No video

HEES | Nacab (Nimanka iyo naagaha) Maryan Mursal Iyo Cabdi Muxumed Amiin | Original + lyrics

  Рет қаралды 247,685

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Heestii : nimanka iyo naagaha
Ereyadii : Xasan shiikh Mumin
Riwaayadii : Shabeel naagood
1967 Maadeys tube
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 77
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 жыл бұрын
Hees muddo ka maqneed adduunka ayaad dib usoo noolaysay. Aadbaad ugu mahadsantahay codsigaad iga aqbashay Madays Tube.
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 4 жыл бұрын
Saxiib waxaan mudo dheer raafino maanta waa aynu heynaa Mahadaas alle kaso kow madeys tube ayaa lej
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 жыл бұрын
@@dhiblaawemedia8538 hampalyo sxb muddo kadib waa timi ayadoo inyari ka maqnayn.
@shafieabdi9728
@shafieabdi9728 3 жыл бұрын
Waaw hees qaaliya Maryam mursal ciise iyo cabdi muxumud amiin
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Kuwa dumarka liida ee dhaqamad duqoobay aaminsan waxay leeyihiin erayga naag maaha eray xushmad ah ee hablo, haween, dumar iyo wixii lamida adeegso tii la ogyahay af walbaba inuu leeyahay erayo isku lid ah sida naag/nin, dumar/rag taariikhda dhaxalka ah ee heestani kamid tahay iyo khudbado madax hore jeediyeen tusaale ha u ahaato qolyahaas xag-jirka ah ee iska dhigo ineey dumarka difaacaan erayada afkeeni hooyana kala soocaya😎
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 жыл бұрын
Hal maalin baan idaacada kamaqlay waana fahmay in ay yihiin, Aun. Cabdi Muxumed Amiin iyo Maryan Mursal.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
alla alla nimanku waa nacab aan korinoo naaskeena nuugoo naafeeyay dumarkee nabad lama wadaagnee waa riwaayadii shabeel naagood iyadoo qoraal ah ayaan aqriyey
@fardowsougbad4250
@fardowsougbad4250 3 жыл бұрын
Wagaa nimanka dumarka nacab kuma ahayn lkn hada wa nacabkeena kufsigena iyo ceebayntena iyo yasitankeena un bay u noolyihiin
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 3 жыл бұрын
Waa cadaw aan koorino😭wey ku raxeeystan yaaskena dhibkeena
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
“Alla Alla Nimanku” marka ay leedahay Maryan Mursal ayaa dareemaysaa inay aheyd Gabar yar oo teenage aheyd. Cimriga Allaha u barakeeyo, qiyaastii heesta waxa ay soo baxday 1967kii ama 1968kii iyo Riwaayadii “ Shabeel Naagood” cajilad ay Riwaayada ku dhan tahay baan ku dhagaysan jiray Magaaladii Muqdisho iyo barisamaadkii. Alla maxaa Nolol qiimo badan ku soo qaadanay Magaaladaad bahalogaleenka ah haatan. Barqadii Ayaan soo aadi jirnay magaalada waxaana Kabaha ka baalashan jirnay Darbiga dhinaca Koonfureed ee Shineemo Xamar oo niman dhalinyaro ah Kabaha noogu caseyn jireen. Waxaan aaad uga xasuustaa Nin xoogaa Nin Weyn ahaa oo Hal lug qaybta cagta ay ka go’onayd. Duhurkana Xaajiyadaada ayaad ku soo boodeysaa oo aad xaafadaadii ku imaan jirtay. Aniga jiiro Norwey baan aad u imaan jiray oo Leyn baan ka soo raadin jiray. Dowlad fiican ma jirin, balse Nabad waa la haystay Ilaah baa ilahee. Waxaan dhacayna iyadaa sababteeda lahayd. Ilaahoow Wadankeena u maciin. Aamiin Allahuma Aamiin.
@mohamudabdulahi8631
@mohamudabdulahi8631 3 жыл бұрын
waa rutaa dhaxda baa la soo xiran jiray xidigta oktobarna waa la sii gadan jiray dibad baa lagu waalnaa. waal la yimid maxaa lagu haayaa hee
@abdisamadmahamud9366
@abdisamadmahamud9366 Жыл бұрын
Waa hees qiimale fan waa fankii hore
@xasanjini30
@xasanjini30 4 жыл бұрын
Wlhi xasuus waaye 2005 ayn dhagaysan jiray weliba iyadoo canjalad ah, waa mahadsan tihiin maadhays tube.
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
Cabdi Muxumed Amiin heesayaa wuxuu ku dhashay somali waqoyi
@jamarashiid4060
@jamarashiid4060 4 жыл бұрын
Wali man maqal mnata ka hor heestan 👏
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Ana sidookale dagaal aan waxvla isku dhaafin baa ka dhacay meesha kkk
@okiomohamed1434
@okiomohamed1434 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baan uga mahadcelinayaa Ugana ducaynayaa Walibana amaan iyo sharaf huwinayaa cidda ururisay hantidaan qiimaha iyo dhaxalka soomaaliyeed
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 4 жыл бұрын
Goorma ayaaba igu dambeysay heestaan 2005 Go ahead mudane
@sultanmedia5742
@sultanmedia5742 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto inta dhimatay iyo inta noolba, wax iigu dambaysay 1996, Bal waxad soo heshaan qasiidooyinkii shamsa omer Ahmed allah ha u naxariistee oo iyana waaga iigu dambaysay
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 4 жыл бұрын
SXB WAX AAN KU IRAAHDO GARAN MAAYO , WAXANSE KU LEEYAHAY CIMRI DHEER, CAAFIMAAD QAB , IYO CIBAADO SUUBAN , ALLAHA KUGU IRSAAQO.....mahad sanid
@kaderabdi9173
@kaderabdi9173 3 жыл бұрын
20 / Nov /2020 Cadaw Aan Nin Aheeyn malahan dumarka Nacab iyo Nacasyo intuba wey yihiin Hadana intii bilaa Faa'iidada Ahaa baa isku Haray Doqon iyo Doqon Kal kaal baa haray kaliya
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii xasan sheekh muumin laxankii a.c.cigaal codka c.muxumad amiin iyo maryan mursal ciise
@abdibirre4281
@abdibirre4281 3 жыл бұрын
ABWAAN ABDI MUHUMED AMIIN ALAHA U NAXARIISTO JANADII FARDOWSO ALAHA GEEYO ABWAANAD MARYAN MURSAL CIISE BOOTAAN CIMRI DHEER CAAFIMAAD IYO CIBAADO SUUBAN ALAHA SIIYO CADAWGANA ALAHA KA QABTO AAKHIRO IYO ADUUNBA
@elcapitano7550
@elcapitano7550 4 жыл бұрын
Hees mudo aan radshe 👏👏👏
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
Waqoyi sameynta suugaanta somaliga sida heestan maqalka wacan
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 4 жыл бұрын
waa hees mug iyo miisaan leh kulansatayna erayo macno wayn xambaarsan,bahada maadeys tube mahadi haidinka gaarto
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Hees cajaa'iba Ayuu ahaa oo maskax bisil kasoo maaxatay, laxanka isna cajaa'ibka ah waxaan filayaa inuu lahaa AHN Ismaaciil Cabdi Geri
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Hayaay wa heestii cabdi muxumad iyo maryan mursal ee riwaayadii shabeel nagood marku cadile raage xumeeyey sidu ( kuataleeyen weeye) ninki galay ayumba garanya, mudo badan ayan doonay ayado orkestra tumayso Dhamaystiran ayado kaban lagu garaacayo ayaan dhagaysan jirey lkn maanta kadib mahada waxa iska leh madeys shukraani sxb Suaal maadeys riwaayada ayado Dhamaystiran ma haysaan ama riwayaddihii waaberi sxb thank you mar labaad
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
may sxb riwaayada oo dhan maan dhagaysan tankale sxb wax riwaayada ma hayo hadda
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
@@maadeys haye indr
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Walal goor may ahayd wakhtiga la dhigay riwaayada kolay maan soo gaadhin haday tahay dowladii dhacday 1988
@maxamed1766
@maxamed1766 2 жыл бұрын
Wll adoo mahadsan waxaan ku weydiin lahaa hees ka mida heesihii ku jiray shabeel naagood oo miraheeda ka mid ahaayeen Xaq miyaa Xeer miyaa ma idiin xalaal baa, Hiba nuura fanaankan cabdi M. Amiin ah miyaa la qaaday mise Cabdulle Raage
@MTooyo
@MTooyo 4 жыл бұрын
Waa Riwaayadi shabele naagood, Maryan mursal oo ku mataleysey Shalaayo ayaa jaceyl Iyo nikaax been ah kusoo naafeeyey Abdulle Raage oo ahaa ninka ay tilmaanta magaca ruwaayada leh. Sida runta Heesta waa gar qabata raga oo qaar kamid dumarka ku xadgudbaan.
@ambasaadordeeq2447
@ambasaadordeeq2447 3 жыл бұрын
Waxay ahay 1967 bilowgiisii
@farhiaismail3629
@farhiaismail3629 3 жыл бұрын
Nagadiga aduunka qeyb kuma laha naguhu ala ala nimanka Wa nacab an korino naskena nugo nafeyey dumarka
@jamalabdi8259
@jamalabdi8259 2 жыл бұрын
inti wali 2021 ila daqeysani haysa
@xasanmaxamudbarrow1776
@xasanmaxamudbarrow1776 4 жыл бұрын
Eiwaayaddaan waa shabeel naagood waaxaa allifay macallinkii weynaa ee af- Somaaliga Xasan Sh.Muumin Aun waa nin reer waqooyi ah gaar ahaan Borama. Codka talantaaliga ah waa Cabdi Muxumed Amiin vs Maryan Musrsal Ciise
@davidwillium371
@davidwillium371 4 жыл бұрын
Xasan sh muumin, Waa reer zeylac,. Ku dhashey zeylac 1931 December. Awdal Waa magicii hore ee zaylac, intii aaney jirin boorama. Sh muumin gaafane, wuxuu ka soo qaxey harar 1889.
@dhuunjaan7752
@dhuunjaan7752 10 ай бұрын
Eesh calaa hees iga dheh
@daacadyare396
@daacadyare396 Жыл бұрын
Hestaan waxaa igu horeysay maqalkeda 2007 anoo itopiya joga waxaan ka dhageysan jiray RadioEtiopia lantiisa afka somaliga barnamij uu daadihinjiray wariye tolwaye oo eheed sheeko taxane ah . Manta markaa halkan ku arkay xasuusteydi waxay dib ugu laavatay 2007 iyo Adis Ababa mantana waa 19.07.2023 cajiib
@calicabdi5734
@calicabdi5734 3 жыл бұрын
ilaa xaawo iyo aadan dumarku raga uu ay ka cabanayaan goormay heshiinayaan
@DeeeqaAbdinuur
@DeeeqaAbdinuur 23 күн бұрын
@mahamedjaajme
@mahamedjaajme 3 ай бұрын
Heeskan waxaa ku xasuustaa waxay intro u ahayd sheekadii adeegto ee ka bixi jirtay Radio fana 2003
@cabdiqadircabdiguundhe6198
@cabdiqadircabdiguundhe6198 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahad santihiin MAADEYS tupe sida aad usoo nooleeseen heesihii dhintay
@calicabdi5734
@calicabdi5734 3 жыл бұрын
heestani waxay ka mid ahayd riwaayadii. shabeele naagood waxaa sameeyey abwaan xasan shiikh muumin waxaana qaadaya cabdi muxumad aamiin iyo Maryan mursal intii dhimatay ala haw naxariisto
@maxamudabdullah8819
@maxamudabdullah8819 4 жыл бұрын
Inder hestan waxaan raadinayay mudo lixsana
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 4 жыл бұрын
absolutely war channelkani muxuu ahaa
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 4 жыл бұрын
war qaramka noosoo badiya oo weliba cumar dhuule nala ogaada
@muxiyadiinxalane6302
@muxiyadiinxalane6302 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 magac aanan kuraadin majirin silic iyo raadin dhowr sano kabacdi waan soo helay waxaa iigu dambaysay 2011 waxaanan helay 1/5/2020 cimriga alaha inoo barakeeyo war inta heestaan raadinaysa kaalaya waatanaaye 😂😁😂😁 mahad sanidiin dadka nooso galiyeen 🙏🙏🙏🙏
@cshakuurshaaciye2326
@cshakuurshaaciye2326 4 жыл бұрын
Anaa kulamida sxb
@abdibirre4281
@abdibirre4281 3 жыл бұрын
ABWAAN ABDI MUHUMED AMIIN ALAHA UNAXARIISTO JANADII FARDOWSO ALAHA GEEYO ABWAANAD MARYAN MURASAL CIISE BOOTAAN CIMRI DHEER CAAFIMAAD IYO CIBAADO SUUBAN ALAHA SIIYO CAOWGANA ALAHA KA QABTO
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 жыл бұрын
🤗🤗🤗🤗🙈
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
Alla xasuus wllhi school ka ayaa ku soo Qaatay 9sano kadib manta dib umaqlay
@siradfarah6995
@siradfarah6995 3 жыл бұрын
Thanks
@mohahorseed9933
@mohahorseed9933 4 жыл бұрын
Heestaan mudaan doonayay mahadsanid 👌
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
mr hami zare ereyga nicis micnihiisa u faa'iidee ibraahim dhiblaawe hhhhhhh
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 жыл бұрын
Dhiblaawe Nicis miyaad garan waysay kkkkkkkkk
@user-uu4ub5er7q
@user-uu4ub5er7q 3 жыл бұрын
Sheeko balayo guurbey kudhahdaa
@ali.sadaq.abdikaram
@ali.sadaq.abdikaram Жыл бұрын
1:29
@mahdimohamud741
@mahdimohamud741 4 жыл бұрын
Heesta cinwankeda dib uga noqda ereyga Nimanka ayaad qoral ahaan u il-duufteen. Ku mahadsanidiin kaalintiina wanaagsan ee dib u soo nooleynta fankeeni qaniga ahaa 🙏
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 3 жыл бұрын
been may sheegin mom maryam
@sarahaahmed6313
@sarahaahmed6313 3 жыл бұрын
asc
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 жыл бұрын
(Nicis) kuu jafaayo( nicis) maxa laga wada?
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 8 ай бұрын
Nicis waa shinni aan weli malab fara badan samaynin waa eray af somali sax ah oo qof af somaliga ku xeel dheeri soo qabtay.
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 4 жыл бұрын
Heestaan Waxaad mooda Fikirki shuuciyada/Hanti wadag O Dimuquradiyada/Rasamaliga Kasoo horjeeday inuu Gubabinayo FG Hanti wadag ama shuuciyadu Wa fikirki Siyad bare aminsana Raga iyo Dhaxalka iyo magta way kasiman yihiin Wax dimuquradiyada Dalka Lagama ogola oo Dowladu wa xukun milatari
@davidwillium371
@davidwillium371 4 жыл бұрын
Dhaxalkeyga, wey u siman yihihiin carruurteydu. Wiil iyo gabadhba,isku si ayaan u dhaley. Thanks somali yar-yar.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
@@davidwillium371 magacaadu somaalinimo kama turjumayo
@davidwillium371
@davidwillium371 4 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 af soomaaligaagu, soomaalinimo kama turjamayo. Dadkaaga dhinac ka raac. Ha igu meereysan.
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
@@davidwillium371 sxp waliba u badi gabadhaha sidaydo kale wiilashana magalada iska celiya ku dheh shaqaysta oo lasoo baxa
@davidwillium371
@davidwillium371 4 жыл бұрын
@@faaraxladane946 waan kula qabaa ra, yigaas. Sax. Maxaa naga galey, ma gaajaan ka cabsaneynaa?
HEES | Gubtayeey | Maryan Mursal | Original + lyrics
7:31
MAADEYS
Рет қаралды 229 М.
Maryan Mursal Heestii Markii Aan Ladnaan Jiray.
5:33
Kornel Ali Garat
Рет қаралды 2,3 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
AUN Fadumo Nakruuma  & Cumar Xasan Rooraye heesta Igadaa hantaaqada
8:35
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 52 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "FAALIYE"
7:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 415 М.
Heestii Fadhi Yare Geel, Fukucle Rag Iyo Codkii Maryan Mursal Ciise
6:45
QorilugudNews24 Tv.
Рет қаралды 9 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 275 М.