No video

HEES | Faraskaagii Laga Badi | C/qaadir Jubba Iyo Sahra Axmed | Original + lyrics

  Рет қаралды 23,124

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Ereyada : Xasan Ganey
Laxanka : Cabdi Cali Bacalwaan.
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 21
@panafricancommunitydevelop9356
@panafricancommunitydevelop9356 4 ай бұрын
1974 waxaana riwaayada ku wada matalayey sahra iyo bacalwaan. Sahra uur bay qaaday walac ayey noqotay waxaana riwaayadii kusoo biiray Qadra oo bacalwaan halkii kala waday riwaayada. Kuligood Allaha u wada naxariisto
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 Жыл бұрын
Fananku waa Cabdi cali Bacalwaan
@MohamedAli-eb7rd
@MohamedAli-eb7rd Жыл бұрын
Adeer iska hubso. A/qadir juba maba jirin markii la qaaday. Bacalwaan iyo sahra weeyi
@duda-eg5ww
@duda-eg5ww Жыл бұрын
‘ Fooraha wajiinaha ‘. Wajiine waa xili roobaad u dhexeeya november iyo January oo ka da’a xeebaha nugaal
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 Жыл бұрын
heestan cabdiqaadir jubba malaha iska hubso wallo heestan asalkegi waaxa iskalaha wada qadaynaa allaha u wada naxaristee boqorodii coodka iyo faanka sahra ahmed jamaac iyo cabdi cali baclwan marki dambena waxa isla qaaday isla baclwaan iyo mamo khadra daahiir ciige iyadana allaha u naxaristeee
@nuromarabdi7680
@nuromarabdi7680 Жыл бұрын
Waa sax malahan juba Waxaa sameyey abwaan xasan ganey waxay ku jirtay ruwayado galabed
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Cabdulqaadir juba ne waa qaaday sxb juba in oo hoballada waaberi ku jiray ma ogid miyaa
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 Жыл бұрын
Waan ogahay bro inkastu xaaaga dambe kaso gadhay lkn anu waxan ka hadlayay asalka ciida ıska leee heestaa
@mahadshire1019
@mahadshire1019 Жыл бұрын
Maadeys iska sax fanaanka waa aun Cabdi cali bacalwan waana original-kii heesta(dab jacayl kari waa) jubba fannaan waxba kama ogeyn waagaas ee ha u gefin fanaaniinteenii qaran, fanaanaduna waa aun Sahra Ahmad oo markii danbe aun Khadra Dahir lagu bedeley. Sidaan ula soco bro.
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 7 ай бұрын
Fanaanku waa bacalwaan waxa laqaadayana waa sahra axmed jamac Aun marakii danbana waxaa laqaaday uan khadra daahir iyo casha Bisle
@abdikaafi4875
@abdikaafi4875 Жыл бұрын
Bacalwan iyo sahra axmed jamac weye rabi haw uwada naxariisto
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
Fin jacayl ma guuree Weeye
@ibrahimdhiblaawe-mt6ob
@ibrahimdhiblaawe-mt6ob Жыл бұрын
Erayadii Xasan Xaaji cabdullahi ganeey Laxankii cabdi cali bacalwaan Waan ku salamay masuul
@mohamedcarrabey6906
@mohamedcarrabey6906 Жыл бұрын
Dadkan waxaa isaga qaldan codka heesta ninki lahaa asal bacalwaan wuu qaaday lkn codka ad maqleysid hada waa jiba ok khadra oo qaadee sow ma aragtaan mararka qaar iyo bacalwaan juba wuuyahay hada
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Heesta waxaa horay u qaaday khadra daahir iyo cabdi bacalwaan kadib waxaa qaaday bacalwaan iyo sahra hadane sahra iyo juba
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
Fooraha wajiinaha Weeye Magaca saxda ahi
@hassanahmedjimcale5568
@hassanahmedjimcale5568 Жыл бұрын
Ma laba c.qaadi Juba ayaa jirtaaa horta😂
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq Жыл бұрын
my hore waxa u qaade heesta c.c.bacalwaan iyo khadra daahir allha u naxariisto labadooda
@qadafinuur
@qadafinuur Жыл бұрын
Maanta Anaa U horeeya Qof Comments bixiya Lkn Heestaydi amal ahayd ee qalinle la 😩 😂
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 Жыл бұрын
Fooshii aan di'in iyo ma faraaci baad tahay?
@CrisaqCiise-lp2pv
@CrisaqCiise-lp2pv Жыл бұрын
7878q
Aun Axmed N Jaago & Aun Sahra Axmed Heesta Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics
11:00
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 974 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "FAALIYE"
7:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 415 М.
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 417 М.
Hibo iyo jubba Hees Macaan
8:03
VivaSomalia1
Рет қаралды 119 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 52 М.
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 343 М.
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 338 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН