Hees: Xaggaaga markaan u ciiray|| Kinsi X. Aadan||Balwo Lyrics

  Рет қаралды 85,894

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Hees: Xaggaaga Markaan u Ciiray
Ereyada: Axmed S Bidde
Laxan: Axmed Gacayte
Luuqda: Kinsi X. Aadan
Xareedda laguma wacnaadoo
Abaartana lama xumaadoo
Adduun xumba maaha gudhayee
Hadduu kuu xeel Furnaadoo
Xogtiisana ruux ku siiyo
Xusuusta lagama gooyee
Xaggaaga markaan u ciiray
Inaad xaska iiga baydhaa
Xeerkiisa jacaylka maahee
Xan iyo ceebi yay ku raacin
Sidii faras xamar is xooday
Amase geenyo xaruun la taagay
Xiddiyo shaal lagu hagoogay
Hadday xarragadu ku qaado
Xiddigaha hanku uu ku geeyo
Wuxuun baa la xeeriyaaye
Xaggaaga markaan u ciiray
Inaad xaska iiga baydhaa
Xeerkiisa jacaylka maahee
Xan iyo ceebi yay ku raacin
Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics
Adduun waa xeerba xeeroo
Sidii weeye xabag cadaadoo
Xilbay adhi-jiri wadaagtaa
Innagoo xidid iyo gunbuuroo
Amase laamaha xubnaha oo
Xumaan hay filan waxyeellee

Пікірлер: 53
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Aduun waa xeerba xeero Sidii weye xabag cadaad oo, Xil bay adhi jiri wadaagtaa, Innagoo xidid iyo gun baara, Amase laamaha xubnaha ah, Xumaan haygu falin waxyeelo" Cajiib!! Xigmada ku duugan heesta kaliya waxaa Fahmi kara qof indheer garad ah iyo qof miyi soo maray waliba xoolo so raacay" AUN Boqoradii Fanka "kinsi Xaji aadan" my Fav singer❤🙏
@masnasaed1429
@masnasaed1429 4 жыл бұрын
shan sano jiry mrkn dhgysany thnk u balwo ilhy haw nxriisto dambigeeda hadhaafo
@hanadmacalin1840
@hanadmacalin1840 4 жыл бұрын
Balwo lyrics kiina ayaan ka helay!! Waa qaab qoraaled macquul ah oo daggan oo indhaha kaa waleyn. Wax dad waaweyni fiirin karaan. Dadaala and we're with you anytime. 😍
@amiir.1243
@amiir.1243 4 жыл бұрын
Adduun xoor maaha gudhaya. Xasuustaydi yaraanta iyo Sanaag. Heeskan mid ka dambeeyey qaadis iyo tumis ba dambaysay ayaan fikayaa in ay iyaduna jirtay.
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
Soo dhowaada Bahda Balwo. Beryahaa hawada waad ka yar baxdeene, soo noqosho wacan.
@mohamedkhalif5271
@mohamedkhalif5271 3 жыл бұрын
Sidii faras xamar is xoodey Amase geenyo xarun lataagey Xiddiyo shaal lagu hagoogey Haday xaragadu ku qaado Xidigaha hanku ku geeyo Wuxunbaa la xeeriyah
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
heestan cawan soo xasuustay allow sahal umuurah aun kinsi
@haaaahaaaa5775
@haaaahaaaa5775 4 жыл бұрын
Asxaabta waxaan ka codsanayaa in aydaan sidan kusii socon muddo intee leeg ayaad dhagaha iyo indhaha ka maqnaydeen soo dadaala qorshahana ku dara markay uyartay wiigiiba inaad 1maalin wax soo galisaan 💓💓💓💓
@alihanash9986
@alihanash9986 3 жыл бұрын
Heestan Anagoo dhalinyaro teen agers ah m n giriig AUN la joogna m berbera iya ina saleeban bide noo yimi oo giriig heesta noo qaaday xusuus 1973
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Kabanku ma jiim sheekh muminba tolow dhadhanki gacantisii u maleye saxib yal bal eega
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 жыл бұрын
Hees : Xan iyo Ceebi 1986 Ereyada : Axmed Seeleban Bide Laxanka: Axmed Gaceyte Luuqda : Kinsi Xaaji Aadan Alle Ha unaxariisto Dhammantod
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 4 жыл бұрын
Abwaan waa noolyahay laakiin naxariista waa loo wada baahan yahay
@hirsiqoorlacag5633
@hirsiqoorlacag5633 4 жыл бұрын
Axmed Saleeban Bide waa Noolyahay Alaha Unaxriiato Axmed Gacayte Iyo Kinsi xaaji
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
waaw waa channel kii balwo oo soo rogaal celiyay soo noqod wanaagsan
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
inàgo xirsi iyo cismaana amase lama xildiida waw waw alle haw raxmado kinsi xaaji adan
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Жыл бұрын
Ahu naxariisto marxuumada aameen yaa Rabbi
@SiciidMaxamed-ym1tb
@SiciidMaxamed-ym1tb 2 ай бұрын
Ale hunaxasto
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
Waayo waayo iga danbeeyoow iisoo ducee
@abshircarab18
@abshircarab18 6 ай бұрын
Kinsi xaaji aadan boholaha jaceyl soo dhig sxb hadaa heyso
@nimcoaxmed4320
@nimcoaxmed4320 2 жыл бұрын
Waan kahelaa heestan
@Mu5lis
@Mu5lis 4 жыл бұрын
Xuman haygu falin iyo waxyeellee bay leedahay laakiin IYO xoogaa laxanka ayaa lagu qariyay si aanuu codkku u kala go’in. Meeshaas bal naga hubiya walow aan khaldanaan karo laftayda.
@faraxxuseen4099
@faraxxuseen4099 8 ай бұрын
Masha alllah ❤
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan axmad saleebaan bide
@ReerHawd
@ReerHawd 3 жыл бұрын
inagoo Xidid iyo Barbaara amaba Laamaha Xirsi Cismaana xumaan ha igu Falin waxyeelo 🤣🤣🤣 Ninkii Fahmaaya waayaqaan
@mahrezrohitkp1692
@mahrezrohitkp1692 2 жыл бұрын
H.yoonis baa heestan izkugu tagay 😳😂😂😂
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Aar garacow sheekaad i xasuusisay kkk
@SiciidMaxamed-ym1tb
@SiciidMaxamed-ym1tb 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@Said_or_Fahad
@Said_or_Fahad 4 жыл бұрын
Sixid. Xinbay adhijiri wadaagta
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Xil weeye ma aha xin Adhiga xilba kawada saaran
@ubaxabdifarah7654
@ubaxabdifarah7654 2 жыл бұрын
@@mhassan0163 haaa waa Xilbay adhi jiri wadaagta
@luuljiib977
@luuljiib977 3 жыл бұрын
Hees iyo bar kinsi haaji❤❤
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 4 жыл бұрын
Waxaas ereyo ah!
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii a.gaceeyte codkii kinsi x.aadan
@shuceybenjoy5715
@shuceybenjoy5715 Жыл бұрын
Ninka waalan walalkisa ufiyoow
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 3 жыл бұрын
Xamse maxamud ibrahin ayaan salaamayaa😂✋✌
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
lkn ninka tumayo cuudka waa in laku soo daraa yaa Ahlal cuud jiim shekh mumin
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 4 жыл бұрын
Balwo Lyrics mahadsanid sxb. Sxb waxaan jeclaan lahaa hadii aad karto in aad soo geliso Kinsi iyo Xarrago hees ay wada qaadeen oo magaceeda la yiraahdo, Balantii labadeenna.
@hamzikmuztaphe7049
@hamzikmuztaphe7049 4 жыл бұрын
Thank yuo
@falagameera5577
@falagameera5577 4 жыл бұрын
Dhalinta cuslaatay ee 2000 ilaa 2020 isku si wax u baduugaya farta taaga
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 4 жыл бұрын
Bismillahi! Ma 20 sanaad sxb wax sugaysay? Wabaa inaan jiree kkkkk
@falagameera5577
@falagameera5577 4 жыл бұрын
@@saadsuleiman3750 hhh sxb Rero wan yeshay alx lakin Jawigan qirada iyo jawiga jacylkan iskaga jiraa
@Mu5lis
@Mu5lis 4 жыл бұрын
Saad Suleiman ma 20 uun baad jirtaa lol waayo iyo waqti badan ilaahay ha kuu fududeeyo inaad noolaato. 2000 weli sidaydii baan u xusuustaa.
@MohamedAli-zp3ri
@MohamedAli-zp3ri Жыл бұрын
2022 dhageysanayaa Gabdhaha 2022 jogo jacel mayaqaniin
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
Waxaan dib u xasuustay 2014 iyo ka hor
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Balwo lyrics Oo caajisay mudo dheer lawaayay sxb bil ayaad hawada kamaqneeden lkn wali waxaad tahay dooqeyga gambaleeelku waa ifuran yahay Still we are with you حتي الأن نحن معا ك
@ciirocabdi3918
@ciirocabdi3918 2 жыл бұрын
Heesta areyadeeda waxaa iska lahaa maxmed cali kaariye
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusid mudan
@cabdiqaadiraxmed1010
@cabdiqaadiraxmed1010 4 жыл бұрын
Xinbay adhi jiri wadaagtaa weeye
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 3 жыл бұрын
Inaad xadka iga baydha no xaaska
@user-sk9ee4mx5n
@user-sk9ee4mx5n 2 жыл бұрын
Inaad xaska iiga baydhaa Weeye Ee ma aha xaaska iyo xadka midna Xasku waa oodda qodaxda badan leh
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Sxb waxaaan kaa codsaa hees ey wada qaadaan AXMED MOOGE VS SAHRO OO LAYIRAA :QEYS IYO CILMUU DILAY Waa hees aad umacaaan sxb
@abucabaas277
@abucabaas277 7 ай бұрын
Youtoubkay ku jirtaa ka raadi Oo garcajis oo dhan ay ku jiraan huryo geys iyo cilmi dhamaa qarshe
@drsbahjasmart3948
@drsbahjasmart3948 4 жыл бұрын
Subscribe iigu caawiya
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН
Xareeda laguma wacnaado - Kinsi X. Aadan
6:19
Magan Guuleed
Рет қаралды 87 М.
Hees: Hooto|| Digfeer|| Balwo Lyrics
6:13
Balwo Lyrics
Рет қаралды 79 М.
Kinsi haaji Aden heesta aduun wa xerba xeer
5:51
Saafi somali Music
Рет қаралды 2,6 М.
Farxiya Cali| I Gubtaye Naftaydaay| Balwo Lyrics
9:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 116 М.
Xarago iyo Kinsi Cashaqa Ma Baran Wali kaban macaan
9:11
dudub qaraam music
Рет қаралды 35 М.
Hees: Uur Hooyo|| Tubeec|| Balwo Lyrics
6:44
Balwo Lyrics
Рет қаралды 560 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 382 М.
Cabdulqadir Jubba & Kinsi Xaaji Adan AHun | Gudbiyay | Hada Garro
9:50
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 950 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН