Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "FAALIYE"

  Рет қаралды 387,884

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Xasan Cabdilaahi Cali (Xasan Ganey) 1974
Laxanka: U/ Cabdi C Bacalwaan AHN
Kabanka : U/ Saalax Qaasim Naaji
Durbaanka : U/ Awwys Goobe AHN
Codka : Cabdi C Bacalwaan aun iyo Khadra daahir 1975

Пікірлер: 69
@sidiiqbashiir8403
@sidiiqbashiir8403 2 жыл бұрын
Waa aan yaraa ayaan inan/gabadh baadiya isku jeclayn dabadeed Magaalada hargaysaan imi waxbarashana markaa u imi inantiina waanka imi Bari danboo 5sano kasoo wareegtay ayaan miigi kunoqday Aroosbaan Lakulmay habeenka ay inantii joogto, oon wali Laguursan. Waan xasuustaa heestan baanu ka qaadnay arooskii Labadayadu.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Hestan waxan ku ogaahay bacal waan iyo sahra axmed Allh umada naxaristo Maamo khadra Allh cimre dheer ku sii
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Allehawnaxariisto bacalwaan mama khadradahir na cimriga iyo caafimaadkaba hawbarakeeyo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
One of the most presious song ever🎧❤️ Raxmaanku haw naxariisto labadaba🤲
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Heestan waxa wada qadi jiray asalkeda allaha u naxaristo janatul firdawsa hak warabiyo sahra ahmed iyo cabdicalwan
@abdiwelinour855
@abdiwelinour855 2 жыл бұрын
Tan ayaa ka horaysay, waxay ku jirtay riwaayadii dab jacayl kari waa. Waxaa leh ereyada xasan x cabdilahi( xasan geney)
@aliguled2166
@aliguled2166 5 ай бұрын
Tana original ah. Ana galay 1974
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 3 жыл бұрын
Raxmatulahi caleyhi abdi ali bacalwan aamin
@calicabdi5734
@calicabdi5734 2 жыл бұрын
ala hawnaxariisto cabdi cali bacalwaan iyo intii dhimatay khadra daahir cimriga ala hawbarakeyo sahara ayaa markii hore laqaday bacal waan makala dhacaa badubasahro iyo khadro
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 21 күн бұрын
ALLAHA u naxariisto labadoodaba
@AliAli-iw8tg
@AliAli-iw8tg 3 жыл бұрын
Bacalwaan AUN. Khadra Somali legend
@farxaanxiddiga4321
@farxaanxiddiga4321 Жыл бұрын
Illaahay janooyinkiisa haku casuumo hobaladeenii hore intii dhimatay.
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Hoyadii jaceylka Mama khadra dhool io Aun Bacalwaan❤🥰
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Mida kale ereyada heesta qoralka qarba khaldaan ıska soo sax wllo
@ahmedismail5768
@ahmedismail5768 Жыл бұрын
Ilaahay haw Naxariisto labadaba Fanaanteenii Qaaliga ahayd bay ahaayeen markay Dawlada lahaayeen.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
Heestan waxay dib iigu celisay 70yadii. Heesaha iyo muusigada waa qalabka ugu saameynta badan ee awooda in ay dib u soo celiyaan tagtadii laga soo gudbay. Mahadsanid walaal waxaad dib noogu celisay WAAYO WAAYIHII WACNAA.
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
War nabadraadshe masoo nabad noqotay in dhawaale faallooyinkaagii ma arage?
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
@@qaraamiqaaci1984 waxyaabo kale ayaan ku mashquulay ee maan maqneyn.
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
Nabadraadshe waan ku salaamay, bacda salaan, Waa Runtaa oo Waayihii wacnaa waxa uu dib noogu ceshay Waagii aynu bini’adaanka aheyn. Aniga waxaan xasuustaa heestaan waayadii ay soo baxday waxaa aad looga saari jiray Isbartiibartiibadii Banaadir ama Istaadiyo Koonis inta uusan gameku bilaaban ama xiliga Kaanbiyada. Waqti fog bay I xasuusisay iyo dhagoolkii Albaabka Tikadhada Taagnaan jiray AUN intii dhimatay, annagana Cimriga hanoo dhereeyo oo Ha noo barakeeyo. Aamiin Allahuma Aamiin.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
@@abdullahihersi1188 Walaal waan kaa guddoomay, adigana sidoo kale ayaan kuu rajeynayaa.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
@@nabadraadshe waan ku salaamay wll in mudda ah maan arag qoraalkii aan kaa faa,idaysan jiray ee soo nabad qab uun kumaad maqnayn
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
Waa ruwaayaaddi ugu daawashada badney maxaa yeelaay Actro badanaa ku jiray iyo gabdha caana inkasto khadra ay ku cusbeyd fanka
@Molone_kid10
@Molone_kid10 3 жыл бұрын
Asalka heestaan wxn ku maqlay bacalwaan iyo sahra ahmed alle ha u naxariistee
@cabdiwahaabxasanceli4929
@cabdiwahaabxasanceli4929 3 жыл бұрын
Sxb asalkeda khadray k soo baxday kadib bay sahro iska qaaday lkn khadra iyo bacal waan baa leh asalkeda
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
@@cabdiwahaabxasanceli4929 adeer ka daa taariikhda ha qaldine originalka alla ha u naxariisto dhamaantoode sahra axmed ayaa la qaadi jirtay bacalwaan khadra waxay ka soo gashay riwaayadu markii ay maraysay gobolada dhexe ayey fooshii ka soo gaadhay sahra axmed oo xaamilo ahayd wakhtigaa ka dib khadra oo riseefka fadhida ayaa bedelkeedii gashay
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 7 ай бұрын
​@@cabdiwahaabxasanceli4929ka daa tariikhda ha khaldine riwayadi Dabjacal kariwa bay ku jirtay sahra axmed iyo Bacalwaan Baa lahaa sahra axmed baa uur yelatay markaasa halkeedi la geliyey khadra daahir oo yar
@hassancarab1037
@hassancarab1037 3 жыл бұрын
Ahun ustaad. Baacalwaan aamiiiiin. Heesta asalkeeda waa Baacalwaan iyo Sahra Axmed Ahun aamiiiiiiiin.
@ahmedismail5768
@ahmedismail5768 Жыл бұрын
Ilaahay haw Naxariisto Labadaba dad qaali ah Bay ahaayeen.
@MohamedAhmed-ri6ny
@MohamedAhmed-ri6ny 2 жыл бұрын
Heestani waxay ka mid ahayd Riwayadii dabjacayl kariwaa ee Xasan ganay wax uu curiyo ugu horeysay Anigoo yaryar baanu ka dhici jirnay gidaarka beenta xoriyada ee magaalada Hargeysa oo Riwayadaha lagu dhigi jirey waqtigaas oo muu jirin tiyaatarku oo waqti dambe ayaa la dhisay markaa Heestan waxa wada qaadi jirey sahra Axmed Jamac iyo cabdi Cali bacalwaan labadaba Alleh ha u naxariisto Khadra daahir kumay jirin riwayadaas
@Abdullahifiigaay
@Abdullahifiigaay Жыл бұрын
Heesta Originalkeda waa tanaa Allaha u wada naxariisto , dad waa dadkii hore
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
F MEDOA FILMS sxb originalka heesta alla ha u naxariisto dhamaantoode waxa la qaadday sahra axmed
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Beerta xuriyada ayaan xasuusta heestan marki aan ku daawaday
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 2 жыл бұрын
Heestan waxay kusoo baxday riwaayadii dab jacayl kari waa 1975 meelahaa waxa wada qaaday heesta sahra axmed iyo cabdi cali bacalwaan oo riwaayada ka ka ahaa aktarka labaad iyo aktarada labaad Riwaayada waxa sameetay xasan ganey dabadeed wxuu u dhiibay fanaaniintii ciidanka dabadeed kernel haystay gobolada woqooyi ayaa yidhi waa anti oo lama dhigi karo dabadeed wxuu u dhiibay waaberi waaberiba riwaayadii kasoo xereeyay dhaqaale yaab leh siyaad brre ayaa ka yaabay riwaayadii markaasuu yidhi yaa sameeyay markaasaa la yidhi nin ciidanka ah u yeedha buu yidhi xasan baa tegay koonfur siyaad Bay is arkeen markasu yidhi maxaad ugu dhiibi wayday fanaaniinta qaranka xasan baa u sheegay inuu kormeelkii gobolada woqooyi haystay diiday markaasa korneelkii lo yeedhay waa laga badalay gobolada woqooyo. Kooxdii music u tuntay Mar la waydiiyay riwaaydahay tureen tay ugu jecelyihiin waxay sheegeen inay dab jacayl kari waa ugu jeclaayeen
@alisaid2008
@alisaid2008 3 ай бұрын
Mirihii x.ganey laxankii baacalwan codka khadra daahir iyo baacalwan
@guureguurre338
@guureguurre338 3 жыл бұрын
waan kaa fugeeyo waxa aanad filanayn warku isada falaadhee inu kafajiciyaa... nin rag ah runta ha uga biqin ! waxbadan baan KZbin karaadiyey. Mahadsanid Waayo
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 3 жыл бұрын
RIWAAYADII DAB JACAYL KARIWAA FIKRADII XASAN GANEY
@mohamedfaduul3527
@mohamedfaduul3527 3 жыл бұрын
Allha ha unaxariisto bacalwaan maamo khadro cimrigeeda allha hawanaajiyo
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Heestan Khadro Kaligeed Ayaan Ku,arkay Faraskaadii Laga Badi
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Waana riwaayadii 1aad ee uu curiyey abwaan xasan x.cabdilaahi xasan( xasan_ganay) sidoo kale wa riwaayadii 1aad ee ay alla ha u naxariistee khadra daahir cige wax ka jisho oo ay kusoo gashay bedel ka dib markii ay fooshu ka soo gaadhay alla ha u naxariistee sahra axmed jaamac markii riwaayadu ay maraysay gobolada dhexe sidaana khadra daahir booskii sahra axmed kusoo buuxisay halkeediina wey dhigtay iyadoo markaa layli iyo laacdan barad ah waxaanay ku mutaysatay inay ka qayb gasho riwaayadii 2aad ee uu curiyey abwaan xasan_ganay oo ahayd Jinni iyo Jacayl oo sanadkii ku xigtay soo baxday kana noqotay inanta 1aad alla ha u naxariisto intii dhimatay inta noolna alla caafmaad iyo cimri dherer iyo caqiido iyo cibaado suubban ha ugu khatimo inta nolosha uga dhiman
@baashemahad871
@baashemahad871 2 жыл бұрын
Alle danbigiina hadhaafo dhaxal dahabiya. Katageeen fananiintii hore
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 жыл бұрын
Riwaayadii: Dab jaceyl kari-waa
@zuheybahmed6943
@zuheybahmed6943 2 жыл бұрын
Yes
@cabdikhadarnayjeeri34
@cabdikhadarnayjeeri34 Жыл бұрын
Good night
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 жыл бұрын
Heesaha ugu laxanka macaan ayey ka mid tahay heestaan laxanka cajiibka waxa saaray Aun bacalwaan kabanka dananayane waa al ustaad salax qasim
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 Жыл бұрын
Kabanka sxb waa goobe
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 22 күн бұрын
Kabanku waa aun aways goobe.
