Hees Waddani ah " Ciidda Hooyo" Aadan Goobbe iyo kooxdii Horseed

  Рет қаралды 11,241

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Heestan Erayada waxa curiyey Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube , waxaana laxameeyey Aadan Goobbe oo ka tirsanaa kooxda Horseed ee ciidamada Milatariga

Пікірлер: 31
@yasinjirde3542
@yasinjirde3542 6 ай бұрын
AUN Awoowgay Xasan Haji Muhumed Abdi (xasan carab)❤, walal cumaraw sidan u qor; codkii xasan carab iyo kooxda horseed, sawirka xasan carabna waan hayaa hadaad u baahato mahadsanid.
@Kaaliyalegend
@Kaaliyalegend Ай бұрын
Aadan goobe Waa fanaankii koxdii horseed waa nin darbi darood ah
@cabdishukri9888
@cabdishukri9888 8 ай бұрын
Waar cod waa codkii xasan x muxumed xasan carab
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 5 ай бұрын
Heestaan Xasan Carab ayaan ku ogaa. Magaca heestuna waa Calankoow.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
Marxaladda iminka lagu jiro iyo heestan kala fog runtii gumaysi cad madow iyo mid cawlanba carligeenna joogaan
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa sameeyey abwaan shube oo hada ah Maareeyaha Tiyaatarka qaranka
@qalbiSOMALI
@qalbiSOMALI 4 жыл бұрын
wow wow stadium muqdisho ayaa iigu danbaysay alla fogaydaa
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
1990kii baa dhegeysiga heestan iigu dambaysay.
@hah7064
@hah7064 2 жыл бұрын
Codku waa fanaankii XASAN CARAB oo reer Hargaysa ahaa iska saxa magaca. Abwaan Shube ayaa erayada iska leh.
@abdishukri9539
@abdishukri9539 3 жыл бұрын
Fanaan ka xasan.x muxumed xasan carab
@mohamedsiciidbidaar2278
@mohamedsiciidbidaar2278 4 жыл бұрын
Salaama cumar seerbiya wan kugu hanbalyayn shaqada cilmi badhiseed sxb sidoo Kle waxan ka sugaynaa inaa so hesho m. M.m.xasan kabanle heesihisi badweynta ahaa
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Sxb cumaraw bal Aadan Goobe bal wax yar taariikhdiisa hadaad ka hayso inaga sii adoo mahadsan.
@osmanabdulle3166
@osmanabdulle3166 3 жыл бұрын
Aadan goobe anigaa taariikh kaas siinaya waa uu ku nool yahay Yurub. Waxa uu ka tirsanaa kooxdii Ciidanka ee Horseed. Wuxuuna ka soo jeedaa gobolka mudub gaar ahaan Degmada Galdogob.
@jakaakoosofficial2676
@jakaakoosofficial2676 4 жыл бұрын
Hees wadani hadiiba la dhageysanaya k.horseed iyo k.heegan iyo k.waaberi waa sedexda ugu heesaha wadaniga mac
@alihassanjimaale2998
@alihassanjimaale2998 4 жыл бұрын
SXBNAA GULWADAYAASHANA HA KA REEBIN MISE MAAHA?
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
@ALI Hassan Jimaale Kooxdii Halgan. Abwaan Barre Maxamed Fiidow baa shiday Halgan. Cabdulqaadir Jubba sidoo kale wuu ka mid ahaa kooxda mar.
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 3 жыл бұрын
Caawa 30 may 2021 22:49 waxaan ka dhagysanayaa heestan Radio Hargeisa
@hooyocaasha7428
@hooyocaasha7428 2 жыл бұрын
Ninka heesta qaadaya waxa layidhaa xasan carab
@crazytuliplady
@crazytuliplady 2 жыл бұрын
he's my dad lol
@hah7064
@hah7064 3 ай бұрын
​@@crazytulipladyAllah ha u naxariisto Xasan Carab, ma aabahaa baa wll.
@maxamudgacmadheere4608
@maxamudgacmadheere4608 Жыл бұрын
Heestan waxaa qaaday AUN Xasan Carab oo ka tirsanaa kooxdii horseed
@CabdiShukri-m5c
@CabdiShukri-m5c 26 күн бұрын
Heesta waxa qaadaye xasan carab x muxumed
@CSeerbiya
@CSeerbiya 26 күн бұрын
Ma qaadayo ee waa Aadan
@CabdiShukri-m5c
@CabdiShukri-m5c 25 күн бұрын
@@CSeerbiya Maya iska sax waa xasan carab muran hagglin heesta xasan x muxumed x carab nin araba oo afyare ah aan kusaxo sxb kooxdii horseed ab waan Shube
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Waar heestu cajiibsana
@maxamedmmg4910
@maxamedmmg4910 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya nio indr meel kaga soo waran ninkii maxamud kabanle lahaana heeso badan halkuu ku danbeeyay ayna ka mid ahaayeen heestii odhan jirtay hawdbari ninjoogoo hala dhalay ku maalo
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Maxamed Kabanle wuu geeriyooday wll sannadkii hore 2019 Alle ha janneeyo muddo ayuu xaalad caafimaad u jiray Hindiya
@maxamedmmg4910
@maxamedmmg4910 4 жыл бұрын
@@CSeerbiya waad mahadsantahy wllo ilaahay hawnaxariisto marxuumka
@maxamedmmg4910
@maxamedmmg4910 4 жыл бұрын
@@CSeerbiya ilaahay hawnaxariisto marxuumkas mahadsanid cumar seerbiya
@abdishukri9539
@abdishukri9539 3 жыл бұрын
Heestan waxa leh alle hownaxariistee aan idiin sexe xasan carab aadan.goobe maaha
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 3 жыл бұрын
ugaaadh.ceynba.ceyna..._-?.kala.jaaad.jaad.midabeyn....
Orignal Heesta Daljir iyo Axmed Nuur Jaangow
10:19
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 115 М.
Gudgude - Xasan Aadan iyo Kabankii Aweys Goobbe
9:33
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 28 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Hadraawi iyo qisadii heesta hooyo ku soo baxday
14:35
Sayid-Axmed Dhegey
Рет қаралды 207 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 258 М.
Heesta aan dhicin ee Cigaal qaaday
8:24
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 6 М.
Hees Jacayl ah Ciil iyo Ruqiya Cali Guutaale
11:00
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 18 М.
YAA WANAAGSANAA SICIID DUCAALE SHIIQALOW IYO ISMACIIL GIRIILE ?
12:05
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 15 М.