Xareeda laguma wacnaado - Kinsi X. Aadan

  Рет қаралды 90,112

Magan Guuleed

Magan Guuleed

Күн бұрын

Waa heestii kinsi xaaji aadan oo ay qaaday fanaanada Halima Sharif oo ku jiray Albumka hiddo 2. This a cover of Kinsi xaaji aadans song 'xareeda' performed by Halima sharifa for the hiddo 2 album(2002).

Пікірлер: 58
@abdifatahjamaalalzubeydi4432
@abdifatahjamaalalzubeydi4432 7 жыл бұрын
qurux badanaa dhaqankeena maasha allah
@WaayoArag.
@WaayoArag. 3 жыл бұрын
Waah waah. Hees cajiib ah. I like kinsi's songs.
@aydarouswarsame7457
@aydarouswarsame7457 8 жыл бұрын
sxbow macaan maxaan ku siiyaa, walaahi heestaan 10 Sano aan baadi goobayay. heestaan 2004 aan maqlay mar ay arooska walaalkeey ka shidneed. thanks bro.
@maganguuleed5876
@maganguuleed5876 8 жыл бұрын
Adaa mudan sxb , enjoy the music : )
@sahroyusuf7700
@sahroyusuf7700 5 жыл бұрын
Wale isku mid baa nahay 2007 wiil aan kala fogana iso diray dib waan uwaye wlhi xasuus dheer weye
@amalomer2853
@amalomer2853 2 жыл бұрын
Hees iyo bar fanaada Halima meesheedii bey dhigtay❤🥰
@Cartan7
@Cartan7 7 жыл бұрын
waqooyi curinta murtida suuganta somaliyeed laacib ku yihiin. erayadii hal abuurka ahmed saleban bidde 1980s. Laxanka / naaxyaddii ahmed gacayte yousuf
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
cartan 21 mahadsanid wllo
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
Faarax Shidan 😂😂😂😂😂😂😂😂 waaryee wiilka iskaga tag kkkkkkkkkk xor ayuu u yahay waxa uu qorayo 100 haduudoono haku celiyo 😂😂😂😂 lkn wllhy si daacada ayaad iiga qoslisey
@mohamedarababgaalcismaan9985
@mohamedarababgaalcismaan9985 Жыл бұрын
Aad iyo aad aya ku jaceylhy Kinsi xaaji Adam waxad ahayd oo ila hada tahay boqorada faanka laguma ilaawi karo igu wallahi ah i just love your voice Ilaahay baa Cood macan ku siiyey mansha allah
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 2 жыл бұрын
Sacdiyo Sharaf sifiican ayay u qaaday, Classic Music.
@queenamiira9318
@queenamiira9318 5 жыл бұрын
Hestan 4 sano aya radinaye arooska wllshe aa mar ku maqle
@mustafexirsi
@mustafexirsi 6 жыл бұрын
Eebbe godka ha ku janneeyo Kinsi Xaaji Aadan waa bil Rabadaan ah e, oo heestan ku luuqayn jirtay.
@ashrafhassan7135
@ashrafhassan7135 Жыл бұрын
Xalimo sharif wale leema xaqore kinsi iska lahed luuq galine
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 2 ай бұрын
What asong abaaah hees tan haga ahaato
@ahmedyoung5815
@ahmedyoung5815 6 жыл бұрын
Akhas heesti way kga ciyaren kinzi xaaji Aadan allow ku naxariizto
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 жыл бұрын
Kinsi X Aadan ma aha waa gabadh yar oo hada qaadaysa heestii kinsi
@maganguuleed5876
@maganguuleed5876 5 жыл бұрын
Waa heestii Kinsi (aun) codkan waxa iska leh xaliimo shariif oo heesta dib u qaaday 2002ki, waxan kala soo baxay Album ka Hiddo 2. Dhagaysi wcn ❤
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 жыл бұрын
Soomaalidu dhaqan ayay lahayd carabna maaha oo dumarku garays ayay xidhan jireen
@caaqilyare5772
@caaqilyare5772 7 жыл бұрын
kinsi xaaji aadan aw xuseen ilaahaw kuu naxariiso nice one song
@bashaarartan
@bashaarartan 6 жыл бұрын
Heesta kaliya ee fanaaki laha lagaga cod wacanyahay Xareedana Laguma wacnaado Abaartana lama xumaado Aduun xunbo maaha gudhaye
@bashaarartan
@bashaarartan 6 жыл бұрын
Fanaanadi#
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk yaa kaa aaminaayo heee
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 5 жыл бұрын
Abti kinsi Xaji Adan cid ka cod macaanayd xatal aan lama hayo
@alimahamed6858
@alimahamed6858 3 жыл бұрын
Hhhhhh kinsi lama gadhayo sxb gabadhani wey ficantahay lkn kinsi codkedu caadi ma ahayn
@abdirsaaqhassan1935
@abdirsaaqhassan1935 3 жыл бұрын
kinsi xaaji adan aya qaadaysa alhu , fanaanadii lahayd heesta
@ahmedkeyse227
@ahmedkeyse227 Жыл бұрын
ISDIWAAN GELI
@ashrafqadar5799
@ashrafqadar5799 3 жыл бұрын
Cool music 🎶 cood aad umaacaan iyo ereyo quruxbadan
@absaakmahamud1526
@absaakmahamud1526 5 жыл бұрын
Waaw eesh calaa hees
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 4 жыл бұрын
Wale waya aaan ku jiro ayey ka hadleysaa xaraade lama wacnaado
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq Жыл бұрын
Xasuustii kinsi xaaji Adan AHN waxaa Dib u qaadaysa xalimo shariif
@rashkabindhajka4971
@rashkabindhajka4971 Жыл бұрын
Magaca iska sax waa raaxo shariif
@hibonuura1238
@hibonuura1238 6 жыл бұрын
Masha Allah 💓👍
@munaabdullahi9866
@munaabdullahi9866 6 жыл бұрын
Wah wah hees
@asmadaganiloveawdalsallal1620
@asmadaganiloveawdalsallal1620 7 жыл бұрын
somalidu wayadi hoore way qawanayeen maxay la fanan ooy la dhahan dhaqan ban lahayn dad wada qawan ayay xaysiinjireen somali manta waxay ka astuuranthy majiirto bariisamdki markay somalidu leeday dahab ayad mooda islama wawayn oo qawan bisinka xiishood way lahayeen lkn astuurnan ka dheer dadki hoore ilayn duuqaha waydi hoore ka sheekeeyan siidanay raban
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
asma dagan I love awdal sallal 11 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hadii xaragadu Ku qaado hankaagu xidiga Ku geeyo wax unbaa LA xeeriyaaye 💕💕💕
@mohamadosman9470
@mohamadosman9470 5 жыл бұрын
Waa run wll ilaahay ayaa inaga soo badbaadshey xaaladas.. Dhaqan kulahaa diin laaan miyaa dhaqan ah
@abdirisaaqmdhagajuun6670
@abdirisaaqmdhagajuun6670 2 жыл бұрын
Dhaqankeena wuxuu ahaa dhaqan qurux badan inta aan la burburin
@mmh7588
@mmh7588 4 жыл бұрын
This remained the original of the song "xareda laguma wacnado" but it was mistakenly misappropriatised by the so called Sacdiyo sharaf.
@shamishussein9268
@shamishussein9268 7 жыл бұрын
Hees mcn
@mohafaralaab3787
@mohafaralaab3787 5 жыл бұрын
i like it
@ahmedkeyse227
@ahmedkeyse227 2 жыл бұрын
WAAD AGYAGANTAHAY
@ahmedkeyse227
@ahmedkeyse227 Жыл бұрын
KKKK..MA NOOOSHAY...KKKK
@Irmaanshow
@Irmaanshow 7 жыл бұрын
😢😢😭😭😭😭😭😭😭
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
Mohamed Akhtari 💕💕💕💕💕💕💕
@hibonuura1238
@hibonuura1238 6 жыл бұрын
Mohamed Akhtari 😢😢😢
@abdifatahali2755
@abdifatahali2755 8 жыл бұрын
aad baan oola dhacay codkeeda
@sarahussein5872
@sarahussein5872 8 жыл бұрын
heesti kinsi sotan lagu ciyray pla ka dayaa heesta ciyaarta
@shamishussein9268
@shamishussein9268 7 жыл бұрын
Juujaa
@ashrafqadar5799
@ashrafqadar5799 3 жыл бұрын
Juujaa salama from Malaysia
@maxamuudmaxamed6655
@maxamuudmaxamed6655 9 ай бұрын
Sanaba maxamad ibraahin xareed❤
@iimaanhassan8095
@iimaanhassan8095 6 жыл бұрын
Lysna 2018
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 7 жыл бұрын
aniga gabadhan wayba ila cod macantay
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
💏💏💏💏💏💏💏💏
@nalaye8866
@nalaye8866 7 жыл бұрын
hee's Macn $$$$$
@sarahussein5872
@sarahussein5872 8 жыл бұрын
eryda xataa garanmayo way qaldaysa kkk
@qaduurabinuqaduur2704
@qaduurabinuqaduur2704 2 жыл бұрын
Adigaan Af-Somali Fahmayn
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 424 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,4 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 2,8 МЛН
Xareeda laguma wacnaadoo Kinsi X Aadan
5:51
Nabad Doon Official
Рет қаралды 16 М.
Kinsi Xaaji Aadan Aun Heestii Xareeda laguma wacnado
4:01
Daawad Music Chanel
Рет қаралды 902 М.
Hees: Xaggaaga markaan u ciiray|| Kinsi X. Aadan||Balwo Lyrics
6:13
Cismaan Gacanlow (AUN) Ruuneey
7:04
VivaSomalia1
Рет қаралды 415 М.
Cabdulqadir Jubba & Kinsi Xaaji Adan AHun | Gudbiyay | Hada Garro
9:50
Kinsi Xaaji Aadan | Jacaylkii Qarniga |
8:07
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 74 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 326 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН