Hees: Jacayl Dhiig Ma Lagu Qoray || Maxamed S. Tubeec

  Рет қаралды 102,884

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@mohameddeeq6393
@mohameddeeq6393 4 жыл бұрын
Tubeec rageedi hassan iyo magoolba beenta ayuu yiri laxan kan tubeec kaga haboon ma jirto caawa 7 jeer baan dhageystay
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
ابداع الزمن الجميل لن يتكرر، ،،،، الا يرحم محمد سليمان
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto boqorka codka soomaalia maxamed saleebaan
@ahmedisse7641
@ahmedisse7641 3 жыл бұрын
Tubeec waa legend, magool iyo samatarba asagaa igala macaan ❤️❤️
@Qoraxjoogmedia
@Qoraxjoogmedia 4 жыл бұрын
Ahey boqorkii codka waaa lgaga wangznyhy heestan xasan adan viva ninkaasan uga hdhy
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 3 жыл бұрын
Wad iskatidhi sxb hees aqon baadan aheyn isaga kagafican magol & hassanba
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Channel kaan wuu kuwa kale kaga fiican yaahay wuxuu ogyaahay heesaha abwaan alifay iyo laxansaraha iyo musicyanka good
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 4 жыл бұрын
Yaa salaam heeskani xasuus buu leyahay❤️
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Kabanka weeye xasan Gareed, laxanku waa Cabdikarim Jiir halkaas iska saxa idinkoo mahadsan.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
Laxanka asalka ah ee Magool qaaday ayuu Gareeyt sameeyey kan la badalense adigaa noo sheegay Jiir uu sameeyey mahadsanid.
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Kan xasan greet ayaale lakin ka magool ku qaado ayuu leeyahay cabdikariim jiir
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Xasan aaden, magool, iyo tubeex, sadex laxan ayey ku kala qaadeen, waxaana ugu macaan midka magool ku qaado ee uu sameeyay, C/kariin jiir. Allaha u naxariisto intii dhimatay.
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Waah waah wlo balwo. Alle yaraxma boqorka codka Maxamed tubeec
@mohamoudsalah8171
@mohamoudsalah8171 4 жыл бұрын
Hala Hala yaa Tubeec iyo Gareyt waad naga farxiseen Alle haydinka farxiyo💖 mahadsanid Balwo Lyrics.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Erayadii Hadrawe Laxankii xasan sabriye Xasan gareet Kanakii casan gateet Luqdii Tubeec 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤ Hanolato somali
@AhmedAli-yl8gf
@AhmedAli-yl8gf 4 жыл бұрын
Laxanka xasan gareet ma aha walal, waa cabdikariin qaareey jiir 🙏🏻
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
@@AhmedAli-yl8gf ok zhp mahad sanid
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Laxanka waad qaladay. C.kariin jiir baa lahaa. Halkaaa iska sax.
@balwolyrics2780
@balwolyrics2780 4 жыл бұрын
Laxanka ay Magool ku qaadayso ayaa Cabdikariin-Jiir sameeyey ee kan waxa sameeyey Xasan-Garayt. In ay labada laxan kala duwan yihiin si aad u fahanto gedda ay Xaliimo-Magool qaadayso soo dhegayso oo tan barbardhig. Mahadsanid.
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
@@balwolyrics2780 waa runtaa waad isaxday waa kala laxan. Lkn hees sidan oo kale loo tumayo oo tubeec waadayo ayaan kaaga baahnay sxb. Heesta waxaa la yidhaa. Timiro. Waxa aan tamadiyaa Halkaad timiro joogtee. Laxanka iyo kabankaba xasan gareyd baa u tumaya
@luulhassan7154
@luulhassan7154 3 жыл бұрын
ILLAHOW u naxariso labadooduba WAA QAALI WALEE KALAMA DHACAAN
@ahmedyaasiin6725
@ahmedyaasiin6725 3 жыл бұрын
Waxaasacoda.allaw.unaxariso
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 9 ай бұрын
Alloow kuu raxmo 🤲
@omarnoor6237
@omarnoor6237 4 жыл бұрын
CADIIM! EEBAA OGOO WAA (NUMBER ONE)KA!!
@hamzedahir5797
@hamzedahir5797 4 жыл бұрын
Wax walba asalka kama soo hadho viva magool cod dareenlay ku qaada halka tubeec uu heeskan codkiisa ka hagraday lkn wuu dadaalay labadoodaba allaha u naxariisto Hadrawina alah ha shaafiyo
@DjWageone
@DjWageone 3 жыл бұрын
Beenlow
@salaadmaxamedwardheere8166
@salaadmaxamedwardheere8166 6 ай бұрын
tubeec waa boqorka codka lakiin heeskaan waxaa uga fiican magopl iyo xasan aadan
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Heestaan waa hees aad umc
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 3 жыл бұрын
Jaceyl jaceyl jaceyl Intas mirku yirahda ayuba magool meel dheer ku so dhafay
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 4 жыл бұрын
Heestan waxa Alifay maxamed ibrahim warsame hadraawi Alla ha caafiyo, Hargeisa ayu ku xanunsanyaye , waxna laga sameyay qisa caan ah o magool ku dhacday iydna qaaday marki u horeysay inkasto labada laxan kala duwan yihin lkn waxa ila macaan laxanka magool ku qaaday Alla haw naxaristee iyda tubeecba. Waxkale isna qaaday xasan Adan samatar o si fantastic ah u qaaday runti Alle cimiriga haw barakeyo ogaalkayga fanaaninta qaday ayu ka mid yahay inkasto xasana heesta kale e u qaado e la yidha ADUUNBAN WAX DHAADINE u laxanka u eekaysisiyay anyway heestani wa heesa dhadhanka gonida ah leh. Ta kale xusida mudan heesta inta ay qaadan fanaanintu way ka badantay sida u hadraawi u sameyay lkn dhawr bayt unbay ka qaadan dhamantod.
@mubarikjama992
@mubarikjama992 4 жыл бұрын
laxanka hore ee ay magool ku qaaddo heestan wuu macaanyay lkn waxay isku heesta kale ee webiyo isu oomman ee isla magool ay qaaddo labada heesood laxankooda farqi wayni uma dhaxeeyo . 👍
@mawliidmumiin4107
@mawliidmumiin4107 Жыл бұрын
Alehaunxariisto
@yummyhammy7547
@yummyhammy7547 4 жыл бұрын
Magool heestii maa meesha lagu dheelayaa sidee camal
@CabdulahiSaciid-rn8nk
@CabdulahiSaciid-rn8nk 8 ай бұрын
Seestaan tubec ayaa kuhaboon intii hore been dheh
@badri10-z9s
@badri10-z9s 4 жыл бұрын
Laxankan wa waxnyahy, lkn magool kaga lahed AU
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
ALLAHARAXAMO
@mohamedamiir1425
@mohamedamiir1425 Жыл бұрын
Wixii 2023 dhageysanayo like ha saareen😂
@ishqiahmed5441
@ishqiahmed5441 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Heestan markay magool qaado ayaa ila macaan Aun tubeec laxanku ku qaadayo waa laxan culus qaaci xasan aadan baa isna qaada
@daakirsufiyane1771
@daakirsufiyane1771 Жыл бұрын
Ale yaraxma
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Kaalinta 4aad ee commentska
@abdiyoow8374
@abdiyoow8374 4 жыл бұрын
Heestan markay magool qaadayso laxanka saaran baa aad u macaan, waxaan rajaynayaa labada laxan inay kala duwanyihiin, magool heestan laxanka ay ku qaadayso qofka laxankaas sameeyay cid garanaysa majirtaa?
@amh7737
@amh7737 4 жыл бұрын
C.karin Qaar Jiir ayaa saaray Laxmaystihi mucjisada ahaa
@jakaartojowhar349
@jakaartojowhar349 4 жыл бұрын
@@amh7737 yes waad hleeshay qaar jeex waaye
@ismailali3484
@ismailali3484 4 жыл бұрын
Abdikariin Faarax Qaarey (Abdikariim jiir) Allaha caafiyee mogdishu ayuu ku xanuunsanayaa 😭😭😭😭
@abdiyoow8374
@abdiyoow8374 4 жыл бұрын
@@ismailali3484 waan ka xumahay runtii, waxaan u rajaynayaa inuu xanuunka ka koco insha allah.
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 жыл бұрын
Waar magool ayaa ku wacney wuu ku ciyaarey tubeec
@MaxamedJaamac-yo4ju
@MaxamedJaamac-yo4ju 5 ай бұрын
Hadaba ww mxmd slbn tubc
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
❤❤❤🌈🌈🌈💃lovevvvvvvvv📈📈📈📉???? To raadyow hargeysa. bbc
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
🌹JACEYL🌹..ISWEYDII.CASAAN.🌹VVVV🍅WAA.🍉ONE.AYO.🍟DHIIG.1AAAD.HAL.MEEL🎀FAHAM🚨..GOOD.INTANBA.WAA.HDL....MEEL.BEY.KU.BIYO.SHUBTAAN🛑...AHNA..🚛..SHIIDAALKA.CAS..ISNA....???.SUUGAANTU.DAREEN.SII...TO.RAADYOW.HARGEYSA..& BBC
Hees: Qaraam, Beerdillaacshe || Maxamed S. Tubeec || Balwo Lyrics
7:42
JACAYL DHIIG MA LAGU QORAY - QAYBTII 2-AAD
9:32
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 10 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Samatar Jacayl dhiig ma lagu Qoray #Samatar   #Magool #Keyd
6:19
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 165 М.
Maxamed Saleeban Tubeec BBC 1983
20:02
BulhanGroup
Рет қаралды 48 М.
Mohamed Saleebaan Tubeec Heestii Amran
10:20
abdiqani egal
Рет қаралды 106 М.
MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC HEESTI GOOD MMC QAWL
11:38
mustafe macalin caydiid muuse
Рет қаралды 34 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 387 М.
Safiya Tusmo oo  ka heestay arooskeeda" Jacayl dhiig ma lagu qoray"
5:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН