Hees Shirkii Carta BULSHO DAALAN WEEYAAN

  Рет қаралды 220,124

Nawad Hassan

Nawad Hassan

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Abwaan cabdi dhuux yuusuf, cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajeynayaa.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Sangub iyo cabdi dhux isla alifen
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@farhiaismail1984 riwaayadaan dhamaanteed waxaa lahaa cabdi dhuux, sangub wuxuu leeyahay heesta safar baa la tagaa iyo socota dheeroo, ee uu qaaday c/qaadir sanka AUN.
@mowliidhassan8513
@mowliidhassan8513 7 жыл бұрын
Axsan heea wadan. Fanku waa kii hore alaha unaxaristo. C.qadir sanka, bashir ibrahim abdi, iyo kinsi xaaji, shimali iyo c.tahlilna alaha caafiyo
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 2 ай бұрын
God save Central GOVERNMENT OF SOMALIA AMIIN 🇸🇦 SCW
@hussencali8503
@hussencali8503 3 жыл бұрын
Wallahe waan xasuusta shinemo oda cento sanca kadawaday 2000 darbiya lagu qoroan jiray calanka jabuti iyo somali galbti sidaan u fadhiistay ayaa habenki afrsaac ka imaaday
@CyberLx
@CyberLx 5 жыл бұрын
Ku dhowaad 20 Sano ka hor ayaan fiirsanayey heestan anigoo weli dugsi dhigta oo rajo ka qaba in dawlad noo dhalato. Markaa wadanka waxaa madax ka ahaa Allah ha u naxariisto #Cigaal iyo #Abdulahi_Yusuf oo midba gobol haystay. Hada waxa jooga 20,000 oo Afrika ah iyo 40,000 oo calooshii u shaqayste 7 madaxweyne iyo 10 ku xigeen. 2000 oo xildhibaan iyo 1500 oo wasiir. Xasuuq shacabka lagu hayo iyo 20 wadan oo cadow u ah Somalia. Malintii heestan la qaaday waddankayga ayaan joogey lakiin maanta wadan kale baan qaxooti ku ahay.
@xersixaashi9315
@xersixaashi9315 4 жыл бұрын
Wlhi waa iga ilmeysiisay hees taan illaahey dalka iyo dadka hanoo badbaadiyo
@howraarsanmedia2024
@howraarsanmedia2024 2 жыл бұрын
Dalkeena allaha noo dajiyo anigu heesahan raadiyahan ka dhageysan jiray inkastoo garashadeydu xiligaa yareed
@badriali7261
@badriali7261 12 жыл бұрын
waan salaamayaa faanaaniinta sida qiirada leh ay ugu heeseen shirkaan iyo waliba abwaan cabdi dhuux oo si weyn ugu dadaalay shirkaan lkn meesha waxa kasocday waxa ay ahaayeen baadil 4.5 ayaan kakeenay shirkaan
@mumindheere3000
@mumindheere3000 9 жыл бұрын
it was hopfull day insha allah 1 day somali will be back and thanks our lovely jabutia
@abumumtaaz8282
@abumumtaaz8282 2 жыл бұрын
Allow idiin naxariiso intii dhimatay inta noolna cimri dheer ayaan idin rajen
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 12 жыл бұрын
Waa runtaa DHURWAAYO Dhurwaa Cunaya hadeer bay ino keneen in waraabe la Cuno, Somalidu damiirkii , dadnimadii, diintii, dhaqankii , Ehelnimadii intiba wa ka tageen wana laga faaideystay,
@mustafabdirahmanmohamed1110
@mustafabdirahmanmohamed1110 10 жыл бұрын
ASC slaan sare dhamaan hobolada qaranka somliyeed Alla yaa raxma Sanka Allah yashfika cabdi tahliil
@hassanalisaid2255
@hassanalisaid2255 4 жыл бұрын
Runahaantii saaka xasuus ayaan galay fanaaniita intii dhimatay Allaha Unaxariisto fanaanii muusikiistayaal heer sare ah
@munaahmed6479
@munaahmed6479 10 жыл бұрын
yaa salaam allow u wada naxariiso fananiintaan itii dhimatay wlhi fanan waa kuwii hore umadaan hada joogta fananimo xabad kama oga
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
Allla maxaa marxuun taagan meesha Bashiir ibraahin alle hau naxariisto Marwo maxamed AUN . Cabdi tahliil AUN.Sanka, Dauud ,Kinsi . Haboon Aun . Aduun iyo caalkiis
@bashirhaajiabdi1585
@bashirhaajiabdi1585 Жыл бұрын
Masha allah
@qaliosman1614
@qaliosman1614 9 жыл бұрын
illahay noo karkaar meelkasto oo aanjoogno aammiin alloow xaqqa tusi oo dareensii kobanimada waxay tahay oo dhaxdooda biyo qaboob ku shub qalbigooda burcad isku mari oo tusi wadan kooda qiimaha uu leeyahay iyo dadkooda xishmada uu mudan yahay koonfur iyo waqooyi waan oknahay qiimaha uuleeyahay wadanka wadankaaga wax kuu dhaamo malaha marka halays wada cafiyo dhamaan.
@Qaanuuni
@Qaanuuni 10 ай бұрын
كنت في سن ال12 تقريبا ومازلت أحزن على وطني الحبيب
@lulabi8837
@lulabi8837 9 ай бұрын
Ed
@lulabi8837
@lulabi8837 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 Жыл бұрын
Waxaan arkaa Fanaaniintii macnaha lahaa oo Aakhiro badidood u baqooleen, AU Cabdi Tahliil Warsame, AU Cabduqaadir Shiikh Cali Sanka iyo Maxamad Xasan Barow oo Maalmo ka hor Geeriyooday😢😢😢😢😢😢
@Nassermusse
@Nassermusse 6 жыл бұрын
Xusuus hore ayaan galay
@abdiqanixuseen5063
@abdiqanixuseen5063 8 жыл бұрын
fananinta Kuwa geriyuday allaha ha unaxaristo sida kinsi xaji aadan cabdiqadir sanka c.tahliil allaha cafiyo kuwa kale allaha hadeyo
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 7 жыл бұрын
Abdiqani Xuseen amin amin amin sxb adigna na hadii aad noo shahay nolal sharaf ah ku noo low hadaad dhimatay na aakhiro halka ugu saraysa iyo anbiyadiisa la daris noqo
@deelbeel2043
@deelbeel2043 6 жыл бұрын
aamiin
@aawowjinaay3264
@aawowjinaay3264 5 жыл бұрын
@@mohamedhusseinfarah7517 masha Allah adna sido kale bro ilah haku dhowro o ku xafido o ku unaxaristo hada noshahay iyo hadi u ilah ku oofsadeyba. Adban ugu farxa Somali isjecel o isu duceyneysa.
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 5 жыл бұрын
@@aawowjinaay3264 mahadsanid walaale ilaahay ha ku xifdiyo umadayda somaliyeed ilaahay nabad waarta ha siiyo riwaayadaan daa washadeeda markaan dawanayey waan ilmay jiray anoo 11 ilaa 12sano jir u dhexeeye ilaa hadan kama suulo balse mar un in sha alaah wadan kayga somali waan ariki asagoo nabad ah
@aawowjinaay3264
@aawowjinaay3264 5 жыл бұрын
@@mohamedhusseinfarah7517 masha Allah ilah waxan kabaryeyna inu umadan qalbiyadoda isku duwo. Wlhi wadan wan heysana lakin dadkeni wacyi gelin la.an aya heyso.
@sheikhulbalad6236
@sheikhulbalad6236 2 жыл бұрын
Waxan Soo booqdey heestan 22 sano kadib markii la qaadey mantay waa 2022 15 sacada 9:42 watiga bariga Africa waxan sugaynaa doorashada madaxweynaha Somali afarta sano we Soo socota ilaahy markiis
@suldanayanlehashi9757
@suldanayanlehashi9757 6 жыл бұрын
taariikh sax ah oo la baabiiyey somali allow isku keen
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 10 ай бұрын
Wale wax baakadanbeeyah sawirkaan iyoh muuqaalkan kuwa Dawadayow hahaad mootantay1,000 Aa Willian Dahab Iyoh waxa kasii qaalisan doortaan Sunnah Muslim prophet Mohamed scw and Hollywood so everything is SCS
@AsmaJab10
@AsmaJab10 2 жыл бұрын
I am in love with the saxophone man 😍
@lulabi8837
@lulabi8837 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaledabdi372
@kaledabdi372 5 жыл бұрын
Alhaa unaxariisto intii dhimatay
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 10 ай бұрын
God save The King Charles three and his prince and princess and queen and his minister's and great Britain people 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
@suldanayanlehashi9757
@suldanayanlehashi9757 6 жыл бұрын
alle ha u naxarristo inta dhimatey
@suldanayanlehashi9757
@suldanayanlehashi9757 6 жыл бұрын
guulane siigayste alle ha u naxariisto
@alimohamedfarah9656
@alimohamedfarah9656 4 жыл бұрын
wlhi waa xasuus Lama ilawan 21 sano ka dib
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
Dalka Somalia anaa leh
@cqadirjeelle2528
@cqadirjeelle2528 3 жыл бұрын
Xasuus wacan waah waah dadkii hore
@dhuuxodhuuxo9621
@dhuuxodhuuxo9621 8 жыл бұрын
yaa allaah somali midee oo soohadee
@sahardidhassan2993
@sahardidhassan2993 11 жыл бұрын
somali markii ugu dhawayd ee si calool fayoobi wax ku qabsan lahayd ayay ahayd laakin iyaga iska gubay jibouti oo wlaaalahod ah wax fiican bay u qabteen allaw qaran dhisan u samee somaliya
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 12 жыл бұрын
12 Sano iyo badh ka Hor, waxan ka dawanayay magaladan ku Koray, ilaa Iminka wax is bedeala maleh SOmalidu, xaggee baa Lagu socdaa Dadyow anigu Yaabaye, Dhibatadan xagay ka Socotaa, Yaase ku maran in mar qudha somali , Damiir leh oo Dhibaatadani damaqdo in la arko, Yaab walaahi Yaab walaahi, aniga meesha somali ku socoto baan la Istaqrabay , ilaahow Somali u Gargaar
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Best song
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
Dowladaha jar kiyo sumcad dunida ya ku leh leyskama durduriye sumcad dunida ya ku leh waberi xalasha ahayen qaran ka somaliyed ku tagannan jiray
@habargidirboy4457
@habargidirboy4457 5 жыл бұрын
2000 ki waye habenkaas waa shirke carte madaxwayne abdikasim salad hassan cawana 11/12/2019 waye madax wayne mohamed abdulahi farmaajo waye
@ibrahimhajimohamud1385
@ibrahimhajimohamud1385 3 жыл бұрын
Intoodaba malagu bogsan ilaaah mid kheyr qaba allaha noo keeno
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
Cabdi dhux leh alifay Koxda muxudin Darbo weyn mal geliyo xiliga dowlad ma jirin Koxda waberi ad u bahden labo nin dhaqalo ku bixin jiray aun Bashir rage shirar iyo muxudin darba weyn dib u heshisinta somaliyed wax badan fikir iyo dal dad kaso maray jogo xilna helin atore badiyo iminka indhaha no shidan 😂😂😂
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 7 жыл бұрын
Yaa Daadahayn Kara🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 10 ай бұрын
God save The King Charles three and his prince and princess and queen and his minister's 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 10 ай бұрын
God ,ALLAH , Save The King Charles three and his prince and princess and queen and his minister's 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
@siciid666
@siciid666 11 жыл бұрын
yaaaaaaaaa slaam wa heesta ilaa hada anan ka dhirgin xikmad wayn baay xmbarsantahay
@axmedgaaciye7774
@axmedgaaciye7774 3 жыл бұрын
Wagi heesti wa marki ay niyadeydu gashay dawladnimo
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 8 жыл бұрын
1991 ilaa maantay daalee
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Жыл бұрын
Dadka yaa wax tari Kara riwaayad qiimoleh
@aawowjinaay3264
@aawowjinaay3264 5 жыл бұрын
Maxa ina heysta waa yaabe????
@mohamedyahya2201
@mohamedyahya2201 Жыл бұрын
Si live ayan u dawan jirey, ano dhikta dugsi quranka.
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
Abukar abdi
@luiskadros426
@luiskadros426 12 жыл бұрын
mmmmmmmmmm ♥♥
@Nassermusse
@Nassermusse 4 жыл бұрын
Wa ku mahadsantahay walahi hestan 2000 bosaso qudus ayan ga dawanayey adunow maxa hawl wadata
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Qidus ma meheradii qaylo Aya lo odhan jiray...anigu xasan baylood ban ka daawanayey
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
Walal reer kuwaa galbeed midkaa been ii sheegtay. Adiga maxkamad caalmi waa inoo balan
@caalicaarufburhaan6854
@caalicaarufburhaan6854 12 жыл бұрын
cid dhibaato damqaysaa way yartahay ee waa waraabayaal dadkan aad la hadlaysaan
@AhmedMohamed-ju3oq
@AhmedMohamed-ju3oq 4 жыл бұрын
caali caaruf Burhaan walahi runtada waye bro
@jamageelle5678
@jamageelle5678 2 жыл бұрын
Add public
@caqilainashe553
@caqilainashe553 8 жыл бұрын
dareenkii wadanigiyoow yaa ka dhiman damiirkoo dhibatadu dhibaysa
@caqilainashe553
@caqilainashe553 8 жыл бұрын
damqaysaa
@suleimani11
@suleimani11 10 жыл бұрын
dhibaatadu ninkay hayso bay damqaysaa== soomaalidu umaba qabaaan in dhib hayo
@ahmedjemale3370
@ahmedjemale3370 2 жыл бұрын
Dareenkii wadanagiyoo yaan ka dhiman damiirtoo dhibaatadu damqeeysaa
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
Falcon bird stsnded by do hover lower fly lower subject matter venue I do suffer unless I Muslim full suni Muslim too patient America let us helpfull Somalia
@bashirmohamed9991
@bashirmohamed9991 4 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan sangub allaa yaraxma wadani
@falastiincali7722
@falastiincali7722 4 жыл бұрын
Beenta daa heesta waxaa sameeyay abwaan c.dhuux yuusuf
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 жыл бұрын
EREYADA MAXAMUUD CABDULAAHI CIISE SINGUB IYO SHARKII CARTE
@falastiincali7722
@falastiincali7722 4 жыл бұрын
Beenta daaya heesta waxaa iska leh abwaan cabdi dhuux yuusuf
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Hhhhh bililiqo dhawaa, haddeyba aheyde goormaad bililiqeyneysay. Riwaayadda dhanba waxaa iska leh cabdi dhuux yuusuf.
@CaynaasheCabdicasiis
@CaynaasheCabdicasiis 2 жыл бұрын
@@sayidka6911 walal tariikhda ABWAAN ka ee xaga sugaantiisa maxa iga sheegi kartaa? Mahadsanid
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@CaynaasheCabdicasiis wuxuu ka mid ahaa abwaanadii kooxdii waabari, suugaantiisuna waxay isugu jirtay heeso iyo gabayo.
@CaynaasheCabdicasiis
@CaynaasheCabdicasiis 2 жыл бұрын
@@sayidka6911 heesihiisa wax iiga sheeg walal hadaa hayso
Hees Shirkii Carta UMADU WAY DAALANTAHAY
6:20
Nawad Hassan
Рет қаралды 539 М.
Xasan Aadan samater -Weerarow dooyow -by Ahmed idaawaqaca.flv
9:54
Ahmed Abdulle
Рет қаралды 281 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
soomaaliyee toos
5:58
Jabuuti TV
Рет қаралды 200 М.
Maxaan Xabeykunacay 3.wmv
10:48
abdifitaah hasan
Рет қаралды 30 М.
HEES SHIRKI JABUUTI SOMALIYEEY TOOS - TV-Rayidka Media.wmv
5:57
abdifitaah hasan
Рет қаралды 140 М.
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,8 МЛН