2024 ayan dib udhagaysana wardher bana idinka so salamaya😊🎉
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Sooma raadino heesihi hore balse waxa so raadina heesaha xasuusta nagu leh sida tano kale😊❤
@cabdikariimcabdiraxmaanxan7762 Жыл бұрын
Alla wakhtigu wacnaayee berigaa noloshuna qurux badneydee. war warka iyo waayaha duniduna yaraayee. beri samaad waa badnaa nolol baase ka badatay 😢😢😢❤
@sawdamaxamed6060 Жыл бұрын
ليتني 😭😭😭miss you nolosha bila buwa ahayd bila warwarka bila fikirka wn uu xisy wllhi dadkuna is wada jecla
@mustafecumar7800 Жыл бұрын
@@sawdamaxamed6060 absuletly wlhie Dareen gooniya ii leedahy heestan 😪
@hamz2339 ай бұрын
Ala maxaad siday tahay u cabirtay sxb. Waayo tabyo (nostalgic) iyo waayihii wacnaa. “Maxaa qalinku sheekiyo Qubanaha dharaartiyo Kolba qodob la yaabliyo Mahadhooyin qorayaa!” M.I.W Hadraaw A.H.N 🐐
@jibriilsiciidjabro33204 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa musalsalkii xikmadii jacaylka yaxye 😂😂😂
@MuuseMaxamed-ub7mw2 ай бұрын
Kulamid ahay zhp 😂😂
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Hestan waxan ku xusuustaa Musasalkii Yaxye & Namiis 2012 ala maxay wakhti ahayd ❤❤
@RidwaanSantuur9 ай бұрын
Still 2024🥰🥵😩
@aymanmusic67216 ай бұрын
Me❤
@dhallansame355 ай бұрын
@@aymanmusic6721sido kale
@HappyHappy-xx4db2 жыл бұрын
Heestan musalsal kso gali jirtey hdad dawatey 2012 legend baatahy😂
@apdimohamed94912 жыл бұрын
CIYAALMINADII Hablahayaga la Daawan jirey Yahye iyo Shaadiya Ayuu Ahaa Ayn U malaynayaaaa
@maxamedikraan52422 жыл бұрын
yaxye iyo lamiis
@yusufsalad6316 Жыл бұрын
Yahaye faadiya& sarwad😂😂
@salmaan4 Жыл бұрын
Walhy waa firsan jiraay 😅😅🙋
@AnasCabdiqani-nd4ue Жыл бұрын
Yaxye
@kayfkajal51488 ай бұрын
2024 ayaan lascanod ka dawanaya ❤
@zakariebashiradam49648 ай бұрын
Iminka ayaan aniga ku raaxaysanayaa 17:40 PM 14/02/2024❤🎉
@pharhanrajo6780 Жыл бұрын
2012 Ayaan yaxye iyo namiis Kuso gaki jirtay waxan usoo Booqday si aan farxd u helo markan yarantaydi xasuusto old is gold horta Ya dhahay waynidu waaba Murug socota wn u xiisay yaraantaydii
curinta laxanku waa mid ku dhalata hadba xaalada nafsiga ee markas jirta but this one of most sacrifice somali songs i have listen ever wlhie so i'm love it hdad dabaday soo booqato like igu cimaamad si an mar kale chance ugu helo dhagaysigeeda ❤
Hada tiktok kuso arkey wana so raadiyey yahye iyo fadiya xasuus😢
@AnasCabdiqani-nd4ue9 ай бұрын
Heestaan tan iyo saaka waa markii 3 ey igasoo horbaxdoh waxaan ku xasuus taah filin kii yaxye🎉
@Malloofficial19 ай бұрын
Old is gold wlhie since mie childhood isla iminka 2024/01/15 hadad iga danbeyso like dhac❤
@clraxmaangaasofficial2589 Жыл бұрын
10 years ka dib dib udaawanaya king of voice mohamed ciro Inta igavdambaysa is muujiya
@AbdinassirShukri8 ай бұрын
Waa runtii; "Ragga ayaannu kala simannahay". ❤
@deeqdalxoreye98812 жыл бұрын
Heestan waxan ku daawan jirey musalsalkii Yaxye iyo Namiis xasuus bn ku gala marka dhagaysto heestan☝️🥺 2013 ilaa 2022 waa daawanayaa🥰
@siddique28 Жыл бұрын
Same here wlhi 2013 Alla maxay waqti eheed.
@khadarboy5831 Жыл бұрын
2012 bu aha
@mohamedhajir-lu8mx Жыл бұрын
Still favorite since mi childhood 😍🎉
@xabiibcawil36015 ай бұрын
Midaan rabayee jantaay Kumee ruuneey kumee Rafiiqaan saadiyaay Ha raagine soo ruclee ❤ Midhahan weedhsame u hag ar baxay iyo cirroo qaadida heesta ku nuuxnuuxsaday waxay kugu beerayaan xasuus kugu qasbaysa inad mar walba dib ugu soo laabato dhagaysiga heestan. ❤ 🤍26 May, 2024
@CazizBaab2 ай бұрын
Halkaan waxn kasalaamayaa gabdhii aan dunida ujeclaa ruuun yusuf farxdeyda allow idhoowr ❤❤❤❤❤
@CazizBaab2 ай бұрын
7 august 2024 ❤
@faranjifaamoosofficiall79942 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta wakhtigii noloshayda ugu xiisaha badnaa ee ciyaalnimo
@egzamo744 ай бұрын
❤🤟💣🤩 19/6/2024
@axmedjama889 Жыл бұрын
Inta filimkii yaxye ku daawan jirtey hseestan ciyaaalkii hore
@Nuurkeyhaji7 ай бұрын
Yaah aduunyo waa tan 11 sano laga joogaa 😢
@ugbaadismael6673 Жыл бұрын
Still i love her 🖤🖤🖤
@jibriilcabdikaafi5335 Жыл бұрын
Still watching 28/11/2022
@rahmozabdisson441511 жыл бұрын
heestaan dhagysigeeda kama daalo maansha allaah, " rag uunban kala sinaa rafaadkiyo xiisahee.....dadkaba wuu wada wada rartaye miyuu kaligay iriday?"
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
Rag uun baan kala sinaa Rafaadka iyo xiisehee Inan rag meel uu joogba waa u dhib oo waaba loo abuuray intuu ba'ayaana badan, ha moodin kaligaa wakhtigu inuu kula daadagay waan ku wada jirnaa mashaqada saaxiib. Maalmaha adag maalin dhow way dhamaanayaan xasuus aanu ku qosolno uun ka soo hadhaya. Jimce 16 june 2023 11: 15 habeenimo jigjiga
2021 maalin buu wiil aan walal ah ama zxpkayga ah baa casar iso dirya wuxu oga inan qalbi jabanhy ama xalda xun ku jiro wuxu igu yidhe zxp dadku dhibka wayaa ku jirna iska ilawo ninka xun ee kaa ilmayse walal abdi raxman wan ku xiisay lanbarkiise baa iga baxay maalintas heesta igu horeyse igu danbeyse intaaso sano wan radiinaye maanta so helay 2024 October 13 walal ama zxp sidaa ii dheriin jirtay imika maa haysato ii dhiriyaa😢❤️🩹💔
Alla heestan maxan musasal ku dawady 2024 ayan dib uso radiyay😮
@dheelitira-r6z2 ай бұрын
xasuus🥺❤
@mousezaed60786 ай бұрын
Memories flimkii yahye iyo faadiya☝️🙋♂️❤
@CaliGurey-sh1pt8 ай бұрын
Wewe ❤❤❤😢❤❤ 2024
@kalitabdo Жыл бұрын
Waqtigii ciyaalnimo ayay ahayd marna nalagu dhihi jiray casharada qayba marna naloo fasixi jiray isaga iyo casi iyo amir ciyalnimo marna waa ciil laga waynado marna way macaanayd
@hamzahcarab14319 ай бұрын
Inta tikotok kaso aragtay isoraca
@RuqiyoAwees-s6g7 ай бұрын
me😮😢😅
@MalabkaDoocaan12 жыл бұрын
wlhi bro tana ka toobad keen mid danbena ha ku dhiiran baan ku odhan lahaa Thnx.
@akshaykumar-pz2kr12 жыл бұрын
golden voice ciro. u r not new singer bt u r talent singer and u will be legend in the future. I have some songs in my record i will give them you and mursal and also B.K
@x-tttabdi50cent625 жыл бұрын
2019/20 Waxan dawanaya 8 sano kadib yaa iga danbeyaa ?