Hees Shirkii Carta UMADU WAY DAALANTAHAY

  Рет қаралды 519,320

Nawad Hassan

Nawad Hassan

12 жыл бұрын

Пікірлер: 125
@mariamufs2023
@mariamufs2023 5 жыл бұрын
Jabuutaay madaasho garab iyo gargaaraay guulow ku amaanoyeeel waad nagu daashee 🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇩🇯🇩🇯
@abdulahiabshir9599
@abdulahiabshir9599 5 жыл бұрын
walalaheen jabuuti abalkan meel ayuu ugu qorann yahay somaliya ha noolaato
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Ай бұрын
Jabuuti abaalkiina ma ilaawi karno walalaheena kali na garab taagnaa xiligii dagaalada sookeeye ku jirnay ❤
@hafsomedia3638
@hafsomedia3638 5 жыл бұрын
I love walaalahayga reer Djabuti
@kowsarxasan6969
@kowsarxasan6969 8 жыл бұрын
walalaha jabuuti guul ayaan u rajayeey abalkoda ilaah ha gudo mana iloowi doono💝
@nuramohamed5248
@nuramohamed5248 4 жыл бұрын
somala ninko
@hanadmahad7344
@hanadmahad7344 4 жыл бұрын
2020 ilaa hada hada heesaha somaaliya hadan ka dalin 😘🇸🇴🇩🇯
@SuperExcuse
@SuperExcuse 5 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 soomaaliya imaada madax noo noqda anaga waa isku daalnay Hawiya iyo Daarood tala nooma heeyaan
@habonsoubaneh4507
@habonsoubaneh4507 5 жыл бұрын
Kkk wallal anaguub maa fahmayno
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Xal kle ma lahn
@clareclare1201
@clareclare1201 3 жыл бұрын
@@samahirdaahirmaxamad7282 wtf is wrong with you
@clareclare1201
@clareclare1201 3 жыл бұрын
@@habonsoubaneh4507 nigga wat
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 жыл бұрын
dowladaa cisse ayaa madaxweyne ninoqon hadaa kuracdin amaarkeykaa ❤❤😊
@ismailibrahim5633
@ismailibrahim5633 4 жыл бұрын
Xasuus yaraantaydii 2000 kii shirkii cartii maan fahansanayn u jeedada shirka carta waxa xusid mudan in aan Tvga jabuuti ka sugi jiray Aabahay inaan arko oo shirkaa ka mid ahaa ka qaby galayaasha 20 Sanno kadib ayaan la socdaa siyaadadaa maanta iyo shirkii somalida ee jabuuti Guul Somali inshaAllah 15.06.2020
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Masha allah
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 жыл бұрын
Heeestan Aad Ayaad ayaan uga helaa markasta waan daawa wadaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayaancdey9627
@ayaancdey9627 10 ай бұрын
sdo kle manoshahay👋
@garoodi
@garoodi 11 жыл бұрын
dadaalka badani ee umadda xeebta soomaaliyeed ama jaabuti , ay u muujiyeen walalohooda soomaaliyeed ee dhibta isku haya waa mid taarikhdu ay xusi doonta hase yeeshe mid baa meesha kujira midnimada soomaaliyeed ma mid ku kooban labadii gobol ee israacey lixdaankii ba mise midnimada soomaaliyeed waa shantii soomaaliyeed oo dhan oo israaca, xeebta soomaaliyeedna waxaan leyahay idinku hormood ka noqda oo manta dalkeeni mideeya oo naga hoogaamiya xarunta xeebta soomaaliyeed ee jabuti
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 6 жыл бұрын
LYRICS Caano daatay baa dabadood la qabay Somaaliyeey dib u dhiskaagiyoo Midnimaan kula doonayaa Gogol daacadoo ku dawowda iyo Deeq baan kuugu hurey Ducaan kuugu yeedhayaayee Haday badhse doorbidaan Inay been been iyo dacaayad Dunida loo ofoofiyaan Dadaalkaa mideysanee Dadweynaha wada dhashiyoo Rag iyo dumar loo guntaday Dartood loo baajin maayoo Ummadduu ummadduu Way dalaan tahay ummaddu Ummaddu way daalan tahay Darximo way soo martee Dabiib bay ubaahan tahay Hogaan isku dubaridiyoo Dhismiyo dowlad bay rabtaa Ummadduu ummadduu Way dalaan tahay ummaddu Ummaddu way daalan tahay Iney deganaan heshiyoo Dugsiyo nabad bay rabtaa Dhaqaale daryeela iyo Maamul daadihiyay rabtaa Gargaar loo soo diriyo Gurmad degdegay rabtaa Ummadduu ummadduu Way dalaan tahay ummaddu Ummaddu way daalan tahay Difaac qaran bay rabtaa Digtooni dhabay rabtaa Distuur lagu kala socdiiyoo Dimuqiraadiyad bay rabtaa Iyo kala dambeeyn
@fatimaabdulkadirkhalif2997
@fatimaabdulkadirkhalif2997 4 жыл бұрын
Mahadsanid wlle
@abdirashiid55
@abdirashiid55 2 жыл бұрын
Wàad mahadsantahaày wlle ilahaay hako xafdao
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Sax waye anaga wax ma garato siyasi no yihin
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Mirahaan cajiibka ah yaa lahaa
@tanaadofficialchannel5599
@tanaadofficialchannel5599 4 жыл бұрын
Walaahi Waan jiriricooday markaan heestaan dhageystay inta ila daawaneysa caawa oo sideed saac ah welina umada inay is raacdo jecel please like
@alihaji6601
@alihaji6601 11 жыл бұрын
Rabi dalka iyo dadkiisuba ha badbaadiyo isagaa Awood lehe inshaa allaah
@abdirashidqalinle7647
@abdirashidqalinle7647 6 жыл бұрын
Ali Mohamed sazgub
@clareclare1201
@clareclare1201 3 жыл бұрын
@@abdirashidqalinle7647 war
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin
@mohamedyusufabuubakar2722
@mohamedyusufabuubakar2722 6 жыл бұрын
jabauuti walalka kaliya ee dhibkeyga ka damqaday if I am Somali kuma iloba wallee
@mahamedabdilahigaboobe3529
@mahamedabdilahigaboobe3529 4 жыл бұрын
Masha allah waa taariikhdii hore heeso fiican ayaa loo qaaday cabdi qaasin salaad xasan lkn waxba kama cadaan
@omarismail1123
@omarismail1123 6 жыл бұрын
“Dadaalkan mideysan dadweynaha wada dhashiyo rag iyo dumar loo gun taday dartood lo baajin maayo” aax aax axsan hees walahi
@noorbreezy8574
@noorbreezy8574 2 жыл бұрын
Caano daatey ba dabadood la qabay soomaaliyeey dib u dhiskaagiyo midnimaa kula doonaya I love all somali people around the world
@abdourahmansamaleh3501
@abdourahmansamaleh3501 10 жыл бұрын
dibta mesha tala waxay tahay midkasta o somali ah ba uxu raba in u noqdo madax,Qar ukala hadha oo dhalinta maanta jogta u noqda example waxaan la hadlaya abayasha somaliyeed, siyaasiyiinta somaliyeed iyo odasha uqasha.. Intini waad qadateen ee wax ha iniga hadhaan lagu waryi mayee adunku ee Incha Allah
@suudi-wx1ft
@suudi-wx1ft 4 жыл бұрын
That is true bro
@qaliosman1614
@qaliosman1614 8 жыл бұрын
waa run waadaalanahay haddaan nahay shicibkii illaah baan kasugaynaa nabad taam ah insha allaah illaahay hanaga qabto danaystayaasha iyo kuwa lahabaabiyayba aammiin.
@galalsaid3900
@galalsaid3900 11 күн бұрын
Voila nos freres ki ont tous le temps oeuvrer pour notre independance
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaali diidoow Adigaa Cirka roob Ku Og
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Djabouti walaal dhab ah oon la ilaawi karin, ilaahay ha idin xafido umada soomaaliyeedna danteeda ha garansiiyo. Aamiin
@maxamedibraahim7287
@maxamedibraahim7287 8 жыл бұрын
wallee hees waaye tan xash shac😍😍😍😍
@mohammedmowliid8459
@mohammedmowliid8459 5 жыл бұрын
Waaw axsan waa hees wax badan taabaneeysa qofkii wadani ah unbaa dareemi kara allow wadankeena nabad waarta nooga dhig waa run waa daalanahaye
@faragaabofficiall1465
@faragaabofficiall1465 5 жыл бұрын
hestaan markaa maqlay xaada I istagtay wlh jabuuti walal najecel
@ahmedelmi1264
@ahmedelmi1264 2 жыл бұрын
I am student.... learning..... so let's learn own mother tongue 🙏
@adoontiialle9503
@adoontiialle9503 4 жыл бұрын
Wll dhaba waa Djibouti inolada garabkena runta matantena guuulysta
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
Watching on Saturday 16th October 2021 from mandera NFD❤🇰🇪🇩🇯🇸🇴🇪🇹
@abdourahmansamaleh3501
@abdourahmansamaleh3501 10 жыл бұрын
Gaoodi Abdi ma ba'nee fikradaas ee waxaa talaa horta dabkaan ufaya sidi lo bakhtiin laha kadibna sidaa aqabadaha mesha yala sidi lo xilili laha Incha Allah somali hanolato meshay jogtaba Amin
@awdable
@awdable Жыл бұрын
Kaligaa matihidee ha ciishoon😢
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Xaqiqdi wa walahi umada somaliyed wa dalan nahay maskax da ka dalnay jirka na dalan every day nolol cabsi cabsi waye walahi 😂😂😂😂
@AhmedAli-mi1cg
@AhmedAli-mi1cg 2 жыл бұрын
Rabitaanka shacabka guul guul mdax jabuuti
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Soomaaliyaba Xoriyadoodii bay kala qayb qaateen,haka yeelin jabuutaay,dulmi ha ka yeelin jabuutaay,dadka reer jabuutaay. Hees la dhaho ayaa raadiyo muqdisho ka dhagaysan jiray 1975 tii.
@adams9307
@adams9307 2 ай бұрын
Markaabay kuwo aan habeen jirin na leeyihiin waa cadaw Djibouti oo ethiopia ayaan walaalo nahay. Caqligiinu ba'
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 8 ай бұрын
Shacbiga iyo Dowlada Djibouti Sharaf iyo Karaamo korkiinu ahaatay walaaloyaal Abaalkii aad noo gasheen waan idiinka heynaa hadii aan nahay Shacbiga Soomaaliyeed.
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Midnimo midnimo midnimo 🇸🇴💕
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Bal u fiirso sida degan ay dadku u dhagaysanayaan!!!! Dadkii hore erayaday dhuuxi jireen.
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 5 жыл бұрын
maalinka shirkan laqabanaya hadan laheesi lahayn xuman ta inta layska daayo hadi 114 quranka somaliya lasaarihaa wuji baa k bixi lahaa quraan saar guud hala qaban qaabiyo walaalayaaal
@fatimaabdulkadirkhalif2997
@fatimaabdulkadirkhalif2997 4 жыл бұрын
Si kale ma leh
@Barre371
@Barre371 3 ай бұрын
Heestaan hobolada jabuuti xusuus ayay i gelisaaa 😢😢😢
@shakiryare836
@shakiryare836 5 жыл бұрын
Who else is watchin this in 2018 2019
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 3 жыл бұрын
2021.
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
2021
@user-cj7hp9dn1w
@user-cj7hp9dn1w 2 ай бұрын
❤❤❤❤ ❤❤❤ Maxamed 0:21
@noorbreezy8574
@noorbreezy8574 2 жыл бұрын
Difac qaran bey rabta dictor eedhe bey rabta dastuur lagu kala sociyo dumuquradiyad bey rabta iyo kala dambeyn masha Allah somalaay waxba la idin sheegey wlhi
@kuroneko3837
@kuroneko3837 Жыл бұрын
I finally found it 😭😭😭😭😭😭😭
@sucaadcabdilaahi1949
@sucaadcabdilaahi1949 Жыл бұрын
ilaahawo isafgaranasii oo khaliaafaka saara oodabaqabo
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 4 ай бұрын
On ne peut pas oublier ce qui s est passé en février avec la grande somalie mais il a oublié que le meilleur épaule vient de nos frères somaliens ils sont des millions mais n ont pas oublier l invasion de la grande somalie je sais a qui je parle avec qui
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 3 ай бұрын
Nos freres somaliens
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Umadu wey dalan tahay gar har loso diriyo dastur lagu kala socdiyo dimicratic bey rabta d8fac qaran bey
@siraadhassan4116
@siraadhassan4116 5 жыл бұрын
WALAALO JIRO JABUTI GUUL
@a.msalim2720
@a.msalim2720 5 жыл бұрын
2000 ayay aheed shirlki carte marki loo doortay cabdulqasim salaad lakii dadkiis ayaa xaqa diiden in dadki huryaha laga dhacey soda datood fogil mariifle iyo gibil cad saas ayay noqotey fursadi waxaa dhulmiyey habar gidir
@mohanafarhaanali3043
@mohanafarhaanali3043 6 жыл бұрын
inta intaaas oo heesa oo dhiira jalina jabutia usubisay miyayna somalideeni dhiiglahen wlh wax walal laga dhigto maistahilno dad aan dhiiglahen oo inay iscunan cadestaybanhy cadowgenana dulkeniyo nimcadena dhacoya somaliyay isdabaqabo
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Umaddddddddddddddddu way Daalan Tahay, Umddu Dadnimo Iyo dowlad bay rabtaa , Umaddu way Darxumaysan tahay ilahaayow Somali U gar gaar ilaa Malinkaas ilaa maanta Isla Sidii baa Lagu Jiraa, ilaahyow rabigayow ducada Iga ajiib , Somali Badbaadi Ya rabbi, Walaalaha Jabouti way dedaleen Iyo Kooxda Deegan Eee Qaranka Jabouti
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 жыл бұрын
Dogoble Bancade wll tolow maanta ma helay intaa 60% waan filayaa inaan helay
@cibaaroali1712
@cibaaroali1712 6 жыл бұрын
Dogoble Bancade farmaja
@amiiraalpi5184
@amiiraalpi5184 Жыл бұрын
🇩🇯❤🇸🇴
@Mahadale
@Mahadale Жыл бұрын
SOMALIA waa daalantahay!
@LiishaCade-tj2jk
@LiishaCade-tj2jk Жыл бұрын
Xasuus wcn
@user-cj7hp9dn1w
@user-cj7hp9dn1w 2 ай бұрын
Saas weeye Gaadhiga ninka wada haloodaayo 1:21
@abdirashidmohamed7314
@abdirashidmohamed7314 5 жыл бұрын
Somali is daba oo qaadata waanada walaalaha soon guurmadaya
@DhamacBoy-nx1ox
@DhamacBoy-nx1ox 5 ай бұрын
Wlhi xiligaas ma dhalan balse umada hadda joogto ayaa ka daal badan
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Allah unaxariisto wa erayadi dadar Omar jaaleh faaninta ma wada aqan lkn mako ya ka xasusta Somalaay 22 laga joga shirkaas bal maxa no qabsoomay hadiba 4.5 wali na daba socda
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Dirty dardajeeni beey dagta walal iyo NFD
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 Жыл бұрын
CBB markaas ayey kuleeyihiin Djibouti waa cadow. Qashinkii fahad iyo farmaajo lcgta uqoray ayaa dalkeenii caayaya.
@ciyaalxamaraahay2714
@ciyaalxamaraahay2714 6 жыл бұрын
Kama Dhargo Dhageesiga Heestan
@xaliimoxassan1188
@xaliimoxassan1188 2 жыл бұрын
Dhan
@hawoali6298
@hawoali6298 5 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 3 ай бұрын
Kuwaa kadaalay oo jirsaday 70 kuna dhintay 96 iyoh biloh maxay dhaheen sida queen Elizabeth second 🇬🇧 Can see those who miliiomer or billionaire Cost they disaster human Life lives in this world on this earth 🌍 That why one God save US every World wide here That why no Somalia poor people not have Central government while some otake they gold and fish and air land My government in seventh years ago while Now or after me they Will continue God save blesses Somalia and Queen Elizabeth ii second 🇬🇧 And quee
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Ishosken jabuti sideloguqanciyay madagalsanayen malacago ushegen sida badrol maxeyse magagalyo usinwayen madaxweynihi eeyshirqoolen masar kakaxeysatay iyagana lahosgeyay kii gurigis gurigey midna ilarabin walalmashey walakaway alahey ka alo elatare itobiya dowlad ah yeeyutahay hada elatare mase jabuti shalay cidi kulasaxibisay iyana lasaxibisay madaxwene kadib abi maiqasmay iiqabo soomali
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Talo seddex maaha waa mid kali ah walal waa sidaa dhaqanka suuban Somali wax kabaro kuwaa Abwaan Somalia Somali gar baa gasha walal adigu gar ma kugu Shacabka Somaliyeed waxeey ka fakrieeysa Hargeeysa ama xageen geeya caasimada Xamar Cade is daaya
@cabdicase3480
@cabdicase3480 8 жыл бұрын
awdal boram
@xarago1960
@xarago1960 10 жыл бұрын
Ismail geedi has to leave.... Djibouti needs democratic process and free elections
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Jama Xarago m. Shit up idiot, balaayo iyo jini baad wareejineysaaye.
@zak2093
@zak2093 4 жыл бұрын
2000 Markana dhashay🤣 en avant mon pays
@abdullahiibrahim8103
@abdullahiibrahim8103 6 жыл бұрын
قلوبهم شتي
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 3 ай бұрын
Nous avions une grande epaule sans la somalie nous pouvons rien faire
@cabdicase3480
@cabdicase3480 8 жыл бұрын
awadal
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Hadaad San eeg Somaliland jsbiuti, jamaame Duleedka Brava
@amishkeys14
@amishkeys14 Жыл бұрын
When was the the correct date of shirka carte??
@muqtarcali7826
@muqtarcali7826 Жыл бұрын
2000 sis
@abdulrazakkaheie7652
@abdulrazakkaheie7652 Жыл бұрын
i thing it was 2000
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 Жыл бұрын
Ismaciil Cumar Geele xushmad buu umada somaliyeed ka mudanyahay lakiin waxaa ka sii fiicnalaheeyd isago xukunka u wareejiya
@user-hn2cf4mi2b
@user-hn2cf4mi2b Жыл бұрын
Muse maahdi
@JamaaleAli
@JamaaleAli 2 жыл бұрын
Walaal ma no sheegi kareysaa magayada fanannintan, heestan qaadaya dhamman iyo mu'alifka heesta iyo nidamiyayaasha ?
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Waa koxdii Deegan eh dalka Djibouti🇩🇯 Gabdhaha waa roda dahir, mako Mohamed, iyo kadra qor dahab. Raguna Hassan wado, nuur daalacay iyo wil geeriyooday sanadki horee weeyan walal.
@amazingrespect3115
@amazingrespect3115 2 жыл бұрын
Arta
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 9 ай бұрын
Abwaanka :Dharaar Cumar Jaale Hobalada: ●Xasan wado,Nuur Cilmi ,Khaliif iyo AUN mustafe deegaan ● Rooda daahir , Kadra Qoor dahab,Jiiro iyo Mako Maxamed
@shiramussajamal5200
@shiramussajamal5200 3 жыл бұрын
Shirkaa hayday haday ku heshin waydo waa bonb
@Theblues1992
@Theblues1992 5 жыл бұрын
😢😢😢🇩🇯🇸🇴💙
@galalsaid3900
@galalsaid3900 11 күн бұрын
Ce ne sont pas des opportunistes
@asmahassan434
@asmahassan434 10 жыл бұрын
k
@Sowda-xf7rh
@Sowda-xf7rh 6 жыл бұрын
Shirka oo dhmystiran
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 жыл бұрын
633511874 Sowda hi
@kaysesaidofficial
@kaysesaidofficial 2 жыл бұрын
O
@draliabdihassan8023
@draliabdihassan8023 Жыл бұрын
Ragya dumar loogu guntaday dartood loo baaji maayo anoo dhageysanaayo sow muqaawino Ima qaban xaa ka rabtaa hee intaa maxbuuska ahaa heestaan ayaa ku cel celiyay heer ay garbaash igala daaleen😢
@awdable
@awdable Жыл бұрын
Wlhi waa qiso xanuun badan sxp 2007 miya sxp
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
Markaan sandkee aheed neh
@jamalabdi9079
@jamalabdi9079 3 ай бұрын
2000 Shirkii carta.
@abdiahamed8900
@abdiahamed8900 8 жыл бұрын
kuwa an dartid loba jinayni wayo ma somaliland ayu ujeday kkkkkkkkkk somali way kala war ladahay
@mmimadar4216
@mmimadar4216 7 жыл бұрын
Kkkkk haaaheey
@munamohamud525
@munamohamud525 7 жыл бұрын
abdi hasan xiligas dawlado African union kamida dideey oo shirka khilaaf dhex kenay
@simandagan6578
@simandagan6578 6 жыл бұрын
abdi hasan wax cuqdadesan ayaa tihiin alaha idin caafiyo
Hees Shirkii Carta BULSHO DAALAN WEEYAAN
5:40
Nawad Hassan
Рет қаралды 208 М.
Darajo iyo Xil yaa mudan.flv
11:15
Xildhiban Publications
Рет қаралды 271 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 15 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Kooxda Deegaan heesta kacday Kuftay (OFFICIAL VIDEO)
4:12
Xusuus media
Рет қаралды 5 МЛН
shirkii Carta iyo abwaanadii kaqeeyb galay
10:09
NABAD TV
Рет қаралды 90 М.
soomaaliyee toos
5:58
Jabuuti TV
Рет қаралды 195 М.
Hees Taageerada Turkika axmed Naaji 2012
19:24
FANKAAL
Рет қаралды 107 М.
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
HEES SHIRKI JABUUTI SOMALIYEEY TOOS - TV-Rayidka Media.wmv
5:57
abdifitaah hasan
Рет қаралды 129 М.
Hees Shirkii Carta Walaalo aan kala tagayn
3:56
Nawad Hassan
Рет қаралды 70 М.
Riwaayadii "HADAAD TASHAN WEYDO WA LAGU TALIN"🔥 Dhamaystiran #full_episode
1:05:54
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,1 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,4 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 486 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,2 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 122 МЛН