtii
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c 8 ай бұрын
31 march 2024 rmdan 22 haben Axad in Nairobi 😢😊
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 2 жыл бұрын
Waa 12. /2 2022 goobtu waa muqdisho
@cabdirashiidcali2236
@cabdirashiidcali2236 4 жыл бұрын
Waa habeen arbaco ah oo 2020,10.14 october
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Yaa salaam
@nuurhubane
@nuurhubane 10 ай бұрын
Ereyadii xusen ow faarax dubad AUN
@abdirabiessa4964
@abdirabiessa4964 5 жыл бұрын
Wada mahada sanatay zxp
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 4 жыл бұрын
Sixid, May sahayi waayoo.
@abdallaali9096
@abdallaali9096 3 жыл бұрын
Ax yaa #MAADEYS maxaaan kugu dhahaa allah yaxfaduka bro
@muzamilmuqtaar5114
@muzamilmuqtaar5114 4 жыл бұрын
sunuu iiwalaqiyo laisiyay dacaroo wali ma isasabayaaa
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 9 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@nimoabdihassan2508
@nimoabdihassan2508 3 жыл бұрын
Sunuu ii walaaqiyo ma siiyay dacaroo💔
@caashocabdikariim7045
@caashocabdikariim7045 Жыл бұрын
Ma isiray jaceylo😢
@CumarChared
@CumarChared 3 ай бұрын
Amiga dadki hore
@abdiwaliabdullahi3487
@abdiwaliabdullahi3487 2 жыл бұрын
Friday 10 June 2022 dhageysi wacan inta iga danbeysay
@abdisalamhersi8081
@abdisalamhersi8081 4 жыл бұрын
SUNUU IIWALAAQIYO MA ISIIYAY DACAROO WELI MAYSASABAYAA HEESTAN WLLKY AYAN KA MAQLI JIRAY WLLHY
@caashocabdikariim7045
@caashocabdikariim7045 Жыл бұрын
12/10/2023/haben jimca ah sacada 22:53/Goobta kismaayo haben qalbigayga wax badan ka guuxaayaan xanun badan aan dareemaya
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Weli ma isasabaya 4/5/2022
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 4 жыл бұрын
Dariiq ku yaala cidhifka woqooyi ee aduunka ayaan wadada kusii marayaa heestan maanta
@omarnoor6237
@omarnoor6237 4 жыл бұрын
GREAT!!!
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 ай бұрын
Nice.
@hoygagujir7170
@hoygagujir7170 4 жыл бұрын
Fri 21 August 2020 GAROWE 10:15 pm
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 11 ай бұрын
Gabdhihii la bixin jiray ayay quseysaa heestaan Jaceyl meesha ma yaalo Heeskaan waxaan kusoo xasuustaa gabadh la bixiyay oo ay isku xumaadeen ninkii lasiiyay Fardowsa Waxay jaceyl la waday wiil la yiraahdo maxamed Habaynkii danbe ayaa la yiri waxaa lagu siinayaa cismaan ee isdiyaargaree Fardowsa waxaan aqaanaa mudo dhan 10 sano 5 sano ee ugu danbaysay heeskaan ayaan ku aqaanay inay dhagaysanaysay
@queencarabo3482
@queencarabo3482 3 жыл бұрын
8:15Am 17 June 2021🤗❤
@alidhayaahmed2994
@alidhayaahmed2994 2 жыл бұрын
hees taan waxad moda ineey ani iga hadlayso waxey i tahay 19/ 11 /5/2022
@raxeeyeloversismytype6892
@raxeeyeloversismytype6892 4 жыл бұрын
Asal chanal ah sxb noo badi casharaadka waa fasiixun maqal wanaagsan??
@samsamahmed2737
@samsamahmed2737 2 жыл бұрын
Cajiib anay qusaysaaa
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 жыл бұрын
Ereyadaan kaariye ayaan u malayn ???
@abdiwaliabdullahi3487
@abdiwaliabdullahi3487 Жыл бұрын
Wed 26 Apr 2023 the day i lost my girlfreind 💔
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 5 ай бұрын
You have to fight
@cabdicasiisjama884
@cabdicasiisjama884 4 жыл бұрын
Wli wan sasabaya 2020,29,6🏞🏞🏞
@AbdisalanibrahimMohamed
@AbdisalanibrahimMohamed 7 ай бұрын
2024😢
@qadracabdi4554
@qadracabdi4554 3 жыл бұрын
Xassan deriya walshiis daris aheen asigne gurigaas oo joogi jry towfiiq ku yaalaa lkn iskuma soo gaarn
@yussufmohamed9536
@yussufmohamed9536 4 жыл бұрын
Xaku jeceyl
@abdulkadirhassannuur
@abdulkadirhassannuur 11 ай бұрын
18 January 2024💔😢
@maryankamil602
@maryankamil602 3 жыл бұрын
Hees waa dhafataya wale
@adenyussuf5344
@adenyussuf5344 6 ай бұрын
Arabka sidaa ha ugalina
@RidwanxajiaxmadHimilo
@RidwanxajiaxmadHimilo 5 ай бұрын
Yasslam
@daflechannel8083
@daflechannel8083 5 жыл бұрын
yaasalaam
@nuuryare4272
@nuuryare4272 2 жыл бұрын
Nuur
@MohaanJaamac
@MohaanJaamac 7 ай бұрын
May 2024
@Beldaje
@Beldaje Жыл бұрын
Hestas nin ki ka baka qaray wa aniga
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 5 ай бұрын
19/07/2024/fri/12:48
@MiinaApdi
@MiinaApdi Жыл бұрын
28-1-2023💔
@cabdiyare4899
@cabdiyare4899 9 ай бұрын
Wall maxa kugu dhacey 😢
@MiinaApdi
@MiinaApdi 9 ай бұрын
​@@cabdiyare4899waa markuu igatagay💔
@MiinaApdi
@MiinaApdi 6 ай бұрын
​@@cabdiyare4899 Sideen kuugu sheegaa wll😭😭😭
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 жыл бұрын
❤💯
@CabdirahmanCabdi-h6u
@CabdirahmanCabdi-h6u 7 ай бұрын
2024😂❤❤😂song
@Kahiyemacqul
@Kahiyemacqul 4 жыл бұрын
Xasuus
@batarbatar7632
@batarbatar7632 3 жыл бұрын
Okay
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Sixi maygu baaboo Bun ma isaloloo Sonkor meygu darayo Maka seexan waayo
@muzamilmuqtaar4121
@muzamilmuqtaar4121 4 жыл бұрын
sunuu ii walaqiyo maisiyay dacaro wali ma isasabayaa
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 жыл бұрын
Heestaan m c kaaye ayaa curiyey mr daadey
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Sibirka lagasameyaa dacarta hadii salid la aan cabtid waa adigo kashkash cabtay adigo baahan oo wali quraacan wax kafujinkaro hadi ladhaqo taqatirta tirah dhawac dadka sacudi badidood kashkash lafarsameyay muro karas seytun kushegan cano garor kuquracdan aba kucasheyan kuli xametida lagawada qalaa
HEES | Fiidmeerta Duushaay | Xasan Diiriye | lyrics
7:28
MAADEYS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
SIR YAASKA
Рет қаралды 1,4 МЛН
Qaaci
7:57
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 62 М.
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 92 М.
HEES | Ha Warwarin | Cabdi Xasan Dige | Original + lyrics
7:40
Xasan Diiriye Faarax Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DHALANTEED"
6:00
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,6 МЛН
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 232 М.