Hees "Goobyaale" AUN-tee codkii Marwo Gaasira Maxamed 😍🙏❤️

  Рет қаралды 11,326

elmi guleed

elmi guleed

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@MaxamdcabdiBile
@MaxamdcabdiBile 9 ай бұрын
Illaahay haw naxariisto AAAMiin
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 Жыл бұрын
Alle naxariistiisa jano hawgu deeqo Marwo(Gaasira ) Maxamed. Axmed saleban bide waxa uu ku sifeeyay iaby ahyd qof aad u wanagsan. Codka kaalinta labaad ayay ku jirtay maandeeq ayaa kowaad ahayd.
@hayaanabdulaahigurdanshe674
@hayaanabdulaahigurdanshe674 2 жыл бұрын
Hestan ad maqleysan wa jacayl dhab ah Wana qiso Ku dhacday mamo Marwo ilahow janatul fardowso Ka warabi amin
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 Жыл бұрын
Alle ha ku casuumo janooyonkiisa Marwo Maxamed aamiin
@abdirisakadeys458
@abdirisakadeys458 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto marwo iyo abwaankii heesta lahaa siciid warsame
@rashidmuse6101
@rashidmuse6101 Жыл бұрын
Erayadii cise dhancade iyo kursigii cumar dhuule alle ha u naxariisto dhamaantood
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Heestan xasuus gaar ahbay igu leedahay, nin la yidhaa abdirizak baa habeen anakoo tahriib ah oo marayna meel cidlo ah oo bada Eritrea ah habeen noogu luuqaynaayay ax ax waan qiirooday waxay ahayd 2007
@ibrahimdhogor8516
@ibrahimdhogor8516 2 жыл бұрын
raxmatulaah marwo arinka laga sameeyey heesta waa dhab iyadaanuu kudhacay.hada kahorbaan meel ka'akhriyey.waa arin dhab ah waan kaqiirooday xaqiiqa
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 10 ай бұрын
Xagge ka akhriday wlal iso sheg
@MaxamdcabdiBile
@MaxamdcabdiBile 9 ай бұрын
Goobyaaley waa meel magaceed oo ka tirsan
@AxmedCaska-h5s
@AxmedCaska-h5s 2 ай бұрын
Maaha meel magaceede waa meeraystay meel cidla ah
@KeizahassanAli
@KeizahassanAli 10 ай бұрын
Waxa galaafaday noosha marwo Gaasira maxamed banjiidh
@rashidmuse6101
@rashidmuse6101 Жыл бұрын
Adeer beenta jooji markii LA sku faray waqooyi iyo koofur ee dadkii waqooyi meehanabeen suuqyada xamar ee meel ay seexdaan waayeen ee ay derbiyada seexdeen Ciise warsamane fanka loo diiday weeye 1961kii daawo waraysigii uu bixiyey intaanu dhiman
Marwo Maxamed Gaasira Heesta_Goobyaal
10:13
bahdon action
Рет қаралды 13 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,7 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 40 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 18 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
Heeskii Deeq aragtidaadii | Marwo Cabdi Axmed
8:12
Xaguuga TV
Рет қаралды 306 М.
GAASIRA. LEGEND AXMED MOOGE LIIBAAN . AUN
8:03
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 1 МЛН
Maxamed aadan dacar& hiba nuura heesta ma ogtahay bad iyo wabi
7:44
Cago Dhigo
6:49
Release - Topic
Рет қаралды 325
Fadeexo Qarxis Nimco Dareen Vs Marwo Cabdi -Waagacusub Tv.mpg
13:08
MARWO CABDI AXMED  (HEESTA DEEQ)
8:12
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 152 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,7 МЛН