KZ
bin
Негізгі бет
Қазірдің өзінде танымал
Тікелей эфир
Ұнаған бейнелер
Қайтадан қараңыз
Жазылымдар
Кіру
Тіркелу
Ең жақсы KZbin
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
HEES | Dhunkashada Kalgacal | Sayid khaliifa Iyo Farxiya cali shiikh | Original + lyrics
7:47
Sayid Khaliifa Barariyaaq With Lyrics Kaban
11:55
🎄✨ Puff is saving Christmas again with his incredible baking skills! #PuffTheBaker #thatlittlepuff
00:42
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
Little Coco was manipulated, and the kind-hearted Harley Quinn saved everyone #Joker #HarleyQuinn
00:57
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
HEES | Ubaxyahow Sareeday | Sayid Khaliifa | With lyrics
Рет қаралды 17,035
Facebook
Twitter
Жүктеу
1
Жазылу 159 М.
MAADEYS
Күн бұрын
Пікірлер: 23
@midnimoyare8079
Жыл бұрын
Heestaan si gaar ah ayeey ii taabatay, xaalka Allaha ha sahlo.😢😢
@abdikadirfarey
4 жыл бұрын
#Khaliifa heesahiisa waxa aan ugu jecelahay heesta hadraawi uu lahaa ee hablaha geeska africa.
@faizaaliabdallah5731
7 ай бұрын
Heestan maxamed cabdow salim ayaa ku luqeyey koow, sayid khalifa ma leh, ereyadana qar ayaa la yaro badaley meel yar. Macalin sooyaal ayaana laxanka saray. Ninka miraha lehna waa yemeni somaali. Aan fan iyo heeso shuqul ku laheyen.
@mohamedomarahmed2918
3 жыл бұрын
Waa iga ilmeysiise..........😭Dareenkeyga ayaa badashe Naf aan garan Daryeelka ayaan jeclaade anigo isleh qofkaan Qalbigiisa haku ciyaarin laakiin anigii ayaa hadda Haamo godan ka dhax heeso...... Naf wax jacel Ba'anaaaa..Heestaan miraheeda inaan aniga leeyahay ayaan umaleyaaa mrkaan dhageysto
@thesomalipeninsula
Жыл бұрын
Erayadii Xasan Cabdi Keynan, Laxankii iyo Codkii Sayid Khalif Cusman Cabdi. Waxaa la duubay September 1982. Xaruntii Kooxda Iftin.
@kornelqaddafi8111
4 жыл бұрын
Sayid khalifa bare somaliyed. Io nin fanka godod badan kso muuqday. Allow cimriga udheere
@husseinmohamedosman4420
4 жыл бұрын
Maadeys fan nooleeye horay u soco
@mardhaachennel450
4 жыл бұрын
Hestan dhageysigeda waxa igu dambeysay 1998 sxb horey u soco #Madeys
@hanimaxamed6887
4 жыл бұрын
Wall cabdi maba tihiin hadii aad dhageyna hestan cimriga Allha ku barkey ❤️❤️💯🙏
@malaayiinmedia3124
4 жыл бұрын
Heesta ereyadeedu waxey u egyihiin ereyadii hadraawi sayid khaliifana wuxuu qaaday heeso badanoo hadraawi sameeyay ee yaa soo hubsado
@thesomalipeninsula
Жыл бұрын
Heestan waxaa Allifay Xasan Cabdi Keynan. Waxaa lagu duubay Xaruntii Iftin bishii September 1982. Waxaa kabanka tumaya Shuuroye.
@faizaaliabdallah5731
7 ай бұрын
Been ayaad sheegtey heestan waxaa alifey nin muwalad somali yemeni ah oo aan fan iyo heeso shuqul ku laheyen. Waxaa la alifey heesta 1976-78. Ninkaa isaga ah wuxuu u heestan u dhiibey, wiil uu abti u yahay oo isna muwalad ah, fanaan weyen oo la yaqaano ah laakin heesihisii ay dad kale qaad qadaan, dagalkii ka dibna fanka isaga baxay. Heestan waxaa laxanka saarey macalin sooyaal iyo ninka heestan qadideda lahaa ee kow qaadey heestana iyadoo qoraal ah loo dhiibey 79-81 al fanaan maxamed cabdow saalim. Labadodaba alaha u naxariisto macalin sooyal iyo maxamed cabdow salim. Heestan waxaay ku jirtey album xul ah oo u lahaa aun Mohamed cabdow salim. Albunkas heesihii ku jirey badankood waxaa alifey macalin soo yaal aun iyo siciid salax oo ahaa gudomiyaha kooxda iftin. Heeso ka mida albumkas waxaan arkey iyadoo ay qadayaan sayid khalifa iyo dad kale. Maxaa waaye nin kan kale aad sheegeysid. Haddii warkada run yahay heesta qofkii qaadey kow maxaad runta uga sheegi weysey. Maxamed cabdow saalim aun ma aheyen fanaan ay somalida iska iloobi karto ma aheyen waayo heeso badan oo jeceyel iyo wadani ahba waa leeyahay oo gabdho badan oo kooxda iftin ka tirsana qaar nool yihiin qaar dhinteen sida fx cadeey cali oo nolol ku ogeyen, iyo shugri maxamuud cilmi aun ayuu heeso la qaadi jirey. Luul jeylani xitaa maxamed cabdow salim waa la heesey. Tariikhda iyo halganka xornimo doonka ee ay kheybta ka ahayeen dadkii muwalad somaliga ahaa ee yemeniyinta ahaa ee wadanka idinla deganaa ayaad biliqeysaten, hadana mirahodii/ shicir iyo heesahodii miyad rabtaan in aad ku darsataan si jisurtodiba wadanka looga waayo. Soomali tuugo.
@faizaaliabdallah5731
7 ай бұрын
“Waa sabab ilahi ah kulankena saada ah samada laga waxyoonayee” Heestan nin gabdh uu jecelaa la balamayey ayaa sameyey oo qorey.
@maxamadkhadar110
4 жыл бұрын
Madeys guul wacan sxb qaaliga ah
@khadirmaxamed5763
4 жыл бұрын
fadlan maadeys baadh, qasayid uu qado alle hawnaxariistee axmed yasiin sareeye
@maadeys
4 жыл бұрын
Sxb qasaayid ma hayo ee adigu ka baadh youtube. wax badan way ku jiraan e
@dalxasofe4083
4 жыл бұрын
Channelkan waan iska immaadaa Illaahay cilmigii wax wacan baa waa' kasta dhex yaalla.
@cabdixakiinfaarax3152
4 жыл бұрын
madays hor mar wcn
@XaliimoXasan-cz8yw
7 ай бұрын
Axmed hav
@khadirmaxamed5763
4 жыл бұрын
fadlan soo geli nebi amaanka uu qado axmed sareeye
@maxamadkhadar110
4 жыл бұрын
Heesti lawayaba madeeys ugu kaalay
@mohamedhassan8952
3 жыл бұрын
Allihii sal iyo baar saxar kaa ilaalshaa dhaayaha siraadee u sujuuda quruxdee siinada ku doogsada. Intaas igu cawiya intii gramatic somaliga igu dhanta waxa loola jedo
7:47
HEES | Dhunkashada Kalgacal | Sayid khaliifa Iyo Farxiya cali shiikh | Original + lyrics
MAADEYS
Рет қаралды 31 М.
11:55
Sayid Khaliifa Barariyaaq With Lyrics Kaban
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 25 М.
00:42
🎄✨ Puff is saving Christmas again with his incredible baking skills! #PuffTheBaker #thatlittlepuff
That Little Puff
Рет қаралды 24 МЛН
00:55
My scorpion was taken away from me 😢
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
00:57
Little Coco was manipulated, and the kind-hearted Harley Quinn saved everyone #Joker #HarleyQuinn
超人夫妇
Рет қаралды 60 МЛН
01:01
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
7:22
HEES | Gamashi | Maxamed Saleebaan Tubeec |▪︎Original | Lyrics (#Gari_Yay_Ku_Hirataa?)
MAADEYS
Рет қаралды 120 М.
5:59
Deeqa Bilan Heestii gafka nacabka Official Song 2023
Deeqa Bilan Official Channel
Рет қаралды 1,3 М.
7:27
Kaban | Legdamaay Adduunyooy | Axmed Cali Cigaal
Dhagacadde
Рет қаралды 94 М.
9:19
HEES | Amal | Sayid Khaliifa | Original |Lyrics
MAADEYS
Рет қаралды 32 М.
8:51
CABDI TAHLIIL WARSAME | WARDHEER | WAGAREY ADUUNYADA | Lyrics 4K
L2 Sharp
Рет қаралды 177 М.
8:26
xasan aadan samatar qureeshtii haweenka ~picolo sterio HDi
PICOLO STUDIO BORAMA
Рет қаралды 4 М.
7:11
Maxamed Mooge Heestii | Abidkayba Waan Jiray | Hees Qaraami Xul ah With Lyrics
Hage TV
Рет қаралды 5 М.
5:33
HEES | Carro Edeg | Sayid Khaliifa | Kaban+lyrics
MAADEYS
Рет қаралды 33 М.
13:13
Hablaha Geeska Afrika
SayidKhalifa
Рет қаралды 523 М.
8:34
BAL YAA IGAGA DOOR ROON HEESAA Max ud Ciise Timajilic Deeqa axmed Saciid Mire Miraale Muus
Raiiz Channel
Рет қаралды 15 М.
00:42
🎄✨ Puff is saving Christmas again with his incredible baking skills! #PuffTheBaker #thatlittlepuff
That Little Puff
Рет қаралды 24 МЛН