heeskii Ambiyo waxa qaadaya kaskey jiim na kabanka Original

  Рет қаралды 18,156

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 3 ай бұрын
Fannaankan Kaskeey Baadi ayuu iiga Maqnaa ina Col.Cali Buula Burde ayaan ahay ee wax iisoo qoro ❤
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 3 ай бұрын
Okay Wll Mahadsanid ee C/Qadir Cali B/Burde Meel iigu soo Sheeg please
@AbdirizackMohamed-to1hr
@AbdirizackMohamed-to1hr 3 ай бұрын
Oof caleek yaa jiiim Aun
@HassanMohaan-tv6vb
@HassanMohaan-tv6vb Ай бұрын
Wah wah yaa jim shiikh kaban walee kahadii shiye 😢❤
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 Ай бұрын
jiim skeekh muumin aun waxa uu ahaa waxkale cidi kuma gaadho garaacida kabanka ama cuudka ax yaa jiim aun
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Jiim siduu kabanka ugu xarragoonayo ee aad moodo fardo gurdamahaya ama artellery labo ciidan is dhaafsanayaan si arxan darran waxaanba soo xusuustay heesuhuu xarrago iyo kinsi u tumi jirey. Nuuradin ustaad Jiim waa nin cuudka meel sare ka gaaray!!!!!
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Alaa ilehe waad macneysay kabanka jiim ee aarka gurxamaya la moodo
@osmankulane1525
@osmankulane1525 3 жыл бұрын
Siduu meeshaas utumay waligeey maan arkin mana maqlin kaban lootumay subxaanaka, nin caadiya mahaan dhanka kabanka, Ilaahay cimri dheer, caafimaad iyo camal fcn hasiiyo.
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 3 жыл бұрын
Macalin kiisiba isagaa ka gacan macaaan xudaydi
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@osmankulane1525 Jiim Mucjiso Waaye Saaxib Waxaan Layaaba Siduu Ugu Hagar Baxay Heesihii Kiinsi Xaaji Aadan 💜
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Jiim Sheikh Muumin Kabankiisu Waa Caalam Kale Ilaah Ha Caafiyo ❤
@farahdahir8554
@farahdahir8554 3 жыл бұрын
JIIM KABANKIISA SI LOO GAARO WEY ADAG TAHAY CID WALBAA MARQAATIYA HALKUU MARAY..
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
I want to learn this instrument. Completely inspired by such genius! 🙏🏼😲 RIP
@geydhahalibaaxgelelefkiisi8118
@geydhahalibaaxgelelefkiisi8118 3 жыл бұрын
Jiimi shikh Mumini Amiru Cuud Gacantisi Ciid gaadhy majirto
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Jiim walhi waa legend
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Mr Wonga 84 Fourka Greatest all the time.
@Geedi143
@Geedi143 3 жыл бұрын
Waah waah heesta heesaha ambiyo
@awkuukekamaanlove3521
@awkuukekamaanlove3521 3 жыл бұрын
Markaaa
@awkuukekamaanlove3521
@awkuukekamaanlove3521 3 жыл бұрын
Ma qaacibaa
@Geedi143
@Geedi143 3 жыл бұрын
Saaxiib qaraamigu waa heesa kooban waana heellooyinkii hore sida subcis xaafuun iyo raaxeeye
@awkuukekamaanlove3521
@awkuukekamaanlove3521 3 жыл бұрын
@@Geedi143 thankis sxb waanfahmay sxb lkn heestaa aansoodalbaday soogaliya sxb
@husseinmohamedosman4420
@husseinmohamedosman4420 3 жыл бұрын
Kaskey cod dahabi ah jiimna waa macalimiinta faro kutiriska ahaa allaha u naxariisto
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
AUN Jiim Hadaan Meel Lajoogo Maanta Macalin Kaban Ayaan Ahaan Lahaa Balse Nasiib Umaan Yeelan!! 😔
@sharmakedigeed6564
@sharmakedigeed6564 3 жыл бұрын
Jiim cuudkisu midaYnu fahmi karno maaha WaaH Fardo arodkood o cdia
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Haa waa caalam kale
@awkuukekamaanlove3521
@awkuukekamaanlove3521 3 жыл бұрын
Heestii hanooniye sawdunidu maahayn isir duul walaala kaladurugsanaada sxb heestaa soogali
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Haye insha allaah
@awkuukekamaanlove3521
@awkuukekamaanlove3521 3 жыл бұрын
Haye
@awkuukekamaanlove3521
@awkuukekamaanlove3521 3 жыл бұрын
Sxb
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Ustaad heeskii hanuuniye ee malab iyo sabiib meel ma ku sheegtaa?
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Ustaad nuuradiin heestii boholaha jacayal inoosoo gali ee ay kinsi ku luuqaynaysay
@awkuukekamaanlove3521
@awkuukekamaanlove3521 3 жыл бұрын
Qaraami igadhe
@Geedi143
@Geedi143 3 жыл бұрын
Qaraami maaha saaxiib tani
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Markan Oo kale Waa Qaaci
@awkuukekamaanlove3521
@awkuukekamaanlove3521 3 жыл бұрын
Sxb wad soogalisaa
Ambiyo- Jiim Sheeekh Muumin ( Muxyaddiin)
6:53
HOOBAL
Рет қаралды 28 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
Abdiqadir Kaskey iyo Heestii Ambiyo
8:08
nvr4getyou
Рет қаралды 531 М.
KASKEY KABAN MACAAN AH HEESTII NAFTA ARAMIDA
7:12
GorGor Media Production
Рет қаралды 125 М.
Uur Hooyo ( a Mother's Womb )  Codkii Tubeec iyo Cuudkii Jiim
7:48
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 113 М.
Xasan Aadan@(dhito subag) kabankii macalin jiim
12:02
Qarami Media Pro
Рет қаралды 26 М.
Dawo- Jiim Sheeekh Muumin (Muxyaddiin)
5:20
HOOBAL
Рет қаралды 32 М.
Hees Macaan Kaskey  Heesta Deeqaay Kaban
7:59
Tijaabi Codkaaga
Рет қаралды 587
Jiim Sheikh Muumin Boholaha Jacayl
7:46
GALMUDUG TV
Рет қаралды 239 М.