HEES | Hibo | Xasan Diiriye Faarax | Original |Lyrics

  Рет қаралды 64,335

MAADEYS

MAADEYS

2 жыл бұрын

The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 24
@samiraalihapep5131
@samiraalihapep5131 2 жыл бұрын
Qfki u horeeye ahy inta commengeyga argta iso duceeya heartbroken 💔 ku jiraaye
@basbas6004
@basbas6004 2 жыл бұрын
Qalbigaga alle hku qaboojiyo walal
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Allaha kuu qaboojiyo qalbiga wlshey
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 2 жыл бұрын
walashay qaaali i wish u all the best insha allah nuro cala nur alle hakaga dhigo dont give up allah is with u and we somali love u so much a bright future is ahed and sweet day dont wory wht people say say alx cala kuli xal things wil be ok iyo tasbixso
@sayidahmed179
@sayidahmed179 Жыл бұрын
ALHA KU CAFIYO
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
Xasan Diriye Farax Alle Ha Janneeyee Fanankan Heesihisa Aadka U Jeclahay.
@ahmedbaari4938
@ahmedbaari4938 2 жыл бұрын
Cajiib, cod iyo music isku miisaaman. Ragga heesa waxaan ugu jecelhay inaan dhegeysto XAsan Diiriye iyo Qalinle, waxaan awoodi waayay inaan mid ka dhigto number kow. Waa nasiib darro in Xasan Diiriye iyo kuwa maanta heesaya ay Isla qaataan magac bixinta fannaan.
@midigsaar7465
@midigsaar7465 2 жыл бұрын
Sxb waad sida aad sheegtay Qalinle iyo ina Diriye makala dhacaan lkn aniga Xasan Diriye ayaan aad u jeclahay marka aan ka eego dhanka hesaha jcylka qaar ahaan kuwa calacalka
@ceebla82
@ceebla82 8 ай бұрын
Fanaan weyn🙏
@binuashkir6764
@binuashkir6764 2 жыл бұрын
mash allh cod allg wa kugu deeqay fanan xasan diriye allhoyow janada ku bisharee
@maxameddeeq2426
@maxameddeeq2426 2 жыл бұрын
Masha alah thanks
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 2 жыл бұрын
Thank you legend
@maxameddeeq2426
@maxameddeeq2426 2 жыл бұрын
Hees kale uu qaado ee ladhaho hilinka toosan nooraadi plz
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 2 жыл бұрын
Xassan diiriye m.a allow ku naxariso
@talokeen259
@talokeen259 3 ай бұрын
muusiga noocaan ah ayaan jeclahay waa kii lixdamaadkii
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 жыл бұрын
AUN Cod Dahaba Xasan Diiriye Faarax❤️
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 2 жыл бұрын
Lkn lipaah waxaad isoo galisaa chanlka heestii heegan iyadoo orginal ah please waxaa qaaday isla fanaankaan
@maxameddeeq2426
@maxameddeeq2426 2 жыл бұрын
Waaa fanànka kliya ee aan codkiis kahelo wlhi
@salaadsuldaan3909
@salaadsuldaan3909 2 жыл бұрын
Alla haunaxariisto
@mnz2028
@mnz2028 Жыл бұрын
Heliba waaye hablaha taan ugujeclaaa
@maxamuudsiyaad9781
@maxamuudsiyaad9781 2 жыл бұрын
MAHADSANID MAADEYS
@kaviabdilahi8676
@kaviabdilahi8676 2 жыл бұрын
Xassan diiriye faarax Fannaan aad u cod tolmoon Heestan wakhti hore ayaa iigu dambaysay ax yaa hobol
@shugriahmedkb8558
@shugriahmedkb8558 2 жыл бұрын
Aad
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
HEES| Cabdi Xasan Dige| Basra| Original + lyrics
6:29
MAADEYS
Рет қаралды 526 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 240 М.
AF QAlAAD AQOONTA MIYAA MAGOOL IYO XASAN DIIRIYE
13:24
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 57 М.
Cabdillahi Diiriye Sooraan Iyo Qamar Cabdillahi Harawo 🔥Iyo Heesta "DOOD"
8:25
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 950 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН