Qalbigu waa hanti uu kalgacayl harsadee, qof jaceylku hayaa ma waxbuu hakradaa? Allaylahee Maya❤️ March 2023 baan mar kale kasoo war doonay heestan cajiibka ah.🖤
@eidubaxleАй бұрын
2025😂
@faysalmahamuud Жыл бұрын
Heestan Aad Ayay U macaan Tahay Waxana Xanbaarsan tahy Erayo Qiiro Leh Oo Ay Naf Wax Jeceli Dareemi Karto Bal yaa Sidayda imika Ugu Horaysaa Oo Ila Mida 😢😢😢😢😢😢😢😢
@haniyusuf899311 ай бұрын
Still listening 29 /2/2024❤
@mubarakmk15275 ай бұрын
28/8/2024 habeen arbaca khamiis soo galayso wxn fadhiyaa coffe shop ku yaala diyaarada hargiesa wxn ka soo arkay heesta tiktok dareen bay wadataa gaara lakiin single qiirooday baan ahay uun 😭😂❤
@FaaizaAsaad4 ай бұрын
Sorry
@hayatcawale45954 ай бұрын
Iska wrn❤😂
@asmawabax-li7hlАй бұрын
Single fariida ma tahay😂😂
@abdisamedhamudbarreosmanch55643 жыл бұрын
7 sanno ayuunbaan kulahaa aan hawsha iska dhamaysano yaduna isug ayay ilahayd lkn mar khaliyata ayaan qaatey goaan aaanan yada usheegin oo xidhiidh kale samaystay alx 3 bilod kaliayj isku fahanay aroos fcna wuu dhacay machalah 2 matano oo inamo ahna way dhasheen oo aan ubixiyay ahmed iyo mohed imikana farxad ku noolnahay❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdiwahidhassan79473 жыл бұрын
Legend lagayabaa meel kalaa iyaba u cadeyd
@munaahmed59032 жыл бұрын
Nin rageed😊
@mawaahipqalbimustafe21972 жыл бұрын
Waar nio nin raged tahaypa wlhu😅😅😅
@farxiyoluulofficiall6972 жыл бұрын
Mashaa allaah wll ❤🎉
@Fardus-Mohamed Жыл бұрын
Mncha allah meel kleh ayey u jeeday mr roon ayd go.aan ka Qaadatey
@abdirisak_buskulaawi Жыл бұрын
Still listening 11/01/2024 waxan dhegeysanayaa taariikhdaa aan ku xusey oo sacadu tahay 2:51 am habeenimo 😢😢❤❤ wadnayaal isu heelan waxan rajeynaya bishaa 11ka intaaney dhamaan farxadeudu iney dhameys tirnaato🫂💍💝insha allah allow ii rumee😢😢😢🤲🤲🤲🤲
@khayyyo9 ай бұрын
I wish inay wax kuu hagaageen wll🙋🏻♂️
@FearMASTER777 ай бұрын
Xaalada kawaran wax makuu hagaageen😢
@Bukudmaxamed3217 Жыл бұрын
Still listening 12/12/2023 🥺❤
@MuxiyadinNaasirАй бұрын
19/12/2024 💔
@SundusYusuf-f3q2 ай бұрын
Still listening 18/8/2024 isooraaca qofkii soo booqday heestan aadka umacaan ❤
@indho2294 Жыл бұрын
wadnayal isku helan hagag ma iskubarnaa ❤ Allow nabad nagu kulansiih ani. qofkeyga wxan dhageysanaya subax jimco ah 9:15 tarikhda 7/7/2023
30/12/2022 malinkii sanadka udambeesay Waxaan raba inaan 2040 qoraalkan dib uso booqdo i.a hadaan noolaado ❤❤
@sumiish-fw8mx2 жыл бұрын
inshlh❤
@AhmeTt___1362 жыл бұрын
@@sumiish-fw8mx inch allh 💙
@apdikaremmaal6936 Жыл бұрын
Isha allah haduu ku dayo
@FearMASTER77 Жыл бұрын
16/1/2024 sanadkii 3aad oo aan comment kuso qorayo halkan❤ sawj iyo jcyl dhamaystiran wan haysta lkn wanu kala fognahay😢 Sanadka xiga hadaanu isu nimaadno oo aan nolado wan idin soo sheegaya reer coment🙏
hadalkaga mcnba ku harad baxayye hab ku so dheh jacylka hobantisa bislatey waxan dhagaysan jiray wakhti an isaga garab kayga yahy jacylkisa iyo daryelkisa danayn tisa ayan udhagaysan jiray lkn mnta ma hayo cidlu igaga dhaqaqay waxan daremay inanu jirin qof su ijecla ijecel inu jirin waku xisay mxad i cidlaysay bbe waku darsadey wan cidloday nolashan nacay maxa sa igu gashay😭💔😔
@Bariyey-p6e4 ай бұрын
Hadu kujecla kaamu tageen 😂❤Huno
@youngzidci4062 Жыл бұрын
Wlhie heestan waa wax kale waxan dawanaya 21 may 2023 4:6 daqiiqo Am Xasuuus dheer baan Dib u galay old is gold
@mahamedlyrics57683 жыл бұрын
Wakhti dheer kadib yaa 18.02.2021 Yaa daawaday
@abdiali49916 ай бұрын
Hestan hess waa daftay ee magac kale buxi adigu ❤habkosdeh jaceelka xaaskayga Roukiya ayaa tidhi sida hodan oo kale aana horab kaa aroosay macha alah ila wan isqabna labo hablood ayay i dashay allaha idayo farxadayda
@gouletfadal61753 жыл бұрын
Wlhi waxani waa waxkle ciro ft hodn ❤️😭
@magaadoabdirahman3 жыл бұрын
Heestano kale weliged ma dhimanayso💘💘
@aaminosaladmclin6757 Жыл бұрын
wadna yaal isu heelan hagaag meesu barnaa Ax Yaa cod 🥰❤️🙏 16/February 20223 02:34 waa waqti aan cidi ila soo jedin oon Kudul fekeraayo ereyada heesta ood moodo in mid mid iiga Turjumeyso Cajiib😢
@abwaansharmakegermany3 жыл бұрын
Heestani xasuus bay igu leedahay jacaylkii 2014kii 7years kadip baan dib ugu soo noqdee yaa ila daawanaya 2021😀😀
@hamdaabdullahi26153 жыл бұрын
Anaa kula daawanayaa xabiibi🤣🤣🤣
@daudhassan15502 жыл бұрын
Sidoo kale
@Cabdirisaaq_rissta-24Ай бұрын
Hablaha tii ku jeclaata Naftaada ma u ma hurtaa Horjoogagiyo muuqa Hadiyad ma uga dhigtaa Eraydii cabdixakin cabdilahi jibril qiiq ale ha u naxariistee 11_12_2024
Qof jaceyl kuu haya ma waxbuu hagradaa Taas aan been ahayn heestan kama daalo ilaa wagii aan jaceylka iska dareemay alla yaaa waqtiga dib uceliya aan wixii qaldamay saxeee xasuusaha qaar waa xanuun 30 auguts 2024 friday habeen 21:25 daqiiqo