SAADO CALI WARSAME AU. HEESTA CEEBTUBA NINKII GARAN BEY DHIBTAA

  Рет қаралды 2,272,342

xusuusonline

xusuusonline

10 жыл бұрын

from Filimkii Siyaasadi Maxay tahay?
Mogadisho-Somalia
By Abwaan Sangub

Пікірлер: 601
@Somfox1
@Somfox1 9 жыл бұрын
Waligay maaan arag sida saado cali qof Somali sidaa dhibkaada uga hadla. waa tii uGu horeysay. alow qabriga u nuuri
@abdifatahahmadhaajihaajiku4294
@abdifatahahmadhaajihaajiku4294 5 жыл бұрын
Zero +Qofan aqan hadhinto
@drs.suldishhazzo6541
@drs.suldishhazzo6541 5 жыл бұрын
Amiin😍😍
@najmaxasan6383
@najmaxasan6383 3 жыл бұрын
Aaaamiin allow unaxriiso
@IshwaaqAxmed-lk8tp
@IshwaaqAxmed-lk8tp Күн бұрын
w​@@abdifatahahmadhaajihaajiku4294
@mustafeali617
@mustafeali617 11 ай бұрын
Thursday the 17 of August 2023. I hope Somalia will be peaceful again 🙏 inshallah.
@mustafeali617
@mustafeali617 10 ай бұрын
18.9.2023. 6 d last m.
@shimbir
@shimbir 5 ай бұрын
​@@mustafeali61770😅p 0:59
@ashafarah6052
@ashafarah6052 6 жыл бұрын
Geesi bay ahayd ,Wadiniyad, Naxariis badan ilaahow jana fardawsa ku gee. I MISS YOU SISTER REST IN Peace ✌️
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Amiin ya alah
@Khalanjo673
@Khalanjo673 8 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 10 ай бұрын
Saado AUN waa qofta kaliya ee booqatay xeryaha qaxootiga, weli ma arag qof ka hadlaya ama booqanaya, Wlhi is very sad when you listen to this song, after 30th years somalis still don’t know how to live together peacefully,
@iqraali8188
@iqraali8188 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@fadumaismail146
@fadumaismail146 5 жыл бұрын
Who is listening 2019 Somali hadsy wax ku qadanyaan manata dsan ma haaneen 😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@nasraabdalla3804
@nasraabdalla3804 6 жыл бұрын
Wlh qiraan la oyaa iyo ciil maamo saado markaan xasuusto😓😓😓😢😢😢😢😢😢😢😢 allow unaxariiso kuwii dilyna allow aduun iyo aaqiro wax ku tus
@AxmedRiiraash-ek5rp
@AxmedRiiraash-ek5rp 2 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂
@AxmedRiiraash-ek5rp
@AxmedRiiraash-ek5rp 2 ай бұрын
❤❤❤❤😂🎉😢😮😅😊❤
@xidigxashi3993
@xidigxashi3993 7 жыл бұрын
I always has love sado Ali , you deserve big respect from me ,
@abdyphatah7604
@abdyphatah7604 4 жыл бұрын
Sangub iyo Saado illah hau naxariisto 😪😪
@WHO2024
@WHO2024 3 жыл бұрын
I met Saado Ali in person for the first time at a wedding on January 2001. She was a humble person and welcoming to her fellow Somalis. When i heard her death, i could not believe it. I miss your bravery, wisdom and presence. 😭 I ask Allah (SWT) to forgive Saado Cali Warsame sins, to elevate her status, to bless her with a home in Jannah, to make her questioning easy, to expand her grave, to make her resting spot a garden like that of Jannah, to raise her under the shade of His throne on the Final Day, to grant her a drink from the blessed hands of the Prophet Muhammad ﷺ, and to grant her entry into Jannah al-Firdous without reckoning. Aamiin. 🙏
@naimamahamad874
@naimamahamad874 2 жыл бұрын
Aamiin Yaarabi
@xalimalaki9326
@xalimalaki9326 2 жыл бұрын
illaahow idiin naxariisto
@haldhaahaashi4057
@haldhaahaashi4057 2 жыл бұрын
walahay xiligas ayan lakulmay mar ay Varginia nogu timid aroos 2001 Illahay haw naxariste iyado no heesaysa ayay dumaradi ku dheg dhegayaye musigii dhafin lahaye bedka markas u sii bilabay heeski saan uun bay ii eegto ii hug sisay waxay ahayd Rabigeena xaakima ee. xamdi heeski ilahay haw naxaristo.
@naasirhaaruun505
@naasirhaaruun505 2 жыл бұрын
@@xalimalaki9326 .
@alimustaf4351
@alimustaf4351 2 жыл бұрын
Ururururururururururururururururururururuururur. Urururorrurfuururururorvruururururururururuururururu vv .urururuururururururuuururuururuurjfrurururururururiirururuururururirururururururururururuurururururururururuoruururururururuorururururruururuururururururururururrurururururururuururururururururururuurururunvururuurururururururururururururuururururururururiuurururururruururuururururuufruuururuururuururururruuruururururuurururufururururruururuurururururuurururoruururiururururruurururrurururruruururrururururiururururuuuruuruuruuuujurururruururoburtuururururiuruiruruururururururruururururruururirururururuurururrurururrurrrriuurururururururururururufurururuuuuurururuiuururuiurururuurururrururururuururuururuurrururururiuurururjuurriururirrurururuurrurururuiururururururururiuuurururruriururruirurruriururururuurururuuuururururururuurruuururrurururùuriurururururururururruurururuurururùuruururururru.hururtuuriururiururuururrrruurururururiruriurururururururiurururururuurururruruuuruururirrrùururuururiurrùuuuiuuurururirirurururururururururururrurruruurururururuuuiiruiuurhruururuururururiurŕururrrucjurururururu vngururvnnm . .vv
@xukuncabdulahi2693
@xukuncabdulahi2693 6 жыл бұрын
2018 waa xusayo xasuusta saado inti ila mid ah like isaara
@saxanemaxamed7205
@saxanemaxamed7205 5 жыл бұрын
.
@aliaali6716
@aliaali6716 5 жыл бұрын
N m the
@axmedcabdiqani5840
@axmedcabdiqani5840 3 жыл бұрын
777788q8
@abdullahmateio5856
@abdullahmateio5856 4 жыл бұрын
Allah unaxaristo hooyada iyo abaha somaliyeed🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽sangub iyo sado
@hibonuura1542
@hibonuura1542 6 жыл бұрын
Sado ali warsame waxay ahayd hooyo wadanyidaniyad ah oo soomali baraarujinaysay balse walooqudhi wayay allah unaxaristy mamadaa
@user-ps3bq2jb9n
@user-ps3bq2jb9n 6 жыл бұрын
nimco Hodan ٢٧٠
@abdirahmanhaaji8833
@abdirahmanhaaji8833 5 жыл бұрын
ale ha unaxariisto
@farhiyajimale792
@farhiyajimale792 3 жыл бұрын
Alaha ha unaxariisto
@daruuroali4416
@daruuroali4416 2 жыл бұрын
@@farhiyajimale792 abaayo sanadkee dhimadey
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Alle Hagu Naxriisto Mamo Saado Ali Geesiyad Afkeyda Cadawga Kaga Ooysiiyey Baad Aheyd Jannatul Firdowso Alle Haga Waraabiyo Kitaabkiis Midigta Alle Haga Siiyo Hooyo Mcn 😥🤲❤🙏 Waanka Xumahay Hooyo Mcn Inaa Gacantood Ku Baxdo Naga Raali Hooyo Mcn Waa Balan Inaan Kuu Aarno Hadaa Nahay Dhalinyarada Somaliyed Ee Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyed 😥🤲❤🙏
@samiyosamiyo8978
@samiyosamiyo8978 Жыл бұрын
😭😭😭
@soumysmiofficiel6313
@soumysmiofficiel6313 Жыл бұрын
Aamiin aamiin ilaahay ha unaxariisto iyada Iyo intii inaga dhimatay 😭😭😭
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 Жыл бұрын
Allaha ku naxriisto mama saado cali warsame Hooyo QARAN allaah yaa raxma🤲🤲🤲🤲
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Allah yarxam saado 😭xamar waa bahalo galeen qof qiimo badan ayayy dileen😭😭
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Wow, waa hees qofkii damiir leh dhaqaajineysa dhiiga. Hooyo Saado Ali Warsame Alah janadii fardowsa kugu casuun, maangaab daneyste ah oo xasuuqa umada ay ku hayaan in laga hadlo rabin baa noo kaa quudhi waayey oo dil kuu quudhey Allah naarta haku fogeeyo gacan dhiiglayaasha dhiigaaga qubey iyo ka umada Soomaaliyeed maalin walba.
@kenyangaza5671
@kenyangaza5671 2 жыл бұрын
Inspirational. Allah ha u naxaristo. She's part of somali history
@AhmedMohamed-ul7wx
@AhmedMohamed-ul7wx 2 жыл бұрын
Wallahi heesta waa Legend Allah ku naxaariisto mamo Saado ❤️🙏🏿
@abdirizakabdi8474
@abdirizakabdi8474 4 жыл бұрын
Heestani waa cajiib. somaliland hadaanu nahay aad baanu u jeclayn saado cali gaar ahaan anigu. ilaahay ha u naxariisto. amiin amiin. WATCHING 07/11/2019
@fadumamacalin819
@fadumamacalin819 2 жыл бұрын
Allow kuu naxriiso eedo saado cali warsame
@abdaleali609
@abdaleali609 2 жыл бұрын
Wda ku mahdsntg, lkin ragi mishinka udhigy la iskgama dba haryo
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 Жыл бұрын
Ma nuux ismacil ba tahay habar awal ku wasa awowe u ah saado cali Aun bari siyad bare wa di marki awoowe gaydad la dilay weererday dowldi an ka hadh sanwaynay❤
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Жыл бұрын
@@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 ayada eheed saado qabiil ahan🥺
@rabicakeynan5869
@rabicakeynan5869 Жыл бұрын
​@@fadumamacalin819 cv😂😂😂à❤Aa11 h😊 by😊😅😮😢🎉😂❤ No no no..............😊
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
مااروعها واحلاها اغنيه جميله هزت مشاعري ووجداني ، بالمناسبه ألاغنيه من كلمات الشاعر محمود عبدالله سنغب وبصوت الفنانه الراحله ساذه علي ورسمه،نسأل ألله تعالي ان يغفر لها ويرحمها
@felisgutale7330
@felisgutale7330 5 ай бұрын
Ameen Ya Allah. She was really waddani.
@salamkala14
@salamkala14 2 жыл бұрын
Subxanallah I don’t watch her music ever since she dead ilhay haw naxariisto ❤️❤️iyada iyo sangub
@harunmahamed5313
@harunmahamed5313 5 жыл бұрын
Gaajaa carawdoo cuntaan doonan bay tiri allayarxmu saado cali warsame 2019baa like saar wll
@aishakuus60
@aishakuus60 4 жыл бұрын
HOOYO SAADO IYO AABE ABWAN SANGUB ALLOW U NAXARIISO WAXBADAN BAAN IDIN XIISNAY. NAFTAGTAA LATABAA WALE WAA LATABAY ALOW UNAXARIISO
@iwarsame946
@iwarsame946 3 жыл бұрын
Saado cali warsame was a beautiful woman inside and out ilaahey ha naxariisto amiin. 😢😭😭😭😢😢
@calixarago6249
@calixarago6249 3 күн бұрын
Saado cali warsame ilaahay ha u Naxariisto Aamiin.
@muzamil9735
@muzamil9735 8 жыл бұрын
ilaahow xoodkii. Nabi muxamed. kaa.waraabi
@MohamedAhmed-ss1mi
@MohamedAhmed-ss1mi 6 жыл бұрын
illaahey how naxariisto janadiina ha geeyo
@abuukaraweysturkiguulguul5615
@abuukaraweysturkiguulguul5615 6 жыл бұрын
Amiin amiin 😭😭😭😭😭😭😭😭
@abuukaraweysturkiguulguul5615
@abuukaraweysturkiguulguul5615 5 жыл бұрын
waaaaaaw
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 5 жыл бұрын
aamiin.heesqirosadocali
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso markey xamar lagu qarxinayey xamara joogey madiina anoo jooga waxaan maqley saado cali manta babuur bambo loogu xiray ax geerida meel kuguma sinto dadka jeclaatey kafogaysaa yaa rabbi dambi dhaafa kuwaydiisan cidii maamada inaga saartey allow ciqaabtooda marsii yaa rabbi
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
EHLU JANAY @HYD 27 RAMADAN HBN JIMCE AH AYEY GACAN KA XAQDARANI DISHAY AUN SADO CALI YAA DAWANAYA 11.2018
@user-oi3xg3xy6j
@user-oi3xg3xy6j 5 ай бұрын
SUBXANALLAH! War maadaa jannada geeyay ?
@haleemasadia4556
@haleemasadia4556 5 жыл бұрын
Wallahi 20014 ila iyo xada ma illiobin my wadanid aan jacly Allah ha ku naxaristo habo mcn janada ayaa Allah kaga barya inshallah 🇸🇴
@mohidinosman1499
@mohidinosman1499 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Saado cali Aniga koley waxey ii aheyd geesiyad xaq u dirir oo weli ku darsatey murtiyaqaanad (jannadu fardoosa ilaah kaaga baryay Aamiin)
@ahmedmoalim9374
@ahmedmoalim9374 3 жыл бұрын
Magaca Fanaanada qaranka Saado uun baa qaadatay ilaahay hakuu naxariisto eedo. 😭😭
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 9 ай бұрын
Allah u naxarista geen sitar somaliyaad aye aheed runti ❤
@hibaaqmohamudabdi7075
@hibaaqmohamudabdi7075 5 ай бұрын
Heestan waxaan isla dhegaysan jirnay abtigay Abdulahi Mohamett ahmed alle ha u naxariistee bishii 8/2023 Ayaan wada dhegeysan jirnay 😢 xasuus dheeri ah ayay igu leedahay heestani 😢😢😢😢 wuxuu dhintay 6/2/2024 😢😢😢😢
@mymounabdirazak692
@mymounabdirazak692 6 жыл бұрын
2018kii ayaan daawanayaa walaahi waan ooyey ilaahayaw u naxariiso fanaanad qaran ayay ahayd
@ayuuphabib912
@ayuuphabib912 8 ай бұрын
Hooyo Qaran allow kuu Naxariiso Saado Cali warsame 😢
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 6 жыл бұрын
May Almighty God rest her soul in peace and serenity in heaven amen.( Waxay aheyd halyeeyad, waddaniyad Soomaaliyeed, naxariis badan, waxaan Eebbe uga baryayaa in uu naxariistii janno ka waraaboyo , eheladeedii iyo Ummadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo , aamiin.
@sheymanabdi3836
@sheymanabdi3836 9 жыл бұрын
saado ali warsame ilaaheey samir hanaga kaa siiyo walaahi waxaan u qiray ineey aheeyd wadaniga dhabta ah ee aan heysanay allaah naga dhigo kuwii janada kugu arko meel ka fiican aduunyada aamiiiiiiin
@asmabilan7535
@asmabilan7535 8 жыл бұрын
ilaahoow u naxariiso walee wadaniyad wey naga baxday fiicnaan lahaydaa soomaalida dhan oo saado cali oo kale noqdo
@salebanyassin5276
@salebanyassin5276 5 жыл бұрын
Ilaahow haw naxariisto. Wadaniyad qaali ah ilaahey haw dembi dhaafo. Rest in peace and may god forgive ur sins
@Canada-1958
@Canada-1958 4 жыл бұрын
AUN GULWADE Saado CALI , federal MP and Geesiyed/ Patriotic/ Heroic Somali NATIONALIST
@naruurab1114
@naruurab1114 2 жыл бұрын
Alaha u naxariisto Saado iyo Sangub.
@omargoodle73
@omargoodle73 3 жыл бұрын
Hesta qiiro waaye wax kuqaata kuqaata somaliyeey🇸🇴🇸🇴😘🌏😭😭😭😭😭😭
@alielmi9895
@alielmi9895 7 жыл бұрын
Allaah yarxam maama saado cali. naxriiti jano Allah haka waraabiyo amiin Runbay ka hadashay
@sadiyaallele4531
@sadiyaallele4531 3 жыл бұрын
Maahmaahyo curadaa yiri rag calooshii la ciyaar ciil kama koraayaan 🇸🇴🇸🇴😥😥 saado cali warsame maame qaran baad ahayd😥😥illahah haku naxariisto jirkaga rabi cadaabta haka koryeelo🤲 mon/march/2021 jigjiga ogadenia
@abdibotan4740
@abdibotan4740 9 ай бұрын
Allow unaxristo sado ali iyo sangub ❤❤❤❤❤❤❤
@xamdamaxamed4142
@xamdamaxamed4142 8 жыл бұрын
mamo somaliyeed oo qaali wadaniyad runshee badan bay ahay naxariistiisa alahaka waraabiyo.
@somaligirlsomali1442
@somaligirlsomali1442 5 жыл бұрын
Naxaristada illahayow sii mama Saado Cali ma qofkaan oo kalaa leeyska dilaa😢😢😢😢😢😢
@abdibotan4740
@abdibotan4740 6 күн бұрын
Allow unaxristo sado Ali Warsame allow Janada kawarabi ❤❤❤❤❤❤
@cabdigaafane6280
@cabdigaafane6280 7 жыл бұрын
Ilaahoow u naxariiso, waxay ahayd qof cajiib ah., ogaada isku qabiil ma nihin aniga iyo Saado, anigu Habar Gidir ayaan ahay, iyaduna Dhulbahante, haddana waxaan Ilaahay u weydiinayaa naxariistiisii, waayo Soomaali waa Soomaali, ha is jeclaato ama ha is nacdo.
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 7 жыл бұрын
Cabdi Gaafane runtaa indr
@khadarxashi1554
@khadarxashi1554 4 жыл бұрын
Hooyo somaliyed ayey aheyd alle ha unaxariisto wlhi waxay naga dileeen qof qaaliya lkn maxan sameyn karnaa waqtigeeda intaa ahaa alle ha unaxariisto😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@halumijemale4680
@halumijemale4680 9 жыл бұрын
ilaahe ha u naxariisto ..maama saado cali warsame ..waa qof eena ummda soomaliyeed hilmaami doonin ..
@hodanisaac4205
@hodanisaac4205 2 жыл бұрын
Allow u naxariisto waligey wan jecla saado cali❤❤❤
@YuYucutie85
@YuYucutie85 3 жыл бұрын
Heestan mata iigu horeeso waana ilmeyay 😭2021
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 3 жыл бұрын
❤😥
@asmabilan7535
@asmabilan7535 8 жыл бұрын
ala maxay geeridaada xanuun nagu reebtay
@farahanmohamed9681
@farahanmohamed9681 3 жыл бұрын
Mel
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@mohaapdalle1470
@mohaapdalle1470 Жыл бұрын
Illahay hawnaxaristo mamo sado cali hees qiimo badan gaja carowdo cunto doonan bay tiri aan kucunana ka hortimid kaymaha cajiibka aah saw laguma cabiri karo ceebtuba ninki garan bay dhibta caqligana illaah ban ku cabudna curaad waxaa layiri coolaad kuma dhashe kanool bay cunta
@haykalmuusetube5657
@haykalmuusetube5657 10 ай бұрын
Allaha haunaxariisto saado Cali warsame
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 Жыл бұрын
Allaha u naxareesto Jannatu Fardowsa Allaha Raxmadeeda ku seeyo Geesiyad wadaneyad Saado Cali
@axmedabdalla9005
@axmedabdalla9005 4 жыл бұрын
2019 inta dawatay uduceya mamo sado
@healthylifestylechannel9733
@healthylifestylechannel9733 3 жыл бұрын
Alow ku naxariiso aad baan u jeclaa kartideeda iyo heybadeeda janadii Rabbi kugu bisharey .🤲🏾 😰😫😓💔💔💔 kashaqeyay dilkaaga adun iyo aaqiro Rabbi haku cadaabo ya Allaah .
@janogasho8717
@janogasho8717 6 жыл бұрын
allaah hakuu naxariito waa heestii lugudiley hubaal
@zakariaali7664
@zakariaali7664 3 жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo Sado Ali Warsame fananad qaran bay ahayd
@qalilenasir3726
@qalilenasir3726 5 жыл бұрын
I swear in God I trust .this song belong Somalian history book...
@FaadumoFaarax-dv1jt
@FaadumoFaarax-dv1jt 3 ай бұрын
Ilhyow haku naxariisto momyyy 😭 saado cali warsame boqarDaydiii bos weyn ayey nogu jirtey hadan nahney dhulbante 🐎😭😭
@mohamednoor3217
@mohamednoor3217 Жыл бұрын
Allow ku naxriis mar walbo aan arkO Wan dhagestaan heestan
@qaasimi21
@qaasimi21 3 жыл бұрын
Heestan silsiladaha muskhkilo ee soomaaliya qof soo dhadhamiyay uin baa garan kara micnaheeda!😭😭😭
@yayeboosh9556
@yayeboosh9556 2 ай бұрын
Sangub iyo Saado laba tiir oo udub dhexeeda ah bay ahaayeen Qaranka Soomaalida ka dhacay .❤
@qalanjoaadan8820
@qalanjoaadan8820 8 жыл бұрын
ilahay janadii fardooso haka waraabiyo hooyo saado cali 😢
@mahamedsaeed1106
@mahamedsaeed1106 5 жыл бұрын
Qalanjo Aadan amen
@madarmaxamed818
@madarmaxamed818 5 жыл бұрын
alla hayow jannaada gee ha cadaabin eebbow eedaday naxariistana ufu dudee
@mahamedsaeed1106
@mahamedsaeed1106 5 жыл бұрын
@@madarmaxamed818 Amiin
@BusteBuste-ux6uk
@BusteBuste-ux6uk 3 жыл бұрын
Allaah naxariistiisa ha siiyo abwaan sinub iyo saado ali, aad ayey usoo wada shaqeeyeen.
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 3 жыл бұрын
Ilahai ha unaxaristo Saafi Cali Warsame wadaniyeed dhab aah ayeey ahayd Erayadi Sangub ilahai ha unaxaristo wadani ayuu ahaa
@mhdstudio5534
@mhdstudio5534 6 жыл бұрын
Alaha unaxariisto waa hooyadeen qaali ah
@abdisalamkajooje580
@abdisalamkajooje580 Жыл бұрын
Ilaahow abwaan Sangub iyo Fanaanad Saado Cali ba unaxariiso. Suugaanyahadeennii waa galbadeen wallaahi
@farhoabdulle3123
@farhoabdulle3123 Жыл бұрын
Illaahayow unaxariiso Ammiin yarabi
@yonisahmed77
@yonisahmed77 3 жыл бұрын
2020/09/16 Allah ya rahmah halyeeyad saad Ali Warsame janah alle haku siiyo🙏😤😭
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso maama saada
@rastacareef75
@rastacareef75 4 жыл бұрын
Legend never deis hoyo qalbiyadaad ku nooshay😰
@somaliaonelove194
@somaliaonelove194 3 жыл бұрын
😭😭😭😭ALLAHA KUU NAXARIISTO MAMO SADO ALI WARSAME💔ALLAHI NA ABUYRTAYNA WAXAAN KA BARYAYA DADKII DILKAAGA KA DAMBEEYAY NA IN ALLAH DHIIGOODA II XALLAALIYO 💔😭🤲
@wtfyoongi3990
@wtfyoongi3990 10 ай бұрын
May Allah swt have mercy on her and grant her jannah 🙏🙏our queen
@hazel8882
@hazel8882 10 жыл бұрын
May she rest in highest heaven, my habo was lioness and her words will live forever!!!
@abdifarax9585
@abdifarax9585 3 жыл бұрын
777777777bb777bb7
@abdifarax9585
@abdifarax9585 3 жыл бұрын
7b7b7jbb7777777777
@miguilahmed1282
@miguilahmed1282 2 жыл бұрын
@@abdifarax9585 ⁰⁰⁰
@siraajiali4222
@siraajiali4222 2 жыл бұрын
@@abdifarax9585 mmmm
@awmuhumedawga4189
@awmuhumedawga4189 2 жыл бұрын
@@miguilahmed1282 voa
@mohamedharesali8002
@mohamedharesali8002 3 жыл бұрын
Legend baa iskugu imaaday meesha saado cali iyo abwaanki weynaa Sangub Allah haunaxariisto labaduba wlhi wadiniyiin dhab ayay ahayeen
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 10 ай бұрын
Ilaaahow naxariistaa sii oo danbigeeda dhaaf.
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 жыл бұрын
Saada Cali Allaha kuu naxariisto Janatul Fardowsa Allaha ka Waraabiyo. Gacan ka xaq daran baa dishey iyo Mooryaan Qaawan iyo Tuugo u adeega Cadowga Ummadda Soomaaliyeed.
@stylishgirl5935
@stylishgirl5935 4 жыл бұрын
Allah yarahmu ki dilay saado allow soo qabo, wadaniyad somali xalal ah bay ahayd.
@MohamedOmar-xu4nb
@MohamedOmar-xu4nb Жыл бұрын
Allaha wayni ha u naxariisto marxuumada ehelkana samir iyo iimaan saadiqa ha ka siiyo Amiin
@ahmedismail6597
@ahmedismail6597 3 жыл бұрын
Ilaahay haw Naxariisto wadaniyad qaali ah bay ahayd oo geesiyada ah Saado Ali warsame.
@MohamedB614
@MohamedB614 5 жыл бұрын
Alleh Ha kuu Naaxiristo Eedo ❤️🌹
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
May God grant her Fardoza Aamiin.
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 2 ай бұрын
Shabab mexee dad qaaali dileen allow kuu naxariisto
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 Жыл бұрын
Saado janno Allah ha siiyo wax jirah shegi jirtay wax loo dhibijiray midkasto gubabo ah ,❤❤❤wa jeclay runti
@fadxicabdikariim5694
@fadxicabdikariim5694 2 жыл бұрын
Eedo saado ali . WARSAME ILaaHay janadii haku geeyo😭😭🤲
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Illaahoow kuu naxariiso dambigaaga allaah dhaaf aamiin
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 Жыл бұрын
2023 alle haw naxariisto saado ali maanta haday nooshahay waxay arki lahayd midnimada dhulbahante iyo xoraynta laascaanood.
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 7 жыл бұрын
ilahay hakuu naxaristo eedo saado waxii dilayayna ciil kama karoo daran
@zeinabali3778
@zeinabali3778 7 жыл бұрын
Anob Mohamead
@ugbaadcabdilaahi9565
@ugbaadcabdilaahi9565 7 жыл бұрын
Cabdihan
@capitainmudu6535
@capitainmudu6535 7 жыл бұрын
Ugbaad Cabdilaahi hg sew ghost -,_&0$0$8"";
@abdiazizamir8318
@abdiazizamir8318 7 жыл бұрын
anob mohamed
@user-yg9ym3lz6n
@user-yg9ym3lz6n 2 ай бұрын
Soomaliya mar horeey yaabtay annaguna haddaadn yabanay😢😮
@sultanabdirizak9333
@sultanabdirizak9333 5 жыл бұрын
Ceebtuba ninkii garan bay dhibtaa Caqligana Ilaah baan ku caabudnaa !!
@hodanfdh4947
@hodanfdh4947 8 жыл бұрын
Saado waxay ahayd qof wadani ah mansha allh
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 Жыл бұрын
Ilahow u naxariiso saado Cali iyo halyeeyadeenii sida adeer singub waxaan jeclaan laa saaday inay geeridu kuugu timaado sariirtaada lakiin shahiid baad noqotay
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Ceebtu Ninkii Garanaya bay Dhibta wlhi Wa RuN Mom Saada Cali Warsame allah KuGu Deeqo Janooyinka Rabi Mid ka Mida 😥🤲🤲🤲🤲
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 21 күн бұрын
Alle ha unaxariisto maamo saado cali warsame 😢
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 Жыл бұрын
Ilahay waxan kaga baryaa naxariistii janadul farduwso haku geeyo
@akwajr9674
@akwajr9674 7 жыл бұрын
alloow kuu naxariiso maamo saado cali warsame 😢😭😢
@xildiid6708
@xildiid6708 2 жыл бұрын
Heestan abaaw maxmud abdilahi sangub aya samey dowladi xasan sheg 2014 ila 2015 inta udhaxeys aya sobaxdi dhamaan ilahey ha unaxariist
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 12 күн бұрын
8/7/2924 still listing and what she said is 100% Truth
Hees Digniin Saado Cali Warsame - Xasuus halgan astaanbeey u tahay
7:24
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Saado Cali  Ama Garo Ama Ha Garan  2012 Hees Cusub
11:23
SaadoAli1
Рет қаралды 82 М.
Saado Cali Warsame | inaga Afgarad yaa inoo sameeya
12:04
Samatar & Saado Cali
2:02
vip8099
Рет қаралды 2,9 МЛН
SAADO CALI WARSAME HEESTII DHAMAAN REER WAQOOYI AAWEY
12:13
COOFLE NEWS
Рет қаралды 33 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,8 МЛН
Saado Ali Heestii Darawiish - Saado Ali Darawiish Song
8:24
Sool Sanaag Cayn
Рет қаралды 1,9 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН