Heeskii Deeq aragtidaadii | Marwo Cabdi Axmed

  Рет қаралды 302,235

Xaguuga TV

Xaguuga TV

Күн бұрын

Marwo Cabdi Axmed iyo heeskeedii qofka maqlaa aanu ka xiiso goyn jirin. Fadlan subscribe garee adigoo mahadsan channelka.
Heeso qaraami jacayl. Hees cusub. Qaraam. Raaxeeye. Jacayl calaacal macaan
#Hees #Marwo #Waaberi #Fanka #Jacayl #Qaraami #CabdiNaasirMacalinCaydiid
Hees Cusub. 2020 hees shidan. Cod macaan. Qaaci. Hees Qaaci. Hees macaan Jacayl Ammaan
#Soomaaliya #Somaliland #Somaaliyeed #Hargeysa #Hargeisa #Muqdisho #Xamar #Muuse biix #Farmaajo #Taariikhda #muuqaal #Jacayl #dawlad #waddani #NabadiyoNolol #Itoobiya #Kiiniya
#Africa #QaramadaMidoobey #UN #AU #EU #IGAD #Uganda #Alshabab #Xuquuqul Insaan #Kelitalis #Musuqmaasuq #Cirro #Ucid #FaysalCaliWaraabe #Khayre #Mucaarid #Kulmiye #Radio #Bbc #qoraal #Siyaasadda #Xidhiidhka #Oromo #majaajilo #Musalsal #Wararka #Falaanqayn #Dood #Barnaamij #Dhacdooyin #Dareen #Tubeec #Hees #Fanka #Qaraami #Kuluc #music #barnaamij #Dhacdooyin #Falaanqayn #Xisbiyada #Baarlamanka #DFS #odayaash #trump #Ergo #Culimo #Waddaado #Diinta #Ganacsato #Ganacsi #Koomishan #Qaaci #Show #Heeso #Xul #Calaacal #Ammaan #Suugaan #Gabay #Hadraawi #Duncarbeed #Kuluc #Bk #Waaberi #Daalo

Пікірлер: 95
@AxmedCabdicasiis-x5t
@AxmedCabdicasiis-x5t 2 ай бұрын
waa heestii iigu horey aan qaado anigoo yar laasaale tuulada layidhaahdo ayaan daganeyn oo aan ku bartay dad dayduna waxay ahayd 2 sano koley dadku rumaysan maayaan lakin runtii dadaa anoo jira ayaan heesi jiray hooyaday oo magaalada burco joogta ayaa iitimid markaasaa lagu yidhi inankaagu wuu heesaa inatay qososhay ayey tidhi ma dhici karto shirkaan ayaa lay garaacay markaasaan heestaa qaadey wey u qaadan weydey hooyaday yaab ayaa alle u keenay
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 күн бұрын
Waayo waayo❤
@AbdikariimMubaarak
@AbdikariimMubaarak Ай бұрын
Marwo Apdi axmeD illaahay naxariistii janno haka waraabiyo😢
@kaysesahalofficial7226
@kaysesahalofficial7226 10 ай бұрын
Allxamdulilah calaakuli xaal ❤ Hestan iyo mirqan waa laysu amaany
@alimohamedahmed2684
@alimohamedahmed2684 2 жыл бұрын
Heestani waxay igu leedahay saamayn, markaan dhagaystana waxaan galaa Xasuus igu dheer, Jacaylkii Noloshayda iigu horeeyey gabadhaan jecaaday ayaa heeskan oo cajilad ku duuban ii keentay Mar kastana waan dhagaysan jiray Calafka ayaana na kala waday xiligu wuxuu ahaa 1995 iyo Lasanod Gobolka Sool. Thanks
@Abdusamed_5
@Abdusamed_5 2 жыл бұрын
Legend ba tahay
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
Ana caawa ayaan kula dhagaysanaya anop xaaladaadii oo kale ku jira joogana laascaanood sool khatumo somalia 11:15pm arbaca 4 octobar 2023 waxaana isoo dirtay inan aan jacayl wadaag nahay oo ka maqan wadanka . Xoorkii laga dhamay xagaaga iyo xasuusbaa geel lagu xero geeya.
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe 11 ай бұрын
Laascaanoodna wan jooga 1995 wan dhashay hadana jacayl wuu i hayaa hhh.
@AsadYare-r4c
@AsadYare-r4c 19 күн бұрын
The best ring Ah my hope son marwo ah af kaaga caano lagu qabay
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
1.Deeq aragtidaadii 2.Daymada jaleecada 3.Indhahaa kudoogsada 4.Ogoow qurux ladaawado 5.Ragga dunida joogana 6.haldoorkoodi’baatee 7.Sida damal magooloo 8.Caleentii ku dadantahay 9.Dusha uga hillaacdoo 1.Dun xariira iyo shaal 2.Dayax.nuurayaatee 3.Inaad daacad iitahay 4.Axdigeeni daayicin 5.iigudhaaro diintoo 6.Deg deg aan warkaahelo 1.Doon doonistaadii 2.Naftan kuudekaantaye 3.Dabayluhu ay’qaadeen 4.Daruuraha ay’geeyeen 5.Dalanbaabigaagii 6.Doonni aan shiraaqnayn (shiraac) 7.Waayuhu dulsaaree 8.Mowjadaha dillaamaa 9.Darbiyada kuxooreen ❤️Dawo waxaa unoqonlahaa ❤️Dib u aragtidaadee Inaad daacad iitahay Axdigeenii daayicin Iigu dhaaro diintoo Deg deg aan warkaahelo Ilahay swt janatul fardowsul acllaa Haka waraabiyo inteena Noolna gadaasheed innama Fidneeyo aamiin Runtii heestani xasuus Gooni ah ayay igu leedahay
@faisaaadan1175
@faisaaadan1175 10 ай бұрын
Dowgaaad mareysiyo Deriiiqaaad tilaabsani Dow waxay kuleedahay Daneheeena gaaarkaaa Dib inaaaan ueeegnoo Tashanooo tisqaadne dabadeeed dabadeeeeed Dowgeeeda garanaaaaa Bandhigtaaa dabuubaha
@GuuleedCumar-d2v
@GuuleedCumar-d2v 8 ай бұрын
Waa sifiicane sxp aan kiuraaciyo heesta erayadeeda abwaankii lahaana waa abwaan cismaan cumar canbuur (joon) waana abwaanka leh heesaa axmed hacayte qaado sida gayaankiyo barbaartiyo ama durdurada dharyaa iyo ama dabmarkaan kabaydhiyo sahra yar iyo gacayte waana nin reer hargaysa ah imikana jooga oo bascaasi wata inankiisuna inmika uusameeyay heesta nacabk darbiyada hajiisho iyo qaarkaloobadan
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 8 ай бұрын
@@GuuleedCumar-d2v mahadsanid sxb
@MaxamedDiireye
@MaxamedDiireye 5 ай бұрын
L😊😊l😊l
@Xasancabdi523Xasancabdi52
@Xasancabdi523Xasancabdi52 10 ай бұрын
Alx heestaan in badan wehel jeceyl ii ahaan jirtay alle mahad leh caawo eyadoo ubad caloosha iigu sido I AK jiiftaa inta ey kala fog yihiin alle ha isu keeno
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Yaa salaam axsan caleeg waa mid ka mid ah xulka iyo miida heesaha hirgalay. Old is gold memories.
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 9 ай бұрын
Legendkii waynaa😂❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
@@MaxasmedAbdi Mahadsanid Saaxiib.👍
@CabdikariinCali-b1m
@CabdikariinCali-b1m 6 ай бұрын
Sida aan ula dhacay heestan ayay Adna kuula macaan tahay Waxyaqaankiiyow. ❤
@azhrafadnaan8139
@azhrafadnaan8139 2 ай бұрын
Ereyada Abwaan Cismaan Cumar Cambuur (joon) Laxanka C nasir macalin caydiid AUN Codka marwo Cabdi AUN Waa hees aad iyo aad u macaan dareen gooniyana leh saamayn wayn ku leh dadka wax jecel ee nugulka.
@abdilaaahiaadan12
@abdilaaahiaadan12 4 ай бұрын
Asx kala sara. Marwo maxmed gaasira iyo marwo cabdi heeska waxa qadaysa marwo cabdi. Ee gaasira ma aha
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad 24 күн бұрын
Maalin galab ah. Sabrina. September 21/ 9/ 2024😊😊
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
Waxaa igu maqalla in marwo abdi jcyl daris U.dhimatey iyadoo isgubtey kana bog satey hadana marlabaad maseyr daris isku gubtey siddaana ku geeriyotey Waxaa lagu Tiriyaa bahdda jceylka godka lagashey Allaow ku Naxariso 2006 ayaan jigjiga ku dhageystey anoo markaa soo kacey cawa ayaan dib udhageystey Anoo meel kalle kusugan
@xaguugatv7857
@xaguugatv7857 3 жыл бұрын
Haa AHUN dulcad bay isku gubtay.
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Kamaal Walaalo ta is gubtey ee ma aha maro cabdi e waa marwo maxamwd cabdi oo fanaaniintii waaberi ayhay markii dambena dhaawicii u dhimatay waana fanaanada qaadi jitey heesta goobaa banahoo gaajo iyo oonalaa gabal iigu dhacay wwan heestay isku gubtey cabdikhadar xasan laari bana jeclad aun
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
@@xaguugatv7857 walaal iyada maahee waa marwo maxamed ta is gubtee haysku khaldin waa ta qaadi jirtey heesta goobaare tanuna waa tii qaadi jirtey ninka booli cunay waa kala labo marwo. Marwo cabdi oo tan ah iyo marwo maxamed oo tii is gubtey ah dhaawicii dabkana u dhimatay aakhirkii
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Iyada maaha ta is gubtee waxa la odhan jirey marwo maxamed tanina waa marwo cabdo
@xaguugatv7857
@xaguugatv7857 3 жыл бұрын
@@abdimohamed8851 waa runtaa walaal Marwo Maxamed bay ahayd
@imanjama7858
@imanjama7858 4 жыл бұрын
Manat uun baad ila shaqisay inabtii +habar wadag magaciga wa deeqa waxanan radinayay deeq 🥰🥁
@xaguugatv7857
@xaguugatv7857 4 жыл бұрын
Kkkk inabti Deeq waa joogaa, bagaad usoo doontay, dhaqsuu reply usoo galin hhh.
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 3 жыл бұрын
Wan jooga ina abti 😂😂
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Dadku waxay isku khaldaan marwo maxamed iyo marwo cabi midina waxay ahayd fanaaniintii waa beri oo waa marwo maxamedii is gubtey midina waa marwo cabdi oo iydu koo kumay jirin waana ta heestan qaadaysa. Wajay iku waqti ahaayeen sahro cali xasan iyo sahro halgan iyo ikraan jaamac waana fanaaniintii aun axmed gacayte soo caan bixiyey 19 85 ilaa 1986kii waana ka heesta ka hor hadalkiisa la malayo a. Gacayte aun
@abwaanxasan6048
@abwaanxasan6048 Жыл бұрын
Deeq wakan inabti deeqay iso qabo faceboka cabdirahmaan cali
@yusufjama8819
@yusufjama8819 Жыл бұрын
Marwa waan ku salaamayaa marka hore Mar labaad nice ♥️ song 🎵 nice music 🎶 wow thanks marwo yusuf jama uk 🇬🇧 Birmingham
@araleabdi56
@araleabdi56 Жыл бұрын
Say marwa cabdi axmed oldskool
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 11 ай бұрын
Wey dhimatay sanado kahor Allh unaxaristo marwo cabdi axmed
@omaribnuyusuf1275
@omaribnuyusuf1275 3 жыл бұрын
Heestan Ano aad u yar wlashay baa dhagaysanjirtay waqti an filayo inay ahayd 2002............anigana wxn dhagaysan jiray si toos ah 2009 ki..... Hada cawa Ayan dhagaysanayaa... 03/October /2021...Ano ku sugan magalada Bosaso....... Runti waa hees dagan oo ad u mcan oo an dhagaysigeda laga dalayn....... Rabi ha u wada naxaristo dhaman inti heestan af iyo adinba ka gaysatay.
@xaguugatv7857
@xaguugatv7857 3 жыл бұрын
Mahadsanid waa heesi dad badan lo aad ka mid tahay xasuus ku leh.
@Xamseadan-to2jp
@Xamseadan-to2jp 11 ай бұрын
Kudar soo dadka kabaro abwaankii sameeyaat waxa layidhaah daan cismaan cumar canbuur( joon)
@FarxanXasan-e5d
@FarxanXasan-e5d 10 ай бұрын
Waaw the beste soon my hope son
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 жыл бұрын
Waa hees aad umacan heestan waxay itahay xusuus hore iyo meel an ogayahay iyo barisamaadki
@CASKA1212
@CASKA1212 3 жыл бұрын
Cajiib Alle haw naxariisto Marwo Cabdi, heesaha aan ugu jeclahay qaramka ayay ka mid thy.
@Xasancabdi523Xasancabdi52
@Xasancabdi523Xasancabdi52 10 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@daadihiye629
@daadihiye629 3 жыл бұрын
Maraan adis ababa joogay 2004 ayaa jacayl kaygu Ii qaadi jirtay fadumo Nolol farxad leh ku noolow
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii c.c.cambuur laxankii c.naasir macalin ceydiid codka marwo cabdi
@GuuleedCumar-d2v
@GuuleedCumar-d2v 8 ай бұрын
Thanks aad baad umahad santahay dadku sidaa ugaran maayaan inuu sameeyay aabahay cismaan cumar canbuur abwaan joon
@AhmedXariir
@AhmedXariir 11 ай бұрын
Heesta erayadeefa abwaan cismaan cumar canbuur( joon) ayaalee xaga hoose kusooqor
@sugulemahmedwarsame6714
@sugulemahmedwarsame6714 3 ай бұрын
Heese iga deehe
@malyuunmaanka-i3c
@malyuunmaanka-i3c Жыл бұрын
Dagdag aan War kaa helo yaa salaam❤❤
@Xamseadan-to2jp
@Xamseadan-to2jp 11 ай бұрын
Asc waxaad katagtay abwaankii sameeyay waa nin reer hargaysa ah waxaana layidhaahdaa abwaan cismaan cumar ( joon)
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 5 ай бұрын
Hala yaa hala Allah ha u naxariisto marwa maxamed gaasira Dacar budhuq ban ku faxayaaa maanta oo ah 26/April/2024 Friday
@shidane22
@shidane22 5 ай бұрын
Wall gaasira maahan waa marwo cabdi ilaahay ha unaxariistee, gaasira wa marwo maxamed
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo marwo abdi ahmed
@CabdiraxmaanHarbeeye
@CabdiraxmaanHarbeeye 3 ай бұрын
Waaw marwa Apdi❤❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
_Deeq aragtidaadi.... Marwo cabdi Aun Hees laxankeeda, cod iyo music ka dhan 🔥 "Inaad daacad ii tahay, axdigeena daayicin Iigu dhaaro diintoo, dagdag aan war kaa helo!".
@xasanmacalim7146
@xasanmacalim7146 Жыл бұрын
!!!!!!!!!××2×××+×!°°°°°°.asalaamucaleykumm Ithink Aaaa ÀqaaaaÀqaaaaIIIIIIIIIIIIà
@mrharryodeel6287
@mrharryodeel6287 2 ай бұрын
23/07/2024 xili duhur ah baa dhageysanayaa waliba magalada boosaaso❤
@abdilaaahiaadan12
@abdilaaahiaadan12 4 ай бұрын
Hadan qaldeyna isaxa mahadsanidin
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Alla maxaan ku miqaamay aingoo da yar ah 15 yaers old ah 90maadkii iyo berbera
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 жыл бұрын
Walaal waa hees cajiba aniguba maxan kumirqaamay inbadan anigo jooga magaalada diridhabe
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 5 ай бұрын
Heeska waxa isugu tagay isaxaaq❤😂
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 Жыл бұрын
Heestan harta sheekha ayaan ku dhegaysan jiray 2000 wakhti aduunku samaa
@arashiidmaxamedcolow1070
@arashiidmaxamedcolow1070 Жыл бұрын
23,9,2023 xasuuus gaara wadanka kuwait jawi dagan 1:00 lama ilaaawaaan
@fartunmohamed3951
@fartunmohamed3951 3 жыл бұрын
🤞😪 igu dharo dinto deg deg an warka helo😷
@Ayub_Hassan
@Ayub_Hassan Жыл бұрын
Aduun warbaa ka hadha 19/09/2023 1:00 pm talaado Inaad daacad iitahay Axdigeena daayicin iigu dhaaroo diintoo deg deg aan war ka helo
@engabdilahi9659
@engabdilahi9659 Жыл бұрын
Allah ya Raxma.
@idiriscabdi2018
@idiriscabdi2018 3 жыл бұрын
Deqow aragtidadi dawo wax unoqona laha
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Heeskaan waxaa ka dhadhamaaya laxamadii axmed gacamey waa yaab
@abdirashiidabdilahiyusuf7638
@abdirashiidabdilahiyusuf7638 4 жыл бұрын
Abdiasiis ayax waa keyd waayo xasuusta ku jiri doona
@xaguugatv7857
@xaguugatv7857 4 жыл бұрын
Abdirashiid Abdilahi Yusuf aad waa hadiyada ay innagu casuuntay xaguuga TV
@arashiidmaxamedcolow1070
@arashiidmaxamedcolow1070 11 ай бұрын
Xasuuus guriga jananka 19,11,2023
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad 24 күн бұрын
Hhj
@arashiidmaxamedcolow1070
@arashiidmaxamedcolow1070 Жыл бұрын
Xasuuuus gaaara kuwait 22,30$$$$$$
@safwaanismaaciil5987
@safwaanismaaciil5987 5 ай бұрын
Heestan Aabbahey Deeq Xirsi Cambuur ayaa loo qaadey
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 6 күн бұрын
Maahee oo xaqiiqo ah
@CabdikariinCali-b1m
@CabdikariinCali-b1m 6 ай бұрын
Alla maxay hees tahay.
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Aun marwo cabdi axmed
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 2 жыл бұрын
Inantaa marwo heesaheedu wa dareen gooniya sidaan maqlay fankaba waxay usoo gashay sababo jacayl wxa la sheegaa sida rag waawayn oo waqtiyada noolaa an ka maqlay nin ay jeclaatay inu inantaa dareenkeeda fahmi waayay macnaha qawdhan uu ku noqday bahalkan jacaylka ahna habluhu way u nugulyihiin qalbigoodaa xariir ka samaysan macnaha waa qalbi xabxab oo ragaa ka yar adkaysi badan oo guursan kara haduu ka yR wareero jacYlku waxba yaan hadal idinku daalinee dulcad ayay ku danbaysay inantaasi iyadoo la darayaysan jacaylkii uu la fahmi waayay ninkaasi aakhirkii waxa la sheega inay u dhimatay AUN jacaylkaa qisada wxbadan ba kga maqan iga raali ahaada intaan ka tegay.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 2 жыл бұрын
waa ededay marwo cabdi axmed illahay haaw naxriistee weligaay qidadan ma maqal, dhagaxbuur ayay ku dhalatay hargeysana waay ku kortay, lakiin xmar markaay 1988 tagtay kamaysan soo laaban koonfur shirkii carta mar ay tagtay mooye 2018 ayaay xamar ku geeriyooatay
@jamalabdirahman8654
@jamalabdirahman8654 Жыл бұрын
Iska hubi 2018 May soo gaadhine
@XaruurSirat
@XaruurSirat Жыл бұрын
1964 tii anoo awaday jooga ayaan kumirqaamijiray
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 2 ай бұрын
Ma tarikhda calamka miyaa
@shaaficigaafaay5834
@shaaficigaafaay5834 4 ай бұрын
"Degdeg aan war kaa helo"
@ahmedbaashedhiif3240
@ahmedbaashedhiif3240 2 жыл бұрын
2000 ayaaan ku dhagaysan jiray bandanna xaguuga wakhti walba xasuustii
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
1994 iyo hargeisa yaa salaaam xasuus dheer
@Blue_oblivion
@Blue_oblivion 8 ай бұрын
@abshirsalad3025
@abshirsalad3025 2 ай бұрын
01/08/2024
@YusufHashle
@YusufHashle 4 ай бұрын
Hashle
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 жыл бұрын
Iyaduu aan daawaday ninki heesta curiyay o leh laxanka c naasir baa leh iyo c/naasir o isna leh anaa lahaa hadana dareen kaygu wuxu igu qasbaa alxaantani waa tii gacayte bal adba
@CabdiRaxmaan-w9h
@CabdiRaxmaan-w9h 9 ай бұрын
136
@CabdikariinCali-b1m
@CabdikariinCali-b1m 6 ай бұрын
Hhh
@CabdiJaamac-qf8yt
@CabdiJaamac-qf8yt Жыл бұрын
9922
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
MARWO CABDI AXMED  (HEESTA DEEQ)
8:12
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 151 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Sahra Axmed Jamac Ha Ragaadin Talade
6:59
Mohammed Abdi Sigale
Рет қаралды 610 М.
Gar'maqaate
8:10
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 13 М.
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 38 М.
Goobyaal.SSC00475
10:13
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 140 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
SAHRA AXMED HEESO KABAN
52:55
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 59 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН