Ma Jin baa, Ma Jaan baa? || Faadumo Cabdillaahi Kaahin (Maandeeq) || Kaban || HD +Lyrics

  Рет қаралды 422,180

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

4 жыл бұрын

HEESTA: MA JIN BAA? MA JAAN BAA?
EREYADA: CABDILLAAHI DIIRIYE SOORAAN
LAXANKA: CABDILLAAHI DIIRIYE SOORAAN
KABANKA: USTAAD SAALAX QAASIM NAAJI
LUUQDA: FAADUMO CABDILLAAHI MAANDEEQ
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
2. Heeso Qiso Xiiso Leh Laga Allifay:
• Heeso Qisooyin/Sheekoo...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta en soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahaydba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaan mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing to the channel
In this channel I upload some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can get on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 201
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 ай бұрын
👉🏽 1:15 Jaan: Uun rooxaan ah oo aan aadamuhu arki karin; Jinni 👉🏽 1:39 Jare: Jid. 👉🏽 1:35 Jirrab: Dhibaato badan. 👉🏽 4:01 Jibin: Dhadhaabo waawayn oo adag oo cirka ka soo dhaca, kulna xambaarsan oo marka ay dhulka soo gaadhaan qarxa. 👉🏽 4:05 Johorad: Dhagax qaali ah; Jawharad 👉🏽 4:26 Jibbad: Jidbo 👉🏽 4:58 Jabad: Berrin waa hore laga guuray oo ooddii raadkeedii weli yaal. 👉🏽 5:20 Jase (جزاء): Abaalgud. 👉🏽 7:18 Jaleelo: Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo. 👉🏽 7:21 Jigre: Qori (Buntuq) waayadii hore la isticmaali jiray oo xabbad-keliyaale ah. 👉🏽 7:25 Jilbis: Halaq (Mas) aad u madow oo waabaayo leh. 👉🏽 8:56 Jalabbute: Socod raaxaysi iyo majobaxsi looga jeedo oo hadba meel la iska habshahabsheeyo; tartiib u socod.
@Diriemedia
@Diriemedia 2 ай бұрын
Jare ma aha jid e waa god kamida godadka shaxda la ciyaaro. Sida aad hesta ka dhadhansankarto waxay ledahay jarihii aan waday, markaa jid looma adegsankaro oo suurtagal maaha
@saidabdallailmi1579
@saidabdallailmi1579 Ай бұрын
@@Diriemedia wa saxantjy sxb jare saad baan u fahmay lkn inta kle inay saxanthy baan filayaa
@Diriemedia
@Diriemedia Ай бұрын
​@saidabdallailmi1579 haa sxb jare waa god ka mida kuwa ciyaarta shaxda ee somalidu ciyaarto. Inta kale waa sax waxa aan ku dari lahaa ereyga jartaale oo macnihisu yahay roob xili jiilaal ah da'a
@khadaraden7936
@khadaraden7936 5 ай бұрын
Dadka fanka ku dheer uunbaa heestan garan kara meeqaamka ay joogto, hadaaad soo daawato 2024 like saar 🙏
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 ай бұрын
May 25, 2024
@abdulahimohamed-ir4jj
@abdulahimohamed-ir4jj 2 ай бұрын
Waa habenkii aan daremay inay arintaydu jahawareer kujirto waayo waxan sugayay dhoof markayn mudo 3 sano ah 9/may/2024 wax khayr qaba inuu ilahay iigu badalo walal igu soducee adna waxad jeceshahay alle hakuu rumeeyo🖐❤
@user-dv6ij4iq5k
@user-dv6ij4iq5k 18 күн бұрын
Aamiin
@abdirahmanx2750
@abdirahmanx2750 Жыл бұрын
Alla maxey hees tahay faadumo cabdillahi maandeeq 2023 ayan dhageysanaya oo aan dib uso raadiyay🥰
@nimcaandaahircabdi5523
@nimcaandaahircabdi5523 Жыл бұрын
Faadumo c/llaahi kaahin maanqeeq alleh cimriga caafimaadka how barakeeyo Habeen xasuusle 18/12/2019 habeen xasuusle iyo safar
@zamzamabdisalan1078
@zamzamabdisalan1078 Жыл бұрын
Heesaha u salaax qasim tumo 1 ii yihin♥️1.1.2023 reer qaraami salama io sanadkan o no samada🌹🌼🥰💋
@abdirahmanx2750
@abdirahmanx2750 Жыл бұрын
Sanad kheyr qaba alle ha inooga dhigo
@mooice9167
@mooice9167 Жыл бұрын
Aniga ankee waan ka helaa, ninku waa gacma dahab sxp❤
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 11 ай бұрын
Saalax qaasim, Waqooyiga isaga iyo cumar dhuule AHN baa uhaysta
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 11 ай бұрын
Saalax qaasim, Waqooyiga isaga iyo cumar dhuule AHN baa uhaysta
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 2 жыл бұрын
Cafimaad iyo cimri dheer iLAHAY haa siiyo Faduma Abdillahi kaahin MAANDEEQ ,
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 Жыл бұрын
Manooshahay hadda.
@user-dc6lr4nn9l
@user-dc6lr4nn9l 9 ай бұрын
Dadka laba jar-daaqaa Jir-jiroole siduu yahay Hadba jeego kuu dhiga ee aan dhanaba jirin...... Waa luuqad uu qof Somali ahi uun garanayo.
@mustafaismail5630
@mustafaismail5630 8 ай бұрын
9- Nov 2023 in Uganda 🇺🇬 ayaan ku dhagaysanayaa maandeeq. Codkaa cudoon iyo muusigaa luxdan ehlu qaraami uunbaa dareemi kara.
@MuhsinSayid
@MuhsinSayid 7 ай бұрын
Jisahayga eebaa janadiisa iga'siin insha"Allah janadii Al-firdowsa al aclaa kuwaar idam Alleh Sawtu raxma fanaanad weyn iyo hees iguwayn❤
@faysaaxmed2293
@faysaaxmed2293 Жыл бұрын
Faadumo claahi maandeeq Alaaha ku barkeeyo mama❤❤❤❤❤❤❤
@rukiyahashi-xd2iv
@rukiyahashi-xd2iv 7 ай бұрын
Dadawadad Kilgore cod iyo laxan music fadumo iyo salax qasim Allah ha idinbarakeyo cimrigina
@qalbijabiye1694
@qalbijabiye1694 7 ай бұрын
Faadumo abdilahi kaahin maandeeq alle cimriga ha udheereeye alla maxay hees taahy😮❤
@gorgor5149
@gorgor5149 Жыл бұрын
Waah waah waa galab sanadkuna waa 2023 kii saacaduna waa 05:20PM maalin ciid ah goobtuna waa galbeedka magaalada Hargeysa iyo jawi mirqaan
@shiinewadanichanneel4548
@shiinewadanichanneel4548 4 ай бұрын
Jawigaas cml masoo labnaa
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 3 ай бұрын
Faadumo cabdillahi kaahin mandeeq cimri dheer iyo caafimaad alle haku siiyo maamo❤
@khalidkhadar4480
@khalidkhadar4480 9 ай бұрын
Hees way dhaaftay Tani Nabsiguna haduu jiro ha iska jalabuteyee loo joogi donee Billihii u dambeyey ee sanadkii adkaa ee 2023 28/10/2023 sabti , 2:56 pm hoygii fanka hargeisa . Inta iga dambeysow wad salamantihiin .
@inamohamett1693
@inamohamett1693 6 ай бұрын
Anigaa ka danbeeyay oo 2024 soo boqday Faaduma aadbaan ujeclahay allaha dhaafeee Habeen jimca ah 11 janaayo 2024 baan dawanaya samlaama❤🎉
@strongmaama2288
@strongmaama2288 6 ай бұрын
23.1.2024🥺
@XamseIbraahin-op7us
@XamseIbraahin-op7us 5 ай бұрын
​@@strongmaama2288 2 March 2024
@masnasaed1429
@masnasaed1429 4 ай бұрын
😢😢😢
@Cimraan77ahmed
@Cimraan77ahmed 4 ай бұрын
Iyagana somalinimo Eylatahay waxan jirin Sideen ugu jiheyaa
@marwaancalicabdi3102
@marwaancalicabdi3102 17 күн бұрын
13 July 2024 habeen axad ah 11:30 kii habeenimo waliba safar habeenimo burco ayaanu ka baxnay gaashamo inu waagu nogu beryo ayaa la doonaya insha allah
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
16.01.2022 ruuxdaydu waa dadkii hore da,dayduna waa dadkii dambe
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 5 ай бұрын
Cajiiiiib codku waa heer aynaana garanayn, Tartankii ay Magool codka ku qaadday yaa horta haya garsoorkiisii
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 9 ай бұрын
Sadexbaa isku kay raacay caawa heeskan 1. Maandeeq oo ah fananada aaan dumar ugu jecelay 2. Sooraan AHN oo ah jilaaga aan ugu jeclaa 3. Saalax qaasim naaji oo ah ninka ugu jecelay kabanka ..AHN .❤ 07/10/2023 ..
@CarabShiikh
@CarabShiikh 8 ай бұрын
xasan garayd ku dar AHUN
@barrygolden6873
@barrygolden6873 Жыл бұрын
One of the biggest voice singers of Somalia.
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 4 ай бұрын
One of the greatest singers of all time of Somaliland not Somalia!!! Maxa isku kaya dhegiseen!!!!
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 22 күн бұрын
W​@@user-ud6fs8ut7zwaa runta soomalinad❤😂 weye
@ahmedmahad2743
@ahmedmahad2743 2 жыл бұрын
Isaguna jaceylkuba uu la yahay dad jalla siden ugu jiheya
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Yaasalaam!! Saalax Qaaim Iyo Maamo Maandeeq Way Noo Hagar Baxeen Ilaah cimriga Ha Ubarakeeyo Labaduba .
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Ай бұрын
Boqorada fanka❤
@amranaragzanofficial9203
@amranaragzanofficial9203 Жыл бұрын
Sawtu raxma alle hawnaxariisto maamo🥺😭😭😭
@happymedia8499
@happymedia8499 Жыл бұрын
Wey nooshahay fanaanaddu
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 Жыл бұрын
Way noshahay ilahay cimriga haw barakeye kada habaarka
@CabaasMoha-rr2th
@CabaasMoha-rr2th 10 ай бұрын
Hadey noshhy xate naxaris marabto
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 10 ай бұрын
@@CabaasMoha-rr2th way rabta lakin inay dhimatay buu ka dhigay
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 Жыл бұрын
Sawkaan jarihii aan waday dhan kale u janjeersaday Mamo old gold voice 😢
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
1)Jarihii maxay ka dhigan iyo 2) jibbadiyo 3) inaan kaba jalbeebtaa. 4) jololo'daydii 5) Labo jardaaqaa. ii fasir hadii aad awoodo walaal. Mahad sanid. Hayna ila yaabin hadii aan wax garan waayay. 😅
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@Nabaddoon. 1 jaraha waa qayb kamid ah shaxda somalida 2jibadiyo qiiro 3 jalbeeb jaadadka sheekada balse halkan waxay ugu jirtaa inaan kaleexdo waa hab suugaaned 4 jololo qaylo qofku sameeyo 5 2 jar daaqa laba meelood daaqa jar waxa layidhaa cirku daruur uu sameeyo markuu da o oo uu kadhamaado roobku waxa kalo loo yaqaan meel dheer sida gabiga waxayna ugu jirtaa heesta qayba gabiga sxb
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 5 ай бұрын
​@@Nabaddoon.waar sxb waad haysaa kolay macnihii
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 5 ай бұрын
@@abdrskjustjust9456 waan hayaa saaxib qaali, mahadsanid.
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 5 ай бұрын
@@CarabShiikh kolay waan la daahay ee mahadsanid wll qaali.
@mrbiin3348
@mrbiin3348 2 жыл бұрын
F/ c/llaahi kaahin maandeeq Fanaanad aan laga daaleen codkeeda mcn allow dhor maamada cimri dher iyo caafimaad ayaan urajeynaaaa
@user-sc7ho9ik9y
@user-sc7ho9ik9y 9 ай бұрын
WAA ERAYADII IYOLAXANKII ABWAN FANAN JILAA ALAHA UNAXAREESTO CABDULAAHI DIIIREYE SOORAAN KABANKA SAALAX QAASIN NAAJI CODKA MAAMO FAADUMO CABDULAAHI KAAHIN MAANDEEQ
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Boqoradii Codka ❤❤ Maandeeq
@muktarali2311
@muktarali2311 3 жыл бұрын
Kabanka waa Saalax Qaasim maxaad ugu reebtay gacan saalax qaasim miyaa gacan kale iga qaldami karta maya runtii
@hanaloulahanadjama4285
@hanaloulahanadjama4285 Жыл бұрын
haa wll waa Salax qassim isma qariyo gacan macaana
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 9 ай бұрын
Laba nin ayuun baan kabankooda dhegaystaa 1. Salaax qaasim naaji 2. Maxamed mooge liiban Top wyeh ❤
@saamijarka
@saamijarka Жыл бұрын
10/jul/2023 Habeen isnina faudo cabdilahi mandeeq Uganda kambala 🇺🇬 one of the legendary 😢 Ree Qarami
@strongmaama2288
@strongmaama2288 9 ай бұрын
20.10.2023🥹🥺
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 7 ай бұрын
Afraid soomaaliga ataa ifiinbara dibada Ayaan jirtaane
@talisojiile9565
@talisojiile9565 4 ай бұрын
Waxan dhegeysanaya hestan 2024/3/29 keda haben jimco ah ramadan 8:16 daqiiqo bacdal cisho
@cabdilaahicabdi2588
@cabdilaahicabdi2588 6 күн бұрын
Waa Aniga oo ah Cabdilaahi cabdi rooble iyo sxbkay maxamed xasan daahir waxaanu ka wada quraacanay meheradii ashenefi ee ku taala xaafadii limaadka ee magaalada Arba Minch ee koonfurta Ethiopia markaas waa subax hore waxaan doonaayay in aan soo saxeexo shahaadooyinkaygii jamacada maadaama aan qalinjabiyey bil ka hor sxbkayna waxa uu galaayay exam ka dibna waxaa sxbkay Cabdishakur oo ay isku class ahaayeen maxamed xasan ka dib isna isla meheradii ayuu ka quraacday 25/July/2024
@cabdilaahicabdi2588
@cabdilaahicabdi2588 6 күн бұрын
Faadumo Cabdilaahi kaahin yuusuf axmed (maandeeq)
@osmansufi4066
@osmansufi4066 3 жыл бұрын
Ereyadii alle ha u naxariistee abwaan fanaan majaajileyste cabdillahi diiriye sooraan oo markii danbe ka toobad keeney waxay qaaday heesihii hirgalay 1976kii waxa heesaha hirgalay lagu dari jirey laba fanaan oo waaweyn si loo xiiseeyo muqdisho 1976 kii
@nimoyusufabdillahi4868
@nimoyusufabdillahi4868 5 ай бұрын
Wa nasin soran abahed gabadha qamar sugani furay
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 Жыл бұрын
Waa mid ka mid ah Heesaha ugu macaan heesaha soomalida
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
1)Jarihii maxay ka dhigan iyo 2) jibbadiyo 3) inaan kaba jalbeebtaa. 4) jololo'daydii 5) Labo jardaaqaa. ii fasir hadii aad awoodo walaal. Mahad sanid. Hayna ila yaabin hadii aan wax garan waayay. 😅
@mooice9167
@mooice9167 Жыл бұрын
​​@@Nabaddoon.nkastoo aan kormeer faallo kusocday oo su'aaluhu igu socon aniga haddana waa ikan hhhh: 1)Jarihii: jare waa xarigga ama keenaha fardaha ama dameerka afka looga xiro si loo xakameeyo. 2)Jibbadiyo: jibbo waxaan u fahmay inay tahay xiisaha iyo dareemaha kalgacalka. 3)kaba jalbeebtaa: iska dhaafa arrimaha qofkaas. 4)jololo'daydii: is cajabintaydii iyo ismoodsiiskaygii ee ahaa inaan gacan iigu jirtid. 5)labajardaaqaa: laba-wajiile. Qofka aan meelna jirin ee maalinba si kuula hadala. Sxp waa isku day uun e sidaa ula soco, wax waan qaldi karaa.
@uahuumn6452
@uahuumn6452 Ай бұрын
@@mooice9167 mahdsanid Legend🫡
@muktarali2311
@muktarali2311 3 жыл бұрын
Kaban Saalax Qaasim tumaayo ku darso
@shiinewadanichanneel4548
@shiinewadanichanneel4548 4 ай бұрын
Www hees mathay. Waxaan dhageeysanyaa 2024 /3 / ramadaan habiin saxuurta kadib halka aanbkudhageeysanaayo muqdisho. Labodhagax
@jamacgallad2336
@jamacgallad2336 3 ай бұрын
One of the best singer and most talented what beautiful and amazing voice fadumo c/laahi
@ayaanahmedhassan5117
@ayaanahmedhassan5117 6 ай бұрын
Jisahayga eeba janaadiisa iga siin🙏🙏👍👍👍
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Waan idinku raacey. Waa gacsntii saalax qaasim
@harunsaiddiraac9397
@harunsaiddiraac9397 Жыл бұрын
classical ! Fatima Abdilahi kaahin-maandeeq.❤
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
1)Jarihii maxay ka dhigan iyo 2) jibbadiyo 3) inaan kaba jalbeebtaa. 4) jololo'daydii 5) Labo jardaaqaa. ii fasir hadii aad awoodo walaal. Mahad sanid. Hayna ila yaabin hadii aan wax garan waayay. 😅
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 Жыл бұрын
Waa Ereyadi Jilaagi fanaanki cabqarigi Abwaankii weyna ee Cabdilaahi Diiriye "Sooraan" AUN.
@abdisalaancumar3061
@abdisalaancumar3061 2 жыл бұрын
Erayadii kasoo maaxday maskaxdii cabdilaahi diiriye sooraan isla laxankii sooraan codkii faadumo cabdilaahi maandeeq
@XamseIbraahin-op7us
@XamseIbraahin-op7us 5 ай бұрын
Iyo muusigii saalax qaasim naaji
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 2 жыл бұрын
Kabanka gacntii al ustaad salax qaasim naji ayaa iga dhadhamayso malaha waa asaga
@deqaabdi2090
@deqaabdi2090 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤i am born in 90s but love old somali music, I am old soul💕💕💕💕
@inamohamett1693
@inamohamett1693 7 ай бұрын
I'm 20s ilove qaraami ❤🎉
@deqaabdi2090
@deqaabdi2090 7 ай бұрын
@@inamohamett1693 mashaAllah, my long lost sister, I am also Ina Mohammed too haha
@wardaahmed4047
@wardaahmed4047 4 ай бұрын
Bro you are old enough if you were born 90s
@deqaabdi2090
@deqaabdi2090 4 ай бұрын
@@wardaahmed4047 I am a sis, and I just mean I love music made before I was born lol
@deqaabdi2090
@deqaabdi2090 4 ай бұрын
@@wardaahmed4047 and Yes I am old enough to enjoy it😂
@sualibrahim9956
@sualibrahim9956 2 жыл бұрын
Woooow manqed walhi hees iyo bedh wayi imartayi
@moxamedcade1436
@moxamedcade1436 2 жыл бұрын
Maxamed Deq
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
Shaki iigama jiro in saalax qaasim kabanka uu tumaayo
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 2 жыл бұрын
Anaa kugu raacsan gacn kumalablihi ayaan maqlayaa gacntiisi burnayd
@macallinkaxayawaanada9178
@macallinkaxayawaanada9178 2 жыл бұрын
Waad soo bislaysay runtii aad iyo aad ayaad u mahadsantahay💯💯💯
@maryamoxuseen5998
@maryamoxuseen5998 15 күн бұрын
Sideen ugu jiheeyaa😢
@nouraahmed8848
@nouraahmed8848 Жыл бұрын
11,may,2023 Yaa iga danbeeya tolow 😢heestan waan jeclahay ❤😊
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 9 ай бұрын
An hada kula jclday wlhy wan ka helaya ❤
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 ай бұрын
Jirto badan LA soo maray
@CarabShiikh
@CarabShiikh 8 ай бұрын
erayadii abwaan jilaa fanaan mu addin cllaahi diiriye sooraan AHUN laxanka ashqaraarka leh xasan sabriye ( xasan gret ) AHUN kabanka heestaba bilay gacantii mucjisada ahayd ustaad saalax qaasim naaji codkii boqorad f c maandeeq gacantii goobbe wax u egna waa ka shanqaraysaa meesha mase hubo rabbi godka ha unuuro intooda dhimatay saalax iyo maandeeqna cimrigooda ha dheereeyo
@user-ej7up3kl6i
@user-ej7up3kl6i 2 ай бұрын
Jaleeelo. Waa geed magacii Jikri. Waa qori mad fac ah Jara butayn. Waa meel lagu ciyaaray oo booth laga kiciyey
@nimcomohamud1275
@nimcomohamud1275 2 жыл бұрын
Waxba kama fahmin lkn wey igu soctaaa afsomaligan adeeg badanaaa wah
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Anba kula mjd baan ahay qaar wn fahmaya qaarna maya Af Somaliga waagaan bu af somali aha wlhi hada Af somaligi sharafta laha wu dhintay 😆 🤣 😂
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Kkkk sooomali ma tihid malaa 😅
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын
Ma heestanaad fahmayn walaalo 😂
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын
@@maxdar11 way tahaye ee malaha reer xamar weeye
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
ORODO ISAS SOO AAS ADO NOOL MARKA HADANAD AFKAGA HOOYO FAHMAYN! FAN AYA U MALAYSA AYANN UMALAYNAYA LKN WAA IS LIIDAY🤔
@muusemaxamed3193
@muusemaxamed3193 3 жыл бұрын
yaa salaam madeeq
@gudoonxuseen7632
@gudoonxuseen7632 Жыл бұрын
Hees iyo badh🥰
@apdleseid2574
@apdleseid2574 3 ай бұрын
Faadumo cabdillhi❤
@CaliMadar-tq7vp
@CaliMadar-tq7vp 3 ай бұрын
Jaleelo ax yaa hees macan
@maxamedabdilahi1869
@maxamedabdilahi1869 6 ай бұрын
03/01/2024 Hoygii Fanka Hargeisa Iyo Faadumo Abdilahi mandeq
@apdiraxiinmaxamuud8041
@apdiraxiinmaxamuud8041 8 ай бұрын
Cajiib alle maxay hees tahay ❤
@JibriilJamac
@JibriilJamac 2 ай бұрын
Ya ikabhy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊
@nimoyusufabdillahi4868
@nimoyusufabdillahi4868 5 ай бұрын
Markasay ku dhahayn Arab sherkh isaaq jcyl waxba kama yaqann anago wxsi naga socdan eryada laxanka abdilahi soran codka madeeq😂
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Maxaad tidhi waa beentood arab jacaylkii beray
@dharkayncabdiraxmaan3662
@dharkayncabdiraxmaan3662 Жыл бұрын
Anoo hada kohor dhagaysanaya ayaan wadadii ka khaldamay yacni gaaraa waday 14sano ayaan jiray bari baan usocday waqooyi baan aaday nugaal markaan kor udhaafay baan is gartay boosaasan usocday jagac jagac baan waday 2015
@AhmedGuure-fu4pz
@AhmedGuure-fu4pz 3 ай бұрын
25/04/2024 ayaan dhagaystay axsan hees iyo fanaand qaaliya
@axmedbashir
@axmedbashir 4 ай бұрын
Hees waadhaaftay Tani 2024 dhagaysanayaa wale
@adeercali6794
@adeercali6794 Жыл бұрын
Allow dabi dhaf sii mandeq
@abdirahmanalteso3941
@abdirahmanalteso3941 9 ай бұрын
5:30 AM 06/Oct/2023 kampala Uganda 🇺🇬 Jawi dagan
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 10 ай бұрын
Fav singer wmen❤
@abdikarinmohamed7362
@abdikarinmohamed7362 2 жыл бұрын
Waaah waaah
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
waxan udhagaysta si Aad ajri badan Aad uhesho adigo madama Aad ledahay waxa dhacdhacda iyo dhuufdhufta sow sosaridi goorgi ma aha
@abdulahinoor3246
@abdulahinoor3246 2 ай бұрын
Waxay sax kutahay Qalbigayga lana jiro lama jiro maaha
@xamsekamil9441
@xamsekamil9441 Жыл бұрын
Sida johorad nuurtuu meel iilajoogoo
@saidnour8864
@saidnour8864 2 ай бұрын
Dageysi May 10 2024 bax 11:30pm
@suleimanmohamed1050
@suleimanmohamed1050 Жыл бұрын
Haqigh heestan marqan be iguzaidhise
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Adeer yara ssseeeeexo
@cumarislaw
@cumarislaw 2 жыл бұрын
laxanku waa xasan sabriye afrax xasan greet sabab aad uga tagtayba
@saynabmaxamedcali549
@saynabmaxamedcali549 2 ай бұрын
Mize jahawareer bay arintydi jogta😢
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 2 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi in uu curiyay heeska ayaan u haystay.
@maxamedcisman4625
@maxamedcisman4625 Жыл бұрын
Mahad sanded abwaan
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 2 жыл бұрын
Fadlan erayga jalabuuteyn I fahansiya, mahadsanidin aqyarta
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
volatile , changing direction or colour, wax is bedbedelaya oo mar mar kugu soo kacaya, marna damaya
@huseinabdulle7827
@huseinabdulle7827 Жыл бұрын
Sheeko wakhti dhumis ah
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 Жыл бұрын
@@huseinabdulle7827 mahadsanid sxb
@mohamudabdirahmanjama1359
@mohamudabdirahmanjama1359 7 ай бұрын
12/27/2023.1:30 am ,muqdisho, madaxtooyada dabadeeda,
@RamlaUpdydiirie-ti7eb
@RamlaUpdydiirie-ti7eb 7 ай бұрын
Mashalah ❤
@ahmedfariid7447
@ahmedfariid7447 2 ай бұрын
22/4/2024 qahira masar kudhageysan ❤
@adna6710
@adna6710 3 ай бұрын
Habeen eida 10/april/2024 Waxaza heesa
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 Жыл бұрын
Jacay ima hayo laakiin nolosha sacaba igu noqoty nefis baan halkan usoo doonty
@saarajjaban8813
@saarajjaban8813 Жыл бұрын
Ax yaa hees
@sharmaakecali2961
@sharmaakecali2961 Жыл бұрын
Mabakaxiisodhaco qaraamiga 2023
@kinghanadlovehooyomcn6544
@kinghanadlovehooyomcn6544 2 ай бұрын
15/05/2024 hada daabaneyso
@barkhadahmed
@barkhadahmed 2 ай бұрын
2024 yaa ila dhagaysanaaya 😂😂
@arashiidmaxamedcolow1070
@arashiidmaxamedcolow1070 10 ай бұрын
24/9/2023 xasuuus kuwait
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 3 ай бұрын
Wiilakii. Igu. Hooreyey. Ee. Aan. Aadaka. Ujeceela. Maraquuda. Igategay. Sababataan. Gaaran. Mayo. Waan. Yar. Kabacadii. Hees Stan. Baan. Dhegedanjiiray. Imiinakan. Weeli. Waan. Xasuusataa. Isoo. Duceeya. Imaan. Lakiilaamo. Isagoo. Weeli. Ijeceel. Isha. Allhaa. Amiin
@sadamsuleiman2362
@sadamsuleiman2362 3 ай бұрын
sorry walashey Mid kale Kheyr qabo Allah ku sahlo
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 3 жыл бұрын
Cali shiikh jaamac baa lahaa erayda taabici sucuudi ah buu ahaa asal Ahaan reer ceerigaabo
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
Mohamed abdillahi. Caybaad naga doonaysaa adeer heesta cabdillaahi diiriye Cali sooraan ayaa curiyey.
@khaalidabdi6051
@khaalidabdi6051 2 жыл бұрын
Kkkkk khadar mohamed sxb dhiikar sanida ma arap ba tahy Maxd u caayi wiilka Si dhib yr wx u fahamsii Hadad aqoon ku dhanto😃😃
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
@@khaalidabdi6051 kkkkkk waayey Adeer.
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 Жыл бұрын
@@khaalidabdi6051 hhh arabku ma dhiikarba wll
@khaalidabdi6051
@khaalidabdi6051 Жыл бұрын
@@Hamdamowlid5 Haa wa niman wada ficila Reerkas badooda lama galo
@xasancabdicusmaan
@xasancabdicusmaan Ай бұрын
💝Maamo Faadumo c/LLaaH¡ kaaH¡n MaaNDEeQ C¡Mri Dheer io caafimaad aLlaHa ku s¡¡Y0 AdiGa iY0 saalax QaaS¡M Ba waad Noo HaGar BaxDEen wallE wxn Soo BooQDaYy HEezkaN 2024 /6/19/saacada/16:30/GaLaBNim0H/MaaL¡N Arbaca AH wxn J00gaA SoMaL¡ GaLBeeD 🇬🇶 Gaar AHaan Caas¡MaDa DEeGAankA Ee JiGJ¡Ga ¡ntA igA DaMBaYzaAYyy saLaamaN 💓👑👋
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 Жыл бұрын
Timiri jabtay allow alle
@ducalebulale6080
@ducalebulale6080 3 жыл бұрын
Jigruhu wa qori sida Ak 47
@user-jd6xj4br3y
@user-jd6xj4br3y 5 ай бұрын
Woow
@abdiazizmoha3697
@abdiazizmoha3697 2 жыл бұрын
Wooow
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 Жыл бұрын
Wooow
@mohameddalla4274
@mohameddalla4274 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
waryahe waxan ko waydiyay islamnimada butin ma suniba mise wa shiica
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKED
WAR-SAN || Binti Cumar Gacal || Kaban +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 633 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 27 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 97 МЛН
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 93 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 903 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 159 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Majinbaa majaanbaa | Maandeeq |
10:05
Somali classic songs
Рет қаралды 60 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 371 М.