@axmedxaaji6508
@axmedxaaji6508 2 жыл бұрын
Ok
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 3 жыл бұрын
Foorahaa wajiilaal fiiradiisu badantahay weeyaan sxb maaha fidhadisu badatantahay
@abdullahali6766
@abdullahali6766 2 жыл бұрын
hala yaabin waa lahjada deeganka uu kaso jeedo
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
maha sax weeye fooraha wajiinaha fidhadiisu badan tahay sida looga yaqaan deeganka abwaanku kasoo jeedo
@farxaanabdisalaan7918
@farxaanabdisalaan7918 2 жыл бұрын
Saaaa
@asadabdilaahi8348
@asadabdilaahi8348 3 жыл бұрын
Heestan waxaa riwaayada ku daray Abwaan huryo wanan
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 9 ай бұрын
Codku khadra maaha ee sahra axmed
@xirsiahmed2202
@xirsiahmed2202 3 жыл бұрын
A
@yaxyehassan9640
@yaxyehassan9640 2 жыл бұрын
Ruwayadiii dabjaceyl karinaayo ayeey kujirtay
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 2 жыл бұрын
RAKAADKA AMA DANANKUBA WEY NA DEEQAANE YAA FALSAFADA MIRAHA NOO TAFSIIRA AKHYAARTA SHARFANAY?! MAHADSANIDIN.
@AliAhmed-gq1hi
@AliAhmed-gq1hi 2 жыл бұрын
Adeer waa af soomaali adigu hadda maxanku tafsiiriya wax dalbo intan kugu dhaamo walaal
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 2 жыл бұрын
si fcn baad saaxiib hadalada heesta u qortay bes halka war ma faaliyaa tahay waa waar ma faaliya tahay war iyo waar waa 2 macnoo kala duwan, fin jacely ma guuree weeye, adigaan fayoobeyn iyo adigaa fidmada wada, weeye, Wax ku bedel waxa aanad filanayn, Fallaadhee ku bedel Fallaadheed
@engabdirahmanizmail1376
@engabdirahmanizmail1376 3 жыл бұрын
Maxa falaga kugu diray warka faaladisana Fah faahin maye Fahano ujeedada Faraskagi laga badi Axzan zowt
@ahmedismail5768
@ahmedismail5768 Жыл бұрын
Ilaahay SWT haw Naxariisto Bacalwaan iyo khadra .
@mohamedHARAGO
@mohamedHARAGO 3 ай бұрын
Good son of somalia 🇸🇴 👏 👌 👍 💙 🙌 🇸🇴 👏 👌 👍 💙 🙌 🇸🇴 👏 👌
@ibrahim.sabdowabdille1187
@ibrahim.sabdowabdille1187 2 жыл бұрын
Ibrahim sabdow
@axmedxaaji6508
@axmedxaaji6508 2 жыл бұрын
Waariwayad bacalwaa
@farxaanabdisalaan7918
@farxaanabdisalaan7918 2 жыл бұрын
Saaaa
@farxaanabdisalaan7918
@farxaanabdisalaan7918 2 жыл бұрын
Saaaa
m axmed kuluc iyo qamar
11:59
Abdikhadar official
Рет қаралды 79 М.
Darantaha
11:22
Faadumo Cabdillaahi - Topic
Рет қаралды 12
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 13 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 132 МЛН
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadiija Foodey Nuur 🔥Iyo Heesta "JACAYL GEESA LEH"
7:11
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 254 М.
bacalwaan iyo sahra axmed heestii mood
11:27
Cawayska
Рет қаралды 86 М.
Во сколько смотришь? Заливаю в 10-22😉
0:36
Юлия Смирнова
Рет қаралды 2,6 МЛН
My wife said she wants to show me her true skills
0:27
昕昕一家人
Рет қаралды 62 МЛН
Мыла наелся
0:21
Pavlov_family_
Рет қаралды 3,5 МЛН