Hees Digniin Saado Cali Warsame - Xasuus halgan astaanbeey u tahay

  Рет қаралды 546,509

Tvwaagacusub

Tvwaagacusub

9 жыл бұрын

Dab nin xambaartoo
Dadka leeynayaad tahay
Dumarkiyo Caruurtiyo
Duqoowdiyo aqoonyahan
Aan u diir naxeeynoo
Dabar gooynayaad tahay
Nin Dalkiisi hooyo
Dollar siistay baad tahay
Duli ruux ku nooloo
Dariiq joogsadaa tahay
Nin walaalkii inuu dilo
Ku duceeysto baad tahay
Duul soo xajiyoo
Diinta dhoowrin baad tahay
Duq la wada yaqaanoo
Qabiil daadah shaad tahay.
Waxkastoo danteenaa
Ninka diidan baad tahay

Пікірлер: 189
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 ай бұрын
Hooyo saado allow kunaxariso naartana jirkaada alle haka koriyo runtiii waxaaa aheeed wadaniga kaliya eee noolaaa ❤😢 Allow adoo kaada waye unaxariiiso 🤲🤲
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
Illahow kuu naxariiso allow qabriga kuu waasici oo beer jano ah allow kaaga dhig. Maalinkii Ku dileen allihii ku abuurtay ayaa u soomneed,maalin Ramadhan ayaa dhimatay ilahoow janadii Ku gee hooyo Saado Cali warsame. Somali oo dhan ayaa hooyo u tahay,waan kuu soo duceenaa hooyo 😢😌💗💔😥
@khaalidhonest7080
@khaalidhonest7080 Жыл бұрын
Aamen aamen ilahau ha u naxariisto
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Aun mom qaran somaliyed sado 😂😂😂😂😂😂😂jano alaha geyo amiin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Thanks so much brother qer alaha ku siyo
@Khader315
@Khader315 5 жыл бұрын
Naarta iyo wax Ku dhiba alla hakaa dhawro Mamo😭😭
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Amiin ya alah
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen 5 ай бұрын
Amiin amiin
@FaadumoFaarax-dv1jt
@FaadumoFaarax-dv1jt 3 ай бұрын
Aamin yrabi 😭
@user-sr4zx6ui9r
@user-sr4zx6ui9r 6 ай бұрын
Ilahaw kuu naxariiso waan kaa samri weynay hooyo hadan dhalinyarada soo kacday nahay markan dib udhageesanay heesahaga runtii waad noo hadashay dalkeenana afbad ku difaacday😭😭😞
@m.farah07
@m.farah07 4 жыл бұрын
Allow naxariisti eebe kugu irsaaaq🤲 Maxaa dad qaaliya naso wada maray😭😭
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Sado walahi wan ka sabri wayey hoyo qaran ayey aheyd woman gesi ahna wa ahayd geesi geesi dhaftay ayey aheyd siyasiyintan tuga runta u shegi jirtay calankeney u dhimatay afka ku difaci jirtay
@haaruunhaaruunahmed2140
@haaruunhaaruunahmed2140 Жыл бұрын
2023 Ayaan dhageysanoyaa Wana malinkii igu horeysay aan maqlo runtii waa hees wadani ah alle hakuu naxristo mom
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 4 ай бұрын
Alle haw unaxriisto eedo saado ali warsme 😢😢 aqriga alle ha unuuriyo 😢
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 жыл бұрын
Daahir waaba Abwaan ,Maashaa allaah ilaaahey ha u Naxariisto Saado Daahir ilaaahey ha ku daayo.
@abdisamiejama2196
@abdisamiejama2196 Жыл бұрын
Kaamooday maaha😂
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 2 ай бұрын
Boqorkii carbeed ee nabi muxamad Ayaa bilabay in Agoonta Rajada caruurta dumarka Masakiinta wayeelada dhirta Goobaha diimaha Ku caabudaad sameystaan in la ilaaliyo ilaa maanta way socotaa AllahuAkbar..
@saciidaden2108
@saciidaden2108 3 жыл бұрын
Abwaan daahir alasawna waxaan leehay guul iyo gobanimo
@sultanawilabdullahi7346
@sultanawilabdullahi7346 6 жыл бұрын
MY mama MY fanaanadeena saado cali warsame alla yaa raxma allow u danbi dhaaaf
@shookarichannel2853
@shookarichannel2853 5 жыл бұрын
Maanta o ay tahy maalin jimca ah waxan alle uga baryin in ilahy swt uu ugu bishareyo janadisa tan ugu saraysa alle haku naxriisto mama saado cali warsame kuwii dilayna ilahy wuu dufeeyey naartiisuna wa u diyar san tahy
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Kuwi dilay biriq ilahow ku rid soyasi somali ilahow sun idin laysay
@shookarichannel2853
@shookarichannel2853 3 жыл бұрын
Amiin
@CaliCumarabshir
@CaliCumarabshir 11 күн бұрын
Alle hakuu naxaristo hoyo mcn
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 3 жыл бұрын
Rabi ha unaxariisto heestaaan waa hees qiimo badan daahir calasow inta hees uu sameyey tan ugu qiimaha badan waaye. War dalka inoo daayo alle ha idin ciqaabee
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Inta leysku Dila dalkena ficnan tisa radino 😂😂😂😂Aun mom qaran somaliyed sado
@husseinabdirahmaan8017
@husseinabdirahmaan8017 Жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto Saado cali warsame. Darawiish wey guuleysan sanadkan 2023 waalaga bixi hooska maamulka Argagixisada SNM Guuleysta Reer Sool from Buhotlaawi
@mohamedabdi6161
@mohamedabdi6161 2 жыл бұрын
Rabi haku Naxaristo ku wi ku dilay iyga dhib heysta 😭😭😭😭😭
@Romibrahim
@Romibrahim 3 ай бұрын
29.03.2024 saado cali warsame Allah ha unaxaristo waa hees aad u qiimo badan 🎊
@MrJamaal05
@MrJamaal05 9 жыл бұрын
Alla Yaa Raxma Illaahey janada Haku Bishaariy waxay ahayd qof kuqaaliya soomaliya oona Wadani Ah
@karmouchmdalal3160
@karmouchmdalal3160 2 жыл бұрын
Yes 🥰🥰
@maxamednishow4869
@maxamednishow4869 2 жыл бұрын
@@karmouchmdalal3160 come to
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Qalbi yada umada somaliyed ku dhex noshahay aun mamo qaran sado runtey ka hadleysa lo dilay 😂😂😂
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 7 жыл бұрын
Janada usareysa kunaso amiiiiiiin ilaahow amiiiiiiin ilaahow amiiiiiiin 💙🇸🇴
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Amiin
@mimiayeyo4679
@mimiayeyo4679 Жыл бұрын
Haa …Daahir Calasow abwaan waaye.. heeso badan oo aad taqanid buu heeso u qoray
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 Жыл бұрын
Ilaahay haku naxariisto hooyo saado wn kaxumahay kacdoonkii buluuga ahaa ee SSC nalamaad wadaagin, riyadaadii anagaa rumaynay
@lakiismail5195
@lakiismail5195 4 жыл бұрын
Alah ya Raxma ina cali warzmee😓😓😓😓😓ilahow Qamrigeda u nuri Qaninimadad ku doq maxristada ku mafQee
@xamdifaarax167
@xamdifaarax167 Жыл бұрын
eedo saada Cali warsame ilahy hakunaxaristo kuwii kudilay ilahy gacmaha iyo lugaha hakagooyo 😢😢
@halimoibrahim7810
@halimoibrahim7810 8 жыл бұрын
illlaaahoow unaxariiso saado shayaadun ayaaa dileen waan jeclaaa
@laylamohamed799
@laylamohamed799 2 жыл бұрын
Allaha ku naxariisto hooyo sada 😭😭
@maamaanaadancali3401
@maamaanaadancali3401 5 жыл бұрын
Alla yaarax ma my mum saado caali Hooyo qali an laheyn baad eheed janada alla hakugu bishareyo
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto lix 6 sano kadib2020 😨😨😨😰😨😨😨
@abdirashiidnur9025
@abdirashiidnur9025 Жыл бұрын
Heestan maanta aya so raadiyey Markan arkay dhibkii zoobe ka dhacay 29/October/2022😭 malin Aan iloobi doonin
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 Жыл бұрын
Sorry aboowe dhibta wn kavixidoonaa😭😭😭
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 ай бұрын
Iyo qaraxii (2017-kii) ee ardeydii jaamacada iyomacalimiintooda ee laqarxiyey RAXIIMULLAAH
@sakariyemacalincali2141
@sakariyemacalincali2141 10 ай бұрын
Markii igu horraysay ee heesta maqlo waxay ahayd 2016 mar aan booqosho ku imid malagada Adaado Gal-gaduud Soomaaliya, anigu waxaan wax ku baran jiray, Magaalada Hargaysa, maba la socon waxa Xamar ka jira, marmar umbaan maqlijiray wariyaa Xamar lagu dilay, lakiin markaan adaado ayaan waxakasto Xamar ka socda fahmay, jimce shantii galabnimo ayaan eedaday soo agfadhiistay, deetana moobil ay la hayd ayaan inta ka qaaday iska falfalaaday deetana: heestaan oo maqal ah ayaa isoo booday, markiiba eddo ayan ku idhi" Qofka heesta qaadayaa saw Saado maaha" haa bay igu tidhi, waxaan illaa iyo habeenkii dhagaysanayay heestii anoo la yaaban siday heestu usawirayso nimankaas iyo waxay geesteen, lakiin waxaan moodayay Inay nooshahay, waxaan helay barnaamijkii gungaar ee Abdicasiis af-rika sidaan u daawanayay ayaan soo gaadhay, Saada dilkeedii dilkeedii iyo ninkii shucayb la odhan jiray ee dilay, waxaan isku kay qaban wayday in Saadoo kale la dilo, waayo: bulsho dhan ayay indho uhayd, waxkasto way dhacaan, Fasaxii ayaa iga dhamaaday, Hargaysa ayaanan isaga laabtay, laakiin maraksto oon qarax maqlo heestaan ayaan qaadaa, heesti waa hees qaran waxayba uqalantaa in biyo dahab ah lagu qoro, Allaa yarxam Saada.
@FreePalestine_17267
@FreePalestine_17267 4 жыл бұрын
Allah yaraxma maama saado ❤️😓
@user-yc6he4oz4v
@user-yc6he4oz4v 2 ай бұрын
Allaha unaxarista 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@MohaAhmedadeerow
@MohaAhmedadeerow 5 ай бұрын
2024 bisha February 10 ayaan dhagaysanaya waa maalinki iku horaysay an maqlo maamo somali nimo wayantahay ayay ahayd
@mariyamariin2852
@mariyamariin2852 3 жыл бұрын
Alle hakuudhaxariisto fanaanad Somalia kadhimatay
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Xaqiqdi wa walahi somalia ka dhimatay jano alaha geyo amiin 😂😂😂
@ilhaanaadan
@ilhaanaadan Жыл бұрын
Alle Haku naxarsto hoyo mcn waxa thy hooyo qaran
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 2 жыл бұрын
Wadaninimada ayey janada ku galeysaa insha allah 🇸🇴🤲🏾💕🌹🍀🇸🇴
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Amiin ya alah brother thanks
@mohameddheereofficial5483
@mohameddheereofficial5483 4 жыл бұрын
Allah haku naxariisto janatul firdowsana haka waraabiyo
@mohamoudmohamed7556
@mohamoudmohamed7556 2 жыл бұрын
Dahir calasow isagaa heesta isu sameeyay. Waa ka xumahay inay Saado Cali ku siranto qaadisteeda
@somaligemer1233
@somaligemer1233 Жыл бұрын
Waagaas wuu fiicna ninku😀😀
@naimamohaabdirahmaan3472
@naimamohaabdirahmaan3472 Жыл бұрын
Ilhy naxariistii jano hka warabiyo wadaniyad
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
Waxaa igu maqaala In heeskan dartiisba loodilay lkn waxaa hubaal in Somalia aanan loo ogoleen Haldoor amaba indheergarad qof walpoo Wax tarlahaa waa dilnay sorry dadkeygoow maxay natiijadeenu noqon qarniga soo socda Saado qof ay adagtaay ayadoo kale in mar labaad Somalia uu kadhasho Allow naxariistii jano kusii gacan kaa gardaran aad ku baxdaye
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 4 жыл бұрын
Dofari shabab ah ayaa Mama naga dile
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Sado heso badan o anti ah ayey qaday hadane labo nin o qabilkeda dilen o qirtay qayanada lo dilay madaxa ka weyn dahabshil hes ka qaday dhig shi la yirahdo arin walbo bulshadan lagu hayo ayey ka hadli jirtay hadane heskan weydhici karta o madaxweyne la calemo sarayo ayey ka hor qaday cali qalif calemo sarkisi ilah og
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Gesi ahead aun xaqa guleysta ilah idin kisa
@mahadali-jn6um
@mahadali-jn6um Жыл бұрын
Alle naxariis waarta ha siiyo Boqorada codka magac maskiin Lagama ahee waa saado cali warsame
@sahraabdillahi9612
@sahraabdillahi9612 Жыл бұрын
Illaahow kuu naxariisto
@cawojaamac9549
@cawojaamac9549 Жыл бұрын
Allow yaa darwishki fariin dabacsan gaadhsiya Ilhy haku raxmado mantaba khatumo cagaheday ku istagty 😭❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun mamo qaran sado runtey ka hadleysa lo dilay barlamanka xita qof sado kale run sheg ma rabo
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 Жыл бұрын
Wlhi saado iyo cali khaliif ilaahow yaa fariin madacssn gaadhsiiya kacaankii buluuga ahaa wuu guulaystay maamo riyadaadii jiilkii kaa danbeeyey ayaa rumeeyey
@user-sr4zx6ui9r
@user-sr4zx6ui9r 6 ай бұрын
Ilahaw kuu naxariiso waan kaa samri weynay hooyo hadan dhalinyarada soo kacday nahay markan dib udhageesanay heesahaga runtii waad noo hadashay dalkeenana afbad ku difaacday😭😭😞wlh waan ilmeeyay🥺😭
@abdirahmanmohamedelmi6307
@abdirahmanmohamedelmi6307 Жыл бұрын
ALLOW KU NAXARISTO YAA RABI 😭🤲
@saciidaden2108
@saciidaden2108 3 жыл бұрын
Alle haw naxriisto saado cali
@cabdisamadcali3522
@cabdisamadcali3522 2 жыл бұрын
Allow ku naxariiso maamo saado cali warsame halyeyad qaran baad ahayd side dalkada ogu istaagtay nafteda kuwaydey taariikhda ku xusi doonta
@moussaali8477
@moussaali8477 4 жыл бұрын
Illahaw ku naxariso mamo saado cali hada ilkacase macalinka dilaga dawaday heestan ban xasusty
@cabdalasuudi6468
@cabdalasuudi6468 Жыл бұрын
Maxaa kawadaaa
@cumarxasan9390
@cumarxasan9390 Жыл бұрын
ALLAH Uraxmado maama qaran beey eheed
@hibaaqupdijamaal4916
@hibaaqupdijamaal4916 Жыл бұрын
Alle hakunaxariisto maamo saado Ali warsame 😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@djkhaledvevoofficial4878
@djkhaledvevoofficial4878 5 жыл бұрын
Allow unaxariiso yaaa allah
@ahmednourmohamed7236
@ahmednourmohamed7236 6 ай бұрын
Heeskaan waxaa dhageysanaya xilli badeena laga gor gorinaya cadowgeena itobiya waliba ka iibineyso gobolka tirsan gobollada soomaaliyeed oo goni isku taag ah😢😢maama cadaabta jirkaaga alle haka dhowro🤲🤲colaad lama taba socod qaranka duminka ka daaaaya
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 Жыл бұрын
Qof isdhahaya majiro dahir calasow baa heestan sameeyay Alla haku naxariisto mom malintii ladilayay waan xasustaa 😢
@ayaancdey9627
@ayaancdey9627 Жыл бұрын
haa wlhi ana hada layabay🙄ilhy ha unaxaristo daahir hada qapiil iyo dumar cay bugalay
@mimiayeyo4679
@mimiayeyo4679 Жыл бұрын
Daahir Heeso badan buu u qoray Fanano caan ah…lkn dad baa dabo dhigtay oo jacel dad iney dadka disrespect gareeyan
@KingofXawaadle3744
@KingofXawaadle3744 Жыл бұрын
Allow kunaxaristo
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Жыл бұрын
Allaahu akbar waadankeeni qani
@armaanaqtaar4409
@armaanaqtaar4409 4 жыл бұрын
Allahayoow naxariistii janad sii
@abdirizakabdi7320
@abdirizakabdi7320 4 жыл бұрын
alle.hauna xariisto.saado.cali.warsme
@caishomohamet4625
@caishomohamet4625 Жыл бұрын
Ilahay haku naxaristo eedo mcn
@husseinhaji7
@husseinhaji7 8 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto janah fardowsa Alle ha geeyo
@hawaahmed8416
@hawaahmed8416 4 жыл бұрын
DALXIIS MEDIA ale ha unaxariisto
@cabdifitaaxcabaas6960
@cabdifitaaxcabaas6960 Жыл бұрын
Allow ku naxariiso janadii kugee hada wadn keedii wa xor jamahiirtii ba ukacday
@timaweyyne
@timaweyyne Жыл бұрын
hada see dareeyee 2bilood kadib sxb sool in lakala jaro hasugin. somaliland oo wada socoto baa somalia raaci doonta ama go'idoonta.. sideedaba xuduud afsomali iyo igusawir laguma badalikaro 1malyan oo isaaq baa cagdheer ku hoos nool kuwasan xoog kusoo raacin kagaa somaliland
@UmoshariifUmoshariif
@UmoshariifUmoshariif 6 жыл бұрын
Alayaaraxmo ilaahow kuu naxariisto
@amirzakialisaid1198
@amirzakialisaid1198 3 жыл бұрын
Alah hauraxmado baladi ay shagysay mantay tagan tahy alow kuu naxariiso
@hibaadam7139
@hibaadam7139 4 жыл бұрын
AllHa ku naxarissto heestan samey ayey ledahay
@rahaali2947
@rahaali2947 3 ай бұрын
Allah kahiu naxriisto yaa rabbi
@ikraanaar355
@ikraanaar355 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto eedo
@deeqmaxamed3311
@deeqmaxamed3311 6 жыл бұрын
maamo saado cali alla yaaraxma
@aminafaisal2805
@aminafaisal2805 Жыл бұрын
Guul iyo Gobonimo ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@handfj4993
@handfj4993 2 жыл бұрын
Állaga ha unaxaristo mamdena
@shukrishacnishukriabukor5598
@shukrishacnishukriabukor5598 2 жыл бұрын
Allla ha naxrsto amiin amiin amiin yaa raabi
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 Жыл бұрын
Alow Kuu Naxariiso Maama Saado Ali Warsame
@cumarcabdi2995
@cumarcabdi2995 Жыл бұрын
Alla laafyo cajiibsaneydaa RABI HAKUU GALADO
@samiramohamud6566
@samiramohamud6566 5 жыл бұрын
Ilahy haaa unaxariisto saado Ali warsame
@user-pe5us1et2c
@user-pe5us1et2c 5 ай бұрын
Daahir hadduu waagaa saa ahaa maxaa maanta kudhacay?
@SohailKhan-or7ld
@SohailKhan-or7ld 5 жыл бұрын
Allow ku naxariso Mama saado
@xalimoshaxmed816
@xalimoshaxmed816 6 жыл бұрын
Ilaahey ha kuu naxariisto
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s 3 ай бұрын
Illaahow.qabriga.unuur.aamiin.aamiin.aamiin..........
@mohamednoor2567
@mohamednoor2567 6 жыл бұрын
Rest in peace our lovely mom
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Amiin ya alah 😂😂😂😂
@fankasomalida274
@fankasomalida274 3 жыл бұрын
Alaah unaxariisto🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdelkadir1243
@abdelkadir1243 Жыл бұрын
Ilaahey ha I naxariisto
@ayanomar1439
@ayanomar1439 7 жыл бұрын
sax waaye duli rux ku noolo dariiq joogsada tahay
@warzamaabdou1795
@warzamaabdou1795 Жыл бұрын
Alaha ku naxariisto mama saado ali warsame
@bellashariif4214
@bellashariif4214 3 жыл бұрын
Ar maxaa aaqiro leys daba laalaadsan doonaa saado allow kuu naxriiso
@nadiiradayibabdi5657
@nadiiradayibabdi5657 2 жыл бұрын
Alaah yaa raxma jecklaya
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Yaa Allah Always Alxamdulillah in Soomaaliye people.
@ubahawildirir7486
@ubahawildirir7486 Жыл бұрын
Saado alle haku naxariisto
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Jano alah ku geyo great woman aheyd
@saynabsomalia446
@saynabsomalia446 7 жыл бұрын
ilhey haunxristo marxumad
@queenseibamoalim4337
@queenseibamoalim4337 Жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso 😭😭😭
@shukrinur2814
@shukrinur2814 Жыл бұрын
Allah ha kuu naxariisto
@asmacabdirashiid8151
@asmacabdirashiid8151 Жыл бұрын
Saado.qali.axax
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin / Haye Abaayo mcn 🛖🕵🏾✌🏿💙💖✊🏿👊🏿👁!!
@maxamed8830
@maxamed8830 2 жыл бұрын
rabiyoow unaxariiso saaado cali🤚✋✋😢🤚✋✋✋
@nicmoabdihassanmaashaaalaa576
@nicmoabdihassanmaashaaalaa576 2 жыл бұрын
Ale haunaxaristo
@abdisamadvlogs5466
@abdisamadvlogs5466 5 жыл бұрын
Ilahay haku naxriisto
@mohantv273
@mohantv273 2 жыл бұрын
Allha kunaxarista
@adjarahighi8874
@adjarahighi8874 2 жыл бұрын
F
@najiibcaduur2435
@najiibcaduur2435 Жыл бұрын
Saado cali waxadilay waa isaaq
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Halganki iminka lagu guleystay 😂😂😂😂Aun inti dhimatay
@abdilahitalan5760
@abdilahitalan5760 7 жыл бұрын
ilaaahow kuu naxariiso
@muhammadxusen5368
@muhammadxusen5368 2 жыл бұрын
Daahir calasow heestaan xasan sheikh maxamuud ayaa ku weerartay haye
@nastehojustice9146
@nastehojustice9146 Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso hooyo
@ruwaydojamac6093
@ruwaydojamac6093 4 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso qof qaaliya ahyd runti oo wadani ah
@smgroup5979
@smgroup5979 4 жыл бұрын
Saado cali warsame allah yarxamak qaali
@shartialii6641
@shartialii6641 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto saado ali fanaanad qaran
SAADO CALI WARSAME AU. HEESTA CEEBTUBA NINKII GARAN BEY DHIBTAA
5:52
xusuusonline
Рет қаралды 2,2 МЛН
Saado Ali Heestii Darawiish - Saado Ali Darawiish Song
8:24
Sool Sanaag Cayn
Рет қаралды 1,9 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
SAADO ALI  ( SOMALI  SONG  )  OGADEN SWEDEN -  IFTINFF
8:20
Saad Gedi
Рет қаралды 1,1 МЛН
XAFLADII TAAGEERIDA DOWLADDA PUNTLAND EE SAN DIEGO, CALIFORNIA 2014
24:54
somali media of minnesota
Рет қаралды 135 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 392 М.
Saado Cali  Ama Garo Ama Ha Garan  2012 Hees Cusub
11:23
SaadoAli1
Рет қаралды 82 М.
Saado Cali - Lifetime Achievement Celebration - Pa
10:11
djrallyn
Рет қаралды 204 М.
FARHIYA KABAYARE - NAJIS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:50
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,3 МЛН
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,5 МЛН
Samatar & Saado Cali
2:02
vip8099
Рет қаралды 2,9 МЛН
I almost vomited it all out#Short #Officer Rabbit #angel
0:36
兔子警官
Рет қаралды 8 МЛН
Симпсоны 20000 лет назад😨 #симпсоны
0:54
I suspect someone is playing tricks, but I have no evidence
0:27
чёт жутковато стало☠️
0:20
𝓢𝓾𝓰𝓪𝓻ℂ𝔸𝕏𝔸ℙ𝕆𝕂_Sasha
Рет қаралды 2,4 МЛН