HEES | Ma Ogtahay Warmoogay | Axmed Cali Cigaal iyo Maryan Mursal Ciise | Original + lyrics

  Рет қаралды 69,502

MAADEYS

MAADEYS

Жыл бұрын

Ereyada: Xasan Sh.Muumn
T.Qabasho 19.5.1970
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 50
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Ma ogtahay warmoogey Inuu dunida soo maray Milay laga masuugoo Garashadu malaasnayd✍
@Qallaaf
@Qallaaf Жыл бұрын
Eryada Heesta meelo aan Saxo, Haddaan gefena waa la i toosin karaa; Baalka 2aad: Kala Miiray Dunidee Dadkuu Hadho Yeesheen (Haddaan hubka la muquunin Dadka waxba kama hadheen) Muftaaxii Adduunyada Micnhiisii Seegtee (Ma aha Taagtee) Waa ka xasuustay ee Baalka 3aad ku sheegay Maskaxda.
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 9 ай бұрын
Hees cajiib ah oo si dhab ah uga hadlaysa lammaanihii jaceylka yaab Ka lihi dhex maray
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Жыл бұрын
Heestan seddexda beyd ee fannaan kasta si gaar ah baa laxanka loo saaray. ❤
@cumarislaw
@cumarislaw Жыл бұрын
Ila aragtay sxb cigaal wuxuu ka mid yahay dadka laxanka aan diriqsanin ee ilahey siiyay
@cumarislaw
@cumarislaw Жыл бұрын
Ereyaduna aun xasan sheekh muumin
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Жыл бұрын
@@cumarislaw Haa aun Xasan Sheekh Muumin baa ereyada sameeyay.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Жыл бұрын
@@cumarislawHeestan sida laxanka loo saaray baa cashar gaar ah noqon kara. Aad baan ula yaabay. Cigaal laxan sameeye weyn.
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
@@roblemaer4834 Heestaan waxaa dhadhanka gaarka ah u yeelay Codka Gitaarka dheer, Batariga iyo Fisa-armoonaha. Innaba caadi ma ahan. Xayeesiinta riwaaysdaan ayaa waxa ay ku jirtaa Facebook. Riwaayada waxaa Alifay Xassan Shiiq Muumin AUN. Amiin
@abdirahmani
@abdirahmani Жыл бұрын
Mahadsanidiin
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 Жыл бұрын
Waxaa alifay Maxamuud Cabdilaahi Ciise Singub. Riwaayaddii Yaxaas Dhega Duub. Waan hubaa
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Жыл бұрын
Waa beenta Iska hub😮 sangub hal abuur ayuu aha layskuma hayo laakiin Xassan sheekh muumin mufekerkii reer. Awdal ayaa lahaa
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 Жыл бұрын
Heestaan waan danaynayay waa hees xikmad badani ku duugantahay mahadsanidin bahda maadays
@khaliffrankenthal
@khaliffrankenthal Жыл бұрын
Wa hees shidan ❤
@abdibaladahmed5708
@abdibaladahmed5708 Жыл бұрын
Riwaayadii yaxaas dhaga duub abwaan sangub waruwaayadi lagu aqoonsaday abwaanamadiisa allayaraxmo
@Idiris17
@Idiris17 Жыл бұрын
Waa mahadsantihiin maadeys hees xul ah laxan iyo luuqba
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare Жыл бұрын
Raali gelin. waxan raali gelin buuxda ka bixinaya in aan si khalad ah heestan u siiyey abwaan singub . lkn waxa laha xasan sheekh muumin ninkii aan ku qabsaday isaga aya iga saxan .
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
Saaxiib Allaha ku ciseeyo si sharaf leh baad u soo afjartay dooda. Ninka Ragga ah waa kan garqaata.
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 9 ай бұрын
Thanks 🙏
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 5 ай бұрын
​@@abdullahihersi1188waa sida sxb.adiga mudan
@basbas6004
@basbas6004 Жыл бұрын
Axyaa hees
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Жыл бұрын
Dumarka hadaad ku tiraahdo adiga iga saxsan xitaa waxay odhan hadalkaas waxbaad uga danleedahay hada waxay leedahay markhaatiga aad ii furi muraadkaad u leedahay 😂😂
@ladanelaki413
@ladanelaki413 Жыл бұрын
Hh waa tuu lahaa hurre walan wal Nisaha lilaahiya bay lkn uqaataan
@user-hy5zv3pj1t
@user-hy5zv3pj1t 8 ай бұрын
@Tubeec699
@Tubeec699 Жыл бұрын
Saxiib aad iyo aad iigu qaali ah baa habeen dhaweete aa weydiiyay markaas buu iigu hadiyeeyay Mowliid Khaliif farah Mahad sanid in badan Waad mahadsantihiin bahweynta MAADEYS Allah yarxamuhum Abwaan Xasan Sheekh muumin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Labada xidig Allah uu barakeeyo cimrigooda
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics Жыл бұрын
Mahadsanid Saaxiib Maryan Iyo Cigaal Heesahoodu Waa Xul. Sharfanid Legend
@Qallaaf
@Qallaaf 4 ай бұрын
Ereygan "MILAY" nuxurkiisa cid noo sheegta si ballaadhan oo faahfaahsan,, noo soo dhaqsada dadka Afsomaliga aad yaqaanow, laga yaabee in degaanba si u yaqaano.
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 3 ай бұрын
milay waqti ama xili dadku garaad ku filan lahayn
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 3 ай бұрын
Milay waaa xilli roob da'o amase waqti, laakiinse macnaha uu meeshan ugu jiro waa "Age/عصر" Xilli nololeed gaar ah oo taariikhda aadanaha ka mid ah.
@Qallaaf
@Qallaaf 3 ай бұрын
Waa sida aan ku hilaadshey, marka sida weedhu u dhacayso aan u fiirsadey, waxaa se la ii sheegay in roobka aad u da'a maalintii la yidhaahdo MILAY. Waad mahadsan tihiin dadka Afkeena noolaynaya.
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 2 ай бұрын
Milay waa waqti ama waayo la soo dhaafay
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 2 ай бұрын
Milay waa afka soomaaliga erayada la lumiyay ee ku salaysan miilo milay waxaa lagu xusa kala guurka sanad ka iyo jiilalka roobaad ka milaygii dhawaa xiliyada fogaan iyo dhawan ba lagu micneyo weeye waqti marka waa eray afka soomaaliga qariib ku ah afsoomaalina ma ahan ee waa carabi
@haleelo1613
@haleelo1613 Жыл бұрын
M.a
@abdibaladahmed5708
@abdibaladahmed5708 Жыл бұрын
Mar lawaraystay ayuu abwaanka kasheekeyay waruwaayadi lagu aqoonsaday
@iftiinkaifka5867
@iftiinkaifka5867 Жыл бұрын
QAF WAXA TAHAY IGU weyn II NOLAW ABID EBOOW ❤️
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare Жыл бұрын
War wax iska inta aadan wax soo qorin ereyadan Abwaan singub ayaa lahaaye
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Cabdisamad Warsame axmed 2da abwaan eed isku qabateen 2doodaba alla ha u naxariistee waxaa se lahaa heestan abwaan xasan sheekh muumin anigu waxaan ka dhagaystay 2001dii ayey ahayd ayaan filayaaye waraysi lagaga qaaday idaacada radio hargaysa abwaan xasan sheekh muumin heesta baydka ka 1aad ee uu leeyahay Ma ogtahay war moogeey Wuxu ku macneeyey inuu ka soo qaatay suuratul insaan aayada 1aad ee Hal ataa calal insaani xiinun minaddahri lam yakun shay,an madkuuraa
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare Жыл бұрын
@@cabdiqaadirayaanle8382 mahadsanid wll,aniga aya khaldan ee sorry
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
@@KZbin.comkelliyare adigaa mudan wll 💯%
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 Жыл бұрын
Soow Singub ma alifinin. Riwaayaddii Yaxaas Dhega Duub. Mise?
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
@@abdikarinadan7063 Haa Laakiin heestaan kuma jirin Riwaayadaas ee Riwaayadaan Waxaa la dhigay Horaantii 70naadkii ee sidaas u fahan. Waxaana Alifay AUN Xassan Shiiq Muumin. Xataa xayiisiinta Riwaayada ayaa la hayaa oo aan kula wadaagi karaa haddii aad doonto Inshaa’alaah!
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 Жыл бұрын
Yeh
@cabdullaahixasan8298
@cabdullaahixasan8298 Жыл бұрын
Waxani laxan iyo uu dhaafay
@abdimaxamedwarsame
@abdimaxamedwarsame Жыл бұрын
Okok
@FadumoHirsi-hr9dt
@FadumoHirsi-hr9dt 7 ай бұрын
Hhahaha
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 Жыл бұрын
Yeh
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
HEES | Gubtayeey | Maryan Mursal | Original + lyrics
7:31
MAADEYS
Рет қаралды 209 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 15 МЛН
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
Maryan Mursal Ciise 🔥Iyo Heesta "BAXNAANADAYDII"
6:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 69 М.
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
Maryan Mursal Waayo waayo ayad so xasuusani Markad dhageysato
20:17
Mascud Abdullahi
Рет қаралды 435 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 83 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 786 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,9 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН