Hees: Daruuraha Hillaaciyo|| Sacaado Allaale|| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 166,958

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 106
@suldaanabdirisakyusuf7427
@suldaanabdirisakyusuf7427 4 жыл бұрын
Nacala shaydaan ku yaal walee cawaad heesti heesaha soo galiseen balwo lyrics mahadsanidin👏👏
@TikT342
@TikT342 4 жыл бұрын
Ehlu qaraami.kkkkk
@muktarmohamud8094
@muktarmohamud8094 3 жыл бұрын
Nacalaa sheydan kuyale waa hees iyo badh
@qadanmaxamuud830
@qadanmaxamuud830 3 жыл бұрын
@@TikT342 h40l1aa23a1111195910110j
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Жыл бұрын
@@TikT342 11
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Жыл бұрын
Sacaada allaale waan dawaaday heestaasi riwaayadii ay ku jirtey
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
Made in durayadii eraydii axmed s bide ❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 күн бұрын
Duruyada la aanteed waa waxbayahay
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 4 жыл бұрын
Codkan wax aan ku sifeyo garan mayo wlhi 💝😇
@abdihakimgaras625
@abdihakimgaras625 4 жыл бұрын
Mahmod kirih Waa cajiib walee saaxiib
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 жыл бұрын
Kirix iyo Garas, saaxiibbayaal heestan kolka ay Kinsi Xaaji Aadan qaadayso ayaan kaalinta koowaad siiyay, oo aniga beri hore i beerqaadday.
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/faSso5ekf7h5qbc
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Wow! Aad ayaad u mahadsantihiin Balwo Lyrics. Illaahay caafimaad taam ah ah ayaan uga baryay Axmed Saleebaan Bidde. Bal codkaa iyo midhahaa eega! Imikana waxaynu maraynaa Kac! Kac!. Waar maxaynu jabnay!
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Alla maxan bahalka qarin jiray hestasi lkn ay sabab iigu noqtay barigaan dhegystay inanan la amusnan.waayo-waayo thanks balwo shp.
@abdicasiismawlidcawl4998
@abdicasiismawlidcawl4998 2 жыл бұрын
Waa hees heer sare ah barkhadoow kkkkk
@ismaildoubad9007
@ismaildoubad9007 4 жыл бұрын
SACAADA ALAALE wali way nooshahay LKN heesaha way joojisay heeskan waxa ey qaaday markay joogtay hargaysa oo ay Ku jirtay kooxda jerenaal daauud wana orginaalki waqtiga ay qaaday heeskan KINSI (AUN) kuma jirin fanka .
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Waa run kinsi fanka kumay jirin waxaan daawaday 1972 iyo baanan kala garaneyn 1974kii cadaadley ayey noogu keeneen kooxdii general daauud ee ciidankii xoogga dalka somalia waxa cadaadley berrigaa degenaa in ka badan lix kun oo ciidana afar xero ayaan garanayaa xeradii ciidanka lugta iyo madaafiicda ee dhufsad iyo ciidankii kumaandoosta danab ee waqooyi iyo ciidankii kaarayaasha taangiyada inkastoo markii danbe kaarayaasha bender wanaag loo raray iyo ciidankii difaaca cirka ee madaafiicda iyo sawaariikhdii sam ka la odhan jirey barisamaadkii
@suhaibabdikadir2890
@suhaibabdikadir2890 2 жыл бұрын
Waa Habeen sabti ah 19/3/2022 waxa hestan codkeeda dabacsan iigu qaaday xaaskayga aan aadka u jeclahay hamda nuura runti hees qiimo leh weeye oo ay i bartay xaaskaygu naxariis iyo neecaw jacayl ayan daremay siday iigu qaaday alle hayka daayo noloshaydi ❤️👸
@mhassan0163
@mhassan0163 7 ай бұрын
Naxariista yaan lagaa waayin, u laban laab iyaduna way 10 laabi doontaa, soft words win hard hearts, atleast say one time a compliment word to her daily
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Waxan dado jaceylkaba Daah aan kuqariyaba Dareenka iyo sheekada Dadka aan kadhowraba Waa dacare soobood Sidi daad isoo jiid Dibnaheyga soo dhaaf Hadey maqashay dunidii Adunbaa kudoortee Dambi kale miyaa galay Xasuuus gobalka galgaduud tuula yar ceelbuur udhaw oo jacar layiraa lkn hada ah meel weyn ayaaan kudhageysa jiray maqaayad nin jarmal layiraa uu leeyahay ayadoo kashidan dhowr mar waliba 2005 ayey ahed firt one ahay balwo lyrics marqaati iinoqo
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
Jacar Dac Deri Ceel buur Dhul murursade Hhhhhhhhhh
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
@@somalilandergeesi3747 Hhhhhhhhhhh Nio isoo qabo +249995697103 Waxaatahay nin waxbadan og Whatsap iga soo qabo Somaliland 💕💕
@bashirmxmd3250
@bashirmxmd3250 4 жыл бұрын
@@cosoblecade7668 sxb ku darso bargaan 😂😂😂
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
@@bashirmxmd3250 Hhhhhhhh nooolow libaaaax
@AbdirahmanDerajo
@AbdirahmanDerajo 2 жыл бұрын
Isniin 28-March-2022 12:09 am Hargeisa. Mid ka mid ah heesaha ugu quruxda badan ee lagu gudbiyay dareenka jacaylka. "Hadday maqashay dunidii Adun baan ku doortee Dembi kale miyaan galay" Jawi qurxoon iyo codkii Sacaada Allaale.
@user-kc5iw4px4x
@user-kc5iw4px4x 7 күн бұрын
Aheey ah wax dedo jcylkaba......💔🥺
@xamsexaye
@xamsexaye 3 жыл бұрын
Heestan waxa hore u qaadi jirey kinsi x yuusuf kadih waxa qaadey nimco yaasiin laakin labadoodaba waxa ka cod macaanaadey sacaada o si wanaagsan u qaadey. Mahadsanud.
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 Жыл бұрын
Heesta Original ka waxa iska leh Sacaada Alaale iyadaa qaadaysay markay Riwaayadu soo baxday waxaan filayaa inay ahayd 1973
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 жыл бұрын
Gabadhan cod macaanaa hada iigu horeysa 👍❤️🌹
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Sacaada Alaale General Da’ud Hargeisa Axmed Nur Jaangow aun baa guursaday way kala tageen Djibouti bay ku noqotay oo ay ka timid markeddii hore
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Heestan waa original inkasta oo dumar kale ay qaadeen
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Heestan waxay Ku jirtey riwaayadii jacayl Wa kane kaaley
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
Gabadhani aamina Cabdilaahi xirsi u cod eekaa Taloow hadda ma nooshahay Axmad saleebaan bidde alle caafimaad taam ah ha siiyo.
@mohamedabdillahi7168
@mohamedabdillahi7168 4 жыл бұрын
Aclaa sawtu.. ..
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 Жыл бұрын
Aamina waa isu dhawyihiin bro dhalasho iyo cod ba
@isxaaqckariin5235
@isxaaqckariin5235 Жыл бұрын
​@@abdikarimmibrahim591maa rer borama sacada allale
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 4 жыл бұрын
Cajiib! Fankii fanka ahaa! Xabeeblayaal baa na qasaya hada
@abdirahman_qaasaali7845
@abdirahman_qaasaali7845 Жыл бұрын
Ereyadii axmed saleebaan bidde ❤
@khaalidcige5564
@khaalidcige5564 2 жыл бұрын
Ax Yaa Hees🔥
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 2 жыл бұрын
Ahu naxariisto kinzi x.Adan aw xuseen
@qabojiyeqabojiye8672
@qabojiyeqabojiye8672 3 жыл бұрын
Erayadi Ahmed saleban Bide Abwanka wayn
@ayaanbarkhadle5865
@ayaanbarkhadle5865 4 жыл бұрын
Balwo horu socod wanaagsan waxaan kaa codsanayaa hees seynab cige iyo salaad darbi wada qaadan miraha heesta waxaa ka mida... Aan kaddab rucleeyoo aan kaddaba rafaaddee rafiiq aaynu noqonee kaan rabbay Ma haaysaa Plz codsigeeyga ii tix gali huuno
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan axmed saleeban bide
@suldaancabdidaah3r746
@suldaancabdidaah3r746 3 жыл бұрын
Heestan tiktok kasoo maqalye Yaa salama waxaasaa hees la dhahaa
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Fanaanku wuxuu ugu macaanyay markuu isagu heesta ku rqaxaysanayo sidan gabadhan iyo maryan mursal iyo hablo badan oo kale
@momassari9254
@momassari9254 4 жыл бұрын
Waa dacare soo bood Sidii daad isoo jiidh Dibnahayga soo dhaaf Wakhtigii wanaagsanaa soomaalidu way soo qaadatay.
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 3 жыл бұрын
Markale ayay ina soo mari Walaal I.a
@CaliDhabar-wi1ef
@CaliDhabar-wi1ef Ай бұрын
Excellent ce pour mw un chant je deside
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Waa sacaada allaale
@hassanmadadal8496
@hassanmadadal8496 4 жыл бұрын
Eraydii ahmed saleban bidde Lakiin origanalkii soo galiya gabadhani way calalinysaaye Aaway kinsi xaaji Markaasay sheekh leedahaye heestuye Waa hees qaliya wallee
@bashirmxmd3250
@bashirmxmd3250 4 жыл бұрын
sxb war ma haysiye gabadhaan looma dhawaado
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 4 жыл бұрын
Sahra axmed bn ku maqlay
@atamayste4593
@atamayste4593 3 жыл бұрын
Originalka waxa leh shamis abokor gudoodo carwo riwaayadan iladaa ku dhigtay
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
waa original
@mahamedjamaahmed6405
@mahamedjamaahmed6405 2 жыл бұрын
Laxanka Axmed Gaceyte Yusuuf ayaa lahaa
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 4 жыл бұрын
Hees xasan aadan qaado oo yidhaahdo durduyahow rogmanayaa Soo gali iyadoo dhamays tiran
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 2 жыл бұрын
Heesta erayga daad ayaa laba jeer Ku Jira abwaan wayn ma ahayn
@MaxamedMaxamuud-oe5bh
@MaxamedMaxamuud-oe5bh 5 ай бұрын
Xasuus hore 2023 10 haben axada❤❤❤❤
@masnasaed1429
@masnasaed1429 2 жыл бұрын
Balwo mahadsanid
@somalientertiment3378
@somalientertiment3378 4 жыл бұрын
Zxb balkaasi waa Dhulka kii dareemiyo(dareemadu waa nooc cawska mid ah)
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Weliba dareemo ma ahee waa Dureemo
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 жыл бұрын
Heestan caadi malaha Waa heestan ugu jecelahay heesaha Xasus 2007 🤔👌🥳
@darajoinacabdijaamac3412
@darajoinacabdijaamac3412 8 ай бұрын
Axsan yaa cod
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 2 жыл бұрын
Sixid: Waxaan dedo jacaylkoo "dahadaan" ku qariyaba waa dacare soo bood sidii daad i soo jiidh Kalmadu waa DAHO ee DAAH ma aha;waana aqal soomaaliga marka kadinka laga galayo dadabta kala qaybisa docda iyo halka la seexdo.
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Heestan waxa markii hore qaaday Aun kinsi x aadan
@Samriyeh1
@Samriyeh1 3 жыл бұрын
Waaga heeska la qaaday Kinsi (AUN) fanka ba ma ayna soo galin
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 3 жыл бұрын
Waa sax kensi xaji baa iska lex hestan waa copy
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
@@daganebaraki8459 Noo, Sacaado ayaa iska lahayd, kinsi is yesterday
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 4 жыл бұрын
axlaa hees❤
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Heesta Kinsi Haji Aden Aw Xuseen BN ku aqaannaye
@saidamoumin7006
@saidamoumin7006 2 жыл бұрын
Sacaada alaaleh ayaa qadaay markaay kuu jirtaay kooxdii general dauud ee hargeisa Sacada allale waxay uu guurtaay jabuuti
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 жыл бұрын
Dhawaqa heesku Quality ahaan aad bow u hooseeyaa ... high quality Sound maaha
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Waa long time ago, that what available at the day, in terms of instrument and skills
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Ka waraan shirki habeenki dheexmaray NiBi mohad salaalaaho calayhi wasaalim wax fahfahina Ma ka haysa sikale walaal ma ugoshahay
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 4 жыл бұрын
Balwo kanaal aad moodo inuu, dhayo qalpiyada hirqadee, murugta ku dhaashtay
@cabdifataxaxaji
@cabdifataxaxaji 2 жыл бұрын
Cabdi fataax xaaji
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 2 жыл бұрын
Laxanka Gacayte
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Hadaan xusuustay magacii kooxdaa waxa odhan jirey general daauud
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 Жыл бұрын
Ereyada axmed saleebaan bidde codka axmednuur jaangoo oo wakhtigaa sacaado alaale xaaskiisa ahayd sacaado alaale reer jabuuti ayey ahayd dhawaan weynoolayd tv jabuuti ayaa waraysanaayey ayadoo cuudka tumaysa
@cabdirisaqindho3993
@cabdirisaqindho3993 4 жыл бұрын
Hees
@Hillyeh
@Hillyeh Жыл бұрын
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🇩🇯🇸🇴
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow,🎻🎻
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de Жыл бұрын
Faadlan Abwaanka screenka soo qora, maxaad u qarisaan. Abwaan Ahmed saleeban bidde
@hindamoha9289
@hindamoha9289 4 ай бұрын
Haday maqashay dunidii aduun baan ku doortee danbe kale miyaa galay Tan hees waa dhaaftay
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Adunbaan kudoortee danbi Kale miyaan dhibay
@alihanash9986
@alihanash9986 3 жыл бұрын
Heestan fanaanad(in kastoo magaceedii ilaawau) baa sahra Ahmed uga horaysay
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 жыл бұрын
Sahra, Kinsi, Nimca iyo Sacaada Allaale kulli way qaadeen
@jabarkuson2241
@jabarkuson2241 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉alaaya casag
@sacadguntigaab2957
@sacadguntigaab2957 3 жыл бұрын
Balwo lyrics sxb aado ku mahad san sidaad ugu hagar baxsay fankii manfaciga lahaa hadaa in laysa saxa waa mid waajiba aniga sida ugu maqaalada ahaa heestaan waxa lahaa Xasan xaaji c.laahi {xasan ganay} Halka inaga soo hubbi Thanks
@sharmarkeabdi3789
@sharmarkeabdi3789 3 жыл бұрын
abwan axmed saleban bidde ayaa iska lahaa ruwayadii jaceyl wakanee kaalay ayay ku jirtay wareysigisa kaso dhageyso abwanka
@legendruuzi
@legendruuzi 3 жыл бұрын
UAN kinsi xaaji aadan ayaa laheed ayaaa filayaa
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
Waqoyi Somali u daa hal-ku dhigga
@cabdullahixuseen9846
@cabdullahixuseen9846 Жыл бұрын
2j
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Bal ninka heestan dawaday iyadoo sacdiya alaale live masrax uga qaadaysa ayaan ahay naag cad oo qurux badan bay ahay magaalada cadaadley markaas baan heestan jeclaaday dib uma arag se beri maa la igu yidhi axmed nuur jaango ayaa guursaday kooxda ay berigaa la socotey ayaa ahaa kooxdii ciidankii xooga dalka qaybtii 26 naad ee hargeysa ee fanaaniinta ahaa ciidankii xoogga dalka somalia ayaa lahaa laba kopxood oo fanaaniina kuwa xamar deganaa afisyooni waxa la odhan jirey horseed kuwa hargeysa deganaa qaybtii 26naad na waxa la odhan jirey fanaantii xoogga ee 26naad
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Kooxdii aan 26naad ku sheegey hadaan xusuustay waxa la odhan jirey general daauud
@sacadguntigaab2957
@sacadguntigaab2957 3 жыл бұрын
Balwo lycirs halka abwaan sameeyay inaga hubsado waxaan ku maqlay inuu heestaan lahaa xasan xaaji c.laahi {xasan ganay}
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Waa la hubaa Sacad, Ahmed Saleban Bidde baa sameeyey 100%
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Waa lahubaa waxa leh axmed saleeban bide
@sharmarkeabdi3789
@sharmarkeabdi3789 3 жыл бұрын
Axmed saleban bide baa leh waxeyna ku jirtay riwayadii la magac baxdey jaceyl wakanee kaalay
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
axmed saleeban bide
@cabdicali8955
@cabdicali8955 4 жыл бұрын
h
Somali Music Daruuraha Hilaaciyo Song by ☆Abdulkadir Jubba☆
6:19
FAADUMA AXMAD NUUR DAALACOW WITH LYRICS ORIGINAL
6:59
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 113 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 50 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 27 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 28 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Hees: Hargeysaay Ha Dheelliyin|| Sahra Axmed|| Balwo Lyirics
9:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 196 М.
Heesta: Ismoodsiis || Qalinle iyo Maandeeq || Balwo Lyrics
10:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 810 М.
DARUURAHA HILAACIYO  XASUUSTI  SACAADO ALLAALE (MUNA MISKI)
6:09
Muna Miski
Рет қаралды 104 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 382 М.
Hees: Hooto|| Digfeer|| Balwo Lyrics
6:13
Balwo Lyrics
Рет қаралды 79 М.
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Inanyahay Garaadlaay Lyrics
8:18
Rageedii™
Рет қаралды 673 М.
Cabdi tahliil Warsaw e sidaa hilaaciyo hirdoogloo
11:40
Kaafi bulshaawi
Рет қаралды 20 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 130 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 950 М.